maasha Allah gabadha waa u hanbalyeynayaa sida wanaagsan ee ay usoo tebinayso wararka Fursad hala siiyo gabadha keep going move forward we congratulate you
Gantaalaha xuutiga allaaah ayaa wata wehel. Uma baahna wax celi karana malahan.bismillaah ayaa lagu soo diraa meeshey ugu tala.galen ayayna ku dhacayan allaahu akbar
Mawliid Xaaji kuguma raacsani in Ururka Hisbulah gantaalohoodii intii badnayd in Israel ay burburisay waayo ayaamihii u danbeeyay ee dagaalka intaanu joogsan waxaan arkaynay in Hisbulah ay ayaamihii u danbeeyay ay Israel ku garaacayeen ilaa 250 Gantaal hal maalin .
Reer galbeed iyo yuhuudi waa argagixiso sharcina ma yaqaanaan sidaa darteed in la Iska dhiciyo mooyee Ma yaqaan af aan ahayn xoog qori caaradii iyo dil
Dhibka Ka taagan 452 cisho qaramada midoobey ta wa neyso gumaadka Israel ku hayso shacabka falastin sharci jiraa majiro haduu jiro mareykan iyo Israel buu qaban lahaa
Alow falastiinay dhibaatada kaa dulqaad
Oo hoyigii Islamkay Alow ku. Badbaada feel🤲😭🤲😭🙏🇵🇸🤲😭
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
maasha Allah gabadha waa u hanbalyeynayaa sida wanaagsan ee ay usoo tebinayso wararka Fursad hala siiyo gabadha
keep going move forward we congratulate you
Thank u very much dhamnti good news
Keep going brother mawlid xaji
Allaah akbaar
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
Alahayow guule walalahen flasdin
Xutiyoow nefta kudheji Israel wey kibirte Rabiyow halaag kurid yahuda iyo xulafadoda Ameen ya Allah falastin iyo xamaas iyo XUTIYINTA dhamaan GUUÙUUUL IYO GOBANIMO WELIGIN GULEYSTA INSHAALLAH AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH
Falastiin.ilahay.haguuleeyo.amiin
Allaahu akbar
Gantaalaha xuutiga allaaah ayaa wata wehel. Uma baahna wax celi karana malahan.bismillaah ayaa lagu soo diraa meeshey ugu tala.galen ayayna ku dhacayan allaahu akbar
الهم انصراخواننا في فلسطين يا الله يارب 🤲 ❤❤🤲🤲🤲😭🤲😭🤲
Guul xuutiyiinta mashaa Allah
ماشاء الله
NIMCO C KARIIM
GO FORWARD
❤❤ hpn
Illaahay ha Siiyo Quwad Iyo Xoog Cudud Ciidan Oo ay iskaga Difaacaan muslimiintu Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil allahayaw Rabbiyaw Quwee Muslimiinta garabkooda illaahay Hagallo garabkooda dhamaan muslimiinta Garabkooda illaahay Hagallo
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Mareykan ísagaa sharwade ah
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤ ALLAH.HAGUULEEYO FALASTIIN LUGNAN YAMEN.SURIYA IRAAN.ALLAH HAGULEYO H😂😂😂😂 HANAJABIYO.CADAWGA SAHNOONIYADA AH IYO.XULUFADOODABA
Alahayow yahuda jebi
Guuul xamaas isha allahu.Allah haguleyo xuutinta
Ilahey haubadiyo walwalka omasibo hakudhacdo yuhud alaha babasho iyaga iyo eyaheda marekan iyo ingiris kufarta alaha burbursho misliminti ayey melkuxerten alaha kafuro meshey kuxerten muslinka ayabo laheste noqday Subxanallah ilahow ugargar falastin iiyo mislinka casidabadan okufarta kabaqayo
Gantaalada xuutiga waxaan loo qabin karin waa gantaal ka dheereeya guuxiisa 16 jeer oo ku gaadhaya yuhuuda 12 minute
HBN
Yaa huuti ladhaca haybara soonig
Nimco waxan rajayna wariye ween oo aan reer galbeedka ushaqeen
Gantaaladii maraykanka iyo yuhuudu ku faanayeeni aaway sida arrow 3 patriot iron dhome iyo Thaad
Allhow sandkaa cusub Israel dhugarii kuriid😢
1 Gandalf miya mise wa door gantaal intaasi bal ino sheek fatlan
Wariye Nimco waa qof Cod iyo karti isku dirsatay.....wararka markay tabineyso waa kugu soconaa warku
Mawliid Xaaji kuguma raacsani in Ururka Hisbulah gantaalohoodii intii badnayd in Israel ay burburisay waayo ayaamihii u danbeeyay ee dagaalka intaanu joogsan waxaan arkaynay in Hisbulah ay ayaamihii u danbeeyay ay Israel ku garaacayeen ilaa 250 Gantaal hal maalin .
Reer galbeed iyo yuhuudi waa argagixiso sharcina ma yaqaanaan sidaa darteed in la Iska dhiciyo mooyee Ma yaqaan af aan ahayn xoog qori caaradii iyo dil
Warka galabti iyo warka habenki waka logu jecelyay Marka nimco timacade barmamushyadakale udhibo mawlidaw inta tababarku udhamadayo
Free Palestine 🇵🇸
Mareykanku wuxuu rabaa inuu hub iyo dhaqaaleba inuu Israel ku taageero dawladii Palestine taageertana waa argagaxiso bl yaabkan kawarn
Dhibka Ka taagan 452 cisho qaramada midoobey ta wa neyso gumaadka Israel ku hayso shacabka falastin sharci jiraa majiro haduu jiro mareykan iyo Israel buu qaban lahaa
Bismillaahi.arraxmaani.arraxiimi.ashahaddu.anlaa.ilaaha.ilallaahu.muxameddu.rasulullahi.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.amin.yaa.rabbi
Dawladaislaamkahanoolaadeen