Qatar cusub & Muqdisho :- Sowdo "Waxaa la iga afduubtey gurigeyga Ajaaniib ayaa la ii geeyay isjira.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии •

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 2 дня назад +8

    Ilaahoow anaga iyo gabdhaheena somaliyeed na xafid Ameen ya Allah

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 дня назад +18

    Xalane allah naga qabto🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 дня назад +7

    Subxanallaah Haye Dumarow Reer Mugadisho Taxadara Allaha idin Amaan sado

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 9 часов назад

    xasan sheekh muu kasameeyo majaaniinta xamar dadka saas ugalaayo illaahay haka qabto sharwada yaasha aamiin🤲🤲😭😭😭😭

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 2 дня назад +5

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @CabduNaasir
    @CabduNaasir 2 дня назад +8

    KUSALI NABIGA SCW❤

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 дня назад +3

    Subxaanallah wllhi wadan ma joogno weey noo dhamaatay

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 2 дня назад +6

    Xalane
    Iyo ka ganacsiga xubnaha Bini Aadamka😢

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz День назад +1

    Walalow amniga kajiro mugdisho waa keex

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 2 дня назад +4

    Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 дня назад +4

    Ajaanitibta wadanka Halaga khabto waa ku jooga Xalanre iyo ku wa Jooga somali weyn

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 дня назад +11

    Deqtaryaal ajinabi aa nii keenay! Somali Sudanese, Somali Turkish, Somali Punjabi hospital! Ka xaabxaabsha hee!

    • @ismaaciilibraahim3980
      @ismaaciilibraahim3980 2 дня назад +4

      😂😂😂😂😂 waligee isbitaal ma aadin الحمد لله ماشاء الله dheh ha i ileeysaninee

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 День назад

      ⁠@@ismaaciilibraahim3980
      Ma Sha ALLAAH, ALXAMDULILLAH, walaal.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 День назад +1

      Waxaa sanadkii (2017) Xamar, laguqarxiyey (200) oo ardey ee jaamacadda caafimaadka ah iyo macalimiintooda.
      *Marka soo maanta ayaga daqaatiir manoqdeen* ?
      ….Marka waa qasab in daqaatiir ajnabi ah lakeeno, ileen ardeyda Soomaaliyeed ee waxbarteen, dad baa meel ufadhiyaan oo qarxiya xaasidnimo awgeed…..EE maxaa talo ah ?…..daqtar la’aan-na lama joogikaro, dadka xanuunsan soo daqaatir umabaahan?
      …..EE ma XASUUSATA sanadkaas (2017) ?.

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 14 часов назад

      @ waan xasuusanaa lakiin waxaan aa soo aruurineysiin mahubtaan in eey daqtariin yihiin? This is big business in Somalia! Business bring toxic expired foods make the ummah sick then the same business ppl bring in Daqtariin! Nonsense

    • @ismaaciilibraahim3980
      @ismaaciilibraahim3980 14 часов назад +1

      @@mapaacha4552 😊

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 2 дня назад +5

    Xasbunalaah wanicma alwakiil ilahow naga moti lakin jidadka walabaaraaa. Sekudhacday away cidankii jidadka turnay😢😢😢

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 2 дня назад +5

      Waa lagudbinaa waa qof eey waji yaqaanaan qofkane waxaa laga dhigaa qof xanuunsan oo dhaqtar laga keenay

  • @Unknownnnn-1
    @Unknownnnn-1 2 дня назад +1

    Meshaa qoftaan laageeyay wa xalaane soomaaliyeee waan hoognay madaamo kuley afgaa nalaa waada qaabtay

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 дня назад +2

    Allah naxdin badana😭War shacaboow is ilaaliya,Cadowsana ajanib wdankaga timid Dadkaga qalaneyso wa Calool xumo weyn.Waalidiintoow Caruurta dugsi iyo iskool iyo adeeg ba ha u dirina😭

  • @Qaalimohamett1234Qaalimohamett
    @Qaalimohamett1234Qaalimohamett 2 дня назад +3

    Allow dalkeena amaan nooka dhig

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 2 дня назад +1

    Mdn xasan sheikh make cabana xalane

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 дня назад +2

    Magaalada waa in ajasnubtii dhan laga saaraa, xataa adigii baa dhakhaatiir ajaanib xayaysiunaya

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 дня назад +1

    Masha .allah ayuu leeyahay war waxani waa .arin weyne meeshan halaga cararo naagtii sheegaysay in dad nool loo dhoofiyo waa haana wixii ay sheegaysay weeye

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 дня назад +2

    ❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤illaahayow sharwadayasha inaga qbo yrabbii 😢wllahi wa arinxun o so kordheysa😢afdubayasha somalia shcbkeda dafoow logu sodarey😢alle idin qabay oo silic u go a kuwa afdubyada wadow go,a

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 дня назад

    ALLAHA unaxariisto

  • @caadilcade
    @caadilcade 2 дня назад +1

    لاحوله ولا قوة إلا بالله حسبي الله ونعم الوكيل

  • @duni1809
    @duni1809 День назад

    Ilaahoow na amaanso

  • @binujadidabdulkarim7080
    @binujadidabdulkarim7080 21 час назад

    Hawiye wax dhintay waye waligodna ma ilbaxayaan dadkaas xitaa hadii laqabto oo maxamad lasaro xitaa xildhiban ama waziirbaa daba ordaaya oo lasideynaya

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 2 дня назад +3

    Wadan an xadudihisa xernen dabadhilif kasto so adegsado Dowlada masuliyad aya kasaran dadkan masaakinta

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 дня назад +3

    dowlad isku shega ilmahoda yurub jogan wadanka shacabka somaliyed Ku bahdilan

  • @MohamedAbdiwah
    @MohamedAbdiwah День назад +1

    Dadka badankiisa waa bukaan socod

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 дня назад +1

    😢 subxanaAllah

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz День назад +1

    Waar nairobi ayanoqote siii mugdisho daadki waalacunaya allah uumadisa haugargaro

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 дня назад +2

    Munasaroow waad mahadsantahay sida aad marwalbaba khatarta jirto sida aad noogu waadixiso walakin gabdhihii waa guur doon inta badan wexey aamineen in calafka jidadka laga helo balse eeysan aaminsaneeyn calafka guriga in uu imaanayo markaa waxaad arkee suuqyadda in aadan kamari karin suuqyada alloow inooga badbaadi kuwaa naxariista laheeyn eeaan jano iyo naar kala aqoon iimaan maleh balaayada xaaraanta kusoo koray badda allaha idiinku shub

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 дня назад +1

    Subxanallah

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 2 дня назад +1

    Wlhi somaliya ilaah un baog waxa ka socda

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 2 дня назад

    Bismilaah

  • @maxamedxajix
    @maxamedxajix 2 дня назад +2

    hada xitaa hala baaro gabadha oo caafimaadkeedaiyo in xubnaheeda ay dhan yihiin xitaa labaaro in la kufsaday iyo in kale munasaroow arintaas iga gaarsii gabadha iyo aabeheed

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 2 дня назад +1

    Xalane kaliya ma aha guryaha dheedheer oo eeraboorka agihiisa ah halabaaro waxa dagan iyo hoteelada oodhan guri guri iyo hoteel hoteel haloo baaro waxa ijaartay iyo waxay ku qabtaan

  • @UmuAsma-s4g
    @UmuAsma-s4g День назад

    Waa arin dhici karta laakin waxan aragnay kuwo saanookale dhahay markii lasii baarayna beennoqo tay

  • @barni5847
    @barni5847 День назад

    Hargaysana way ka dhacada arinkan

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 2 дня назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 День назад

    Isbitaalo badan oo ajaanib leedahay,ama sheer kuleh,ama shaqaalo ka eh oo wax koontaroolo jirin aa jira ,.Mar mar waxaad maqlee qaliin lacag la'aana aa ka jiro ispitaal ka mid eh kuwaas,iyo dadkiyoo ku qulqulaayo,YAAB.
    SOOMAALIDA MAXAA DHOOHAY.

  • @Marwaanjowhar
    @Marwaanjowhar 2 дня назад +2

    War waxaan dowlad ma ahan xamar ka jirta bal ka warama waxa dalkeena ka socda

  • @ayannitta
    @ayannitta 2 дня назад

    😢😢😢😢subxanallah

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 2 дня назад

    meelaha la baaro eeroboorka sidee ku dhaafeen

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 2 дня назад +2

    Oomada somaliyeed wixi dib kuu ah ilahey ha kaqabto😢😢😢😢😢

    • @AbdiAli-cp8ih
      @AbdiAli-cp8ih 2 дня назад +1

      A s. C munasar sxb qof wayn oo dhumaayo ma jiro ee xamar maalin walbo shaqadaan ayaa ka socoto dowlad wax ka qabanaysana ma jirto dowladana way og tahay

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 дня назад +1

    dowlada dina kuma dhaqanto tasturna kuma dhaqanto basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 дня назад +1

      adiga-ma-chines-tahay?

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 2 дня назад

      Ade maxa thay is cadeey??

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 дня назад

    Allaha unaxariisto kan wax dilay waa inla soo qabtaa

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 2 дня назад

    Xaafada aan dagana ayaykadha aniga ayaaadagan waarun

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад +1

    War dadku hays ilaaliyen oo qof keligi yuu socon oo dadka hala wacyi geliyo

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 2 дня назад

    Waxaa wadanka dalaalka ah madaxda dalka
    Waxa jirka umada kaganacsanaayona waa ajaanibta xalane kujirto .

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 2 дня назад

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @aishamawlid
    @aishamawlid День назад

    Ani gabadhaan qarabo dhaw nahay dibada katimid kadib waladafay malin habeen balahaysteen waxay dhahday badhitaan guud bay igusameeyen way ucuntami wayday gabadh cad bay aheed lkn jidhkeeda meelkasta qanjiidho ayaakagatalay ama qanjarofo wayna iskasoitureen

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 2 дня назад

    Hadeey cafimaad qaabi leyd xubnaha ayeey kala bixii lahayeen

  • @AbdiAli-cp8ih
    @AbdiAli-cp8ih 2 дня назад +1

    Aaway dowladii

    • @youngboy5293
      @youngboy5293 2 дня назад

      Soomaaliya dowlad kama jirtee qof walboow tasho

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 2 дня назад

    Welee wax wayn baa qaldan o hadii qof wayn sidaas lagu sameeyey caruurta xagee joogaan maafiyada magaalada dhexdeeda ka afduubanaya dadka sidee ciidanka amaanku u daba gali waayeen 😱

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 дня назад +1

    ASC SHEKADAN MA CUSBA 3SANO KAHOR GABAR WALALKAY DHALAY OO BADIYE KATIMID O DUKAAN KASOO ADEGANAYSA XAAFADA YAQSH8D AYA SANKA SUUF LOOGA QABTAY BARINABLAGU RITAY HALSANO AYAAN RADINAYNAY KADIB SIINKA DHEER NAAG SOCOTA AYA AABAHEED WACDAY GABADHI LAWAYAY TELKA UGU DHIIBTAY WAXAYNA SHEEGTAY INAYSAN HADLI KARIN DADKAY U AFDUUBNAYD KA SO FAKATAY IUADOO SI XAD KA BAX AH U CARARAYSA AY NAAGTANI QABATAY SIDAASNA KU CAWISAY OO TELKA AABAHEED UDIRTAY MARKA WALAY DABA JOGAA ADOGI MARKAAS WUXUU JOOGAA GAALKACYO BADIYAHEED ISLAAN EEDO U AH OO CELASHA JOOGTA UU KU YIRI GABADHA DOON GABADHI BADIYIHI AY U CESHADEEN MANA LABAARIN WAXAYSA SHEEGTAY MARKI SANKA IYO AKGA AY WAX KA SAREEN AYAA MIYIR UGU DAMBAYSAY WAXAANA MIYIR UGU HORAYSAY IYADA OO GURI KUYAAL QIYAASTA SOONAHA QABUURAHA JABAD GEELE KU JIRTA GURI LAGA FAKAN KARO MAAHAN HALKAAS SANO HALKAAS MAR AY JANIS AY KU FAKATO HESHAY WAANA KAGA BAXSATAY HALKAAS SANO HABEEN IYO MALIN WA LAY DHIBATAYNAYAY OO NADAFADA GURIGA IYO DHAR DHAQOW IYO CUNTO KA RIN GUBITAAN LAY GUBO OO LAYLEEYAHAY MEESHA AAD JOOGTI SHEEG WATAQAAN ADIGA RAFAAD AAN LA KOOBI KARIN AY SHEGATAY LKN HADII CIIDAMADA AY WARAYSAN LAHAAYEEN ILAA HADA SI FUDUD AYAA LOO SOO QABAN LAHAA DAMBILE YAASHAAD LKN GABADHA QOYS KEEDA AYAA REER BADIYE AHAA XITAA LAMA BAARIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ILAHOW SOMALI UMACIIN

  • @AbdiAli-cp8ih
    @AbdiAli-cp8ih 2 дня назад +2

    sxb xamar waa loo soo shaqa tagay

  • @Saaqman
    @Saaqman 2 дня назад

    ZAKARIYA ARINKAN HORE UGU HADLAY🎉

  • @ismailHaji-b4q
    @ismailHaji-b4q 2 дня назад

    Cc camera halabaro mesha gabdha lagu turay wa laga hela garigas targadiisa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 дня назад

    Soomaali dadkeedi la qalay dalkeedi la qaaday kheyraadkeedi la dhac ayagina la isku dir wayna isku maqantahay

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 2 дня назад +1

    Warya indho wayne xolo cinwanka magalada ha cebeyne badal waxan iyo wax kadaran wadan walba ayay ka dhacan neef yahow arzaqada miya kaa gashay 🤬

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 дня назад

    MR MACNO YARE AQIIRO MOOG MAXA TIRI WARIYE DHAHAAYO SIDI HABLAHA WAR LA QARIYO QURUN AA KU JIIRO

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 2 дня назад

    Mahadsanid lkn aaway jac boynti yada xamar dadka waa laga dajiyaa waana la fiiriyaa oola baraa

  • @Faysal-uw2yr
    @Faysal-uw2yr День назад

    Waa yaab dawlada Itaalka xun leh inta ay is haystaan shicibkana saanaa loo ugaadhsanaa.

  • @11naa44
    @11naa44 2 дня назад

    Askarta u waca hala so xiro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад +1

    hala baadho wayo xata dad qofka ugu dhow ba iibsanaya wayo gabandhan in lashirqoolay bay u eegtahay wayo maxay uga aamusen reerkedu

  • @xalwoxasanlaylo3395
    @xalwoxasanlaylo3395 2 дня назад

    😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 дня назад

    Xalane washamsi ku qaada doofarada hindi taqtar ah ha noo amaanin uf

  • @Saaqman
    @Saaqman 2 дня назад

    MA ANAGA. YAAB ARAG

  • @abdiraxiin1640
    @abdiraxiin1640 День назад

    Naag maxaa ladafaa iyagaaba guryaha kuugu imaanaayo hotelda qaata laga taaganyahay tirada kabateen sxb xamar anagaa kusugan beenta naga daa jaamacad cidohooda ujiraan iyo kuwo iska dayacan caafimaadkooda iyo quruxdooda aad la ashqaraareeso bajaajda isdhaafayo kabuuxaan meeshaad rabto xamar kajoog wey kuugu imaanayaan
    Gabar aaladafay kaama yeelin sxboow

  • @FarxiyoAhmed-c3c
    @FarxiyoAhmed-c3c 2 дня назад

    Shacabka somaliyed is ilaaliya dhan waliba wlhi xalku ma sahlana waxan maqli jiray nin aduun jogow maxa aragti ku laban hadase waa nin somali jogow maxa aragti ku laban🤔

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 дня назад

    Xalana xasan shieeq xita ma loo ogolo asagana usaxiixay 30 sano timekiisa hore haduu afka kuqaadana xalane biilka laga jaraya 😂

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 дня назад

    kamarooyinkii meeye waxa kalaba waa la rkaaye maxaa loo arki waayay kuwas umada gumadaya ee kale

  • @LEOABALLAWllboss
    @LEOABALLAWllboss 2 дня назад

    Yaaaab

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 День назад

    Gawarta mel farisiya ma istagnan karte

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 2 дня назад

    Maxaa loo qarinayaa oo anaa loo sheegayn ?
    Xasan shiikh muu ka shaqeeyo Xamar? Dadakan dhibaataysa ee xubnahooda lagadanayo.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 дня назад

    Dowlada wey ogtahay qandaraas ayey ku qaaten xasan munafaq lacag loo shubay subxanalah

  • @MounaMouminElmi-z9t
    @MounaMouminElmi-z9t 2 дня назад

    🎉😊😅

  • @AbdulkhadirCilmi
    @AbdulkhadirCilmi 2 дня назад

    war heedhe waxaad ka bad badis sow uma eko

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 2 дня назад

    Xalane dadka jooga ha laga saaro oo ha lala dagaalamo,hadii kale runtii meel xun bay gaadhi doontaa.
    Waar la dagaalama xalane gaalada joogta.

  • @Deeeqa-x7i
    @Deeeqa-x7i 15 часов назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 дня назад

    Dowlada wey ogtahay qandaraas ayey ku qaaten xasan munafaq lacag loo shubay subxanalah

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 2 дня назад

    😭😭😭

  • @SacdiyoCabdi-z6p
    @SacdiyoCabdi-z6p 2 дня назад

    😢