ILAAHAY ha ku xafido il bani aadan allaha kaa dhowro waxaad tahay hillaac ka ifay dunida guudkeeda waxaad u Istaagtay ( all human on the planet specially blue laascaanood adeer we love you and we will always love you guul SSC cause it's......thanks Raxma
Rahma wariyadnimDa iskool loo galo hadad heli kadho gal Hadalka waxa qurux badan in uu dagan yahay waa boobsiisaa sido kale hadalka wariyaha ku waydiiyo lama soo qabsado jawbtada lagu bilaabaaa sido kale waxaa Daawadaa Wariyaasha xifrada leh lkn kuwaa so shegtay wariyaal mahan ee waa ciyaalka fecbook 😂 Aniga warinimo waa jeclaa lkn wakhtigaaa ma helin xifrad fcn meel lagu qaato somalia hada in loo sameeyay baa filin rahma yar gulayso byo❤
Dadka af soomaaliga ku hadla ha odhanin gabadhyahay, waa eray cunsuri ah ay isticmaalaan nimanka iiddoor ee Soomaali diidka ah. Soomaaliya ha noolaato, Somaliland ha dhacdo.
Geesiyad darwiish ah gabadhaa yartaa ilaa 2021 kii baan islahaa mar yaa garab siiya alx maanta hadii laascaanood oo xor ah maash alah
Raxmo waligeed ayey halgan Ku jirtay geesiyad aan runta la gaban
IL iyo Gacan cadow Kuma taabato
Guul inshaa Allaahu
KARTIDI oo qof ah. Darawiishad 🐎🐎🐎💙
Mashallah May Allah protect you Ina adeer; Guul laascaanood 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Raxma cumar carab darwishat dhaba keep going inaader💉♥️🇸🇴🍁
Masha allah raxmo waa gabar yar oo fariid ah allah xadidoo
Walaashay indho cadow kuma arkaan
Nn
Hambalyo walaaahay raxmaay alle Haku xifdiyo anoo reer reer mudug ah gaar ahaan reer Galdogob
😢😢😢😢
Masha alllh....ani gabfhan wxn ka baran rabaa.....dhirananta
Mansha allaah rahmo Omar waad istahisha VOA waxana tahay wariye dhameystiran oo aaad aktif uah
Adeer gabadha Mashallah dhaha
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴M.a xabibiti guuuuuuuul waawo kaxbo mcn saxweye🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Mashaaa alaaaaah raxma cumar carab horay usoco ina adeere dhal garaaaad +darwish
Maashaa Allah walaahi kelmad aan ku amaano midii aa soo qabtoba way ka qiima badan tahay adeer horay u soco
Wllo raxma ilahay haku xafido runtii waxad tahay xidig marlabaad usoo baxdey sool waxan runtii kugu ilaawaa hodan naaleeye naxariiste eebbe hasiiye
Man.sha.alah raxmo waa halyey alaha ku xafido raxmooy guul iyo gobanimo
wllshy alle haku daayo
Maa shaa allah
Raxma yar Daraawiishada
Soomaaliyeed guuleyso abid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha,Allah Raxama Alla ka ku xiftiyo adig iyo inta fikirka fiican meeqan wanagsa wad gaaridoonta inshaa,Allahu ku dhimo sharaf iyo wanaag aduun iyo aqiraba
Waan kuutagera walshay mcn waad dhirigalisay aniga oo joga nairobi lakin waxan ahay reer lascanood keep going
ILAAHAY ha ku xafido il bani aadan allaha kaa dhowro waxaad tahay hillaac ka ifay dunida guudkeeda waxaad u Istaagtay ( all human on the planet specially blue laascaanood adeer we love you and we will always love you guul SSC cause it's......thanks Raxma
maashaalaah diric firiiid maashaalaah
masha,all huuno carabkaaga allaha kuu xafido
Masha allaah
Waan kudhalay Kuma ay oran wexey tirahday waan kudhali
Keep on rahma yar MashaAllah
MashaAllah
M.a HBO raxmyo yar❤qaliya.horey usoco. Kabtaa.lama xiran karo🧚♀️❤ buuhoodle .laaska.allow dhowr dhulkii.duriyada dhiigayga🐎🐎
Mansha allah adeer guulayso raxma yar ilhy haku xifdiyo guulayso
Wllo
Mansha allah raxma cumar
𝐌𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥
Raxmo walaasheey waxaa kuu rajeynayaa guul keeb going
Aniga Waxaan Dhihi Lahaa Raxma Cumar RUclips Haloo Furo, Dad Badan Ayee Heleysaa Insha-allah Hala Caawino Gabadha Yar .
Keep going wllo bidhaanshe io walaashy raxma mnsha allaah
Fariiid keep going meel qof bini aadan ahi gaadho halka uzarayza kagaadh #RAXMA#CUMAR#CARAP
Rahama
Rahma wariyadnimDa iskool loo galo hadad heli kadho gal
Hadalka waxa qurux badan in uu dagan yahay waa boobsiisaa sido kale hadalka wariyaha ku waydiiyo lama soo qabsado jawbtada lagu bilaabaaa sido kale waxaa Daawadaa Wariyaasha xifrada leh lkn kuwaa so shegtay wariyaal mahan ee waa ciyaalka fecbook 😂 Aniga warinimo waa jeclaa lkn wakhtigaaa ma helin xifrad fcn meel lagu qaato somalia hada in loo sameeyay baa filin rahma yar gulayso byo❤
❤❤❤❤❤❤❤
Guulayso Raxma Yar
Maan sha alah mudane masuul
❤❤❤❤❤
M, a shaallaah 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓❤️❤️❤️❤️❤️Allaah ku xafidu raxmo cumar
Hambalyo raxmaay walaal qaali Ina hooyp soo dhawaw
dhal dar wiishi masha alaha
Amazzing amazzing masha masha allah masha allah masha allah she very tallent
Waan taagara walashey macane i laahoow no xafide gabdahana somaaliyaad
Raxma yara
❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Horey usocod wangsan
Masha allaah abaayo raxmo horay usoco
M,a rahma magacey kuistacmasha social media
Mahadsanid😊😊😊😊
Ma sha allah
Kuwa ka xun ha kutaagnaato
War quruxsanaaa
𝙜𝙪𝙪𝙡𝙖𝙮𝙨𝙤
Tvyada Somaliland iyo kuwa Somalia ama geeska afrika miyaad shaqo ka codsatid..
masha allah insha allah guuul raxma cumar carab
MashaAllah 🙌🏿
Rahman keep going
Dadka af soomaaliga ku hadla ha odhanin gabadhyahay, waa eray cunsuri ah ay isticmaalaan nimanka iiddoor ee Soomaali diidka ah. Soomaaliya ha noolaato, Somaliland ha dhacdo.
Cadowga, Cunsuriga, Islawaynaha, xaasidka, munaafiqa wajida badan....hadhaco, ha dhinto..Dadka allah haka qabto. Amiin Amiin.
maasha allaah Isha baxarka Alla hakaaduwo raxmaay wll
raxma gabadh wang san
Raxma cumar carab wan ku wata wllhi
Masha lah
Mashalah%%
Masha allaah raxmo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maansha allaah raxmaay guulayso
Oo bidhaanshow 221 maimaanjirtay sool dadkii kaqaxay baankuuheystay inaad kujirtay
Masha allh fariido hore usoco halkad doneyso waad gadhi donta insha allh
Masha Allah
Rahmo waxaan orani lahaa Bidhaan wanageey bilicsamadeey boqoradii gabdhaha ee reer laascanood bishii muuqata tahay ee dadaal sharafeey
mashallah habo ell xunkuma aragto
Raxma gabar reer somaliland reer dhulbahanta
Reer khaatumo dheh, intee Somaliland u wadaa
Mashal
Gacaliye
M.allh raxma
💔💔
Masha Allah Rahma
Mansha allah raxma yar keep going walaalo
M.A
Ina ader
Masha Allah wll qali
Maansh Allah xbbti Alle ha ku xafido aamiin yaaa Rabbi ✌
Maashlh byo mcnto
Manshlh keep gooin siste
dadka ugu afatahansan Somalia waa Dhulbahante
Wa na kudhalin
Raxam ilahay hakudayo walalo qali
Ma. Wana kudhiban wana kudhaqmi
Yaan lagaa waalin
Mashallah guul ssc inshallah
m.a
ilaahay hahanuuniyo
Maansha aalaah boqora
Mashallah guul iyo gobanimo
Erayadani kuna dhiman kuna dhali way iga gadantahay alla gabadhu caqli badanaa
Maansha.allaah.raxma.yar.
M a
Horay usoco walaashey dadaal
Rax
Guul waa in aad barato carabiga
Maasha Allah 🥰🥰🥰boqard darwiisht
Pq