Galka Baarista: Halista ku xeeran jarista dhirta Soomaaliya | VOA Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2024

Комментарии • 8

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 месяцев назад +2

    Maamulada ayagaa la og xaalufinta dhirta dadka wada. lacag baa shaqaysa ee dowladnimo iyo muwaadhinimo ma jirto

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 5 месяцев назад +3

    Gedo jarida waa boqolkibo 75 dhulki banan ayuu isku badalaya

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 5 месяцев назад +1

      Kuleel badan ayeey ka dhax layaan

  • @Mumin-iy7ie
    @Mumin-iy7ie 5 месяцев назад +2

    Galka baarista

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 5 месяцев назад +1

    Maxaa ku dhacay barmaamijyadii aad ka diyaarin jirteen UGUS

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 5 месяцев назад +2

    Kelmedaha Xaqiiqda Runta iyo Waaqica Ka Fog Ee Laynugu Dhergo Barjeeyey Hadaynu Nahay Soomaali Waxa kamida Xuquuqda Aadanaha Bini Adantimimo Iyo Xeerar Caalam Oo Ilaaliya Guud Ahaan Dad Aduunka Ku Dhaqan Waxaana Maanta Xaqiiqo Kale Ah In Ay aduunka guulaysto Cida Kaliya Ee Isku Tashata Waxna Qabsata Soomaaliyina Ilaa Maanta Inay Umadnimo Iyo Waaqici Ahaan Ay u Tashato Daaye Ay Yartahay Inay Labo wllo ahi Wada Tashadaan. Faalada Kooban Waxay igu Doon dhacday Markaan Barnaamijkan Dhagaystay Inay AS Si Furan Aduunka Ugu Iib geysanayso Aduunka sidii Badeecad ay Iyada ledhay Cajiib.

  • @MohamedAwaale-ps7tm
    @MohamedAwaale-ps7tm 5 месяцев назад +1

    Isbadalka cimilada la sheegayo waxaaba qeyb ka ah xaalufka dhirta

    • @omarabdi2910
      @omarabdi2910 5 месяцев назад

      Alshabab wa u dhamatey iyo dhuxul la dhoofiyo waxa wa dhamatey