FAHFAAHIN KU SABSAN SIDE LOO SODAG SADO IYO SIDA LOCIYARO GTA RP

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Fadlan Subscribe Saar RUclips-ka
    / somaligamer
    SOCIAL MEDIA
    Facebook Gaming Pgae : fb.gg/SomaliGa...
    Jion Facebook Group : / somal. .
    Instagram: / somaligamer. .
    Twitter: / caqilyare
    Instagram: / abdirizack
    RUclips: / somaligamer
    #SomaliGamer #PUBGM #FacebookGaming #GTA RP

Комментарии • 290

  • @legendalwayslegend
    @legendalwayslegend Месяц назад +17

    Inta ashqar xagiisa ka imaade like ta 😂❤🙌

    • @Ø爪卂尺
      @Ø爪卂尺 29 дней назад

      Qofka hadalyo btj soomaha😂❤

    • @Akafi_YG
      @Akafi_YG 14 дней назад

      pro ashqar live miyuu ku dhax sameystay GTA

  • @xamsehaykal3638
    @xamsehaykal3638 4 года назад +27

    qofki kowad
    please #like

  • @somali_tech8729
    @somali_tech8729 4 года назад +17

    SOMALI.GAMMER BTJ KEEP GOING

  • @ayubabdulkadir1437
    @ayubabdulkadir1437 4 года назад +14

    Sxp Somali gamer nio we support you keep going ,💯

  • @ZAEMPRODUCTIONHD
    @ZAEMPRODUCTIONHD 4 года назад +24

    Asxabta somali gamer waxan ahay youtuber waxn so dhigaa muqalo barasho ah waxan rajaynayaa inaad iso boqan doontan 🥰

  • @UyaMyumu
    @UyaMyumu 4 дня назад

    Somali gamer wxn rba INAN kulaxdid sdo ❤❤

  • @SudaysiCabdi-i5b
    @SudaysiCabdi-i5b 25 дней назад +1

    war zxp canputar ka waxaad kuqoraysi lama arko ciwaan ka lakala soodakayo muuji😢😢

  • @ismailyusuf1345
    @ismailyusuf1345 4 года назад +6

    Side usodagsankara gta 5

  • @abdirisaqmohamed1836
    @abdirisaqmohamed1836 4 года назад +3

    Keep going i wish you success somali gamer

  • @roygaming5417
    @roygaming5417 4 года назад +4

    Keep going my pro

  • @Abdikanikh
    @Abdikanikh 4 года назад +7

    Sxp mobile sida logu so dajiyo aaan ubahanahay adoo mahadsan🙏

  • @Abdisalan656
    @Abdisalan656 Месяц назад +2

    Inta live btj ka imaade😂

  • @SADIIQPOST
    @SADIIQPOST 4 года назад +4

    FIRST KEEP GOING

  • @abiyowcumar852
    @abiyowcumar852 4 года назад +2

    We loved you somalia gamer❤

  • @abdimalikhussain5315
    @abdimalikhussain5315 4 года назад +2

    Laa top malagu dheeli karaa wllka

  • @mudhijk1257
    @mudhijk1257 4 года назад +3

    Bro somali gamer video ku sabsan sida loo ciyaar gta 5 oo dhameystiran soo galiya wll qali waa codsi

  • @salemontamrat
    @salemontamrat Год назад +2

    Sxb mesha kuqoran tahay mobile Device Detected maxa ku sameya de wankari waye WA mahadsan tahay ❤❤

  • @AliTaajir
    @AliTaajir Месяц назад

    SOMALI GAMER ZXP GAME KA II IIBI BIG FAN KUU AHAY

  • @suheeybcabdi6575
    @suheeybcabdi6575 4 года назад +3

    Wwww waasugaaye pro

  • @princewilliam611
    @princewilliam611 4 года назад +3

    Somalia gamer wan jeclaha dhelista

  • @suheypcade7891
    @suheypcade7891 4 дня назад

    @somali gamer sxb laptob core i5 ah malgu ciyari kraa

  • @faysalmk2133
    @faysalmk2133 4 года назад +2

    Pro amee isla dheleyna gta 5 ana way ii sameysan tahay

  • @isxaaqqarandoon6931
    @isxaaqqarandoon6931 4 года назад +3

    Zxp noo sheeg sida gta 5 mobil loogu soo dagsado😶

  • @kingck2152
    @kingck2152 4 года назад +1

    We support you and love you ❤❤❤❤❤

  • @ismacildaacad2327
    @ismacildaacad2327 4 года назад +3

    Bro wanhesta gta5 lkn waxa rabay pubg mobile pc sida logusodajiyo wankusuga

    • @hurdaaye650
      @hurdaaye650 4 года назад +1

      BRO ANAA FAAHFAAHIN GTA 5 UKA BAAHAN HLKEE KAAALA SOO XARIIRAA?

    • @Peskonami-cy7dq
      @Peskonami-cy7dq 4 года назад

      bro gta mobile majiraa

    • @ismacildaacad2327
      @ismacildaacad2327 4 года назад

      @@hurdaaye650 computer kushaqena aniga waxa dagsaday asago lacag la,an lkn hada lacagalagadhigay

    • @ismacildaacad2327
      @ismacildaacad2327 4 года назад

      Anigaba wo igu cusubahay

  • @yahyealimohamed4149
    @yahyealimohamed4149 4 года назад +3

    Uma Baahni Sxb pubg baan Ciyaarnaa Kan xagee gaynaynaa

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 4 года назад +1

    zxp waad mahadsantahay

  • @abdiadan6229
    @abdiadan6229 4 года назад +1

    ok sxb

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula 4 года назад +3

    Zhp Master Card Ma Lihi Lacagta Yaa Iga Bixinaa Oo Usoo Diraa
    Pro
    Ta Kale Internet Xoogan Miyuu U Bahan Yahay Mise Internet dhex dhexaada

  • @qadarsafari3226
    @qadarsafari3226 4 года назад +1

    Nio Somgamerow qof somalia jooga siduu u gadan karaa⁉️⁉️⁉️⁉️

  • @abdiaadil1694
    @abdiaadil1694 4 года назад +1

    Zhp qali moobilka ma kushaqeeyaa

  • @taliyehassan
    @taliyehassan Год назад +1

    somali city roleplay

  • @habiboqalanjo2413
    @habiboqalanjo2413 4 года назад +1

    Sidee loo gadanaa gta yacni buy sidee la dhahaaa

  • @nairobigamer4181
    @nairobigamer4181 4 года назад +1

    Nice boy keep going

    • @somaligamer
      @somaligamer  4 года назад

      Thank you, I will

    • @nairobigamer4181
      @nairobigamer4181 4 года назад

      Ok show me all gamer
      I want GTA 4 it is an application post it
      You have!? GTA 4

  • @HashimAhmed-ej2ql
    @HashimAhmed-ej2ql Месяц назад

    War zxp waankuwareeray

  • @user-vj9od3mq8d
    @user-vj9od3mq8d 8 месяцев назад +1

    Soomaali Gemara marlabaad noosoo Sammy 2

  • @maxfire1672
    @maxfire1672 4 года назад +7

    Mahadsanid guys, fadlan noo sheeg requirements PC see uugu shaageyo GTA for Laptop

  • @wllap2728
    @wllap2728 4 года назад +1

    Wll somali Gemar markii Aa DaksaraBo wuxuu idha Haa send Email Reminder
    Muxuu KA wadaa isheeg pro please 🙏

  • @mukhtaarcabdiofficial2831
    @mukhtaarcabdiofficial2831 Год назад

    Zxp Games qaableh oo kalana noosoo baadh waad mahad santay zxp

  • @qolkafuroyaasha3928
    @qolkafuroyaasha3928 Месяц назад

    Asc

  • @fatka7283
    @fatka7283 4 года назад

    Lacag Lama haayo SomaliYa Ilkaha Ayey KusocoTaa

  • @jaabircali4152
    @jaabircali4152 4 года назад +2

    Waxaas adaa lagu dhahaa mafahmin🙏🙏🙏

  • @roygaming5417
    @roygaming5417 4 года назад +1

    Best player pubg somali adi io muqpro

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like 4 года назад +1

    *Discord link ga aaway*

  • @Crittercam11
    @Crittercam11 4 года назад +4

    Sxp anaga wax free ban rab naa adigana hala gato baad lee dahay🤣

  • @MuscabClaahi-d2r
    @MuscabClaahi-d2r Месяц назад

    Zhp game ka lcg cadiya ma lagu iibsana😢

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 года назад +1

    Somali gamer sxb ps4 ma waxaan boow ubahanyahay

    • @somaligamer
      @somaligamer  4 года назад

      SXB HALKE JOGTA

    • @Burkadiikoow
      @Burkadiikoow 4 года назад

      Sweden marka Ps4 guruubka soma malaga helaa

  • @bisharmatker
    @bisharmatker Год назад +1

    Games GB miga kadana

  • @lampardlampard658
    @lampardlampard658 4 года назад +1

    Mobile MalaGu CaYaaRi KaRaaa soMaLi GaMer

  • @qolkafuroyaasha3928
    @qolkafuroyaasha3928 Месяц назад

    Bro

  • @rayaan.1232
    @rayaan.1232 4 года назад

    zxp ad iyo ad ayd u mahadsanthy

  • @yusufahmedabdullahiayuub470
    @yusufahmedabdullahiayuub470 Год назад

    Saaxib sidee aya usoodagsadaa pleas

  • @AbokorCrisaaq
    @AbokorCrisaaq Месяц назад

    Saxp sidee shaxda loo buuxsada gaawadhida

  • @SamiironuurNuur-tu4ex
    @SamiironuurNuur-tu4ex 8 месяцев назад

    somali gemr seetahy macegu waa jaamac waaxaardy

  • @zakaria__moalim__ahmed1072
    @zakaria__moalim__ahmed1072 4 года назад +1

    Nio siden ugadan kara

  • @nimcohappey1243
    @nimcohappey1243 Год назад

    Sxb gta iv side police lo noqda ama lspdrf side loga ciyare plz

  • @FardowseAdan
    @FardowseAdan 27 дней назад +1

    BTJ codkisa wuu yar yahy

    • @Ø爪卂尺
      @Ø爪卂尺 13 дней назад

      Hadana seewaye codkiisa😮

  • @yuusufcabdishakuur6735
    @yuusufcabdishakuur6735 4 года назад

    meeqo waaye somali gemaroow somali ne maku shaqena

  • @suldansoomaaliyare393
    @suldansoomaaliyare393 4 года назад

    I am happy to see you again Grand theft auto 😱😱😱😱😱😱👨‍💻👨‍💻👨‍💻👨‍💻

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 года назад

    sxb mobelka malagu dheeli kara game kan waan radinaye GTA5 ROCKSTAR

  • @AyuubAxmed-hr9lx
    @AyuubAxmed-hr9lx 2 месяца назад

    Lajinaa thy

  • @zanaagofficial
    @zanaagofficial 4 года назад +1

    Asigoo phone android

  • @mustafehusssencqaadir9400
    @mustafehusssencqaadir9400 Год назад

    wuudiiday rockstar games qufilbaasaran

  • @CadnaanJaamac-p7f
    @CadnaanJaamac-p7f Месяц назад

    Zxp side steam lo buxbuxiya

  • @libanbulshaawi
    @libanbulshaawi 4 года назад +2

    Bro somali gamer aad baan kuu taageeraa marka anigoo somali joogo ma gadan karaa gameka

    • @somaligamer
      @somaligamer  4 года назад +1

      mastercard hada heesato waa ibsa karta bro soo dhawaw

    • @libanbulshaawi
      @libanbulshaawi 4 года назад +2

      @@somaligamer waan dhawahay bro hormar wanaagsan ku rajeynaa

  • @mohamedabdiwahaab3460
    @mohamedabdiwahaab3460 4 месяца назад

    iima shaqeynayo nio

  • @mustafecabdi9072
    @mustafecabdi9072 4 года назад

    Grand theft auto 5
    👆
    Love me my game

  • @amiinqanciye5548
    @amiinqanciye5548 4 года назад

    Sxb somali gamer __ waxan ubahanahay inad ishegtaan qaabka an ugu mid noqon koro Room somali gamer's oo si live ah uciyari karo..

    • @somaligamer
      @somaligamer  4 года назад

      sxb qali faacebook live kasoo gala halkas imaw

  • @liibaanbosska4433
    @liibaanbosska4433 4 года назад

    somali gamer sxb waan ku garab istaagny

  • @user-xr2ql4el5k
    @user-xr2ql4el5k 6 месяцев назад

    isdaaay loo samiiya gtav 5

  • @AbdallaBadri-ym3ib
    @AbdallaBadri-ym3ib Год назад

    Waa Somali gamarow De wan Kari wayey

  • @mohamedxaajiabdi870
    @mohamedxaajiabdi870 4 года назад +2

    Sxb asaga free ah ma no so dhigtid

  • @husniarab8323
    @husniarab8323 4 месяца назад

    ❤❤❤❤😂🎉🎉

  • @maskaldo__7283
    @maskaldo__7283 4 года назад +1

    Wa Computerka🤣 ANDROID u bhnhy

  • @WaduurmaxamuudFaarax
    @WaduurmaxamuudFaarax 26 дней назад

    Wxas nio mobile ma Laga dheeli kra

  • @user-qw1xc3jl8r
    @user-qw1xc3jl8r 5 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @cqaadirmacaw7809
    @cqaadirmacaw7809 4 месяца назад

    Zxb maku dheli karaa mopile A05s 🤔🤔🤔

  • @boqorhabiib4829
    @boqorhabiib4829 2 месяца назад

    Ok sidee lugu ciyaari karaa ps4

  • @Libah_Gemar
    @Libah_Gemar 3 года назад

    Sxb gta 5 wanubahanahay sxb

  • @ameindypala2787
    @ameindypala2787 4 года назад +1

    AZC WLL SOMALI GAMER MOPILKYGA MAKU ZO DAGZAN KARA HDAD FRNTYDA ARGTO REPLY IZO GAL

  • @boqorhabiib4829
    @boqorhabiib4829 2 месяца назад

    Plz I caawiya pro waa iga siiriyees hello yaa imaqlooya plz i caawiya sidee lugu ciyaari karaa ps4 plz iga waaciya wllyaal 😢😢

  • @FarxaanAbdulkadir
    @FarxaanAbdulkadir Месяц назад

    Mobile maleeyahay

  • @samiiryare8704
    @samiiryare8704 4 года назад

    Guys waa dhan waa maray gali ciwaan qab loo furta iga dhiman

  • @bulshogems157
    @bulshogems157 4 года назад

    thanks sxaabey

  • @abdulahiibrahim6543
    @abdulahiibrahim6543 Год назад

    Steam account waa sameeysan la, ahay

  • @eiarsait1252
    @eiarsait1252 4 года назад

    Dhagaha lagu ciyaaraayo waakuwee adigoo mahadsa sxb

  • @Ayaanle133
    @Ayaanle133 3 года назад

    GTA san Andreas ayaad no tilmaamaysa

  • @roygaming5417
    @roygaming5417 4 года назад +1

    Wn ku aminsanahay

  • @fartuunali562
    @fartuunali562 3 года назад

    WaraafirikeemkaGooG lahapis

  • @zultanburco2441
    @zultanburco2441 2 года назад

    marka mad ibsaneyzaa

  • @apdikafihussein8144
    @apdikafihussein8144 4 года назад

    Kumbiyuurtar Lee Sooma ahan

  • @abdikhaniibraahiimhaaruun197
    @abdikhaniibraahiimhaaruun197 4 года назад +1

    Sxb sare cinwanka ku cusubahay
    GTA5 dolar ahaan meqa wye marka ibsanayo Ms car hesta bro iisharax sida lagu xariiriyo waad mafahan siisay sida loso dag sado fdl jwb noso da daji

  • @abdinajiib8980
    @abdinajiib8980 4 года назад +1

    Sxb android malugu dheli karaa

  • @cabdishakuur6219
    @cabdishakuur6219 3 года назад

    Magaca

  • @hanadbashir5156
    @hanadbashir5156 2 года назад

    competer ka hp sidee loo sameeyaa ani wuu iidiiday pls
    competer ka hp samee pls

  • @soomalipubgmobile1842
    @soomalipubgmobile1842 3 года назад

    Soomali gemar zxp anaga campyoutar ma haysano ee plese mobile inoogu soo sharac

  • @mucaadsaid7582
    @mucaadsaid7582 4 года назад

    Sxb asagoo phone ahaan ayaa rabaa inaa isticmaalo

  • @lilmoha6351
    @lilmoha6351 4 года назад

    Plaza wax cmal miyey samenkraa

  • @Live__quute1
    @Live__quute1 7 месяцев назад

    Laptop malagu so dejin kara bro