Cumar Dhuule

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 98

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney 4 года назад +21

    Yaa dhageeysanaaya september 2020.
    Dad shidan, Allow unaxariiso intii dhimatay inta noolna caafimaad sii.

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 лет назад +14

    Waagaas dadku way iska baashaali jireen siyaasad iyo muran iyo stress mA jirin waa la wada faraxsanaa.👌🏼👌🏼Cumar dhule Allah ha u naxariisto 😢

  • @TheAbdiugaas
    @TheAbdiugaas 5 лет назад +12

    Somali waxay Qurux ku leedahay midnimo
    5 somaliyeed ma kala marmaan siyasi iyo warxumo tashiil diidnayn ay
    Allaha u naxaristo intii dhimay amiin

  • @mukhtarosman3059
    @mukhtarosman3059 7 лет назад +12

    cumar dhuule laftuu fanaan ka ahaa allow kuu naxariiso fanaaan waxa lagu sheegi karaa cumar dhuuloo kale

  • @muxiyosulub5669
    @muxiyosulub5669 7 лет назад +16

    waa heesta aan ugu jeclahay heesaha cumar dhuule allaha qabriga unuuriyo waxaasaa fanaan.ahaa

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 лет назад

      Muxiyo Sulub cumar aun meeshuun buy ka qaadaysaa ee erayadaa iyo laxanka iyo luuqdaa waxa leh aun Rashid bullo

  • @MoAwil
    @MoAwil 11 лет назад +8

    Allah ha u naxariisto Cumar waxa uu ahaa nin sheekaawi ah oo aad iskugu kalsoon shakhsiyad qaali ah sida aan marar ka maqalay dad ay aad isu yaqaaneen.

  • @ahmednaasir8363
    @ahmednaasir8363 6 лет назад +9

    Allaah ha u naxariiusto cumar dhuule waaa fanaaan aaad u jeclahay fankiiisa
    30/3/2018

  • @ismaelibrahimnouh2507
    @ismaelibrahimnouh2507 4 года назад +7

    الله يرحمك اكبر فنان عمر دولي ربنا يدخلك جنة فردوس الاعلى

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 2 года назад +2

    Heesta ugu horaysa oo cumar dhule qaadin xasuus bay igu leedahay anoo yar ban maqli jirey aroosyada burtinle baana laga qaadi jirey waayo waaayo.....

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 4 года назад +3

    Cumar dhule cali... daa'uud Cali masxaf...leyla cumar dhule alle how wada naxariisto
    Legend's bey ahaayen🤲🤲🤲

    • @mohaosman9651
      @mohaosman9651 4 года назад

      Abdirahiim Ali mohamed aaamiin😥

  • @MuqtarMaxamed-yb7pq
    @MuqtarMaxamed-yb7pq Год назад

    Allaha unh inta dhimatay inta noolna cafimad iyo cimro cibadale ààamiiiiin aàaaaamiiiiiiiiiiiin

  • @mohamedyusuf6014
    @mohamedyusuf6014 6 лет назад +4

    Cumar dhuule la aanti meeshu nah ma yeelataan alaha ha unaxariistee
    War ninki qosol iyo sheeko badanaa

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 лет назад +7

    ilaahey ha u naxariisto cumar dhuule iyo leyla cumar dhuule w/hi waa family aan aad u jeclahey

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 9 лет назад +16

    cUMAR DHUULE barnaamijku la aantii jac malahaadeen waa sheekeeye , gacan macan Kabanka "alle yarxamah

  • @barwaaqomedia6667
    @barwaaqomedia6667 2 года назад +5

    Clipka xafladan isagoo dhameystiran muda badan baa doonayay final waan helay awal inyar oo cumar dhuule sheekaynayo uun baan ka arkay alle u naxariisto hoboladeennii nagu qaaliga ee dhintay waa maalin àrbaco ah 06/07/2022 14:18 duhurnimo magaalada qardho baan idinka soo salaamaya asxaabta

  • @barkhadzakicabdi9499
    @barkhadzakicabdi9499 7 лет назад +6

    fanaan qaaliya ayey ahaayeen allahayaw inta dhimatay u naxariiso inta noolna cimriga iyo camalkaba u subi

  • @quruxqanciye1124
    @quruxqanciye1124 9 лет назад +4

    Cumar dhule laba bogcadood isku xigaan ku dhalanay Allaah ha unaxaresto AMIN AMIN AMIN iyo walidintenba AMIN AMIN AMIN

  • @shamsoabdullahi3600
    @shamsoabdullahi3600 8 лет назад +8

    maan dhalneen xitaa markaan masha allah aad aan ugu faraxsanhy in aan maanta daawado

  • @garjeexyare1413
    @garjeexyare1413 3 года назад +2

    Allow unaxariiso fanankeena qabrikiisa allah u nuuriyo waa fananka aan dunida igu jecllhay kuma sin neyn fanan ee waxa uu ahaa majaajiliiste dadka kaqoslisiiyo

  • @qamaanbulxan892
    @qamaanbulxan892 5 лет назад +4

    rabi haydiin wada naxariisto naxariista eeebe lagama maarma

  • @doktoorjibril8247
    @doktoorjibril8247 6 лет назад +1

    nolosha waa macda waliba insaanka majecla in la dhinto balse runtii waan dhimaneena waliba asxaabta meesha ka muuqato inta badan weey dhinteen ilaahey ha u naxariisto danbigooda ha waayo waalidiinteena weeye,,,, alloow u danbi dhaaf

  • @yasinali5442
    @yasinali5442 7 лет назад +3

    intii dhimatay alle qabriga hawn nuro cumar mahdi hawgu horeyee

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 4 года назад +3

    Daud maslaax allah ya raxma. Askiisa markey afar qoof kaso qeyb qaten ayan Somalinimada ka qustey. Aad ayaan ka xumaadey.

  • @ayoubgelgaxshe4866
    @ayoubgelgaxshe4866 2 года назад

    Allah dadku isku qalbi samaayeena xilligaas allah haw wada naxariisto intii dhimatay kuwa noolna caafimaad iyo cibaado suuban ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 9 месяцев назад

    1:00:17-28😂😂😂😂😂.
    Ilaahay Daa'inoow
    Cumar Dayib waan jecelnee
    Daaraha Firdaws gee❤❤
    Fri, 12 jan, 2024 🎶 ❤.

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 8 лет назад +12

    Cabdifataax yare Cumar DHUULE oo u cod egyahay Allah unaxriistee
    Cumar dhuule ayaa tageraa..

  • @Doosame
    @Doosame Год назад

    Xusuus wlh allaha u naxariisto cumar dhuule cali

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN Год назад

    Daud cali masxaf, fadumo qasim, cumar dhuule, alla yarxam dad culus ba mesha isku arkay

    • @Said-e3y
      @Said-e3y 9 месяцев назад

      Faadumo qaasim kuma jirto

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 6 лет назад +4

    waxaa moodaa aftahannimadii somalidu in ay dhuntey luuqadii somaliga ahaydna in jiilka maanta joogaa ku cayaareen

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 года назад

    Allah yarxama Cumar Dhuule Cali iyo Dauud Cali Masxaf.

  • @ahmedabdimalik4686
    @ahmedabdimalik4686 3 года назад +1

    Alla maxaa nin qaaliyaaa oo qiimo iyo sharaf bulshada kudhex lahaa naga dhintay ilahay ha unaxariisto intii dhimatay

  • @muktarmahmed5837
    @muktarmahmed5837 4 года назад +2

    Dadkaygoow wlhi waxad shafar ku lahaydeen bilaa qabyalada idinkaa isduleeyay ilahay qoomna ma doorsho ila iyagu isdooriyan ilahayoow cisigayagii iyo shafartayadii no soo celi yaaa Rabi ......from hrgysa

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 5 лет назад +3

    Cameradii beriga ugu casrisaneed ayaa lagu duubay👌👌👌

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 6 лет назад +2

    cumar dhuule alla yaa raxma libaaxii reer burco

  • @hugayeaaaa9271
    @hugayeaaaa9271 8 лет назад +5

    daa.ud cali masxaf kaban caadi kuma aha waad taqnaa inaba caadi ma ahan qasan tan xasan adan samatr ayuu caadi ola heestay

  • @abdirizaakhassan3894
    @abdirizaakhassan3894 Год назад +1

    9/6/2023

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 4 года назад

    Kuwan yar yaree mesha fadhiya talow 2020 waa meeqa jir qiyaastina

    • @xamzeali5369
      @xamzeali5369 4 года назад +3

      33 jir waye muqaalkan waxu ahaa 1992

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +1

      @@xamzeali5369 runtaaH weeye walaL 92 buu aha......

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 8 лет назад +2

    cumar dhuule iyo cabdi fatax yare way isku cod egyihiin marku cabdifatax heestan qaadayo cumar dhuule ayuunbaad moodaa

    • @cabdinaairxasan5007
      @cabdinaairxasan5007 6 лет назад

      Saed mohamed Shaarub been baad sheegeysaa waad aragti gaaban tahay

    • @updallamohamuud7263
      @updallamohamuud7263 6 лет назад +1

      Hhhh wra wa danbantay ninkan qof la lama bat bar dhgi karo

  • @abdikarimabdirizak873
    @abdikarimabdirizak873 7 лет назад +3

    Xusuus dheer

  • @barkhadmuuse-rc6fc
    @barkhadmuuse-rc6fc Год назад

    Taariikhd qiimo bdn ayaa ku jirtaa clip kan ,
    Cumar dhuule cali
    Zaynab cige Mohamed
    Daauud cali masxaf
    C/kareem faarax jiir qaarey.

  • @taagere
    @taagere 10 лет назад +2

    Codka iyo afka islama socdaan muuqaalkaan Waa yaab fanaanintii hore qaar xitaa play back may ahaayeen.

    • @Drqool-pg1qr
      @Drqool-pg1qr 7 лет назад +1

      no name
      Buste ha la huwado ayaad tahay may istidhi

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 4 года назад

      MeY walaL saad wax u moodaysa wax uma jiraan....
      Xitaa codka caadiga ah eeg
      Mrka uu sheekaynayo kale shekaduna waa blay back dheh dee....
      Wakhti dheer ayaa ladubay iyo xga kamarada......

    • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
      @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 года назад

      @No name waar Fanka Hanaga aflagaadeen isagaan Xil iyo xoolaba noga Haray

  • @aldospadaro2163
    @aldospadaro2163 10 лет назад +3

    ibo iyo duco naga gudooma

  • @somaliland-geologicalconsu3612
    @somaliland-geologicalconsu3612 7 лет назад +2

    aad baan ugu mahadcelinaya cidi soo gelisaya aad baan ugu farxay markaan arkay somalidii siday ahaaan jirtey lkn hada waa mala yacni

  • @awoabdilahi3609
    @awoabdilahi3609 7 лет назад +2

    Woow 👏👏👏👏💖👈

  • @mpasuakichwa
    @mpasuakichwa 3 года назад +1

    Heesta aay qaadeyso seynab cige from 7 min magaceeda haa lisheego

  • @libancumar8412
    @libancumar8412 11 лет назад +7

    Sidii dowlatul islaam ama samaa sarlada loga waayey sharcigi samada ka yimini loogu bedeley sharciga sheydaanka fanki wuu marin habaabey wuxuna noqdey mid sheydaan iyo shahwada raaca, lakin aan sawir ka bixin nolosha waarta iyo aayatiinka wacan ee damme.

  • @jeestohaykal9807
    @jeestohaykal9807 8 лет назад +2

    kkkkkk cumar dhuuule iyo inantiisii ayaa xaflada kwada heesaya
    yaaaab

    • @abdirizaqshire2627
      @abdirizaqshire2627 6 лет назад +2

      Jaamac yare iyo Kiin jaamac oo stage wada taagan ma arkin miyaa? Cigaal iyo wiiilashiisa iyo Hooyadood oo wada tumanaya ma arkin ? caadi iska dhig abaa waa soo daahdaye lol

    • @mohamedhabatayni6688
      @mohamedhabatayni6688 6 лет назад

      +Abdirizak Shiregaab marxuuM inaad xumatiiza shegTa AdiGa Ayanay akhiradada u ficnaYn cigal iyo cumar duuco ayey kaga bahan yihiiN manta e ceptoda kagama bahNa

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 11 лет назад +1

    date pls

  • @hibaaqsaakin9790
    @hibaaqsaakin9790 6 лет назад +2

    Waaaa xilima tolow

    • @shaafimahmud313
      @shaafimahmud313 6 лет назад +1

      Hibaaq Saakin 1992 kii weeyaan wll lkn goormaad dhamaynaysaa buugan aad fanka ka uruurinayso ee aad qorayso hhhhh waankuslaamay wllo

    • @hibaaqsaakin9790
      @hibaaqsaakin9790 6 лет назад +1

      kkkkk waan kaa qaaday wl mid lamida dhawaan inshlh

    • @mawlidshafec4571
      @mawlidshafec4571 6 лет назад

      Waa markii dowladii siyaad bare lariday kadib

  • @rapersfilmsandvlogs5475
    @rapersfilmsandvlogs5475 2 года назад

    2k22 stiLL watChingggg🙄🙀

  • @kaban1245
    @kaban1245 6 лет назад

    cumar dhuule
    shax shax badanaa

  • @maxamedofficail8720
    @maxamedofficail8720 3 года назад

    𝙷𝚎𝚎𝚣 𝚖𝚊𝚌𝚊𝚊𝚗 𝚒𝚐𝚊 𝚍𝚑𝚎𝚑

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад

    Alla maxay boqortooyo naga baxday AUN 💔😭

  • @maxamedofficail8720
    @maxamedofficail8720 3 года назад

    Aun😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdinorqorshe4712
    @abdinorqorshe4712 4 года назад

    Ciddii igu dhaanta heesta ay qaadeyso sanab cige mageeda hala igu caawiyo sxbyaalow

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 10 лет назад +2

    muqdisho ileen fanaaninta gaajo ku dishay..wakhtigaa busaarad ka muqatay cumar dhuule wuxuuna joogay muqdisho

    • @robledadar8289
      @robledadar8289 8 лет назад +1

      All Comments kaaga ayaa ugu Xun Dib u eeg

    • @robledadar8289
      @robledadar8289 8 лет назад +1

      +Roble dadar Sababtuna waa Magaca Xun eed Sidato Not You

    • @badriahmed1417
      @badriahmed1417 7 лет назад +2

      SNM USC sxb waqtigan waa 1992 wax dowlad ah wadanka kamajirin ee sas ulasoco xiligii dowladi jirtay waba adkeed silagu arko fananinta Allah unaxaristo intii dhimatay

    • @Doosame
      @Doosame Год назад

      Busaarad majirin ee dagaal sukeye ayaa jiray

  • @donsmileyali7263
    @donsmileyali7263 8 лет назад +1

    Fece bk

  • @mohamuudabdulahi113
    @mohamuudabdulahi113 5 лет назад

    ❤️🙏✅👨2019 Junly 2/

  • @IbrahimAli-kj8ut
    @IbrahimAli-kj8ut 7 лет назад +4

    cayarta ka deyseen quranka

  • @abdulwali9922
    @abdulwali9922 3 года назад

    Abdulwali