ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 491

  • @ismailabdiwahab2386
    @ismailabdiwahab2386 Год назад +4

    Jaarso Cali madaxweyne Dir irir samaale oo Tuliguleed idinka soo salaamaya ilmo samaale

  • @abdirahman2365
    @abdirahman2365 8 лет назад +61

    Wax lagu walaa loobo waxa ugu fcn.لاإله الاالله محمدرسولالله..

    • @kaltumjama5202
      @kaltumjama5202 7 лет назад

      Abdi Rahman ilahay wuxu inagu amray inan xidhiidhino riximka.
      riximkana waxa lagu xidhiidhiya aqoon.
      nebigu wuxu ku amray saxaabada in ay wanaajiyaan masaarida markey dhulkooda gaadhaan.
      markii ay weydiiyeen sababta nebigu ugu amray sida wuxuu ugu jawaabay ayaaydii carabta dhashay (inta nebi iamaaciil ku abtirsata) baa masriyad ahayd.
      hadaanay ismaaciilba aqoon ma wixi dhalay oo hooyadiis ah bey aqoon lahaayeen.
      ashahaadada aad meesha ku qortay waa xaq balse qabiilkuna waa xaq.
      keliya in qof lagu dulmiyo ama lagu caayo baa xun oo cadaab lagu muta.

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 6 лет назад

      kaltum jama waa runtaa abaayo laakin dadkeena siaan wanaagsaneeyn beey u isticmaalaan taas umbu wiilka kabaqanayaa

    • @lordweeyn2275
      @lordweeyn2275 6 лет назад

      tse1.mm.bing.net/th?id=OGC.7e9631c52ff72a12f23853c30b136316&pid=Api&rurl=https%3a%2f%2fmedia.giphy.com%2fmedia%2flhcqTWMCP026k%2fgiphy.gif&ehk=AiGNDk8%2fqRWVcai%2bajNANw

  • @q.n1629
    @q.n1629 7 лет назад +43

    Ilaahaygi iga dhaliyay boqortooyada SAMAALE baa mahad leh. Alxamdulilahi rabil caalamiin. Waxan halkan ka salaaamaya walalahayo ilma IRIR SAMAALE, anigo kaso jeeda belweynta Gardheere samaale. Waa idin jeclahay dhamntin ilma SAMAALE ilma boqor👑✊️noolaada inbadan❤️

    • @Paris-cz7vw
      @Paris-cz7vw 6 лет назад +2

      wax faa.ida leh kuma aadan faanin waxa ideeqa muslim kadib soomaali intaas wax kayar iguma filna

    • @khadarsimba2313
      @khadarsimba2313 5 лет назад +2

      Q.N mahad allha bey u sugnatey iga dhaliyey Garjanta samaale nolada boqortoyada samaale

    • @xasancali1298
      @xasancali1298 2 года назад

      Sidookale waanku jecelnahay walaal mcn

  • @saamatabdirahman4281
    @saamatabdirahman4281 6 лет назад +22

    Viva garjante gardheer samaale❤

  • @mmc4644
    @mmc4644 2 года назад +4

    Gardheere
    Gaaljecel
    Dagoodia
    Ciise
    Masare
    Garre
    Coormale iyo kuwa wale
    Viva gardheere samaale

  • @maxamedcawaale9767
    @maxamedcawaale9767 6 лет назад +17

    Wanakan nin muusafiin a
    Samroon dhalada a 🖐🙏
    Duriyada shiikh samaroon
    Gob gobi dhashay
    Viva Habarcafaan ❤
    Viva makaahiil ❤
    Viva maxamed case ❤
    Nolada nasab ka ✌✌✌

  • @idinkaleewaaye248
    @idinkaleewaaye248 3 года назад +4

    9yrs kdib ban daawanayaa gobtii.marka.cadeey biimaal.baan ahay
    Viva biimaaal.iyo dir iyo all reer iirir samaaale

  • @havilahkuush7110
    @havilahkuush7110 3 года назад +9

    Miyaanan Reer Irir Samaale Aheyn🇸🇴💪

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 6 лет назад +15

    Iyaaah ileen somalidu dad yar maaha waxaan oo dad ah oon maqlaayo soo somali maaha allaa iga dhaliyay somaliweyn

  • @abdirahman2365
    @abdirahman2365 8 лет назад +61

    yaa igu raacay.Aniga waxaan ahay Muslim ahna Soomaali.intaasaa igu filan.Anigoo laf weyn (Soomali) ah inaan qurun sheegto maxaa i baday.Ha noolaadaan Soomaaliyoo idil.midnimo Shiinaha iyo wadamo la midaan wax la qaybsan lahayn.

  • @Hiiraan216
    @Hiiraan216 6 лет назад +14

    Xawaadle Maxamed meyla samaale 💖💖💖👈

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 лет назад +23

    Sheekh Isxaaq (Isaaq) iyo dhamaan beelaha Dir weyne guuleysta

    • @musekhadir4125
      @musekhadir4125 7 лет назад +2

      mohammed Farah Somali waa mid,I'm from Djibouti so please get over it qabyalada

  • @duluftaxaafada5925
    @duluftaxaafada5925 6 лет назад +13

    Viiivaaa,ree Sh isxaaq Waa gob nasaba,rag iyo dumarba allow dhowr melkastoy joogaan!😘😘😘

    • @abzeezy56
      @abzeezy56 Год назад

      😂😂 fucking rats of Somalia

  • @zenebusman8575
    @zenebusman8575 5 лет назад +4

    Thank you for this informative programme 💞💗💕

  • @AbaasM10
    @AbaasM10 7 лет назад +8

    Waa tariikh wngsn Oo la Hubo Aad baan uga fa'iidaysany jasakallahu khyr Aqoonyahn Cabdi Good Hore usoco

  • @sadiyahpdx
    @sadiyahpdx 8 лет назад +31

    ❤️GARRE❤️

  • @abdulkadirmohamud4152
    @abdulkadirmohamud4152 2 года назад +2

    Garre gardhere samaale❤❤❤❤❤❤4 countries in the world

  • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
    @yartalasiiyayawoodiidumark6217 7 лет назад +11

    Magacyo ku foolxumaaa dadka tuuugsadaaa Akh! Viva daarood daarood kagama baahna sharaxaaad taariiikh cad bn ku leenahay somalia eee dadka qashinka cuna waxba uma ogin Daaarood dad jira❤❤❤❤❤❤

    • @Garanwaa
      @Garanwaa 7 лет назад +2

      Zara Mehmut nacas ayaad tahay Ha danbaabin ehlu beydka sidaas loolama hadlo dhasha qureysta sidaaas loolama hadlo Sheekh isxaaq binu Ahmed binu ilyaas binu axmed binu axmed binu haashim

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 6 лет назад

      yarta la siiyay Awoodii dumarkoo dhan hhhhhhhhhhh istaqfirulah hhhhh

    • @lacasojigjigaawi4209
      @lacasojigjigaawi4209 6 лет назад +5

      Dar ood maaha magaca aabahin waa niinki daarta u oodi jiray odaygi direed sidaas ayuu ku baxay waxad tihiin ilmo hooyo mcn gabadh doobiro dir baa idin garacatay sidaas ayaan idin ku bixinay hooyo mcn wn la dili kari waayay waa gabadheeni marka dar ood na wuxu idinku baxay guriga ayuu oodi jiray odaygi idin garacday sidaas na somali ku noqoten

    • @abdikarimharedkoiooo8573
      @abdikarimharedkoiooo8573 6 лет назад +2

      YartA la Siiyayy Adeer Darod lama Caayin Tarikhdisa Yaman Ka Dooon Lakin ogaw Inad Samale Marti utahayy Ood dhulkise Ayad jogtaa

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 6 лет назад +3

      Hhhh ciil udhimo
      Samale viva

  • @apdrizakyuuzuv2908
    @apdrizakyuuzuv2908 Год назад

    Ereyga soomaali waa soomaal geela ee maaha samaale waa waxaa jira reero aan samaala ahayn oo soomali anaga daarood ahaan.✔️

  • @award-eg6jb
    @award-eg6jb 5 лет назад +14

    Samaroon
    Siciid
    Daauud
    Cumar
    Hassan
    Cali [ gadabuursi ]
    Madaluuq
    Dir
    Aji
    Irrir
    Samaale
    Hiil
    Abroone
    Nasab nasab dhalay weeyi reerkaasi

    • @shaaficidici8369
      @shaaficidici8369 4 года назад +1

      Pr

    • @umaroky
      @umaroky 3 года назад +1

      Madaxeyne dir akishe ayaaan ahey dir ha noolaato

  • @samadontolgob7194
    @samadontolgob7194 9 лет назад +23

    Reer Sheekh Isaxaaq waa geesiyada Geeska afrika nasab kaamila weeye Walahi jilib jilib ka dhaca ma hayo viva Zubeer Awal viva Ismaaciil Garxajis viva Maxamed Carab(arab) viva Ayuub sheekh Isaxaaq Muuse sheekh Isaxaaq viva cimraan sheekh Isaxaaq viva Ibraahim sheekh viva Axmed sheekh Isaxaaq

    • @maftuuheabdi7330
      @maftuuheabdi7330 7 лет назад

      Mohamed Jarmal biimaal yaawaye isaaq miye kamid yihin o konfur dagay ama wey idinla dhashen

    • @Garanwaa
      @Garanwaa 7 лет назад

      Maftuuhe Abdi My Wll waxba isku nihin Sheekh isxaaq waa oday gaara Inta somaliland ta la dhaho bas ayuu dhalay

    • @waddanidhaba9175
      @waddanidhaba9175 6 лет назад

      Mohamed Jarmal garxajis ku bilow doofaar isga ugu laandheersan isgana saldaandii ahee

    • @hudaaabdulahi167
      @hudaaabdulahi167 6 лет назад +1

      Black Joker biyamaal iyo gaadsan iyo leeysaan oo raxanweeyn ah intaba waa dir isaaq soodir ma aha ?

    • @nemoron5028
      @nemoron5028 6 лет назад +1

      Mohamed Jarmal
      All Somali people are same DNA

  • @8987-s8v
    @8987-s8v 7 лет назад +12

    #gadobiirsi
    Mnsha allah waa somali dhalad ah
    Nasab nasab dhalay

  • @khadarsimba2313
    @khadarsimba2313 5 лет назад +3

    Garjanta gardhere samaale boqortoyadan ka dhashay Alxm viva Garjan

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 9 лет назад +12

    beelaha surre iyo qubeys oo ah maher dir waxeydagaan mudug iyo galgaduud

    • @boqorkabeeshafq3103
      @boqorkabeeshafq3103 7 лет назад +3

      GH boy sxb horta waxaan kuwaydiiyay dir Waan maqlaaa balse waligay ma arag qof iyidhi dir baan ahay walaahi yaab.com

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 6 лет назад +2

      @@boqorkabeeshafq3103 isma sheegtaan baan maqlay sida hawiye.
      Tusaale nin oday ah baa ii sheegay : ayagoo safar ah oo u socda adisababa yaa aaga harar waxaa gaarigoodi istaajiyay wiil qori aake ah sitay. Biyuu weydiistay markuu biyihi cabay bey wareesteen maxaad aheyd suu yiri waxaan ahay Hawiye. Waxey wiideeyeen yaad kasiitahay? Wuxuu yiri Gugundhabe .

  • @abdulahiyusuf4724
    @abdulahiyusuf4724 3 года назад +4

    Viva waro waro waa jaarso ali. landhere labo maha masha allah

  • @نورالحياة-ش3خ4ز
    @نورالحياة-ش3خ4ز 6 лет назад +3

    Lixda hawiye #Raarane_hawiye ayaad ka ilowday oo ah Soomalida dagta itoobiya

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 лет назад +6

    Somalidu inay tahay qoomiyad balaadhan caawa ayan ogadey
    Qabiilada faraha badan ee uu yidhi waa dir waxan ka gartay Isaaq Samaroon iyo ciise

    • @waxcusubchannel559
      @waxcusubchannel559 3 года назад

      Inta waqooyiga iyo jabuuti dagta ayad ka taqana dirta ee inta koonfurta dagtana waa
      Gaadsan, surre , biimaal , Qubays iyo jilibo yaryar

  • @samiramohamed9001
    @samiramohamed9001 3 года назад +4

    Cisse❤️ diir ❤️

  • @bortieredihiiraan
    @bortieredihiiraan 11 лет назад +1

    waa taariikh yahan aan caadi ahayn alaya cisag ogaada somaliyeey inaan dhamaan isir wadaagno ee dhaafa gobolaysiga iyo is faquuqida si aan isku duumni sidii awoowayaasheen hore u xoogaysanoo nalooga baqo naloona ixtiraamo cududeena

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 6 лет назад +4

    cabdi good oday somaliyed baa thy alle haku daayo

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 8 лет назад +16

    viva maxamed gar garte oo ah madhiban garaad

    • @adanabdi1816
      @adanabdi1816 7 лет назад

      hhhhh

    • @kaltumjama5202
      @kaltumjama5202 7 лет назад +3

      xamdi midgan ku fan waliga viva madhibaan.
      aniga oo daarood ah waan jeclahay dadkayga oo dhan

    • @asaldhaladsomalipuntlandrs2387
      @asaldhaladsomalipuntlandrs2387 6 лет назад

      Xamdi Kalgacal Hamdi halgan tas wala ogyahay

    • @abduali4823
      @abduali4823 6 лет назад

      maxamed iyo maxamuud gorgaati

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 6 лет назад +1

      Soo dhawaaw walaasheey
      Waa walaalihiin ilma maxamuud Gorgaarte
      Maxamud gorgaarte *maxamed gorgaarte~Gorgaarte Hawiye Irir Samaale

  • @shaawey1
    @shaawey1 12 лет назад +2

    Masha alah professor wax badan baad noo faaideysay cimriga ha jiro,

  • @faisalmohamed2256
    @faisalmohamed2256 10 лет назад +7

    Allow dhawr duriyada reer sheekh isaxaaq the Somali royal family, taasna waxa cadaynaysa qof wal oo comment qoray Isaaq ba ku jira. Iam proud to be isaaq. Daroodka aanu gumaysano iska amuusa.

    • @wabising416
      @wabising416 9 лет назад +4

      Faisal Mohamed isku xisho nin wayn bad tahe, waxna ma gumaysatide dadka islaameed nabad gali. jaahil !

    • @maymotv1206
      @maymotv1206 7 лет назад +3

      soomali o dhani ha noolaaato wllo qabyaaladnimada iska dhaaf daarod iyo isaaq iyo sooomali oo idil wa wllha waxa wlleya kalama soomal hadaynaaan dal ahaan ka midoowbim haaatan aynu dhaaafno cuqdada iyo xasidka aynu isku hayno o aynu qalbiga ka midawno o aynu noqono dad isku damqada isku dhiiga isku umada plzzz 😢😢
      ilaahy waxaan uga baryaya soomli o idil inuu qabyaalada ka saaro amiiiin

    • @abshirmohamed4025
      @abshirmohamed4025 6 лет назад

      Qadhmuunku cabdi sheegay ee cadiifadaysan badtahay qabiil ooyo oo leh ilaayo 30 sanno kadib caloosha hurayso idinka mooye somali laguma hayo

    • @asaldhaladsomalipuntlandrs2387
      @asaldhaladsomalipuntlandrs2387 6 лет назад

      Faisal Mohamed kkkkk cisaaq waxa nasabado la aqoon

    • @hggjhhivv2742
      @hggjhhivv2742 6 лет назад

      Faisal Mohamed INA BUXURBACAYR ISAAQU WAA YIBIR AAN SOOMAALI TAARIIKH KU LAHAYN MAR WAXAY SHEEGTAAN ASHRAAF MAR WAA DIR MANA WAA OROMO WAR ASAL MALAHIDIN YIBIR BAA TIHIIN YIBIR KUNA WAA YUHUUD MAANTANA FULAYNIMO BAAD HADBA QABIIL U SHEEGANAYSA DAAROOD AYAA BIXIYEY MAGACA SOOMAALI WAXAY AHAYD SOOMAAL
      CAANAHA DAAROOD AYAA DHULKA SOOMAALIYA XOREEYEY OO GAALADA LA DAGAALAMI JIRAY DAAROOD WAA LAANDHEERE AAN NASBKIISA BADALMIN WAA LAANDHEERE BANAAN DEGAY XITAA OROMO ADOON SHEEGANQYSID AYAA KAA ADKAHAY ILAAH BAA POWER KAA ISIIYEY ORDA BARORTA ILMO BUCURBACAYR VIVA BEELWAYNTA AAN NASAAKIISA BADALMIN

  • @quruxdawaaxijaabkaiyodiint1701
    @quruxdawaaxijaabkaiyodiint1701 5 лет назад +4

    Viva garre

  • @abdihus8199
    @abdihus8199 8 лет назад +12

    darood somali ma ah wa dad dalka yimid marka waa in iriir samalah dadka iskale viva hawiye and dir

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 7 лет назад +2

      Abdi Hus hhhhh irir samaale waa dir oo waliba ciise samaroon isaaq

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 7 лет назад +2

      isaaq carab aan ahay uu dhahaa intee dir ugu soo dartay

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 лет назад +4

      Mbinu ali isaaq is maxamed xiniftire maha DIR

    • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
      @yartalasiiyayawoodiidumark6217 7 лет назад

      Abdi Hus hhhhhhh meeel uu ka yimidba heeeee waa dadka soomaali ugu magac roon

    • @Garanwaa
      @Garanwaa 7 лет назад

      The Stealth Dir waa isaaq

  • @mujahidcalipepe8547
    @mujahidcalipepe8547 6 лет назад +13

    Viva SURE

  • @Dhakhso
    @Dhakhso 12 лет назад +10

    Bravo Cabdi Good.
    Isaaq ayuun baa laga soo helayaa nin Somali sidaas u kala yaqaan.Wiilasha halkan hoose ka qaaylinayaa bal 2 reer oo Somali ah si fiican u kala dhiga? Ama nin reeraha kale ah oo sidaa Somali u kala yaqaan noo sheega.Haddii aad Somaliland tagto boqolaal sidaas u kala dhigaya Somali ayaa buuxa.Markaas baa nin aan Somali kala aqoon odhanayaa Isaaqbaa Somalida neceb!!!

    • @dayax1411
      @dayax1411 5 лет назад

      Odaygii isaaq 9 nagood buu dhalaye ma isaga dhalayba rag hhhh odaygii samaroon ayaa wiil u dhisay odaygii isaaq hablihiisi kadib wiilkay dhashay ayaa sheikh isxaaq loogu abtiriyey waana taarikh la hubo

    • @shadiaquen2008
      @shadiaquen2008 3 года назад +1

      @@dayax1411 langaab garabursiyaad o bila isira tahay dadku garac bila isira maha issaq ragu dhalay sanag meedhbu kula aasnayahay garacburso abaha raadso umada u sheh cidaatahay

  • @kenedidgursumofficial9045
    @kenedidgursumofficial9045 8 лет назад +2

    bursug araab iyo fiyanbiro runti waa meshan kudhashey iyo qabilkeyga gursum dhaman waxad kashekeysineysa cabdi good super

  • @Warmook
    @Warmook 3 года назад +3

    plz we need this documentation in writing so we can print and analysis so we can make sure that we have our cleans and future childerns to know what they are and who they are

  • @maryanmash1689
    @maryanmash1689 5 лет назад +2

    Viva masare saransoor wale was samale asal ah

  • @bahdoonabdi121
    @bahdoonabdi121 7 лет назад +1

    aad ayaan umanaya cabdi good oo ah nin dalyaqan iyo dad yaqanba ah wana barnamuj fiican in la bartana ay wacantahay waxyabo badan ayad igu soo kordhisay halkaasi kasii wad ayan ku odhan laha masha alah inyar ayan ku sixi laha makahiilka waxa weeyi afarta ilmo yonis makaydheere bahabar cabdala iyo celi makahiil wad mahadsantahay

    • @fuadqeys9573
      @fuadqeys9573 7 лет назад

      bahdoon Abdi wan ka huuuba afrat saaransor Wa runt

  • @faisalmohamed2256
    @faisalmohamed2256 10 лет назад +9

    Daroodkii muxu meesha ka barooranaya waar daroodka la yaqaan wa dhulbahante Iyo Ogaden waxa kale wa laangaab.

    • @saednur3364
      @saednur3364 9 лет назад +1

      Faisal Mohamed adga mxaa kaa galy wllow hadey lan dhere yihiin saw daarood mha alla caaqibda kaa qadye

    • @kaafaayali6293
      @kaafaayali6293 7 лет назад

      Faisal Mohamed daarood waxaad ugu waalataan waa gumeysitihii aad ka xorowdeen naag

    • @abshirmohamed4025
      @abshirmohamed4025 6 лет назад +1

      Daarod laandheernimadiisa adiga waxba lagama waydiinayo ijidaada ku ekooow

  • @banadir4me
    @banadir4me 11 лет назад +8

    Geeska africa waa ardul samaale masha allah

  • @khalidabdulqadir8316
    @khalidabdulqadir8316 8 месяцев назад

    Viva 8dida Reer EE Sheikh Isxaaq IYO Somali oo dhan

  • @kadragood130
    @kadragood130 3 года назад +4

    MashaAllah TabaaraAllah, very informative knowledge. I'm glad to know Ruth and my ancestors....

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 7 лет назад +2

    Dirta somaliand and jabouti and
    Ithopia ayee y badan Yihiiiiin

  • @بنتالأشرافية
    @بنتالأشرافية 5 лет назад +2

    ILLAAHAY iga dhigay reer sheikh /raxmaan binu ismaaciil binu caqiil binu abii daalib
    الحمد لله نحنا نفتخر اصولنا اهلنا اهل مكة
    آل مملكة الدارودية
    Vivaàaaaa

  • @JafeGurgure
    @JafeGurgure 5 месяцев назад

    Masha Allah ❤

  • @نورالحياة-ش3خ4ز
    @نورالحياة-ش3خ4ز 6 лет назад +1

    #Raaranehawiye wuxuu dhalay Baablays iyo Sheekh iyo Moorye iyo Farax waana hawiyaha itoobiya kataliya wana Soomalida itobiya dagta #iimeey iyo #baabili dagaan

  • @fuadabdi6884
    @fuadabdi6884 7 лет назад +3

    Wan Ku faanaa magac garjenta samale afaart saaransoor

  • @عبداللهيوسف-د9س
    @عبداللهيوسف-د9س 9 лет назад +1

    Cabdi good waan ka helnay haddeer isirka nagii barnaamijka kan inkastoo aanba horay u naqaanay inagu. Waana lagugu mahad celinahayaa mahadsanid cabdi.

    • @boomerangchronicle6171
      @boomerangchronicle6171 9 лет назад +1

      ninkan wax badan baa ka qalloocsan oo ay ku timid reerka iidoor ee uu ka yimid, waxkale ma'aha, waxa uu meesha u yimid inuu ka hadlo, waa xalaaleynta iidoor iyo sheekada dir iyo dirnimada uu baadhbaadhayo. hadalkii oo kooban, anigaa kuu sheegaya waxa aad ka boodday ee dhameystiraya hadalkaaga jarjaran ee aan micnaha dheer ku fadhiyin. SOOMAALI marka laga hadlayo (isir ahaan), dadku waa labo koox. kuwo magacu u yahay DHIIG IYO DHALASHO iyo kuwo Soomaalinnimadu u tahay Hiddo iyo Dhaqan. dadka dhiiga iyo dhalashada u leh waa Soomaalidii Soomaalida ahayd (NATIVE waxa ay afafka shisheeye ugu yeeraan), kuwana waa kuwii isa-soomaaliyeeyey. dadkaas Dhiiga iyo dhalashada magaca u leh WAA FARAACIIN, HAMITIC baa la yiraahdaa waa dadkii Faraaciinta Masar ahaa ee Punt sameeyey ee masar illaa iyo punt illaa iyo shiinaha isku xiray ee ilaahyada waxa la yiraahdo loogu yimid. dadkaas iidoor kuma jiro, dirna lama dhaho, ajuurnaannaba ha sheegin, waayo ajuuraanta waa dad xeebaha deganaa oo shisheeye ah, oo markii dambena ku milmay dadkaas mombasa iyo malindi dega ee isirka faraha badan ee bantu, carab-xabashiga, boortuqiiska iwm isugu jira. Isirka Soomaali dadkaas Hamitic ah baa Soomaalinnimada u leh Dhiig iyo DHalasho, waxaana ka mida Soomaalida HAWDKA DEGAN, ama dhulkaas SOOMAALI-GALBEED, iyagaa afka-Soomaaliga u yahay hoygii ama aasaaskii meesha ay ka billaabato. waxaa kuu soo haraya waa kuwii isa-soomaaliyeeyey (sida iidoorka oo ah dad Koonfurta Yemen ka yimid, waa semitic. waxayna isku deegaan yihiin oo ay isir-ahaan isla degaan tigreega iyo amxaarada yemen ka timid, kuwaas bay semitic isla yihiin. kuwii isa-soomaaliyeeyey waxaa kaloo ka mida OROMO laga keenay MALI/CHAD oo lagu beeray meeshan hadda itoobiya loo bixiyey, markii itoobiya waxa ay ugu yeeraan la isku-xanjoxanjeynayey, baa Oromo 30 milyan ah laga soo kiciyey MALI/CHAD si itoobiyadaas loogu beero oo ay u ahaadaan derbi u dhexeeya Soomaalida iyo Amxaarada/Tigreega, intaas bay ahayd ujeeddooyinka Oromada loo keenay, kuwo badan oo isla oromada ahna waxaa loo dhoofin jirey carabaha, waagii dambena Soomaalida ayaa soo dhaweysay oo tiri, oromo intii la addoonsan lahaa oo sida xoolaha carabta loogu dhoofin lahaa, anagaa Soomaali ka dhigayna, iyagu waxaa ay galaan reerka Cushitic-ka la dhaho. ugu dambeyntii, dad xaqdaro Zanzibar iyo mozambique looga soo kiciyey ooa y carabtu keentay baa Soomaaliya hadda ku nool waa BANTU. sidaas u barta taariikhdiina runta ah.

  • @MOHAMEDABIB1a9n9a2
    @MOHAMEDABIB1a9n9a2 8 месяцев назад

    Xamare I think I heard that in hawiya
    Xamare, loloxo there’s 3 that we forget to mention in my trips names

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 4 года назад +3

    viva irir samaale hiil abroone.

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 года назад +1

    Viva Abdi good
    Hore u soco wll thanks

  • @youngash6411
    @youngash6411 6 лет назад +4

    Barak allah feek

  • @eshmaelaweys6798
    @eshmaelaweys6798 6 лет назад +2

    mnsha allah cabdi good wadiani soomaali dhan garanayo

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 2 года назад +2

    Somalida bur Burkina 1991 waxay bilowday dhowr arrinood
    1. Sheegashada taariikh abtirsiimo cusub
    2. Sheegashada qabiilooyin aan waxba abtirsiimo ku wadaagin oo la isku qasbayo
    3. Sheegashada war iyo taariikh aad u kala fog oo aan is qaadin Karin
    4. Qabiilooyin weligood loo yaqaaney magac oo aan soona gelin qabiil kale weligood un maanta loo sameynayo abtirsiin cusub
    5. Gaashaan buursi iyo Qarameyn loo sameynayo qabiilooyinkii aan geli jirin sida
    Daarood , Irir iyo inta kale
    6. Irir oo ah Hawiye iyo Dir ayaa u badan qabiilooyinka sameynaya abtirsiinta cusub

    • @halimali8389
      @halimali8389 Год назад

      Irir Samaale wuxuu qornaa 1850s kii ee ma Af weynaa taariikh baabiis waday misa sheegad cusub baa soo baxay?

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 5 лет назад +1

    beesha fiqi shini iyo ayaanle ceyr wey isla dhasheen waana ajuuraan , beesha layiraahdo kabaale oo abgaal katirsan waa ajuuraan waxaana isla dhashay kabaale iyo sacad

    • @naagweyn5078
      @naagweyn5078 5 лет назад

      Abdi shekh ma ayaanle cayr ya ajuuraana miyaad iska hadlaysaa

  • @bashenuur
    @bashenuur 7 месяцев назад

    War maxaa ogaadeen ciise ugu hiiliyaa

  • @goobaanle10
    @goobaanle10 12 лет назад +3

    cabiira1 Baalcad absame ma ahan ee waa Ajuuraan saas ufahan

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 Год назад

    Guuleyso cabdi good viva surre Dir❤️

  • @johninankarersaylacvivagbl2595
    @johninankarersaylacvivagbl2595 7 лет назад +3

    Somaali dhaba waaa duriyada sheekh samaroon iyo hawiye bes inta kle waaa wx la soo ururiyaya wlhi qar carab sheegato iyo qaar yuhuud shegataba

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 6 лет назад

      Dir iyo Hawiye dheh oo ilma irir samaale ah. Samaroon waa sax lkin dir baa kagudaweyn
      Thanks

  • @johninankarersaylacvivagbl2595
    @johninankarersaylacvivagbl2595 7 лет назад +8

    Alaow dhawr nasabka reer sheekh samaroon siciid dadkaasaa nasab somaliyeee

  • @AbdiRahmaan-ie6fr
    @AbdiRahmaan-ie6fr 7 месяцев назад

    Sheikh Ciise Dirr madobe

  • @SuperPuntlander
    @SuperPuntlander 12 лет назад +3

    wah wah waxaan waxba kama fahmaayo walahay qaabillo saan ah ma jira

  • @jigjigawi4ever
    @jigjigawi4ever 12 лет назад +6

    Daarood dee ma somali baa, somalida asalka ahi waa dir waana dadkii somalia loogu yimid ka naxow nafta waa

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 3 года назад

      Darood wa Kuwa Jaarso Oramada ku Daray 😅😅 Laaandheere SooMaali Ugu Dhul Badan Una Soo Halgamay SooMaalinimada Nacasow 🇸🇴🇸🇴 Ana Ku Iibiyay Oo. Darwiish Darood ah Mxd SooMaaliya Ka Thy Adigu Bal wax Isheeg 😅

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 3 года назад

      Adiga Kuwa Oramada Ka Dhigay Sow Darood Maha 😅😅😅 a Sheegan

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak 6 лет назад +2

    Cajiiib !!!. Maxaa layskuhaystaa soomalay

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 2 года назад +1

    Saransoor garjante gardheere Samaale waaye, inte 2 kala duwan uga dhigte garjante iyo gardherw, waaba dad is dhalee.

  • @hodenhashiahmed2497
    @hodenhashiahmed2497 6 лет назад

    Ala ya cisak cabdi good jasakala khayr waxaa laga fahmay hadalkiisa inta dhul somali leda hay ee dadkale sheeganayaan macal dadkii somaliyeed baa la qatay iska dhul ee

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo 7 лет назад +3

    *waa war somaliya waxay la dagi ladahay waa irirsamaale
    anagu hadaan daarood nahnay waanu maamuli kari waynay 9kan samaale dawlad gaar ah aanu samaysano waxan isku isirba ma nihine waxan nahay carab anagaa diinta islaamka xataa keenay somalia*

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 5 лет назад +3

    Wax kaliya la hubo wa in Darood ay yihiin carab sida lagu ogaadayna wa abtirsiyahoda mana jirto qabiil somaliyed o kale o abtirsiyihisa la hayo Darood Ismaciil jabarti cuqayl

    • @onkod880
      @onkod880 2 года назад

      Kkkkk
      Been baa iska dhaadhiciseen isir la sameyey aya sheegtaan. 9 samale baa daarood ku darsaten 2021 cowrmale ibram gardheere samaale ba leydinka celin waayey.
      Waxs waa qurafaad darod io samalaha ,sabka carab ma ahn waana la hubaa DNA carab ma ahn waa E1b1b 81%. Carab ku dna ma tihid. Ee is tani isirkeeni qalqalka ka daa.

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 12 лет назад +3

    Interesting.........

  • @bashenuur
    @bashenuur 7 месяцев назад

    Jid waaq barwaaq tagaal waaq years dhalay?.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 лет назад +4

    Cabdi Good waa nin aqoonyahan ah

  • @fardsadam1579
    @fardsadam1579 5 лет назад +2

    Waanku salaamay Candi Good, halyayga reer Somaliland

  • @raaseeye
    @raaseeye 12 лет назад +4

    inadan waxbo aqoonin waxay ii cadaatay markad garanwayday in wardiiq ay tariikh ahaan kasoo jeedo sheekhaal, 18:10 markay marayso wardiiq wuxuu ku sheegay ciise oo kaliya balse arintu sidaas uma cada ee muran adag ayaa jira kasoo shegaya in wardiiq ay tariikh ahan kasoo jeedo sheekhaal sida beesha xeeb jire ay iyana sheekhaal uga soo jeedo.

  • @ifiyetupenews3291
    @ifiyetupenews3291 7 лет назад +1

    Darood jilibka abdileh ogaden ugu badan wa samaroon tusaleh
    abdileh maxamed muuse subeer ogaden.
    Abdileh Maxamed muuse SUBER samaroon halka in sifican logu fiirsado bey u bahan tahay

  • @farduuscumar4316
    @farduuscumar4316 9 лет назад +2

    cabdi good cimrigaa ha raago aamin

  • @aamirzaki7234
    @aamirzaki7234 8 лет назад

    Cabdi good xashiish miyuu cabaa waan ka yaabey reer tubaako waaye reer madax

  • @nasirhahi9229
    @nasirhahi9229 10 лет назад +1

    Hhhhhhh wadaad waanu ku taagerna lkn Jigjiga Ciidale Baaro Hadaadan Aqoona Jigjiga waa dhiig Ogaden Landers ciid kale kanaa taliiso ogoow Ogadeen Na daad wuu u amaar Sareeyaye from walalihi Dhulbahante

    • @ahmeddalmar5715
      @ahmeddalmar5715 9 лет назад +1

      hhhhhhhhhhh jig jiga waa ciid akishe ogaadeen soo galayti buu ka yahay meesha ma qoraxay baad u haysataa hhhhh lol

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 лет назад

      Nasir h ah i hhh adeer akishaa iska leh jigjiga meesha na waxaad moidi goday iyo qabridahare

    • @abdikadarsalad1120
      @abdikadarsalad1120 2 года назад

      May yacni wuxu kawada ogadenka ayy la Degaan wad khalad fahanty hno

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 лет назад +1

    qofka niicda haya ee markasta iska dhici ku jira waa dad la soo ciilay tusaale isaaq ninba ku faanaya comments isaaq ciilkii ay arkeen soomaalida waaba ka carareen goormee wax guumeysteen

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 10 лет назад

    oday doqon weeye qabyaleedste ah waxaan oo kale bulashada youtube looma soo galiye qiil uma waa laga waaniyaye lama baro SOMALI CHANNEL WAA WAAA AL SHABAAB UMADA HA LAGA QABTO SIDA AL SHAAB BAY UMA GUMAAD KU WADAA SUBXAANAKA YAACADIM WAALIDA CAS UMADA KALA TAGA

  • @mustafemahamad2666
    @mustafemahamad2666 8 лет назад +16

    HABER AWAL, DHAMAAN WAA GADABUURSI, JIBRILL ABOKER WAA JAARSO, IYO AKISHO. ARAB WAA BARSUUG DIR , GADHXAJISKU WAA DAROOD I YO HAWIYE

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 7 лет назад +1

      nin wax badan og baa tahay

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 7 лет назад +1

      kkkkkk

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 лет назад +1

      mustafe Mahamad hhhh ma garxajis oo reer sheekh isxaaqa baad leedahay waa hawiye iyo darood caadi iska dhig niyahaw

    • @laylaqays5828
      @laylaqays5828 7 лет назад +3

      mustafe Mahamad
      hhhhhhh oo habar awal ma gadob guursi bey noqdeen ismaan ogayne

    • @lordweeyn2275
      @lordweeyn2275 7 лет назад

      Layla Qays xishoo xishoo maa namatihiin eeh wax nagodoontiin baa aad uu weyn okey!!

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 2 года назад

    iyadoo gaaban arinta anigaa kuu sheegaaya afsomaaliga waxaa leh somaali oodhan marka laga reeba beesha direed dir adalkooda waa orama afsomaali batatay kuwa kor dagan af oramey ku had laan kuwana gaalnimadii asalka aheyd ayey haustaan baara hadaad rabtaan ayaga iyo oroma qabiilada kale oo aan daarood aheyn ayaa samaale ah

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 6 лет назад +2

    Duriyadda sheekh isaxaaq magacyadda ad adag malaha. Waa magacyo islaamiya , waxay cadaynaysa inay caraab yihiin. Magacyadu tiranayo aniga yaabaybaa

    • @mohozman1013
      @mohozman1013 5 лет назад

      Haa waa oromo ayaad is odhanaysaa

  • @Galoolfxtrading
    @Galoolfxtrading 9 месяцев назад

    After 11 years

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 года назад +2

    Daaroodku maxay u maseyraan
    Haday
    Maqlaan soyaalka iyo taariikhda Asalka somaaliyeed.??????????????

    • @Mdam1232
      @Mdam1232 3 года назад +1

      Daaroodku waaka idinku qasbey inaad sameysataan isbahysiyo khiyaaliya laangaabyadu heys urursdaa anagi waan waqaanaaa meshaan kasoo jeedo iýo isirkeyga waxna ahey carab waana isirkeyga saxda ah lkn adiga malin sheego xabshi maalin sheego carab maalin sheego diŕ bal wax ku adkeyso aanu kuu naqaano

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq 3 года назад

      @@Mdam1232 daroodku waa laangab uraagada iyo jareer qarniga 21 qaramaynaya waa laangab isku tegey sidey gumeysiga ilmo irirsamaale uga baxaan

  • @iskayare1639
    @iskayare1639 11 лет назад +12

    Qabiil faaido malahan ee wax kale no sheg adeer

  • @mo7yer
    @mo7yer 10 лет назад +2

    somalidu inay tahay dad qadiim ah oo hadana isku assal ah waxaa lagu garan karaa dhulka balaadhan ee ay degaan iyo siday isugu eg yihiin isku af iyo isku dhaqan iyo weliba isku diina u yihiin lkn taariikh qoran ma leh taasaa keentay in la kala jiid jiido oo la yidhaa qaar waa carab qaarna waa itoobiyaan qaar waa boortaqiis qaar waa hindi iyadoo la damaaciyayo dalkooda balaadhan iyo khayraadkiisa.

  • @InamacallinCali
    @InamacallinCali 11 месяцев назад

    Aqoonyahanka waxaan ka saxayaa Hal mid
    Maqarre samaale waxaa ka soo farcamay Ciroole maataay iyo Dabarre maataay

  • @basharabshir3427
    @basharabshir3427 8 лет назад +5

    makahilka aan ku saxee wa afarta ilma yonis iyo makayldhere bahabar cabdale b xasan iyi celi makahiil

    • @soomaaliasal9357
      @soomaaliasal9357 6 лет назад

      makaahiil waa sidan
      AADAN YOONIS
      JIBRIIL YOONIS
      CALI YOONIS
      NUUR YOONIS
      BAHABAL CADALLE
      BAHABAR XASAN
      CELI MAKAAHIIL
      CIYE MAKAAHIIL
      MAKEEY DHEERE
      BASNAYE
      AFGADUUD
      MAXAMED CASANA WAA SIDAN
      BAHABAR CELI
      BAHABAR AADAN
      BAHABAR MUUSE
      BAHABAR ABAKOR
      ABREEYN
      IYO REER MAXAMED
      INTAA WXAA LEYKU YIRAAHDAA ILAMA MAKADOOR
      SUBEER SAMAROON IYO HABAR CARFAANA WAA 16 JILIB

  • @mrmaguurefarizi9960
    @mrmaguurefarizi9960 11 лет назад +3

    dAROODKU SAMAALE MAAHA ,,SOMALIDA KALE OO DHAMINA WA SAMAALE YAAD USHEEGAYSAA WAXAA HUSH DHE ,AFKA DABAYSHA KA QARSO ,,HAKU WAALANE ISKA QAYIL NIYAW

    • @ALANLEEY
      @ALANLEEY 10 лет назад +1

      aniga waxaanahay nin majeerteen ah waxaan aaminsanahay in somali oo dhan ay hal meel a timid

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 9 лет назад

      Weli Hassan taasi waa gooni lkn darood reer xamar banadari gabooye soomalidii hore sab bay u taqaanay

    • @dahirupro3657
      @dahirupro3657 9 лет назад +1

      +qaadiro ismail crown reer xamarku waa ayku cusubyihiin dulka somalida darodna waa dadkii loogu yimid dhulka somalida ayaga iyo beelaha xooladhatadaa.

  • @maxamedxaaji444
    @maxamedxaaji444 7 лет назад +2

    Aniga waxaan kaa saxayaa waxyar aad sheegtay lkn xaga dhawaqa kaa qaldanaa waana marka aad kahadleysay YAABUUR SAMAALE waa sax waa CALI HHBEER hubeerna wuxuu dhalay afar wiil oo kala ah HAYAAME, HARAA ,GAALBIYEED IYO HULIYE midkastoo afartaan kamid ahna waxa aad utiro badan ayuu dhalay haba ugu badnaadee HULIYAHA waxa uu dhalay lkn looma baahna in intaas laga sheekeyo

    • @aminaabukar365
      @aminaabukar365 2 года назад

      Waxaan kuu saxayaa Udeejeen waa Ciise Mudulood.

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 5 лет назад +2

    viva surre

  • @faisalkulane1556
    @faisalkulane1556 10 лет назад

    Walee Soomaali waa u dhamaatay ma hadaa si live ah qabiil tv yaadii loola soo fariistay.

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 года назад +1

    Koombe haduu carab daarood yahay muxu ula bixi waayey magacyada carbeed.

    • @Mohamed-kv8to
      @Mohamed-kv8to 3 года назад

      Wll wxn uu sheegaya oodhami isbahaysi buu u badan yahay isaq marna shegta dir marna irir marna nin carab ah marka waxba kama jiran warsengali hbr gidir bay soo glan ogaden waa is bahaysi marka wax ba ha isku daalin

  • @badramuuse6073
    @badramuuse6073 7 лет назад +4

    gugun dhabe
    hawiye tarikhdoda
    keen sheek

    • @yasminaden676
      @yasminaden676 6 лет назад +1

      badra muuse: (1) Jidle: Weytaan, Muduraacdo (2) Jibade: Baadiicade Molkaal, Jejela

    • @fathiugas6553
      @fathiugas6553 6 лет назад +1

      badra maxamad
      aniga Ku
      haya gugundhabe hawiye
      anigana ah
      foued Axmad Fbga

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 11 лет назад +1

    hadaad TV ama Media soo hor fadhiisanaysid waxaa fiican inaad ama si qadarin mudan aan u soo hor fadhiisato bulshada , ama aad Aqoon qoran oo baadhitaano badan lagu sameeyey aad keeni karto , hadii se ay kaa tahay waar iska hadlayaa dee 100 sano bay somali iska hadlaysay waxna ma soo kordhinayso , ee somali channel in London waxaanu leenahay programka qof aqoon u leh u dhiiba , hadii kale dadku idiin daawan maayaan

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Год назад

    Wllyal urur gacan kusamys ah waxanan maqlay 2023 wa midaw kuheshiyay inay daarood ismacil laxifaltaman lkn wxn ad ikala aftiranyso ogaden aya katiro iyo tayo badan lkn somali nimo aya inaga badan adunkana qabil iyo qudhun aya inaga rebay

  • @XamarCade-ui3fv
    @XamarCade-ui3fv Год назад

    Dadka dhahaayo Cowrmale waa warsangili
    Xaqiiqda inta ka ogow