ISHOWSPEED WAAN LAKULAMAY 😳😳😳😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 310

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali  Месяц назад +22

    Asad oo kahadlay kulaanki aniga iyo ishowspeed 👉 ruclips.net/video/gGzNcoLmRnI/видео.htmlsi=_KrdDKUN2v4BdyJF

    • @CabdallaSharif
      @CabdallaSharif Месяц назад +1

      @@Zaki_somaali Hada zakiyoo ma nin gaal ah baad saas dhan ugu faraxsantahay inaad aragtay oo kaliya nin rabigii aan aqoonin maa saas dhan agtaada ugu weyn Muslimiinta ayaa mudan inaad u jilicsanaato oo garabkaada u raariciso gaaladana aad ku ad adkaato ilaahey wuxuu quraankiisa ku yiri isagoo nabiga iyo asxbtiisa ka sheekeynaayo
      (محمد رسول الله والذين معه اشداء علي الكفار رحماء بينهم)
      Muxamed oo ah rasuul ilaaheey soo diray iyo kuwii la joogay waxey ahayeen kuwa ku ad adag gaalada dhexdoodane isku naxariista oo is taageera

    • @Dayibliamt-mf6si
      @Dayibliamt-mf6si Месяц назад

      Asc waxaan kuu hayaa topic viral ah

  • @Hussaindulane321
    @Hussaindulane321 Месяц назад +232

    Kwrn i show speed uu la kulmay farxada haduu janada kula kulmi lahaa nabi muxamad scw ilaahi janada hanagu wada kulmiyo muslimiinta oo dhan

  • @Babnz
    @Babnz Месяц назад +131

    Nin qowl leh Thy lejenoow😅

  • @HussainB.M
    @HussainB.M Месяц назад +93

    Legend 🎉😂😂😂 wllhi you did it pro
    5M subscribers coming soon pro

  • @rahmohasan
    @rahmohasan Месяц назад +69

    Wilki ugu horeye o somali eh o helay saxiixa ishowspeed😮

    • @Jaden012-u5j
      @Jaden012-u5j Месяц назад +3

      I show speed ma qof nogadigee?

    • @Movie.1745
      @Movie.1745 Месяц назад +3

      @@Jaden012-u5jmaxa u dawNe 😂

    • @rahmohasan
      @rahmohasan Месяц назад

      @@Jaden012-u5j hdu qof ehen mxa intazo dada daba dhigay 😅muuse mute nga gal plz👍🏾😅

    • @huskalitoabdi3586
      @huskalitoabdi3586 Месяц назад +1

      Been badh shegtay maxa ka horey will la irahdha chatmo oo Somali ku suganyahay Netherlands weliba ishow speed u la kulmay Waqti bay qateen Wana yar shekeysaden so hubso wll

    • @huskalitoabdi3586
      @huskalitoabdi3586 Месяц назад

      Been badh shegtay

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Месяц назад +11

    Hore u soco Saki horumarkiisa oo kale iyo mid ka balaadhan baan kuu rajaynayaa ❤

  • @KingXabsadee
    @KingXabsadee Месяц назад +44

    Kusaliya xabiibkeena muxamed scw

  • @CabdallaSharif
    @CabdallaSharif Месяц назад +12

    Ilaaheeyaa ka mayangalay inaan nin gaal ah aragtidiisa saas ugu farxo war ilaaheey la kulankiisa u xiisoo oo Raali ahaanshiisa Raadi

    • @NASTEHAMUKTAR
      @NASTEHAMUKTAR Месяц назад

      😏😏😏😏😏😏

    • @LiisaHassan
      @LiisaHassan 25 дней назад +1

      Bro cibaadeso meshaan katag Goorme Danbi noqoty inaa qofaa tageerto lakulunto Asi maakudhy illahey maka cabsadi war orod danyeelo

  • @KingXabsadee
    @KingXabsadee Месяц назад +54

    Kusaliya xabiibkeena muxamed (scw)❤❤❤❤❤

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g Месяц назад +17

    Ninkii ugu horeeyay we somali ah ee speed la kulma

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan Месяц назад +106

    TEAM ZAKI ONE LIKE ❤😊

  • @AminkJamaa12
    @AminkJamaa12 Месяц назад +3

    ❤❤:Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 Месяц назад +35

    Waa arkay asi iyo wiilka adno ridwaan❤

  • @RohanNasiibkaa
    @RohanNasiibkaa Месяц назад +29

    Ninkii ugu horeeyay somali ah oo speed la kulma noqotay

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid Месяц назад

      𝘈𝘯𝘪𝘨𝘢 𝘹𝘪𝘵𝘢𝘢 𝘸𝘢𝘯 𝘭𝘢𝘬𝘶𝘭𝘮𝘦 😂😂 𝘥𝘢𝘥 𝘣𝘢𝘥𝘢𝘯 𝘴𝘰𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘢 𝘭𝘢 𝘬𝘶𝘭𝘮𝘦𝘯 𝘢𝘥𝘪𝘨𝘢 𝘬𝘢𝘯 𝘣𝘪𝘴 𝘵𝘢𝘲𝘢𝘯𝘢😂😂

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Месяц назад +1

      chunkiz bay sxbo yihiinba, oo yaqaana speed, adna lakulan kaliyad jedaye, uu yaqana somalida speed

    • @SuufiAdduun
      @SuufiAdduun Месяц назад +1

      Chunkz, aj shabeel, sharky

  • @Farxiyaquen-hf8tj
    @Farxiyaquen-hf8tj Месяц назад +3

    Keap going proh ❤❤ waa ku wataa❤

  • @mssfatush-m4x
    @mssfatush-m4x Месяц назад +20

    Zakiyow ishow soo wad guriga asad iyo adno keen ,sawir laso gal ,somali wu taagera isaga kuna dheh youtubero badan oo somali ah aa ku tusa markas wlhi 1m wa gare ,laakin soomalia 30m we dhan tahy laakin xaasidin wye anaga is xasidno wlhi keep going pro

    • @Movie.1745
      @Movie.1745 Месяц назад +2

      Speed marax miyaa u qabtaa 😂

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid Месяц назад

      𝘕𝘪𝘯𝘬𝘢𝘴 𝘯𝘪𝘯 𝘤𝘢𝘢𝘯 𝘦𝘩 𝘸𝘢𝘢𝘺𝘦 𝘥𝘢𝘥𝘬𝘢 𝘨𝘶𝘳𝘺𝘢𝘩𝘰𝘥 𝘮𝘲𝘹𝘢𝘢 𝘨𝘦𝘯𝘢𝘺𝘰 𝘵𝘦𝘢𝘮 27 𝘢𝘥𝘶𝘯𝘬𝘢.𝘮𝘢𝘭𝘢𝘨𝘢 𝘺𝘢𝘲𝘢𝘢𝘯𝘰 𝘯𝘢𝘬𝘢 𝘭𝘦𝘦 𝘯𝘢𝘲𝘢𝘯 𝘯𝘪𝘯𝘬𝘢𝘴 30𝘔 𝘢𝘺𝘶𝘶 𝘩𝘦𝘴𝘵𝘢 𝘯𝘪𝘯𝘬𝘢 𝘴𝘰𝘰 𝘸𝘢𝘥 𝘥𝘦𝘩𝘦𝘴𝘰 1𝘔 𝘹𝘢𝘵𝘢𝘢 𝘮𝘢 𝘨𝘢𝘢𝘳𝘪𝘯 𝘪𝘴𝘩𝘰𝘸 𝘴𝘱𝘦𝘦𝘥 𝘴𝘪 𝘤𝘪𝘺𝘢𝘢𝘳 𝘮𝘢𝘬𝘶𝘭𝘢.𝘬𝘶𝘭𝘮𝘦𝘺𝘴𝘪𝘥 𝘴𝘪𝘥𝘢 𝘮𝘦𝘦𝘴𝘩𝘢 𝘭𝘰𝘰 𝘣𝘶𝘹𝘦 𝘸𝘢𝘥 𝘶 𝘫𝘦𝘦𝘥𝘦 𝘸𝘢𝘹 𝘣𝘢𝘳𝘰

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid Месяц назад

      ​@@Movie.1745 𝘶 𝘴𝘩𝘦𝘦𝘨 𝘣𝘢𝘭

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Месяц назад +1

      Hhhh ishowspeed cunug yar ma umaleysa marko kuso rcayo 😂 tankle ceyda iyo adno iyo xokayaqana ilmo 😂😅

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid Месяц назад

      @@Kiki_afcad-m7c u sheeg bal

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 Месяц назад +9

    Ku Saliya❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @UmulkeyrQaasim
    @UmulkeyrQaasim Месяц назад +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo wllkay zaki somli come soon 700K asxabta uso han balyey dhaman tiiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs Месяц назад +11

    Zaki iyo ridwan youtube ka Ishowsped kusoo arkay❤

  • @NazriMuxumed
    @NazriMuxumed Месяц назад +24

    Alla canimada macana marka dad ka ku xiiseyniyan 😂😂❤❤😌😊😉

  • @apdirahman5
    @apdirahman5 Месяц назад +9

    Inta stream ka ishow speed ka dhex aragtay zaki somali iyo wiilka adno like saara😂

  • @sagalmo4269
    @sagalmo4269 Месяц назад +14

    Kan wallahi waxa ika qiima badan.somali gemar&Asad& macalimow&amiiro&koo wallahi

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад +5

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zarasaid8579
    @zarasaid8579 Месяц назад +15

    Zaki funny wye gold play bottom leeh waata😅😅😅

  • @MandekAbdi
    @MandekAbdi Месяц назад +10

    Zaki somaali is not easy❤😂🎉

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Месяц назад +17

    Ee key Ee Maska Madow I can't wait 600k Inshallah coming soon ❤

    • @Nimcosss
      @Nimcosss Месяц назад

      AKA MAZKA MDOW dheh😂😂

  • @hudaismael2905
    @hudaismael2905 Месяц назад +1

    Can baad noqotee bee😮❤600k coming

  • @casrifarhan2637
    @casrifarhan2637 Месяц назад

    The legend Congratulations Zaki somali 600k

  • @Akwadani
    @Akwadani Месяц назад +12

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @GuutoAxmed
    @GuutoAxmed Месяц назад

    600k congratulation pro 🎉🎉

  • @NajaxMahad-d4q
    @NajaxMahad-d4q Месяц назад +5

    Wlahi Wan qoslay😂😂 Saki mid maha

  • @MrAbdirisak
    @MrAbdirisak Месяц назад +14

    Kkk geedba geedbaa ka weyn.
    Ninkan waa kii cr7 u oyn jirey la kulankiisa.
    Maantana isagaa loo oynaa oo waxaasoo umad ah isugu soo bexeen😅😅

    • @muniitamohaa9590
      @muniitamohaa9590 Месяц назад

      Wax walbo waa qaban karta waa isgu day un😂😂

  • @RahimaOS
    @RahimaOS Месяц назад +1

    East and weast for me zaki somali is the best i dont known ishospend really

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Месяц назад

    Congratulations🎉sxbky Zaki 600k subscribe coming soon..

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna Месяц назад

    600k coming soon 🎉🎉🎉❤❤❤finally ishowspeed

  • @timamohamed9155
    @timamohamed9155 Месяц назад +2

    Legend mesha ka fhex arkay

  • @amunali1330
    @amunali1330 Месяц назад

    Zaki Somalia keep going ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏💯💯💯💯💯

  • @BintiShiiq
    @BintiShiiq Месяц назад

    Fiicnaa leheedaa. Asakoo. Islaama. Inaad la kulantid oo dadka daba yaacayaana ey. Wada yihii. Muslimuun.

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi Месяц назад +2

    Zaki legend. Ishow zpeed wan ka heyna

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 Месяц назад +3

    Ishowspeed waa Nin Waalan oo Dunidu u Kuftay😂

  • @YaxyeMawliid-yv1sv
    @YaxyeMawliid-yv1sv Месяц назад +1

    Show speed bini adaam maanu ahayn waar dadkanaa ka yaabay wllhi walipa gaaal ah ayu ku frxsanyahy subxanaLah😢

  • @timacade2509
    @timacade2509 Месяц назад +11

    😂😂ishow speed la kulmay ma ahanee waa bursanyey dheh sidii ciyaalka

    • @ZamuEdit
      @ZamuEdit Месяц назад +1

      Wu bahdilanyahy izkuma jedaba 😂

  • @Minhaaj152
    @Minhaaj152 Месяц назад +6

    Guys zaki 600k cwada ama haben danbe a Garsino pls 🎉

  • @AbdirashiidyusufAliyusufAli
    @AbdirashiidyusufAliyusufAli Месяц назад

    All xayaad keena

  • @saygaomar5212
    @saygaomar5212 Месяц назад +1

    Somalia ugu horeeyey soo qabto speed😂😂

  • @mohamedofficiall8116
    @mohamedofficiall8116 Месяц назад +2

    Subxanallah kulahaa appleka gacantisa tabatay wuuba barakeysana muslmna wusheganaa war dadku qiimahooda saas dhan miyay isu liideen😢

  • @xalimoxasan90
    @xalimoxasan90 Месяц назад +5

    Zaki.Somali🤴💪🏼🥰

  • @ridwanabdi501
    @ridwanabdi501 Месяц назад

    Team zaki 600k coming soon 🎉❤

  • @Mr_Lionize
    @Mr_Lionize Месяц назад +5

    Anyone from Kenya 🇰🇪😱?

  • @CabdiraxiinFaysal-q8g
    @CabdiraxiinFaysal-q8g Месяц назад +2

    Wlhi streamka speed waan kaa dhex arkay sakiyow 😅😅

  • @AbdullahiAbdi-i7p
    @AbdullahiAbdi-i7p Месяц назад +1

    ❤❤❤❤😊😊😊zaki somali lengend

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n Месяц назад +1

    Team ziki soomaali hori usoco 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊😊😊😊

  • @hassofazul6835
    @hassofazul6835 Месяц назад +4

    Qof school digto vidio gan cawa dawana 😂😂😂😂

  • @ZakariaAbdullahi-ph3sv
    @ZakariaAbdullahi-ph3sv Месяц назад +1

    Firt time reply please big fan 😮❤😂

  • @Mustafmohamed-ls8tt
    @Mustafmohamed-ls8tt Месяц назад +1

    Somalida maa saas uu soo dhawayseed

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals Месяц назад +2

    dadbaa riyadoodu tahay inay qofcaan ah lakulmaan

  • @sadam1213
    @sadam1213 Месяц назад +4

    Waa kaahaayaa pro

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад +3

    Wejiga see leedhy 😂😂😂😂

  • @ClkaafiXasan-kc3en
    @ClkaafiXasan-kc3en Месяц назад +2

    Wlhy waa ku daawanya😂😂zaki somalia zxp wlhy waa iga qoslsiiya zxp ishowspeed imaa dishada aada😂

  • @AbdullahiAbdi-i7p
    @AbdullahiAbdi-i7p Месяц назад +1

    Zaki somali ❤❤😊😊

  • @YaxyeMusdhaf-h7q
    @YaxyeMusdhaf-h7q Месяц назад

    Zaki Somali iyo cumer halisway

  • @FatumaMohamedAli
    @FatumaMohamedAli Месяц назад +2

    Subxnallah sidas uudan miya uuu faraxada😢 jararkas aa argtaa 😢

  • @MohamedAbbas-e4p
    @MohamedAbbas-e4p Месяц назад +1

    Ishowspeed iska dhaafe wlhi cristiano ronaldo hadaan wadda ku arko aanan fiirineyn qiimaha illahey kuu yeelay ayaad dhulka ku jiiday wlhi subxanallah

  • @Yariisay
    @Yariisay Месяц назад +2

    Waalhy video dhib galay😂

  • @alminabdi8084
    @alminabdi8084 Месяц назад +5

    Wan la kulmay ma aha wanso argay deh😅😅😅

  • @SamiiroCshakuur
    @SamiiroCshakuur Месяц назад

    Zaki balanti wuu kasoo baxay anagana balanta aa ka soo baxno 700k ❤

  • @taabir-w3c
    @taabir-w3c Месяц назад

    Nin.ween.zaki somali🇸🇴

  • @Munajaamac899
    @Munajaamac899 Месяц назад +5

    Ma qaf ina la arko saas leesugu dar darraa😂😂😂😂

  • @Qalidhassan-x1g
    @Qalidhassan-x1g Месяц назад

    Maska madhow ❤❤

  • @Maqriblabiste7
    @Maqriblabiste7 Месяц назад

    Sakareye next roanldo 😊❤

  • @MuscabDaauud-tl4qe
    @MuscabDaauud-tl4qe Месяц назад +2

    Hadoocaanyahay maxaa faa,iidolagahelaa waawaalateen 😅😅😅

  • @RaxmaCabdiqadir
    @RaxmaCabdiqadir Месяц назад +2

    Zakiyaw waalagu buquujiyey😂

  • @MeimunAbdi
    @MeimunAbdi Месяц назад

    ZAKI SOMALI KEEP IT UP

  • @Wllhasan12
    @Wllhasan12 Месяц назад +3

    WAAN KAA FILAAYAY😂

  • @akpoi4880
    @akpoi4880 Месяц назад +6

    W Zaki Somali 😂❤❤🔥

  • @king_amiid
    @king_amiid Месяц назад +2

    Keep going brother

  • @Qoraxda
    @Qoraxda Месяц назад +3

    Zaki ishow speed prank kusame😂 asadna ukeen barnamijki yes or no haka sameyo gabadhan doqaga matahay sundus wuka hela wa hubaa

  • @SuhaybXakame666
    @SuhaybXakame666 Месяц назад +2

    TEAM ZAKI SOOMALI ON LIKE 😮👍

  • @waanwiiyare3628
    @waanwiiyare3628 Месяц назад +1

    Waaw lajan zaki❤😮

  • @adansandheere7284
    @adansandheere7284 Месяц назад

    Keep going my prother Zaki Somali saxiip nolaw

  • @Shoodhee
    @Shoodhee Месяц назад +2

    Ugu danbeyn you did it wallhy 1m ka badan uqalanta from somaliland

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Месяц назад +3

    Zaki somali waa na waaleysaa 😂😂😂marba hadaa ninkaa soo qabaty😂

  • @monaabdullah7350
    @monaabdullah7350 Месяц назад +1

    W Speed
    W ZAKI SOMALI
    🙌🤍🇸🇴

  • @saharaomar1787
    @saharaomar1787 Месяц назад +1

    600k subscribe 🎉🎉

  • @ZamuEdit
    @ZamuEdit Месяц назад +2

    Waad bahdilantahy nio walhi 😢. Wuba ku fanaya kagadarane. wTF

  • @SacdiyoDahir-yn3dc
    @SacdiyoDahir-yn3dc Месяц назад +4

    ilahayow ishowsped somalia keen I love wllh ishowsped ❤😂😂

  • @IsbitooreIndhoBulac
    @IsbitooreIndhoBulac Месяц назад

    Sxb aniga saas masameeyeen respect yourself boy

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Месяц назад

    Goat speed🐐

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Месяц назад +6

    Aduu waa kaas shalay asaa Roland u ooy naa yey😊😅

    • @Babnz
      @Babnz Месяц назад +2

      Birina kan oo loo ooynaaye daawane Adi meeshadii fadhi 😂

  • @UukeyCumar
    @UukeyCumar Месяц назад

    Tik tok maxa uka bixisay vidwwki hada ad suudhiktay😊😊

  • @bossleveledit-cd3rq
    @bossleveledit-cd3rq Месяц назад

    Zakiyaw waan Ku arkay ishowspeed dabatagan oo video iskaduubaya ishowspeed video giisa inataan so daawaday

  • @maxamedyare04
    @maxamedyare04 Месяц назад

    Live inaa ka soo garab gashay ahay lpx

  • @SowdoshMaxamud
    @SowdoshMaxamud Месяц назад

    Ronaldo veadio ka soo duub

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 Месяц назад +4

    Oo hada La kulan tahay maxa fa ida ah nin gaal ah 😂😂😂

  • @Umuuuui
    @Umuuuui Месяц назад

    wallhi zaki somaalin waa wataa noolaaw saki apwe mcn

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j Месяц назад +1

    Like faqiireed xitaa isaar 🎉🎉

  • @samsamxasan-hl3nl
    @samsamxasan-hl3nl Месяц назад

    Caanoow saki ❤❤

  • @AnasCali-uf6go
    @AnasCali-uf6go Месяц назад +1

    Zaki somali is not easy 😂😂😂😂

  • @FathiAbdiwahid-el3yd
    @FathiAbdiwahid-el3yd Месяц назад

    Oocayeey aashow ey maaba saan ugu farxeee yaahuu wllhi kan saas xitaa uma fiiriyeen yaahuu

  • @Ibraahim-i1d
    @Ibraahim-i1d Месяц назад

    Ninka sidaan loogadabo ordaa gaal lee soomaha walahi tan wa mucjiso 😢