Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Kaban kii Goobe iyo bonga gii Xayle yare dhamaan intoo dii dhimatay ilaahay ha u naxariisto
Maxamedka ayaa ugu badnaa fankii hore
Maxamed Cali Kaariye IHN heeso badanaaye.
Allow unaxariso iyaga iyo intii kale dhimatayba 🙏
Alaha unaxariisto dhamaantood m c kaariye abwaan wuu dhaafay walaahi
Heestan waxay ka joogtaa riwaayad dhan oo hada ka hor cajaladeedu i soo gashay. Samatar iyo shankaroon, iyo dhabarlow iyo sahra ayey ahayd. Heesba hees ka darnayd. Riwaayada magaceeda wali waan baadi goobayaa. Heestan kaliya ayaa youtube soo gashay mudo toban sano ah oo aan isha ku hayey.
Gari maku gashaa Adiga makaa baxdaa Ayay ahayd
❤❤❤❤❤wwww❤❤ Allow u naxariso Sahra Axmad iyo dhabarow
Qalbiga jamashadiisiyo Hayga jiidhin caashaqa.Tolow imisaa laga jiidhay caashaqa ?
Barbaartii hore iyo berisamaadkii.Eebbe ha u nariisto dhamaantood
Heestan aniga oo yaabsan baan xasuustay markii Ruwaayadda la xayeysiinayey oo uu lahaa Qalbiga Jamashadiisiyo hayga jiidhin caashasqa, inta kale maanta iigu horreysay 40 years + Jaceylkeenu yuu noqon jarmalkii la qaybshay
Heestaan waa ii maanta.
Riwaayadu waa - Wa Isla Weynee Maba Weyneyn -ereyadii Max’ed Cali Kaariye Heesihii kale ee riwaayada meel ku dhaaga. Xasan aadan iyo Shankaroon, dhabarlow iyo Sahra. Mhadsanidin
Allow idiin wada naxariiso
Maxd.u sogalin wayday.ruwayadii.o dhan
Allaha uwada Naxariisto dhamaantood🤲
Alaha uwada naxaristo
Wan islawaynee mabawaynayn ayaa la odhajiray riwaayada sidan maqlay
Dad waa dad kii hore
Waxaa ka dhiman qoraal oo kaliya
AAD AYEY U QURUX BADANYIIHN HEESTAAN
Axyaa axsan
Jacaylkeenu yuu noqon Jarmalkii la qaybshee
❤
Waaw
Yaa garanaya riwaayada ay ku jirtay ee Samatar, shankaroon, dhabarlow iyo Sahra ka heesayeen?
Maxamed Cali kaariye lahaa miyaa sxb
Gari maku gashaa Adiga makaa baxdaa Abwaan Sangub Allah ha u Naxariisto Heeso badan oo xul ah ayay lahayd riwaayadani Waa sida ogaalkayga ah , inaan khaldanahayna waa laga yaabaa Mahadsanid
Waxa la oran jiray waan isla waynee maba waynay waxana lahaa mohamed ali kaariye AUN
Kaban kii Goobe iyo bonga gii Xayle yare dhamaan intoo dii dhimatay ilaahay ha u naxariisto
Maxamedka ayaa ugu badnaa fankii hore
Maxamed Cali Kaariye IHN heeso badanaaye.
Allow unaxariso iyaga iyo intii kale dhimatayba 🙏
Alaha unaxariisto dhamaantood m c kaariye abwaan wuu dhaafay walaahi
Heestan waxay ka joogtaa riwaayad dhan oo hada ka hor cajaladeedu i soo gashay. Samatar iyo shankaroon, iyo dhabarlow iyo sahra ayey ahayd. Heesba hees ka darnayd. Riwaayada magaceeda wali waan baadi goobayaa. Heestan kaliya ayaa youtube soo gashay mudo toban sano ah oo aan isha ku hayey.
Gari maku gashaa
Adiga makaa baxdaa
Ayay ahayd
❤❤❤❤❤wwww❤❤ Allow u naxariso Sahra Axmad iyo dhabarow
Qalbiga jamashadiisiyo
Hayga jiidhin caashaqa.
Tolow imisaa laga jiidhay caashaqa ?
Barbaartii hore iyo berisamaadkii.
Eebbe ha u nariisto dhamaantood
Heestan aniga oo yaabsan baan xasuustay markii Ruwaayadda la xayeysiinayey oo uu lahaa Qalbiga Jamashadiisiyo hayga jiidhin caashasqa, inta kale maanta iigu horreysay 40 years + Jaceylkeenu yuu noqon jarmalkii la qaybshay
Heestaan waa ii maanta.
Riwaayadu waa - Wa Isla Weynee Maba Weyneyn -ereyadii Max’ed Cali Kaariye
Heesihii kale ee riwaayada meel ku dhaaga. Xasan aadan iyo Shankaroon, dhabarlow iyo Sahra. Mhadsanidin
Allow idiin wada naxariiso
Maxd.u sogalin wayday.ruwayadii.o dhan
Allaha uwada Naxariisto dhamaantood🤲
Alaha uwada naxaristo
Wan islawaynee mabawaynayn ayaa la odhajiray riwaayada sidan maqlay
Dad waa dad kii hore
Waxaa ka dhiman qoraal oo kaliya
AAD AYEY U QURUX BADANYIIHN HEESTAAN
Axyaa axsan
Jacaylkeenu yuu noqon
Jarmalkii la qaybshee
❤
Waaw
Yaa garanaya riwaayada ay ku jirtay ee Samatar, shankaroon, dhabarlow iyo Sahra ka heesayeen?
Maxamed Cali kaariye lahaa miyaa sxb
Gari maku gashaa
Adiga makaa baxdaa
Abwaan Sangub Allah ha u Naxariisto
Heeso badan oo xul ah ayay lahayd riwaayadani
Waa sida ogaalkayga ah , inaan khaldanahayna waa laga yaabaa
Mahadsanid
Waxa la oran jiray waan isla waynee maba waynay waxana lahaa mohamed ali kaariye AUN