Asc sh,a iyo ummada ku xeran waxaad ogaatiin in aynan falastiin kalyay aynan dantoodada ahayn ee aan qalbiga isku furnay oon meel cadawga qarsoon meel uga soo wada jeesano isna koriya dawlad iyo maskax ba
من المؤمنين رجال صدقوا ما عاهدو الله عليه فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر وبدلو تبديلات Sheekh cumar shaqadisi wa uu gutay ee aniga iyo adiga iyo kuwa inala midka ah ee murtadiinta muslim isku sheega ah iyo kufaarta asliyiinta ah u yaqaana amiirul mu'miniinta ayaa dhiman ee fadhiga inaga kici dadka masaajida ha kaga qoslinine meel nin rag ah ku hadho mala jogee
Sheekhow good INAAD u ilmayso dad la dulmiyey. Laakiin charity began at home. Ka Hadla oo u ooya dulmiga waddanka kasocda. Palestina u duceeya. Carab ayey u taalaa sidey u difaaci lahayn. Aan u deceyno oo kaliya.
Sheekh Xayi Way Ficnal Lahayd Hadii Madaxda Carabta Iyo Islamka Madaxdedu Adokale Ahanlahayen Falastin Lama Xasuqen Caruur Iyo Dumar Muslimiina Yuhuudu Maygubten
Alaahu akbar ilaahayow u gargaar falastiin
Sheekh kuwa ugu xun waa carab oo waliba yuhuuda la saaxiip ah ee illaahay ha u gargaaro falastiin
Allow Alle u gargaar Musliminta Gaza iyo dhaman Palestine
هُوَ الَّذِي أَرْسَلَ رَسُولَهُ بِالْهُدَى وَدِينِ الْحَقِّ لِيُظْهِرَهُ عَلَى الدِّينِ كُلِّهِ وَلَوْ كَرِهَ الْمُشْرِكُونَ .
Yaa rabbi yaa allaah shacbal falastiin innahum saabiruuna jaaicuuna cajil nasraka ya rabbi
Alle Ha jabiyo yuhuuda Allow Guul sii Balestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
السلام عليكم اي والله صحيح هذا الغداء الله يحفظك
Masha Allah Tabaaraka Allah Illaheey ha barakeeyo
Allah ha u gargaaro walaalaheen reer qasa
Subhana Allah
Alla swt hau gargaaro walalahen reer falastiin dhamantoda culeyska alla haka dul qado yahuud iyo wixii lajirana alla ha baabiciyo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
ALLAAHU AKBAR 😢
❤wcs❤Mansha Allah sh ❤
Walhy inaan lays waydiinayn
Bilash bay ka xajiyayn dalxiis bay u tagaan qaarkood
Dadka madaxda u ah islaamka ayaa dulli ah ilaahow naga hor wareeji
Shiikha runtu ka hadlay ilahow❤ xaqa natus madaxda carbed na dhaafi
Jazakallah khayr yaa sheikh
Allow no xifdi culimadena alle haku xifdiyo sheq alle hau gargaro ealalehen
Ya allah caqliganaga ka shaqaysii
Allahow u gargaar walalaheen reer Palestine insha allah 🇵🇸
Allahu akbar
اللهم الف بين قلوب المسلمين
Alahu Akbar Umada Islamku Waa Ducufin Awood Ducuf Kuaha E Qalbiga Ayay Ducufinkayihiin Wayo Sucuudiga Ayaa Xudun Uah Halmalina Aduunka Ayay Cunaqabatayn Sarikaraan
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahayow reer falastin ugargaar muslimiinta oo dhan ugargaar yaarabi
😢😢😢😢الله اكبر
Shiiq cabdi xayi wlhi adiga fariinta waa gud biseee musliimka waxa ku dhacay waaa layaabay sidee wax kayihiin midhaaa cabsi gaalo ayaa heeso
Shekh Xayi Fiicnal Lahayda
Asc jazaakumullaah ,,, illaahow igii falastiin Siaan udifaaco masjidul alaqsa iyo walaalahayo reer falastiin insha allah
Illaahay baa u yeeray allow ka aqbal dhibka la saar walalaheen
Shekhena allah ku cizeyo amalka aad wadano allah aqbalo
Sheqow.ilahay.ha.kuxafido
Allahah.
Mansha allah
Aamiiin walaalo amiin
Asc shiikhenii ilaahey baa adiga xornimo kusiiyay siiba hadaan nahay soomaali iyo inta ku nool wadamada ,Western "Ka Waxaan joogay cimradii"Ramadaan ."Falastiin inloo duceeyo mala ogolayn.Shiikheenii C/Raxmaan sudaysi kaliya oon badnayn .Iskaba daa "Local Masaajidada .Walalahi waan ilmayn jirey.Illahoow ani awoodayda intii ah waan ugu soo duceeyay ,Baytkaaga iyo masaajidada kale
Allahayow Musliminta reer fallastin🇯🇴🇯🇴❣🇸🇴 guuusha siih ugargar amiin yarabi amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM
Adeer Muslimiin Hainoo danbeysee Somaliya Mideeya horta.
Muslimiinta iney midoobaan ayaa ka muhiimsan soomaali teeda.
Allaha u gargar o samirka u adkay o qouweh
😢😢😢😢😢😢
Abdi xayiyow kulayabi yee horanas qaburiyinta iyo bidcatha mowlidka u amantay hindina waxaba kadaran waxadnalahortagantay , maxasdahday cumar R.N ushegaa aa subhanallah amasdahtit Allah ubariya, wayo Cumar R.c wajikisa wakutay keeni ayadiman muslimintana walodiday inay barayan qubururaha wayo washirkii. Allah kayab oo umada hawarerinin
Afsoomaaliga aad qoraayso iska sax
@@ummkhubayb2290 run baad u sheegtey,
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
❤
Kan wa xagjir
Asc sh,a iyo ummada ku xeran waxaad ogaatiin in aynan falastiin kalyay aynan dantoodada ahayn ee aan qalbiga isku furnay oon meel cadawga qarsoon meel uga soo wada jeesano isna koriya dawlad iyo maskax ba
Sucudigi Cawa Haduu Kudhawaqo Waxshidala Iyo Saliid Ankaibinayaa Majirto Rergalbed Iyo Yurub Hadan Yuhuudu Dagalka Jojin Isla Cawa Ayuu Jogsanlahaa Lakiin Waa Ducuf Dabadhilif Maraykan Mana Oranayaan Alehadilo
Beentada maaha lkn manta Saudi ga waxey la safan yihiin Yahuuda xaqiqda jirta taa ah bro
💔💔💔💔💔💔💔💔🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
من المؤمنين رجال صدقوا ما عاهدو الله عليه فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر وبدلو تبديلات
Sheekh cumar shaqadisi wa uu gutay ee aniga iyo adiga iyo kuwa inala midka ah ee murtadiinta muslim isku sheega ah iyo kufaarta asliyiinta ah u yaqaana amiirul mu'miniinta ayaa dhiman ee fadhiga inaga kici dadka masaajida ha kaga qoslinine meel nin rag ah ku hadho mala jogee
Sheekhow good INAAD u ilmayso dad la dulmiyey. Laakiin charity began at home. Ka Hadla oo u ooya dulmiga waddanka kasocda. Palestina u duceeya. Carab ayey u taalaa sidey u difaaci lahayn. Aan u deceyno oo kaliya.
Carab umataal. Qadiyada Qaza waa mid muslim ee ma ahan mid carab
Muslim oo dhan bey u taal arinka falastiin waana waajib in lagu jihaado yuhuuda ku kaadinaysa beytul maqdis ama مسجد الأقصى.
Kids are made
qaramada mudobay waa quran midoobay
Ma
Muxuu ilmada ka ceshan waayay
Somaliya maxayku suganatahay
Sheekhu Somalida kama naxo. Dagaalkii Lascanod maalin kaliya kama hadal.
Shiiqoow carab ha isku daalinin sayidka ayaa horay noogu sheegay carab ineey dad aheen
Dslxiis ma aha waa xujaaj
Damu jadiid miyaan aamin karaa , meela dagaalbay ka wadaan meel waan heelin rabaan ayay leeyihin bal adugu is qabasii
Carab nabi Mohamad Scw ayaa ka dhadhay ka xiishuuud wll Qli
Kasoo qaad hadaan xaduud la lahaan lahayn yahuuudaas wlhi caadi ayan usoo cibaadaysan lahaaa lkn carab wad aragtaa waa nijaas ayakaaba usoo horkacaya yahuuda. Fiiri jordan masar waad yabaysaa
munafaqinta amiirada aya kacbadii ku habsadAy ee ilaheey hanaga qabto
Beenaale Munnafiq ah oohinta yixaaska kala kor tag ummada
Afaka subso saqiir mahide
Culimada afkaada ka ilaali hadii kale waa laguu yaabaa.
Salaantii Cumar R.c waa idinka gaadhsiiyay idinkuna naga gaadhsiiya ....!!
Allahu akbar