Riyadii ubaxa: ganacsi aan noociisa hore looga hirgalin Soomaaliya oo guuleystay | Labeenta Bulshada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 17

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 4 месяца назад +1

    Sahro ubaxa waa qof hal abuuur leh taas oo keentay ikhtiraac cusub oo aan ka jirin degaano badan oo somaliya ah waa qof fahansan ganacsigi mudana baranaysay

  • @AmmyNaas
    @AmmyNaas 7 месяцев назад +1

    Machallah tabarakallah allah ku barekeyo❤❤❤

  • @avvsadiqadanali
    @avvsadiqadanali 8 месяцев назад +3

    Shaqo aan soobilaabay 2023 April Inaa wali siiwado ayay igu dhiiri galisay m.a 🎉🎉🎉
    Guulayso abayo

  • @AbdikarinAhmed-me6ks
    @AbdikarinAhmed-me6ks 5 месяцев назад

    Masha allah wareeysi qiimo badan

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 8 месяцев назад

    Mashallah, necessity is the mother of all invention! 🙏🙏🙏🙏

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 8 месяцев назад

    Aww m.a

  • @abiibbeddel9625
    @abiibbeddel9625 8 месяцев назад +1

    Aadbay ugu faraxsantahey waxa ay qabanayso taasina waa sababta guusha.
    Hamablayo baayo guulo badan kurajayanya

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere 8 месяцев назад

    Mansha'allah. Guul walba caqabad ayaa loo maraa. Gabar karti leh ayaad tahay. Guulo badan ayaan kuu rajayn.

  • @alicubeyd2944
    @alicubeyd2944 8 месяцев назад +4

    Labenta bulshada waxaan talo ahaan ku darsan lahaa in awooda aad sartan ganacsatada guul daresatay inaa wareesataan si waayo aragnimo uga dhaxasho dadka hada ganacsiga bilaaabaya.
    Waan rajeen malin malaha kamada haday nolal na kulansiiso inan ku wada shekesan dono.

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 8 месяцев назад

      Guurdarada waa wadada guusha
      Qof lesiyo isdhibay maxa lowaresana waba cayashee

    • @alicubeyd2944
      @alicubeyd2944 5 месяцев назад +1

      @@Nimco.qaali143 qofku marka uu gul dareesto macnaheedu ma ahan in nolasha dhan uu ku fashilmay ee waaa inuuu cashar ka bartay guul daraadaaa mana jiro qof matay bilaabay oo gulaysatay ganacsiga kowaad waa khasab qofku inuu ku gul daresto

  • @Queen-Fowsia-10
    @Queen-Fowsia-10 8 месяцев назад

    Congratulations my sister ❤😊

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 8 месяцев назад

    M.a

  • @yaxyemaxamed2545
    @yaxyemaxamed2545 8 месяцев назад +3

    Wareysigaan waa mid aad uxiiso badan, gabar karti leh ayaa tahay, waxaan ka faa'iiday wareysigaan, guusha ganacsigaaga in ay nambar koow utahay inaad jeceshay waxa aad ka ganacsaneyso. Guuleyso walaal

  • @FaizaShire-fe3jz
    @FaizaShire-fe3jz 8 месяцев назад

    M.a gabr holkar tahy abayo guleso i.a❤

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 8 месяцев назад

    Wlhi gabar aad u dhiiran oo bulshada fikrad kuso kordhisay podcastigaan wax badan ban ka faaiday waxa kamid ah in caqabad waxna kaa hor istaagin

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 8 месяцев назад

    Nolosha oodhan ayadaaba risky ah ama Qatar ah marka qataraha in loobareero waa muhiim marka hadaadan Qatar ubareerin ama fursada ayaa kudhaafayso take the risk or lose the chance