Farriin | 4 | shirkada Toyota |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 280

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 лет назад +119

    dhinaca tirada gawaarida toyota waxaa ku soo xigo - volkswagen

    • @Shaakir-xx7sb
      @Shaakir-xx7sb 6 лет назад +2

      waa ku mahadsantahy wll barnaaamijka baaburta

    • @abdiladiifali9780
      @abdiladiifali9780 6 лет назад +2

      OGAANSHO Shirkada Volkswagen Wadankee laga leeyahay

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 лет назад +8

      RafiiQ DalaL jarmalka

    • @alphabinalpha7592
      @alphabinalpha7592 6 лет назад +1

      Asc ustaad sideeh mise qabkeh ayaa lacag lagu hela websiteka youtube shukran##

    • @cumarcabdi5953
      @cumarcabdi5953 6 лет назад +1

      Hadeer waa laga horeeya Toyota

  • @bashiircabdraxmaan893
    @bashiircabdraxmaan893 6 лет назад +98

    kanaalkaan waxaan rabaa in uu noqdo inay soomalida kufaanaan wuu ducaysan yahay

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 лет назад +51

    Waxii iga danbeeyo kusali nabiga S.C W MNTA WA JUCMO

  • @mohamedabdillahi3917
    @mohamedabdillahi3917 6 лет назад +39

    Anooo safar ku jiraan daawanayaa waan ku taageeraa sxb omer inshar

  • @zakariyexasan1310
    @zakariyexasan1310 6 лет назад +4

    Mahadsanid ogaansho.
    Waxaa kacod sanenaa inaa barnaamij ku saabsan turkiga 2023 noo so jediso.
    Waxaa la shegayaa in 2023 turkiga oo wadamada reer galbeed hormar iyo dhaqaalo dhaafidono.
    Iyo nika turkiga maanta xukuma sidee turkiga wax ugbaday iyo saamenta oo caalamka islaamka ku leeyahay iyo caalamka kale ba.
    Mahadsanid ogaansho.
    Waan kaa su genaa barnaamish ka kan.

  • @Shiikhmeetaagan
    @Shiikhmeetaagan 6 лет назад +92

    Qofkii ugu horeeyay ayaan ahay intii taageerto channelkan OGAANSHO Like iisaara

    • @SuldanAshour
      @SuldanAshour 6 лет назад +1

      Global Tv broh breejo anhy ISKU TIME LE NHY

    • @inaxiis4120
      @inaxiis4120 6 лет назад

      +sh. Dabacsar
      waaar khajil bilaa xishoodyow

    • @najmahappy2136
      @najmahappy2136 6 лет назад

      Mohamed Osman Ak dggi

    • @khalidabdi3165
      @khalidabdi3165 6 лет назад

      Mohamed Osman Ak 🤓🤓🤓😔🤓🇦🇷🇦🇷🇧🇦🇦🇷🇦🇲🇦🇽🇦🇩🇧🇦🇦🇷🇧🇧🇧🇲🇦🇺

  • @khaliilcabdirisaaq8321
    @khaliilcabdirisaaq8321 6 лет назад +40

    wiilkan wlhy wu na bararujiya allh ilaaliyo aduun iyo akhiraba

  • @mohamedsomali9955
    @mohamedsomali9955 6 лет назад +52

    Ogaansho chanel afsoomali kuBaxa dhinaca youtube ka waa midkii ugu wanaagsanaa ugu tayada fiicna een arko.Guulaysta walalayaal.

  • @osaameshariif1269
    @osaameshariif1269 6 лет назад +17

    Masha Allah I love ogaansho

  • @bilowilaadhamaad7648
    @bilowilaadhamaad7648 6 лет назад +5

    masha allah waad mahadsantahy sxb
    waxad u haysaa hawl muhiima shacabka somaliyeed insha llah taariikhdaa k xusi doonta
    fikirkan ah in loo safro si wax loo soo ogaadana waan qaatay sxb aad baaad iigu faa,iideysay

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 6 лет назад +11

    Wall alle haku dhowro mhdsanid

  • @Rayan10
    @Rayan10 6 лет назад +9

    OGAANSHO horu usoco tnx walaga faaiday

  • @simanjama9432
    @simanjama9432 6 лет назад +8

    Ogaansho ad baad noo dhiira galisay wll waxan fariin udirayaa ragaan iney qataan talada ninwalba uu ka bilaabo mesha u fudud ee uu hormar ku gaarsiin karo dalka soomaliya sida ninkan japanka ah mhdsanidiin

  • @farxanmohamed8122
    @farxanmohamed8122 6 лет назад +3

    maasha allah wall aad iyo aad ayad umahadsantahy dhiirigalintada

  • @abdiazizmohamedhilowle8159
    @abdiazizmohamedhilowle8159 6 лет назад +22

    Wlhi ogansho nolosheyda waxpadan ayeey kapadashy noolada dadkii fikradaan kadanpeeyay😍😍

  • @habsiilacag7427
    @habsiilacag7427 6 лет назад +1

    Mahadsanid wllkeey @omar waxaan ku noolahay dalka France 🇫🇷 insha Allah dalkeeygii waxaan kula noqon doonaa fikrad malaayiin somaliyeed aan ku shaqaaleeyn doono waana ku guda jiraa (fariin) aniga nolosheeyda wax weyn ayey ka badashay)الله اكبر

  • @maryansheekhabdulahi4532
    @maryansheekhabdulahi4532 6 лет назад +14

    we love #ogaansho

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 6 лет назад +20

    Dhiiri geliye Ayad ii Noqotay Mudane Omar Runtii Taariikhada ku Xusi doonta Guulayso

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi8073 6 лет назад +28

    Jazakallaah akhii
    #OGAANSHO❤❤❤❤💋👍👍👍👌

  • @korneelmohammedqybt62baad33
    @korneelmohammedqybt62baad33 6 лет назад +17

    #OGAANSHO Waxaad LeedahaY Cod AAD Umac😘😘😘😘😍😍😍

  • @osmanhaggi6947
    @osmanhaggi6947 6 лет назад

    Sxp adigo mahadsan waxa fahmi wye baritaano cilmiyaded side u sameyneso shirkada midedakale mxa wye wexee bareyso? Teedakale meesha ee furatay shirkada toyota eee baaritanka cilmiyed? Plz intas ikala fahansii ado mahadzan thnks

  • @abdullahihero4377
    @abdullahihero4377 6 лет назад +3

    Thank you so Much Bro

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 6 лет назад +10

    Somalia hadi layirahdo dalkiina unoqda wabo oynayan😀😀😀😀😀😀 qurbaha waxbo makaso korarsadan😁

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 6 лет назад +3

    caadimaaha sxb guuleyso

  • @abdimalik2017
    @abdimalik2017 6 лет назад

    Mahadsanid mudane barnaamijkaan waa dhaxal gal waankaaga mahadcelinyaa soo jeedintaada

  • @AbdirIzAK104
    @AbdirIzAK104 6 лет назад +1

    Thank u brother✊🏾

  • @abdisamad3020
    @abdisamad3020 6 лет назад +1

    masha allh kanalka ogansho sidada aat noku haqabtirtaan barnamijayada iyo dhiira kalinta barnamijyada waayo waxaa tahay nin na dhiira galiya dhan walba

  • @drsameer202
    @drsameer202 6 лет назад +2

    Masha alah ogaaansho waa mid kamida channel ugu fiican somaaalida

  • @mohmaedaadanali3213
    @mohmaedaadanali3213 6 лет назад +1

    Thanks wll

  • @yoonisjuba9073
    @yoonisjuba9073 6 лет назад +1

    Ogaansho chanal caawa iyo wixii kadanbeeyo waa ku xeranahay
    Alaha idin barakeeyo😍

  • @hamzayousuf627
    @hamzayousuf627 6 лет назад

    Mahadsanid wll soo gubidaad soo gudbisay

  • @hashimsahane3213
    @hashimsahane3213 6 лет назад

    Mnsha wllky cumar illaha haa ku
    Baarakeyo saaid ayaad u mhdsnthy

  • @peachanel1831
    @peachanel1831 6 лет назад

    Tnx wll soo gudbintada sharafrata leh

  • @cabdullahidaahir9435
    @cabdullahidaahir9435 6 лет назад

    Mahadsanid noosoo badi fariin barnaamijkan waa muhiin

  • @cabdiladiifayuub2237
    @cabdiladiifayuub2237 6 лет назад +4

    Runti chanlka ogansho
    Markaa kusoobiray
    Wallahi noloshayda wax badan aya kabadalmay
    Wax badan oooqarsoonaa ayaa kafahmay oona ka ogaaday
    Masuuliyiinta kashaqeeya chanaalkan waaad kumahadsantihiin
    Howshiinana meesha kasiiwada

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 лет назад

    Jazaa kallaah khyral jazaa Omar Sxo mhdsanid

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 6 лет назад

    Thanks Libaax hore usoco

  • @farhanhassan5157
    @farhanhassan5157 6 лет назад

    *THANK YOU BROTHER*

  • @AJmedia1
    @AJmedia1 6 лет назад +1

    mahadsanid walaal ishar omer waxaad ku mahadsan tahay barnaamijyada dadka wax tarka u leh ee aad soo gudbiso marka labaad waxan jecelahay walaal inaan ku waydiiyo software ka aad ku samayso animations ka iyo text yada dhaqaaya...mahadsanid

  • @mohamedabdi4373
    @mohamedabdi4373 6 лет назад

    Masha allah qof sida adiga u fikiro weeyar yihiin laakiin I am with ogaansgo

  • @guushahd4tv146
    @guushahd4tv146 6 лет назад

    Mahadsanidiin. Ogaansho

  • @abdallahhassan927
    @abdallahhassan927 6 лет назад

    Asc akhi Run Ahaan Waa Ka Faidey Barnmjkia fariin Wax Jaceln Lahaa Hadad Awoodo in Ad inoo Kordhiso Dadaal wacan

  • @khalidabdiaziz4377
    @khalidabdiaziz4377 5 лет назад

    Somali oo dhan hadey sidado kale ahaan lahed hormar ayi karilahayen horey usoco wll

  • @aligamer-jp5ro
    @aligamer-jp5ro 6 лет назад

    wlle alle darti ayaan ku jeclahey alle cilmiga haku siyadsho Omar

  • @adammoalim4812
    @adammoalim4812 6 лет назад

    Alx ilaahay ayaan uga mahad celinaa oo shaqo fcn IGA siiyey shirkada TOYOTA alx alx alx alx

  • @farhanabdulle4296
    @farhanabdulle4296 6 лет назад

    Asc waxan ka dooneynaa inaa barnaamiskan ku sooqadoto sida utu fudud ee loobsamenkaro dukan rer caalami ah oo dunidda kufafa

  • @d.jcastrovlogs
    @d.jcastrovlogs 6 лет назад

    thanks
    الله يجزاك.

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 6 лет назад +1

    Illahayow hooyadeey mcn weey ii duceeysee iyada ayaan ushaqeeyaa iyo aabeheey ee anigana fursadaan oo kale isoo mari
    Asxaabeey aamenta igu caawiya iyo walalkeey inshaar mulkiilaha ogaansho chanel

  • @tecnologytech5624
    @tecnologytech5624 6 лет назад +7

    Thanks

  • @abdishakuurmuuse5765
    @abdishakuurmuuse5765 6 лет назад

    masha Aalaah omor alle hagugu anfac waad mahad santahay

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 6 лет назад +1

    Xog culus oo anfacaysa dhibta ka dib in la guulaysan karo 💪💪💪💪💪👏👏👏

  • @mohamedosman2183
    @mohamedosman2183 6 лет назад

    ogaansho ...thanxz

  • @drraaidibnufandhiye1755
    @drraaidibnufandhiye1755 6 лет назад

    Jasaakalah zxp
    Ogaansho geesi baad tahay
    Go forward sxp

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 6 лет назад

    Ad baad u mahadsan tahay ogaansho macluumad badan oo faaido iyo wax tar leh oo kuwan oo kale ahna waanu kaa sugaynaa

  • @abdirahmanahmadmohammed3277
    @abdirahmanahmadmohammed3277 6 лет назад

    # ogansho wlhi aad ayan uu farxay dhiri galinta aad ku soo daraydo barnamujka 😍😍

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar9763 5 лет назад

    ありがとうございます

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 6 лет назад

    mahadsanid ogaansho.

  • @hananqurux9599
    @hananqurux9599 5 лет назад

    👍masha allah ogaansho waxan idinku abaal gudo magaranayo jazakallh kheir wllaheen alle haydin barakeeyo aduun iyo akhiraba
    aad ayan idiin jeclahy channel keena❤️✊

  • @naimaboss26
    @naimaboss26 6 лет назад

    Mahadsanid inbadan macalin

  • @mohamedabd4557
    @mohamedabd4557 6 лет назад +7

    Wehelkayga ogaansho

  • @yuusufcarab7891
    @yuusufcarab7891 5 лет назад

    Barnaamijka ogaansho wllhi dhiiri galin ayaan kaqaaday wad.mahad.santahay wll

  • @hassankaafi4842
    @hassankaafi4842 6 лет назад

    Masha allah ogansho gull

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 6 лет назад

    jazaakallaahu khayraa walaal, mahadsanid

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 лет назад

    Ogaansho
    Waa channel aad uqiimo badan
    Allah haidin dhawro
    Aamin

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 лет назад

    mahslh ogaansho wa chanl wacn

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 лет назад +2

    Jimce wngsan sxb cumar hore u soco

  • @mohameddek5423
    @mohameddek5423 4 года назад

    Maasha allaah cumar inshaar horay usoco walaal

  • @maxamedkheyre924
    @maxamedkheyre924 6 лет назад +1

    Msha allh
    Horey usoco
    Waa mahdsdthy Wll

  • @mohameddaroor9014
    @mohameddaroor9014 6 лет назад

    thanks ogaansho for your video

  • @FpiZadkey
    @FpiZadkey 6 лет назад

    Masha allah abti

  • @maxbuubmubaarig8073
    @maxbuubmubaarig8073 3 года назад

    Sxp ogaansho soo cali barnaamijkii

  • @imranstatus9739
    @imranstatus9739 6 лет назад +5

    First View Like igu qabta eepowyaal

  • @amaalcabdi2253
    @amaalcabdi2253 6 лет назад

    Chanalka ugu jeclahay yutubeka waye ogansho

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 6 лет назад

    Ogaansho Mahadsanid

  • @mbulaleseed7371
    @mbulaleseed7371 6 лет назад

    Aad baan ula.dhacay...channelkan
    Khayr hella....

  • @maxamedsnm4441
    @maxamedsnm4441 Год назад

    Shirkadu hawaarto Abid shirkadu xayaysiis ayay bixiyaan laakiin shirka ugudhaqalaha badan iyadoo ah shirkada toyota hadana wax xayaysiis ah oo aybixisay majiraan ilaa inatana wayjirtay ee maxa keenay cilada xayaysiis laa.anta mahadsanidiin insha'Allah

  • @mohamedaden6396
    @mohamedaden6396 5 лет назад

    Maansha allaah alle hakaa abaal mariyo Diyaarinta Barnaamij kan

  • @hassanb7980
    @hassanb7980 6 лет назад

    Walalkega aad bad u mahad san thay Allah haka ajirsiiyo inta ino faaiideysay

  • @MohamedOmar-ly1xr
    @MohamedOmar-ly1xr 6 лет назад

    macluumaad iga daahsoonaa ayaaad iibayaanisay allah kuu siyaadsho cilmigaaga kuna mahadsanid waqtiga aad galisay inaad wax noo faa'iidayso

  • @deeqkooshin10
    @deeqkooshin10 6 лет назад

    Tnx Ogaansho

  • @bileabdirahman8915
    @bileabdirahman8915 6 лет назад +4

    Codkaaga waa fasiix sxb mac noocee ah Ayaa isticmaashaa

    • @ogaansho
      @ogaansho  6 лет назад +1

      SaWir QuRxin SQ
      blue yeti mic

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 6 лет назад

    Ogansho Alle Darti Ayan Ku Jeclahay

  • @cabdiladiifayuub2237
    @cabdiladiifayuub2237 6 лет назад

    Waxaana si gaar ah ugu mahadnaqayaa
    Sxbkayga qaaliga ah eee inooo soogudbiya barnaamidyada anfaca leh ...
    Guuul wacan masuuul

  • @mohamedmustafe3312
    @mohamedmustafe3312 6 лет назад

    Mahadsanid

  • @sakariaahmad416
    @sakariaahmad416 6 лет назад

    Allaha ka abaalmariyo sxb Omar inshaar DADAALKAAGA

  • @idsiyar2897
    @idsiyar2897 6 лет назад

    Tnkz mas uul
    Allaha kaa awaal mariyo dadaalkaada

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 6 лет назад +10

    First one mnta yeees

    • @SuldanAshour
      @SuldanAshour 6 лет назад

      Qur,aan Somali channel
      Haaaye walla AJIIR & XASANAAD Alle haka siiyo

  • @Kaldeeqfm
    @Kaldeeqfm 6 лет назад

    Mahadsanid masuul loga-da campany-ga sad badan oo aan ogayn ayaa jira marka xogaa ayadana inaad cadayso qaabkay iskugu jirto oo ay usamaynayso magaca toyota waa mihiim

  • @abdulahifuuy9767
    @abdulahifuuy9767 5 лет назад

    Chnelka uguh qiimaha pdn chanalda somalida mhdznid wll omar inshaar

  • @maxamed9735
    @maxamed9735 6 лет назад

    Macalin. Wakhtiga la aasaasay eed sheegtay iyo kaan googleka ka eegay farqiwayn udhaxeeyaa

  • @sharmakeaxmad805
    @sharmakeaxmad805 6 лет назад

    Masha Allah

  • @mukhtarjama6901
    @mukhtarjama6901 3 года назад

    omar khaniizz youtuber ka codka naagaha leh ee ogaansho

  • @ciisedhagjar5153
    @ciisedhagjar5153 5 лет назад

    wad ku mahad san tahay sxb dhiri galinta aad nosoo gudbiso sxb horo u soco

  • @maxamedrijaal7962
    @maxamedrijaal7962 6 лет назад

    Noona soo badi tariqaha

  • @ilyazaydid9270
    @ilyazaydid9270 6 лет назад

    Mansha alllah

  • @zakariemohomed9211
    @zakariemohomed9211 6 лет назад

    Allaha Ku Barakeeyo Bro

  • @abdulkadirhassan7186
    @abdulkadirhassan7186 6 лет назад

    Mahadsanid #ogaansho

  • @Kaamil_pro_studio
    @Kaamil_pro_studio 3 года назад

    inta la socota iftiinka ogaanshaha

  • @hassanhazaazi6417
    @hassanhazaazi6417 6 лет назад

    Waa maxay ogaansho

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 6 лет назад

    I like toyota cars