Waa loo jooga sida ay WADANI u difaaci qaranka Somaliland?Hadi ay ku guuleysataan oo ku soo baxaan doorashadan, Somalia ayaa bilaabi doontaa sida uu Fiqi u Cadeey war kiisa uu Somaliland hose ugu dhigey, in ay wada hadal bilaabi doonaan. Somaliland waa in Buuraha lawada fuulo hadii uu Cabdiraxmaan wada hadal lagelo Somalia. Hadii uu WADANI Djabouti tego, Somaliland waa in ay Kacdoon Kaga tuuran WADANI kursiga..
Walleeh Somaliland waa loo yaabaa? Dalkan 34 sanadood la soo dhiseye, oo maanta rajadii ugu wanaagsan la sugeye, hadii ay gacan khaldan ku dhacdo? Somaliland Xabaal aaney ka soo noqoneyn beey ku dhici doontaa. Xasbuna Allahu wa nicma Al.
Wallee waxa guntiga aad ku qarinaysaan way idin ku soo bixi horaa loo yiri lama huraan waa caws jilaal kaanfur ayaa idin haysa xoriyad ee wada saxda ah ku soo guda hadii kale yeel kiin
Hala idin arko reer WADANI ???? Dalku khatar buu ku jiraa, hadii uu Musa waayo doorashada, oo uu WADANI helo, fadlan Xamar ha ina geynina. Somaliland Allow dhoowr.
Viva❤barqaad batun horee usocoo guleiso insha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guuul xildhibaan muxaafida kusoo dhawaada talada dalka ❤❤❤❤
Kkkkkk xilka ka qaad ma hiilbaa hadalkaagu waa timir lafbaa ku jirta
Somalilland ney iskajir caadawga insha allah guul bennaleh somali iyo Djibouti iyo wadani mid walleh iskajira isbadilka xaamar iyo wadani
The best MP in Somaliland
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Somalilland guul iyo gomonimo insha allah muse bixi insha allah guul
Masha alah muxaafadkii durba shaqadoodii wey bilaabeen
Halkaa kawada wadanka inoo difaaca
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯right
❤❤❤❤❤ magaca haa jiro
Fiqi ma xasan baa xilka u dhiibey mise afkagu kaga qadayaaa😂😂
😎 Wadani si dhaba difaci kara Somaliland ✌
Waa loo jooga sida ay WADANI u difaaci qaranka Somaliland?Hadi ay ku guuleysataan oo ku soo baxaan doorashadan, Somalia ayaa bilaabi doontaa sida uu Fiqi u Cadeey war kiisa uu Somaliland hose ugu dhigey, in ay wada hadal bilaabi doonaan.
Somaliland waa in Buuraha lawada fuulo hadii uu Cabdiraxmaan wada hadal lagelo Somalia.
Hadii uu WADANI Djabouti tego, Somaliland waa in ay Kacdoon Kaga tuuran WADANI kursiga..
@halimamumin3643
😎 Saxb , dhola tus Wadani + xulafadisa HJ Somaliland ararkeen qacdi (Buuhodle ka dhacday) ✌
@halimamumin3643
😎 Saxb , wada hadalki waxa bilabay Kulmiye Silanyo .. 👍
@halimamumin3643
😎 Saxb Kulmiye Muusa , ceebti u geestay Isaaq + Somaliland waxa tirtiraya Wadani & xulafadisa ✌
😎 Saxb , calool xumida iska saar .. tareenka is bedalka soo raac .. Mahadsanid ✌
Ujawaab maamulka taagta daran ee aanu jaarka nahay
Somaliland is a Country ❤🎉
🔥
Madaxweyne Saxane waa ku mahadsanyahay dorashooyinka isasaarka ah ee isna isasaarka aynu ku ambabixinay,
Walleeh Somaliland waa loo yaabaa?
Dalkan 34 sanadood la soo dhiseye, oo maanta rajadii ugu wanaagsan la sugeye, hadii ay gacan khaldan ku dhacdo?
Somaliland Xabaal aaney ka soo noqoneyn beey ku dhici doontaa.
Xasbuna Allahu wa nicma Al.
@halimamumin3643 xaliimadii muuse saxane u oyaysay baad tahay, dalka adeer cod baa lagu maamula, nin jaceylkiisa Laguma maamulo, shalay habarjeclo markay muuse biixi u codeysay wadaniyiin bay ahaayeen, maanta markay Cirro u codeeyeen waaa huwan waxaasi waa caqligii doqonkii ina Kaahin, Xinif iyo Buuni iyo samaale, mida kale isaaq waa sadex habrood laba hadii is raacaan guushu waa cadahay, cidamadii qaranka ayaa dhamaan cirro u codeeyay ee ma Huwan baa iyaguna
Fiqi wixiisu guulwadeyn waa dhaaftay maca Buuni iyo xinif maanta fiqi baa ka guulwadeysan
maxaad difaacdaan dal dhulbahante baad kala dhamaan la.dihiin ilaa hada heer waxay dhulbahante idin gaarsiiyeen SSB G36 jabhado 2024 yaaaab qaran ilaa jabhado 2024 hhhhhhh
Xildhibaan fiqi waa wasiirka ugu caqliga xun wasirada dawlada daciifka ah ee somaliya ka jirta waa wasiir aan bislaaan oo aan siyaasi wali noqonin lkn somaliland waxba kama qaadayo
Dhulbahante ayaa kaa soo eryay Goojacadde.
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran
Istaaqfurulaah wllo wuu dhacay muuse biixi cabdiye ku soo dhawow isbedelka iyo madaxwaynaha cusub cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ee jamhuuriyada barakaysan. La qabso isbedelka ha xiiqine😂😂😂
wuu ismeedhayaa waakii hadawaakii
Haday soo baxaa xaalku waa meel aar ka kacay atoor fadhfadhiisay
😂😂😂😂😂😂😂
Waryaa fiqi waa nin Hiraab ah ,Hiraab Raali gelinmaayo iidooor .waa ceeb
ma nihin cadow xamar ka daran 😒
Lacagtii ololha ee aad kasoo qaadaten shalay meeday
Waa la idin fahansayhy huwaneey 😂😂😂
Fiqi munaafaqnimada alla haha abaal mariyo si deg deg ah .
Istus
Kumanan somali ah ayaa hamoalyeysi dorashada idin dhacday
I qof hdlkisa idin wada xanuuji bal inta idin hampalyeysi mxa ugu mahadcilin waysen
Waa yaabe rer somaliland maxa idin kagalay nin koonfur ka hadlay mise waxa kaladuwan qalbigiina iyo afkiina
Hhhhh oo yaad utirsanthy
Wallee waxa guntiga aad ku qarinaysaan way idin ku soo bixi horaa loo yiri lama huraan waa caws jilaal kaanfur ayaa idin haysa xoriyad ee wada saxda ah ku soo guda hadii kale yeel kiin
Ma imikuu ogaaday in xassan sheikh qayb Ka yahay dagaalka. Miskiinsanaa mise waa is yeel yeel
Benta jilayso nagadaya reer wadaniyow isbadilkad shegaysen iyo isbadilka xaamar shegayso mid somali inay kaalatagto maa figi baa kenay somalilland walleh waaloyaba kaan away xiil kuu aminen kkkkkkkll
Hala idin arko reer WADANI ????
Dalku khatar buu ku jiraa, hadii uu Musa waayo doorashada, oo uu WADANI helo, fadlan Xamar ha ina geynina. Somaliland Allow dhoowr.
dabaadan laheyn ayaad ku xaartey
Bal khiyaaliga eeg ii dheh qowada ii mashaqiii munaafq
Midgaan bakhtigaaga difaaco
Munaaafaq