kala bax doqaga marwo buldhuq iyo 5 wiil🤣🤣😁

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 58

  • @AhmedAli-ct8nj
    @AhmedAli-ct8nj 11 месяцев назад +6

    Afka Ali & Marwo buldhoq waan wata mar walbo ❤❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 11 месяцев назад +6

    Marwo buldhuq sida laga soo xigtay keeydsane dadka afka dheer ka hashaa 😂😂😂😂😂waa kaftan

  • @ChakibRamos-c4o
    @ChakibRamos-c4o 11 месяцев назад +1

    War afka Cali wlhi hadal baa ku dhan gabdhahana waxay kahelaa wulasha hadalka badan war ninyohow aqli ba ku gu dhan 😂😂😂😂

  • @abdulugaas4413
    @abdulugaas4413 11 месяцев назад +6

    Wale afka ali murwo buldhuq guul wan idin wataa

  • @MaryamoYuusuf-w4d
    @MaryamoYuusuf-w4d 10 месяцев назад

    Afka cali iyo marwo buldhuq waa wataa is walboow barnamijku yhy😂❤❤❤

  • @FaadumoMaxamedCali-ng8nv
    @FaadumoMaxamedCali-ng8nv 11 месяцев назад +4

    Afka cali qosol baa ufadhiya m.a

  • @dahiraden297
    @dahiraden297 11 месяцев назад

    Afka ali iyo marwo buldhuq waan ku haystaaa wlhi

  • @SuheybMaxamyd
    @SuheybMaxamyd 3 месяца назад

    Mnshallah mnshallah mnshallah mnshallah mnshallah mnshallah

  • @abdishaban8074
    @abdishaban8074 11 месяцев назад

    Wlhii from 2020 up to know lakii jecelkeda ayaa ihayo ❤❤

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 11 месяцев назад +2

    Marwo buldhuq gabdha gabdhaha ogu dhibadan oguna funnyan 😂😂😂

  • @ershaadsiidii
    @ershaadsiidii 10 месяцев назад

    Asc laki marwo buldhuq waa gabarta ugu farxada badan sharaf iyo karaamo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duubaneofficial7413
    @duubaneofficial7413 11 месяцев назад +1

    Allah is one ❤

  • @Kade670
    @Kade670 11 месяцев назад +1

    Lakiyey Abayo adi musasal maa sosartida waxa tahay qof soo jiidasho lehe❤❤❤

  • @AbdiRaxmaan-v3r
    @AbdiRaxmaan-v3r 11 месяцев назад +1

    Away hee abayo mcnto soo Kuma dhihin keeyn bureyqo marwo buldhuq waa fani 😂😂😂 hadii an akro wey iska farax sn thy mma

  • @ershaadsiidii
    @ershaadsiidii 10 месяцев назад

    Kkkkkkkkkkkkkkklkkk yuusuf qac ayaa kayeertay hada inaad qurxatahay maad iska dhaadhicisay kulahaaa kkkkkkk

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 11 месяцев назад +1

    Deeq bari & keydsane medey😮

  • @Aamiinxariir-b2f
    @Aamiinxariir-b2f 8 месяцев назад

    Afka cali wanku tagera zxb maxa ileday😂😂❤❤

  • @mohamedadan9512
    @mohamedadan9512 11 месяцев назад

    Mi Queen 👑👑👑

  • @AbdullahiSheikh-mr4rv
    @AbdullahiSheikh-mr4rv 11 месяцев назад +3

    Keydsane awiii heee madam lucky

  • @AbdiHamdi-r8x
    @AbdiHamdi-r8x 11 месяцев назад +1

    Laki the legend cotomiya the only man in mogadishu

  • @razak1430
    @razak1430 11 месяцев назад

    laki quruxey ina ader guuleyso horumar wacan
    midna waan kaaga digayaa youtube-kaaga qofna yuu kula wadaagin passwordkiisa iyo emailka aad ku isticmaasho kuna xero two factor si uu kuugu adkaado laga yaabo maalin inaad soo xasuusan doonto balse inta aan kaaga digay ka digtoonaaw hadiikale qof hakula isticmaalo berina marki aad wax yar oo aan micno laheen isku qabataana youtube kaaga hakaa xero qaado ama qaadan ina ader koley waan kaa waaniyay aniga

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 11 месяцев назад +1

    Geel yaa maali jiray waaye😅😅😅

    • @BintuMahad
      @BintuMahad 11 месяцев назад

      Lashaka fiihaa weeye ani waa baxaa😂😂😂

  • @amalahmed260
    @amalahmed260 11 месяцев назад

    waa runti wiilka yiri gabadha waa kor wayn tahay caqligagana wa yar yahay si bay u dhidhiman tahaybe😂😂

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 11 месяцев назад

    Laki tageero kabadan ban ku ahay keep going ❤

  • @abdulugaas4413
    @abdulugaas4413 11 месяцев назад +1

    Laki horumar wacan ❤

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js 11 месяцев назад +1

    Afka cali lgnd😂

  • @LakiAhmed-o3g
    @LakiAhmed-o3g 11 месяцев назад +2

    Horta seyga waxa ka qaladan yaa ila arkey

    • @Alfredo-v7i
      @Alfredo-v7i 11 месяцев назад +2

      Nin walan waye umaleena liska wad wadoo

    • @Museser7
      @Museser7 11 месяцев назад +1

      @@Alfredo-v7i😂😂😂😂😂

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 11 месяцев назад

    Keep going my future wife ❤❤❤❤❤

  • @Xasancusman-q6j
    @Xasancusman-q6j 11 месяцев назад

    Laki barnamijkii wax kabaro nolosha qofka Bureeqo noo sooqabo😢🎉

  • @CiiseWarsame-s2u
    @CiiseWarsame-s2u 11 месяцев назад +2

    Laki qurux daawashadaada kama daalo ❤❤❤

  • @ProfCade
    @ProfCade 11 месяцев назад

    Keydsane la,antiisa parnamijka masaxna

  • @Xafzuu4775
    @Xafzuu4775 11 месяцев назад

    Keep going sister ❤

  • @FatushYussuf-h1r
    @FatushYussuf-h1r 11 месяцев назад

    Laki keep going mcnto❤

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 11 месяцев назад

    Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman 11 месяцев назад +1

    Keep going abaayo❤❤

  • @ershaadsiidii
    @ershaadsiidii 10 месяцев назад

    😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 11 месяцев назад

    Laki qurux waa ku wataa ❤

  • @Cristiano-gf
    @Cristiano-gf 11 месяцев назад

    Qosol sticker ah lama soo raaciyo abayo ciwanka videoga 😂😂

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 6 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @NasteexeoAbdirahmaan
    @NasteexeoAbdirahmaan 5 месяцев назад

    Wandhwhy laki

  • @XasanMacalinmadker
    @XasanMacalinmadker 11 месяцев назад +1

    Marwo laki m.a

  • @ZakuukJacbur
    @ZakuukJacbur 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @ershaadsiidii
    @ershaadsiidii 10 месяцев назад

    aniga afka cali iyo cml waxaan keeyahay hanvalyo

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel5921 11 месяцев назад

    Abayo kaydsane maxaa ku diiday inaa noo keento❤

  • @AbuukarMouming
    @AbuukarMouming 11 месяцев назад

    Saaga surwaalka maalinkastu wataa

  • @Çabdiwahabmaxamed
    @Çabdiwahabmaxamed 11 месяцев назад

    Geel yaa maali jirey adi

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 11 месяцев назад

    😮😮

  • @ibrahimfapio5027
    @ibrahimfapio5027 11 месяцев назад

    😂😂

  • @ZakariaHassan-cu4xj
    @ZakariaHassan-cu4xj 11 месяцев назад

    Wll laki wiadjecesxaxay ayan kurajenaya

  • @MaankaWalalka
    @MaankaWalalka 11 месяцев назад

    Laki soobade wakuwataa walsha

  • @abdijibarrahoy-me2ge
    @abdijibarrahoy-me2ge 11 месяцев назад +1

    ssS buldug

  • @maxamedamiinmaxamedamiin7345
    @maxamedamiinmaxamedamiin7345 11 месяцев назад

    Laki💋

  • @Tushleey
    @Tushleey 11 месяцев назад +3

    10 qof oo team commentley ah oo isoo booqato mala helaa🥺

  • @BIDIXO24
    @BIDIXO24 11 месяцев назад +1

    Iboqo zhp qli pege