Deg Deg Itoobiya Oo Sharuud Ku Xirtay S/Land, Firdhiye Oo Loo Diiday Shirka M/Goboleyada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 май 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 23

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 25 дней назад +3

    Ethiopia has no right to become a member of the redsea while Ethiopia didn't belong maritime coast of it's own country, Therefore Ethiopia is only troublesome to Somalia.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 25 дней назад

    waa waajib howlgalka ey xutiyinta kahayaan badda kaasoo caqabat ku ah Israel iyo reer galbedka wanku faraxsanahay waxan leyahay xutiyinta guul sidokale wiilasha geesiyaasha oo xaqqooda udiriraya guul dhameys tiran illahow cadawga gumeeystaha burburi oo ciidagali illahow shacabka reer falastin dhibatada kaqaad illahow shacabka reer falastin badbaadi illahow aamiin yarabi

  • @user-qe5dp9bn6o
    @user-qe5dp9bn6o 25 дней назад

    Hooyadiin u sheega yaad doqomeey saneeysaan qaatumo cidna hoos joog uma aha Degaan ayeey leedahay hadaadan u baahneeyn ayagana idiinma baahna nagu kala wada beri yaan loo baahan nin ixooray maantaan xumaa amasa xaasoobay ku xil tiray anigoo xoogleh 💪🏿

  • @user-qe5dp9bn6o
    @user-qe5dp9bn6o 25 дней назад

    Raganimo dheh jaamac siyaad waxaan u rajeeynayaa ineey noqdaan hogaanka dhulbahante nadiifna ah alahoodana tabakala

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 25 дней назад

    Abiya hi net bad watar wan hi net hilpie tubo ayaaloo xariirin big beeb abiya

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 25 дней назад

    Kkkkk 26 ayaan bad lahayn ( maxaa Itoobiya ka duway ? ), waan kaa xoog badni arinkoodu, canshuur ayey iska bixinayaan sababtoo ah iyadu bad Ilaahay ma siin.

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 25 дней назад

    Yaab, ina cumar geele wuxuu rabaa in uu degmada seylac isana qaato, ooramka way isku og yihiin

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 25 дней назад +2

    Maxa meesha yaal o loo diiday isaga dhiiqo dontay waa meel cebaysane

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 25 дней назад

      Labo shitoole iyo doqon hal dagmo jooga markii uu wakiladii dagmada uu ku darsaday buntland miyuu rabaa soomaali nimo caqli daarood sidaan miyuu ahaa damac badanaa oo damiir xumaa

  • @raafxero527
    @raafxero527 25 дней назад

    Ethiopia dakad ka dhigan meeso meel Alshabab ka buxdo.😢

  • @user-zb5jk1fv7v
    @user-zb5jk1fv7v 25 дней назад

    Madaale meeshaan kaalin kumalaha ee waa tabeele meesha lasoodhigay

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 25 дней назад

    18:41

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 25 дней назад +2

    Asalum cayakum garaada waxan kugu habalyeenaya hadalkaga macan oo ah in aad dhahdo dadka wllaha ah soo duko waxan illahay kaga barayay in illahay kugu badalo kher mid aduun iyo mid aqiiro isha allaha isha allaha isha allaha

  • @faizabayer
    @faizabayer 25 дней назад

    Tani way ka Dewan tahayw coidam ayaan keenayaa xaq waa la siiyay hadana Bernera ayaa wax uga soo dahaan

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx 25 дней назад

    Asc xuutiyiinta dawlad khaarbadan oo dowlad sheegta wey ka xoreeyaan

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 25 дней назад

    Sitasada ithopia ka wadato soomaliya in ay qirto in ithopia qax uleedahay mari biyood in ka hesha dawladaha diriska la ah ithopia qiritan kaasi mid soomaliya khuseeya ma ah marka la eego sida ithopia u dhigayso ama ay kawadato mar taasi soomaliya kama suuroobayse waxba aan la isku hawlin hawl aan xaba ka dhamasn wooyo soomali hadii ay qirto sida ithopia ka wada wax odhan karta bada lughaya ayas badaha deriska noogu dhow oo aanu deked kasamaysanayna marka hadii ale idmo wasn ka feejiganay waxa ithopia wadato wabilashi tawfiiq allaa mahadleh

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 25 дней назад

    Oo ma dabinka loodhigay yuu isaga dhacayaa muukasoo dhaqaaqo main lagu biyacabbuu rabaa

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 25 дней назад

    Hadda fasalkaan axmed madoobe iyo xamse mina tiada nooguma jiraanne meelahaas haiska xabkaysteen

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 25 дней назад

    Been nool

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 25 дней назад

    Ooramka xumi muxuu isku haystaa

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 25 дней назад

    Calanka florida state waa latiraa Ethiopia 🇪🇹

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 25 дней назад

    Shirka xamar ka socdaa waa kooxdii xasan gurguurte dantiisa ka fushadey markii hore hadana uu ka dhamaysanayo inta ka dhiman ee uu u baahanyahay mana jirto cid ay metelaan mana aha shir isu dheelitan

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx 25 дней назад

    Asc meesha dawlad majoogee maxaa loo tegayaa khawaarij ayaa joogta