Canfar oo Cundhufu wixii Gurmad ahaa keentay & ciidankii DDS oo il daran

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 62

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 5 месяцев назад +4

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad iyo Saxibki guleestaa kusoocdaa jamac waruntaa waruntaa waruntaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiMaxamud-yp9mn
    @CabdiMaxamud-yp9mn 5 месяцев назад +6

    Intaad qomiyad kale amani laheed dadkaga ayaa ladhiiri galiyaa xitaa hadii labiyo muralka udhis adiga warbahinta ufadhiyee mise waa sheekadii
    ,,,cigaal shidaad,,

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 5 месяцев назад +5

    Ciidamada liyuu booliiska guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪🔥❤️🌹

  • @djaferissie1150
    @djaferissie1150 5 месяцев назад +1

    Khair ayaan rajaynayaa. Ishallah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 5 месяцев назад +6

    Jaamac galladoow hadalkaagu ma fiicna canfarina afsoomaliga way taqaanaa markaa meesha dad ma joogee canfareey laaya weeyaan dulucuda hadalkaagu wax ay yohiinba in sidaa loo hadlo war sax ah ma ahan mise wixii hore oo aad noo sheegi jirtay ayaa been ahaa ee mar hore ayaa ragga la wada cunay

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 5 месяцев назад

    Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid 5 месяцев назад +4

    Caafar 7 Sano kadib cafar waay jabtay

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 5 месяцев назад +1

      Canfari adeer ma jabin waxay ka dhex dagaalamaysa degaanka somalida dhexdiisa oo dhulkii hore ay somali uga qabsatay bay joogtaa walina 3dii dagmo lama gaadhin lamana soo celin, canfar oo ah 1million inay somalida kililka shanaad oo ah ilaa 9million ugu yaraan ay dhul xoog uga qaadato waxay ina tusaysaa in Somali meel kasta ku jabtay

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 5 месяцев назад +1

    Jaamac ninka buuran oo laascaano iyo xeraale hubka kudaldalaya maalahadashid inciise Go.ay Maa.usheegtis inacumar geele waacadaw xaniinyaha alle kuqabay mabalihide muxuukuqabtaa

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 5 месяцев назад +1

    Sida la sheego ciidamada liyuugu waa ka badanyihiin 30000, haddii furimaha la geeyo way ku filanyihiin cadowga.

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 5 месяцев назад +2

    Soomaali guul guul guul

  • @alxamdulilah2610
    @alxamdulilah2610 5 месяцев назад +1

    Awowgaa lagubyeey caqliga kujiraa yaraa
    Jaamac galadow inadeerow waykuwaalayaan kuwani

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr 5 месяцев назад

    Falaqeynta ka daaya Cabsi Gelinta Geerida waa loo Siman yahay Akhyaar.
    Ninka Dhulboobka ku jirra Ayaa Jabaya Insha Allaah.

  • @YoussoufAli-c1f
    @YoussoufAli-c1f 5 месяцев назад +1

    Doqonimada jamac lagu shegi jiray mantan qiraya.

  • @dhaqanehor5607
    @dhaqanehor5607 5 месяцев назад +3

    War wax baqtiyaa tahaye umada ka aamus doqonyahow cadow kalkaalka ah

    • @CabdiMaxamud-yp9mn
      @CabdiMaxamud-yp9mn 5 месяцев назад +1

      Kani waa damiir lawe waxaan maqli jira ninkii walalkii fogeya waxa dila nin walalkiis gacanta haysta

    • @CabdiMaxamud-yp9mn
      @CabdiMaxamud-yp9mn 5 месяцев назад +1

      Halayabin walal kuwaan damiirka lagasiibay

  • @YoussoufAli-c1f
    @YoussoufAli-c1f 5 месяцев назад +2

    Manta laga bilaba jamac gallad maha wa jamac doqon
    Ku fatehya bi ilahi karim

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 5 месяцев назад

    Aniga waxan rabaa in aan kaqeyb qaato dagaalkaas side ugu qeyb qaadan karaa?

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 5 месяцев назад +1

    Jaamac inkaar kugu dhacdey adigu soow maadan shaley ugu sacab tumeynin naceyb rer cabdulle ,kan beenaale khaain iska fadhiya neyrobi oo laangaaba cudur xun kudhac .waa nin markasta waxkasta naqdinaaya ,wariye ma aho

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 5 месяцев назад +1

    Waryaa ciidanka habajin makasoo baxaad leedahay maxaa sidii habar waalan wiilasha habajin soomaali waynay ragaa u gurmada qurbe iyo kii wadanka joogow war iga daacalaaclka war meeshaad soomali ragaa aan ugurmano soomaaliyay hayga bajin ma canfartaad lajirtaa dagaalkii laascanood kii adhihaystay kii geelahaa kii dagaalka nalageli reerku waa noogu deeqeen.

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 5 месяцев назад

    jamacawhalgan kagi marku miidho dhalay raabay ayad diib uu noqotay
    wamaxay yaaa
    ka joog
    sxp
    guuul
    aya
    dhaw wee

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 5 месяцев назад +1

    Dadka reer sitti ee dhulkoida canfarta oo looga celinayo aaway xoolohoodi way ciidanka siiyaan oo geela iyo ariga u qalq alaan oo biyaha ka daba qaadaan yaanay wax kale tarine

  • @YoussoufAli-c1f
    @YoussoufAli-c1f 5 месяцев назад

    Cidamada deeganku wa gessiyale canfarna wah tuustay.
    Jamac manta wuhu u hadlay sidi kolonelki federalka aha e garbacisse jogay werarki garbacisse horted. Wahan lehay jamac manta guushu ka horjeda o canfarba guubeysay sidi kornelki amhare. Ilahay kama digo sidad shegaysid inta yarey hadayna wilashayadu way gadayan. Gajana sitti bay ka jogan o manta barwaqo ah. Farahaga iyo hadal kaga huna ilahay hana garab marsho. Guushuna wa sankena cidankeno guuleysta. Guul dabaded jamacow ha ini ahatow

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 5 месяцев назад +1

    Canfar afkaa ciida loo darayaa insha alaah

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 5 месяцев назад

    War waxaa Jaamac ku hadlayaa wax wanaagsan maaha haday xataa jirto waayo cadowgii baa ku dhegeysanaaya,siyaasi noqo sidii reer miyigii Idaacad ha soo fadhiisan oo tororog shubine wiilashii xataa wuu moorala jebiyey.

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 5 месяцев назад +1

    Oh sidaasi’maxay tahay Kan kawargurayo ayaan layaabanahay miyuu waashay’maxuu kuhadlayaa tigree ayuu taageeri’jirey oon ogayn maantana’sababta uu canfarta utaageerayo waxaan kufasirilahaa:sheekadii cigaal ( ninku’guurmuu dhintay’naa’shalay dheh iyo safarku’waa qolama? J: waa laqarinayaa : s: maxaa looqarinayaa ? J: dakano sikasta ooy u’ilbaxaan wax umbaasika’ah waxaana’lafahmaa hidaraaca

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 5 месяцев назад +1

    Ninkani’waa dambiile yaan’looga hadhin’nugleerkan uu soomaalidu kudhuftay ee uu canfar kutaageeray’ciidankaasi haduu jabo’jaamac galay aya jabiyey ee halagu ciqaabo Gurmad iyo xoojin’dag dag haloodiro’) ciidamadu’dalkoodo way udhintaan ugaajoodaan’cadowgooda isuma’dhiibaane dalkooda iyo dadkoodsba’way difaacaan intay’nafiku jirto : canfar weeye waxa uu inoo buunbuuninayo oo laf’ciise ah aan kabadnayn oo dhanbaaxo 2aad haday kudhacdo 20 sano oo dambe aan kasoo waaqsan’karin

  • @azalikTasfay-zd1yh
    @azalikTasfay-zd1yh 5 месяцев назад

    abdi umar waqtigisa sidey axayen cidanka

  • @guulnasar5508
    @guulnasar5508 5 месяцев назад

    Ninkani waa Badaw,hadalkiisana miisaan maleh, markaan Rogrogay titirsiiyo maahee, waa Munaafaq

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 5 месяцев назад

    War ninweyn baatahaye waxaa aad lasoofadhido war nin kuhadlo maaha ee cawadga haka farxinin mirqaan baatahaye

  • @XamdiMaxamad-w3h
    @XamdiMaxamad-w3h 5 месяцев назад

    War waxu ma canfarbaa waanba shakiyee

  • @HussainGaney
    @HussainGaney 5 месяцев назад

    Jamac.hadalkagi.hada.wuxu.ah
    Mahashi..manta.anigi.idinyakhan

  • @mohamudabdullahiAbdi
    @mohamudabdullahiAbdi 5 месяцев назад

    Intan jamc dagesanay. Warka manta war kuxun ma jira

  • @YoussoufAli-c1f
    @YoussoufAli-c1f 5 месяцев назад

    Tagerad cad u jamac si cad canfar ugu mujiyay wa dhambi
    Wa ina lagala hisabtamo
    Sax iyo saqran midu yahay saka wan garan lacyaha. Guuled wa ila mid o waka barnamijki so hiday si cada ka muuqato.

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 5 месяцев назад

    Ninkan barta’uu joogo’halaga sooqabto maxkamad’somalidu ha sootaagto xamar ama jigjiga ama Hargaysa iyo jabuuti bartii’laga helaba’maxkamad hala taago’ciidan xoog badan oo horleh’hala’Diro Canfartu markay dhagaysato waxan ‘dhiiranaan ayay weerar kusooqaadayane ; ciidamo’cusub haladiro ( ciidan kaas hore warkan markay maqlaan madagaalamayan Arintu sahal ma’ahan halagu beeniyo warkaas canfartu uu kutaageeray )( waa fashil’istirajiyadeed( strategic strategically failure somali’front line Army now but you can infront as immediately as soon

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 5 месяцев назад

    Mustafa asagu canjeelo iyo maraq buu cunaa.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 5 месяцев назад

    Canfartu afsoomaaliga waataqaan wixii hoos loosheegijiray ayaad kor usheegtay war cadaw Jilaytuur ayaalagula joogaa Dhurwaa duqa afar weer ka.adag

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 5 месяцев назад

    War umadàdaa dhiiri gali ciidamada canfartu haday kuvqabtaan way ku cunayaan ayaad iska dhaadhicin madaxdeenu waa kuwaa dhul badan xoreeyay adu lax yahay maxaad ciidanka u qabatay ciidanka sldurruufiba haday jirto lama muujiyo

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 5 месяцев назад

    Jamac afweyne mujrim

  • @Somaaliman
    @Somaaliman 5 месяцев назад

    Nacaskan yaa wax ka dagaysta horta?

  • @MahdiYusuf-e8i
    @MahdiYusuf-e8i 5 месяцев назад

    Fadlan haha been sheeting xaaladda

  • @CabdiQaadir-qf2hn
    @CabdiQaadir-qf2hn 5 месяцев назад

    Jaamacow somali dagaal dib.way usamraan.laakin.askari somali meel walba hajoogo .gaajo uma samraan.taas been baad ka sheeg tay.

  • @FLACOSAM
    @FLACOSAM 5 месяцев назад

    ON NE PARLE PAS DE NOS DÉFAUTS EN PLEIN GUERRE ,MÊME SI VOUS DEVEZ LE DIRE ,MAIS PAS MAINTENANT.🤔.
    MOI JE PENSE QUE C'EST UN MESSAGE POUR L'ENNEMIE ET QUE TOUT CES DIRE N EST QUE STRATÉGIE 🧐🧐 AVANCEZ CHER ENNEMIE 😂

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 5 месяцев назад

    Ninkaan Gallan waxbaa ka qaldan! Ninka kula dagaalamaya oo ku dilaya baa kuu dhaama dadkaaga buu rabaa inuu naga dhaadhiciyo! Waa caqligii uu ku taageersanaa Xasan Shiikh, Farmaajana kula dagaalamayey har iyo habeen!

    • @dhaqanehor5607
      @dhaqanehor5607 5 месяцев назад

      Waa qof aan daganeyn oo markuu wax duraayo isma kala reebaayo oo miisaanka hadalkiisu ooma qiyaasna ilaahey balaayaduu sheegaayo hanaga badbadiyo aamiin

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 5 месяцев назад

    oday cali uu dhamatay fadarlka aya dabada ka waado

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 5 месяцев назад

    Jaaamac marqaan😂😂😂

  • @muusaismacil7670
    @muusaismacil7670 5 месяцев назад

    jaamac galan waa runtaa

  • @OmarMohamedDahir
    @OmarMohamedDahir 5 месяцев назад

    Sorry

  • @hashiyahya2518
    @hashiyahya2518 5 месяцев назад

    Ogadenow ciise waraabe ha la xasuuqee ha u gurmanina

    • @dhaqanehor5607
      @dhaqanehor5607 5 месяцев назад

      Adeer ciise iyo Ogaden waa naf iyo qub isku jira ilaahey mooye aadmina makala reebi karo kuwa uqdadu leyse adoo kale ahna warkooda iskaba daa dameer ciyey camal

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 5 месяцев назад

    mise
    halgankagu
    been buu
    aaha
    yaaa

  • @MohamedSaid-eq2tx
    @MohamedSaid-eq2tx 5 месяцев назад

    Benale borbogada gada

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid 5 месяцев назад

    Jamais gaalad

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 5 месяцев назад

    Afweeynow beenaale tuug baatahay

  • @DebyIdriss-mz7oq
    @DebyIdriss-mz7oq 5 месяцев назад

    Djama oo canfar wa israel ethiopia marka somali wa xamas waana la babiinaya

    • @harounrachid8851
      @harounrachid8851 5 месяцев назад

      djama lalouche badane ba lagu siyey , sida wa laga fihaneyahaine