Комментарии •

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Месяц назад +19

    Walaal waanku taageeraa
    Howlahaaga
    Quraanka ku dar inaad barato 👍

  • @sumayoibrahim2760
    @sumayoibrahim2760 Месяц назад +42

    M.a wa gabar adag kalsoni badan leh allah ku xafido❤

  • @muzaylarfashkax3650
    @muzaylarfashkax3650 Месяц назад +23

    Queen of social media baad keentay maanta 🎉🎉🎉

  • @aabdallaahmed170
    @aabdallaahmed170 Месяц назад +8

    We love Faraska Madow next episode please thanks for Ur respect our opinion Sir Really

  • @fahadmohamed2776
    @fahadmohamed2776 Месяц назад +29

    Bro next baana noo keen 🎉

  • @OmarSuliman-ny8uy
    @OmarSuliman-ny8uy Месяц назад +3

    Fishai fishai masha allahu a laykum in sha allah ana jaye kum min nijer🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪

  • @user-wq9km1oq4o
    @user-wq9km1oq4o Месяц назад +11

    masha alah abaayo horay usoco aada uqalbi wanagsantahay❤🎉🎉

  • @xalanekahiye6412
    @xalanekahiye6412 Месяц назад +14

    masha allah gabadhaan waa boqorad wll horay usoco🙏

    • @dafeahame833
      @dafeahame833 Месяц назад +2

      Boqorad Kadher RUclips ka ayan saka barayay waa gabar raga dhax bodeyso ilahey ha nosoharuniyo

  • @dafeahame833
    @dafeahame833 Месяц назад +12

    Asc walal Abdi aziz mahadsanid in badan
    Dadka aad no keeneyso waa dad dhinaca ďiinta ku hooseeyo marka laga reebo shiikh shantay
    Marka isku ďheylatir marmar noken dad diinta kufican
    Wax badan ayad qabatay horay u soco diintadana kawarqab❤

  • @IbrahimabdiyareAbdiasiis
    @IbrahimabdiyareAbdiasiis Месяц назад +7

    Masha Allah waa gabar aad uwanagsan Allah ka xafido wlle ❤

  • @AxmedAbshirAli-pi8sw
    @AxmedAbshirAli-pi8sw Месяц назад +11

    Al Qalam Bosaso ilaa Hada Wala dhigtaa...

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Месяц назад +6

    Runtii gabadhan waa kalaooni way ka muuqato isk kalsoon ka muutaqato well come soo adiga somalia waa gabdh lagu faami karo

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g Месяц назад +16

    Masha Allah

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 19 дней назад +1

    Masha Allah sihaam xbbti macadka alqalam miyaa dhigan jirtey

  • @OmarSuliman-ny8uy
    @OmarSuliman-ny8uy Месяц назад +2

    Masha allah i love somal i camen in sha allah 🇳🇬🇳🇬🇳🇬🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to Месяц назад +22

    next so qabo fariska madow

  • @user-jn3yx7wh5c
    @user-jn3yx7wh5c 24 дня назад +4

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

  • @ghalebAldosari
    @ghalebAldosari 12 дней назад +1

    Wlhi anoo hoyadey hal wadan isla joogno meel iguma gurilaheyn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdulkadirmohamedyusuf4664
    @abdulkadirmohamedyusuf4664 Месяц назад +6

    Waan qandhahay waxaa rabaa in aan dad xanta si aan u caafimaada
    Ariyadii Sihaamiita

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5l Месяц назад

    Masha Allah sihaam qof qalbi fiicn waye oo dabeecad leh❤😊

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Месяц назад

    Mansha'allah Sihaam, waa ku taageeraaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-rw3vk7uv6t
    @user-rw3vk7uv6t Месяц назад

    Masha Allah tabarakalaah Allah haku xafido

  • @NaimaHassanAhmed
    @NaimaHassanAhmed Месяц назад

    M.a allah ku xafido abaayo guuleyso inteynololiyirto. Ee be haku dhowro naf iyo sheydaanaa xiriiriy baayo huwa to lawada waalid waxa ka eeyn oo baari loo noqon laahaa majiro oon Allah eheen

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Месяц назад +2

    Koley Anigu waan tageeraa siham Iyo tiimkeedaba

  • @aragsancabdinuurCabdinuur
    @aragsancabdinuurCabdinuur Месяц назад +2

    mash allah allah ku xafido abyo ❤👸❤❤🖤

  • @maxamedcalinuur7342
    @maxamedcalinuur7342 Месяц назад +1

    M.a gabar qalbi wngsn alle haku xafido wll

  • @mahicharhabib9594
    @mahicharhabib9594 Месяц назад

    Masha allah wa gabar hadalo caad caad❤

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 16 дней назад

    Wa qof abaal leh thanks sister 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @saleebaannuux947
    @saleebaannuux947 20 дней назад

    Masha allah hore u soc walashay ❤❤

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan Месяц назад +1

    Maasha allah ❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Месяц назад

    Ayan bbe keen Wilo Cadey keen wan salamaya dhaman jilayasha anigo ah abwanka qaranka. Wan idin wataa ❤❤❤❤❤

  • @user-yt6fx8hm6y
    @user-yt6fx8hm6y 22 дня назад +1

    Masha allah

  • @user-wg7wg9sr5s
    @user-wg7wg9sr5s Месяц назад +2

    Waa sxbka baana boy

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 Месяц назад +6

    Gabadhan waa gabdh u qalanta TV horkeeno ku Fiican metelad afka Somalia waan basantaha qurux xogan sharafta waa Somalia usoo baxday uqalanta inay somalida kusoo darto sidii wax wadanka dub usoo celinaya

  • @saciidoffical9268
    @saciidoffical9268 Месяц назад +4

    Rice 🍚 is the best ❤

  • @abdirahmancoday6074
    @abdirahmancoday6074 11 дней назад

    WALAAHI wey qalbi wanaagsan tahay maan shallh wllo

  • @user-yh3ye6vx9x
    @user-yh3ye6vx9x Месяц назад +3

    Ugaas abdi waxaan rabaay in aad kusoo qaadatiid Barnnamijka kii ramadaankaa.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 27 дней назад

    masha Allh❤

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Месяц назад

    Sihaam aad ban uga helaaa jaliinkeda guuleeso sihaam

  • @Koyama548
    @Koyama548 Месяц назад

    Masha Allah sister Allah ku xafido boqorad ba tahay 🥰🥰🥰🫡🙏

  • @ismaaciilxuseen9352
    @ismaaciilxuseen9352 Месяц назад

    Masha allaah qof karti badan

  • @user-yh3ye6vx9x
    @user-yh3ye6vx9x Месяц назад +6

    Runtii waan taaagera gabadhani

  • @ayanosman4841
    @ayanosman4841 Месяц назад +4

    Al qalama sihaamiita ❤❤❤❤❤

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 4 дня назад

    Masha Allah qof macquula

  • @abdirashiidcabdixasan
    @abdirashiidcabdixasan Месяц назад +2

    Manshallaah

  • @user-rw3vk7uv6t
    @user-rw3vk7uv6t Месяц назад

    Allah haku xafido

  • @ZakayowZakayow
    @ZakayowZakayow Месяц назад +8

    Faraska madow soo qabo

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t Месяц назад

    Ilaah hakuu ziyaadiyo❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Месяц назад

    Asc dhamantin Miss sihaamita iyo cadib casisis wan idin salamay ❤❤❤❤❤

  • @MohamedAminHassan-nl2cl
    @MohamedAminHassan-nl2cl Месяц назад +2

    M a gabadan golsoni badan aya tahay abayo keep going

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 16 дней назад

    Mash allah walshay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @SinaloZono
    @SinaloZono Месяц назад +2

    Shihaam ❤hor usuco wllo

  • @MohaAasa
    @MohaAasa 29 дней назад

    M.Allah

  • @macaanemuqdisho
    @macaanemuqdisho Месяц назад

    Next baana no keen❤

  • @user-if9lt8yx8q
    @user-if9lt8yx8q 29 дней назад

    Soo badi

  • @XasanIidle-do3kn
    @XasanIidle-do3kn Месяц назад +10

    Ninkasi qadadisi buu dhacsaday waa legend 😊😊

  • @cumardaahir-kc1qn
    @cumardaahir-kc1qn Месяц назад +2

    NOOKEEN NATAASH❤

  • @illintir
    @illintir Месяц назад +13

    share dhaha ❤

    • @qaalihassa3057
      @qaalihassa3057 Месяц назад

      Maa Shaallaah Abdi Aziz
      Jisaakallaahukheyrn Kheyr
      Waxakasta kacaawisaa bushada guuleyso walaal
      Sihaam Aadbaan ugahelaa
      Maa Shaallaah ayada iyo teemkeeda ❤❤❤

    • @omareid5013
      @omareid5013 Месяц назад

      Ma,xaad ka faa,iidi sxb

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 29 дней назад

    Iyo siham cday❤❤❤❤❤❤wa ku salamay

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 21 день назад

    Abwaan sharlawe keen c/casiis

  • @mohmedkhaliif5639
    @mohmedkhaliif5639 Месяц назад +2

    Faraska madawo soo qabo😊

  • @faracadechanel1830
    @faracadechanel1830 Месяц назад

    Bana soo qabo next

  • @Amiinsimba10
    @Amiinsimba10 Месяц назад +1

    Next ali Aadan mumin soo qabo lagenow

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi Месяц назад +2

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉👑

  • @HasineeyHirow
    @HasineeyHirow Месяц назад +2

    Next abuukar ulusow😂

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 20 дней назад

    Gabdho cilmiga diiniga ah hala barto waqtigaga dhalin yarada ad thy wa in aad ugu faaideysato cilmi wallahi waleys weydina qiyaamo waqtiga halaga faaideysto

  • @user-zh2op2jr9u
    @user-zh2op2jr9u Месяц назад +1

    ❤❤❤

  • @HaashimcalimaxamadHaashimcalim
    @HaashimcalimaxamadHaashimcalim 16 дней назад

    Ani lee isheegoosaa tilmaamteeda 😂😂😂

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida Месяц назад +1

    M.a gabdhan wn jeclahay furay wye😂

  • @user-oo9cr2te9x
    @user-oo9cr2te9x Месяц назад

    M.a❤❤❤❤❤

  • @Maxamedyare-sm6fx
    @Maxamedyare-sm6fx Месяц назад

    Sxp alka boy liisa kusoodar sxp qaali ok

  • @NaasirXasan-ii5ki
    @NaasirXasan-ii5ki Месяц назад +1

    Inta og in uu bana yaha like

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    😊

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 Месяц назад

    Gabadhayda samideed aatahay sihaam

  • @liibaandoscky2797
    @liibaandoscky2797 18 дней назад

    Kulaha wax lacag lacag lagu helayo shekoyin las jecle only onta naceb sheko lacag lagu helyo 😂☝️

  • @user-yc6ge3zz9s
    @user-yc6ge3zz9s Месяц назад

    Bana waye

  • @user-zm4co4xx5k
    @user-zm4co4xx5k Месяц назад +2

    Faraska madow next

  • @AadanAbshir-r6u
    @AadanAbshir-r6u Месяц назад +2

    Faraska madoow

  • @Daaruldacwa24
    @Daaruldacwa24 Месяц назад

    I support Sihamiita Somali girl funs

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 23 дня назад

    Sad 😔 intaa marka ee dhamaatay ee ka soo dhaqaaqday mum

  • @maxamedyariisow7734
    @maxamedyariisow7734 Месяц назад +1

    Kuuma gaabayo masaha allah

  • @user-ui3es8tl1o
    @user-ui3es8tl1o Месяц назад +1

    Rice 🍚 🌾

  • @user-hb2ve7cw3z
    @user-hb2ve7cw3z Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 29 дней назад

    Wcs wall abdiziz

  • @user-ie3kb3dq8w
    @user-ie3kb3dq8w 28 дней назад

    Sihaam dhiiga❤😢

  • @NadiifoJibriil
    @NadiifoJibriil Месяц назад +1

    AY team alqalam waa kusalalanay sihamey😢

  • @binucarab7806
    @binucarab7806 Месяц назад

    Queen hafsa

  • @raxmoibrahim8915
    @raxmoibrahim8915 Месяц назад

    Baana soo qabo

  • @HDH861
    @HDH861 Месяц назад

    Baana noo keen

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад +2

    Gabadhan wa gabadha an ugu jeclahay tik tokers mashallah keep going

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 27 дней назад

    Sham aurux aqoon adaab ayay isku heydays sida ay nooga Oslo’s sad bay ugu fiicantahay

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Месяц назад

    🤙

  • @user-no4kw6jl5s
    @user-no4kw6jl5s Месяц назад

    Wan jeclahay sihaam waa Gabar edeb badan

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Месяц назад

    No ken Idiris itabo,Baquli boy iyo Haashim of, Quanxawo diseen.

  • @user-gx9of5md3i
    @user-gx9of5md3i Месяц назад

    waxaan diyaar u ahay inaa guursado sihaam si sharuud la aan ah

  • @ifraxcabdul7355
    @ifraxcabdul7355 Месяц назад +1

    Bana madax buru keen

  • @Maoamiias7783
    @Maoamiias7783 Месяц назад +1

    Faraska madow

  • @safiyodaar
    @safiyodaar Месяц назад

    gabadhan wiijigad markan Aqaristo xasidad bey uu Agadahy

  • @GANACSADEBusiness
    @GANACSADEBusiness 22 дня назад +1

    Sihaamey wxn qurux Lee miyaa

  • @yuusufibrahim5358
    @yuusufibrahim5358 Месяц назад

    Faraska madoow sxboow 😂