Комментарии •

  • @user-ds2ul4lx7m
    @user-ds2ul4lx7m 6 месяцев назад +76

    Caawe waa jimco ku saliya nebi Muhammed scw ❤❤❤

    • @user-yg3tk2re7f
      @user-yg3tk2re7f 6 месяцев назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-yg3tk2re7f
      @user-yg3tk2re7f 6 месяцев назад +1

      ❤❤

    • @MohmedOthman7224
      @MohmedOthman7224 6 месяцев назад

      Scw

  • @user-hk5rs9fp9i
    @user-hk5rs9fp9i 6 месяцев назад +26

    Ala miskiinta amiira way khiyaameen😮😮cumeer Soo baxay amiira kulahaa😢😢inta aragtay😅

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 6 месяцев назад +55

    Asad is funny markiisa waan jiranahay kualaha 😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 6 месяцев назад +38

    Amira and ceyda wa isku sobaxeysan maisdhahden😂❤

  • @halimaabdalle4395
    @halimaabdalle4395 6 месяцев назад +31

    Ku Sali nabigan Mohamad scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 6 месяцев назад +30

    Amiiro gabar waye u naxariista plz 😢

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 6 месяцев назад +5

      Suuraha day adi😂😂😂

    • @osmanismailahmed1586
      @osmanismailahmed1586 6 месяцев назад +2

      Geme Lee waa ye maxaa Una xariis ta aytahay wllo😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 месяцев назад +96

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️

  • @nadiiraxasancllaahi6126
    @nadiiraxasancllaahi6126 6 месяцев назад +55

    Caawa amiira iyo ceyda ciyow ay Soo geliyeen😂😂

  • @Amiira252
    @Amiira252 6 месяцев назад +119

    Nabi mohamed hadaa jeceshahay like saar ❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 6 месяцев назад +22

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢❤️

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 месяцев назад +17

    Team cayda the legend 700k insha allah ❤🎉

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 6 месяцев назад +31

    Allah is one ❤🎉

  • @user-cp2du8bl1o
    @user-cp2du8bl1o 6 месяцев назад +20

    King ceyda aahe welcome back 😂😂😂my family

  • @Smaxto
    @Smaxto 6 месяцев назад +24

    ku saliya xabiibkeena muxamed nnk scw

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 месяцев назад +39

    Bisinka way is babiyeen wllhi heer la gaaray in wixii la isku tumayay ba la tuuro 😂Ani isbiinka markay Asad iyo Amiira ku jiraan ani saa uma jecli waayo Asad xoog buu ugu dhuftaa naxariis ma jirto 😅Sorry Amiira 😢😢

    • @maymunaabdinasir4937
      @maymunaabdinasir4937 6 месяцев назад

      wah maxa asi lee maa fiirinee bas okale lee amiira ayada aa biilowday markeda hore 😂 adkiise hayelato noh ayada wexe rabtaa op kaliya enee ayaka tumto lkn ayada marabto waxas xagma ahan wallahi wee inee cadal ahataa mise la iska daaya markee xaunka ee dareemte wey turtay 🤣🤣

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 6 месяцев назад +16

    Amiiro caawa maqribkii ayeyy soodhigtyy😂😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 6 месяцев назад +10

    Ramadaanka Alle caafimaad taama ha nagu gaadhsiiyo I.a❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 6 месяцев назад +35

    Team 27 isn't easy 🤗✊️

  • @user-lx4ob1ns2e
    @user-lx4ob1ns2e 6 месяцев назад +10

    Ceyda so badi wan ka heley lkn xukun iyo su aalo ka dhig karbaashka kadaa plz ceydow❤😊

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 6 месяцев назад +13

    King ceyda 700K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha2749 6 месяцев назад +12

    kingceyda team ceyda waku salaamayaa Asc ❤❤❤❤

  • @channeldiini7580
    @channeldiini7580 6 месяцев назад +10

    King ceyda 700K coming soon inshalah❤❤❤🎉🎉🎉

  • @queenmaariiza7235
    @queenmaariiza7235 6 месяцев назад +12

    Fadhigaan wada jirka waa u xiisne❤

  • @bahjakhalifbahjakgaliif4307
    @bahjakhalifbahjakgaliif4307 6 месяцев назад +6

    Wlahie asad amiiro intuu maag maagaayo waanba ku nacay war gabadha nooga dhac niyow 😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 месяцев назад +24

    Kusali rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 6 месяцев назад +6

    King ceyda is com back wada jirkiina waa uxiisnay

  • @user-Naasir666
    @user-Naasir666 6 месяцев назад +3

    Am one person view your videos pro keep going

  • @MohmedOthman7224
    @MohmedOthman7224 6 месяцев назад +33

    Ceydow is ilaali micnaha amiira iyo xanan yanay prank kugu smayn😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 6 месяцев назад +13

    Ceyda good lucky walaalkey❤

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 6 месяцев назад +7

    First comment from burco somaliland ❤

  • @user-eh6rw1px9b
    @user-eh6rw1px9b 6 месяцев назад +8

    Waryaa asad gabadha unaxariiso bilaa aqli yahow xaasid baad tahee wlhi way ilmaysey 😢 ax dumarka waa loo naxariistaa wllhi

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 6 месяцев назад +3

      Ayadaba manaxariisoosee wiilasha korkooda bir waaye miyaa

    • @maymunaabdinasir4937
      @maymunaabdinasir4937 6 месяцев назад

      @@munamaanka8020 so ma ahan ayada aa bilowday markii hore bo

  • @Ibtisaamsaalimsaciid
    @Ibtisaamsaalimsaciid 5 месяцев назад +1

    Alla amiira way qayaneen maskiin amiira cumera ku soo aaday amira ayay tumoyiin❤😢

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 месяцев назад +12

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @king_amiid
    @king_amiid 6 месяцев назад +33

    Team 27 on like❤

  • @mankiyey
    @mankiyey 6 месяцев назад +4

    Waryaya gwda unaxarista😢 Innocent soul Amira qurux ❤

  • @user-zq5mp2ej7d
    @user-zq5mp2ej7d 6 месяцев назад +7

    King ceyda Somalie

  • @nutralofworld6476
    @nutralofworld6476 6 месяцев назад +10

    Sxpkey ceyda waaku salamay😂😂

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 6 месяцев назад +3

    King 🤴 ceyda aaheeeey😂😂😂

  • @user-fc7kx9xo3w
    @user-fc7kx9xo3w 6 месяцев назад +14

    Ceda kokobulle prank kusosamey😢

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 6 месяцев назад +6

    Come on 700k waaa loo xii say. Fa dhi gaan wlhi

  • @Suuban632
    @Suuban632 6 месяцев назад +2

    First noqday caawa pro koko prank kusoo samee plz❤❤❤

  • @Saaba17
    @Saaba17 6 месяцев назад +18

    Asad iyo amiira goormee kala baxayaan 😅 90ka o isku hayaan

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 6 месяцев назад +7

    Adinku istuma hadaa rabtiin lkn dumarka unaxariista dumr waaye 😮 wallhi waa kanaxy

    • @maymunaabdinasir4937
      @maymunaabdinasir4937 6 месяцев назад

      suuraha jooji ee waa game ayada aa bilowday kow bo 😂

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 6 месяцев назад

      @@maymunaabdinasir4937 suuro maahane ciilee igu dileen kuwan gabarta way kugoobteen 😂 dumarland is not easy

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 6 месяцев назад +2

    Asad funny weeyan markiisa waaa jiranahay kulahaa😂😂😂

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 6 месяцев назад +7

    Alla kuwaan jecliyaa❤😢

  • @user-kw3qk4xt2u
    @user-kw3qk4xt2u 6 месяцев назад +2

    Waa codsi koko meesha barafka owad adigoo wadid ma arkin koko iyo king alpha pleas❤😢

  • @XasandaauudXaaji-sd5lm
    @XasandaauudXaaji-sd5lm 6 месяцев назад

    Su aalaha sifiican uugu jawaab ceyda waxaan waakeem xamaasad uyeel❤❤❤❤❤

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 6 месяцев назад +10

    Challenge gak wa u xiisnay ceyda thanks 700k coming soon inshallah

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 6 месяцев назад +7

    Yes saano kle tumowga hal wareeg ka dhiga kadib sualo sualihiina aaba funny ah😂

  • @NafisaHaaji51
    @NafisaHaaji51 6 месяцев назад +9

    Ceyda ina adeerow adi iyo asad maa qayaana iska deysaan😂😂😂Amiira hada qaladaa ku tunteen tuugo😂😂😂

    • @maymunaabdinasir4937
      @maymunaabdinasir4937 6 месяцев назад

      beenta joojii wax qalad mesha ma yaalo ee waa game ayada aa kow bilowday marka adkesii hayiilato 😂

  • @mohamedmohamud8453
    @mohamedmohamud8453 6 месяцев назад +9

    Ugu Danbeen Sideenii Hore Ayaad Ku Soo Laabateeen😂😅

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 6 месяцев назад +7

    Yaa amiira gacan ayaan u daagey inee dad dunto wee rabtaa iida eh inaa la tumo ma rabto 😂😂😂 inaa ka bacaariyo waaye next time

  • @user-oc2co1lv7x
    @user-oc2co1lv7x 6 месяцев назад +3

    Asc zxp cumeer big fan wanku xaystaa

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 6 месяцев назад +1

    We need part 2 please

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 6 месяцев назад +3

    Qayanada dhaafa ragow cumeer ay uso baxdey amiirey dgaheeen😂❤

  • @user-br4ss2ro7n
    @user-br4ss2ro7n 6 месяцев назад +2

    KoKo and ceyda waa isku sobaxeysan Amiira buusa❤

  • @user-wv6fi4ik2l
    @user-wv6fi4ik2l 6 месяцев назад +3

    😂😂😂😂😂Allah is 😊😊

  • @maryamomaxamuud8123
    @maryamomaxamuud8123 6 месяцев назад +6

    Cwa cumeer waasoo gaadeen😂😂😂😂

  • @Ibtisaamsaalimsaciid
    @Ibtisaamsaalimsaciid 5 месяцев назад +1

    Isoo doceeya inan ka mid noqdo team 27❤waa idin wataa❤

  • @Anzalsheiq1234
    @Anzalsheiq1234 6 месяцев назад +10

    Amiiroy cumer seyeshay walashey wilka wo kujecelyahy kaqaley dee unaxariiso😂😢

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 6 месяцев назад +3

    Cayda love isaar wll an jeclhy

  • @Mustafe-ui7zo
    @Mustafe-ui7zo 6 месяцев назад +5

    Cayda afartiina markale soo samee

  • @HadiyaMaxamuud
    @HadiyaMaxamuud 6 месяцев назад

    Waxn Ahy qofkiudanbeyay. Ekusogal. Tagerobuxa ku Ahay. Kusoco wallkay. King. Cayda❤❤❤😁

  • @SurprisedMarshmallow-pb8gm
    @SurprisedMarshmallow-pb8gm 6 месяцев назад +4

    Love you Tema 27❤😊

  • @user-zd2lb9gs5i
    @user-zd2lb9gs5i 6 месяцев назад +5

    Wllhi shekada donta wey igu socotay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 месяцев назад +16

    Keep going brother ❤❤❤

  • @blackfaster
    @blackfaster 6 месяцев назад +7

    King Ceeyda first comment ahy taagernimadada 😂😂

    • @user-vk7hi2ju5l
      @user-vk7hi2ju5l 6 месяцев назад +1

      fast rufiyan aa tahy 😂😂😂

    • @blackfaster
      @blackfaster 6 месяцев назад +1

      @@user-vk7hi2ju5l Oo cadaa 😅

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 6 месяцев назад +3

    Game ka karbaash ka hada ka dib only boys. Wallahi wa unaxay amiira. Asiim soo xasuustay asigo daawanaayo hooyadiis la karbaashay. Ka xishooda dumarka waliba hooyooyinka 😢

  • @ahmeddaacad2677
    @ahmeddaacad2677 6 месяцев назад +1

    First comment ❤🎉

  • @SheeqoCali
    @SheeqoCali 6 месяцев назад +2

    Allaha hani xafido Team 27 ❤❤❤❤❤❤

  • @QwnyQwny-ng4oq
    @QwnyQwny-ng4oq 6 месяцев назад +2

    😂😂 more plz

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 6 месяцев назад +2

    Coming soon 700k 🎉❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 месяцев назад +1

    Keep going ceyd😊 waa is tunteene😂

  • @sumayaaliabdi4583
    @sumayaaliabdi4583 6 месяцев назад

    Koko msha allh fans badan ee ledahay ❤😂 koko la,aanted ba lagu washay😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 6 месяцев назад

    Wow amazing keep going legend 🎉🎉😂❤❤❤

  • @MuniiraAxmed-fu4et
    @MuniiraAxmed-fu4et 6 месяцев назад +6

    😢😢Allah miskin Amiira qurux bilash ku tunten

  • @Riyaaq-22
    @Riyaaq-22 6 месяцев назад +2

    ❤Jah first comment ❤one like team 27❤

  • @Saaaboh
    @Saaaboh 6 месяцев назад

    Welcome back to asxaaptaada ceyda

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 6 месяцев назад +6

    Qab qab 4ever ❤❤🎉

  • @user-pc2cn5cv1j
    @user-pc2cn5cv1j 6 месяцев назад +1

    0:59 King ❤Ceyda❤❤❤❤❤

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 6 месяцев назад +1

    King ceyda 😊

  • @AffectionateAirplane-bj5lo
    @AffectionateAirplane-bj5lo 6 месяцев назад

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @Inaboolo
    @Inaboolo 6 месяцев назад +4

    Ceydoow❤❤❤

  • @user-du8kz2qv9i
    @user-du8kz2qv9i 6 месяцев назад

    Allah cumeer qayanolow waye wllhi cumeer aya so baxdey wllhi

  • @user-tm1yv8dd2r
    @user-tm1yv8dd2r 6 месяцев назад +5

    Koko kamaqan😢 qofa dhahy wuu kajaray ceyda 😮😂❤

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 6 месяцев назад

      Haaa mayla maqashayy 😂😂😂😂

    • @Ahmedsacii
      @Ahmedsacii 6 месяцев назад

      ​@@naciimmaxamed963 time ke waaye 😂

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 6 месяцев назад +9

    Koko lannteed iguma soconeysooo jaw😩mshan comment kuso gly bye😂❤

  • @kadiraahmed2040
    @kadiraahmed2040 6 месяцев назад +2

    Pls koko prank ku same

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 6 месяцев назад +2

    Cayda koko away 😂😂😂

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 месяцев назад +2

    Amiro gabar waye u naxariista. plz😢😢

  • @sucdysheikh198
    @sucdysheikh198 6 месяцев назад +1

    Amiiiiiiiiroooooooy cumer iyo ceyda weykuqayaaamen ,cumer asobdey ,amiiro kulahaa 😮😢😅😅😅

  • @user-kw5zi7hw6h
    @user-kw5zi7hw6h 6 месяцев назад +3

    Next koko

  • @user-gt6gv6jl2c
    @user-gt6gv6jl2c 6 месяцев назад +1

    Team 27 cawa waa iskuwada ciwan asad iyo amiira lee wye ciwanka cwa ❤😂🎉 wan idin wata

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 6 месяцев назад +2

    Gabadha halo naxaristo please

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 6 месяцев назад

    Mashaalaah 😂❤❤❤❤❤❤

  • @hoodoyaasin1480
    @hoodoyaasin1480 6 месяцев назад +3

    Asc kings Ceyda Mar hada tahay dadka Mobile videos ku duuub waxa clip noooga sooo sameeeysa qaaabka uuu duuubta adiga mobile isticmaaal sidooo kale editing ku sameeeyn videos intaaaas nooo Fa’aida wlll inshallah

  • @user-ci7sx1mn6b
    @user-ci7sx1mn6b 6 месяцев назад +8

    11:06 cayda amiira ok ppe dhahaya😂❤

  • @user-qm2xs2sm5y
    @user-qm2xs2sm5y 6 месяцев назад +7

    War ani asd waaba iska jeclahy Sir badan soo ban dhigaa😮😮

  • @amiishasindico9370
    @amiishasindico9370 6 месяцев назад +1

    Xafudullah eedo mcn ❤❤❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 6 месяцев назад +2

    Ceydow koko aaway caawa

  • @user-er2tq3ze9l
    @user-er2tq3ze9l 6 месяцев назад +2

    Koko la,aanted ma nurayo gameka waxan uso galay commentiga hadana bay by🖐🖐Next koko noken pls wllk😊