Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
Wallahi Runta iyo warka qalbigayka ka guuxayo oo sidaada camal sidaas quruxda bdn usoo jeedinkarin kugu jeclaaday ❤
Hamdi wall Allh ku xifdiyo ❤
Jazak allahu khayr❤
Masha"Allah ❤Hamdi ❤🎉❤Thanks❤🇸🇴🤲🇸🇴
Waa runtaa habo ❤
Manshaallah ❤❤
❤️
Wow mahadsanid xamdi
Mash allah
Xamda waan ku salaamay karti badan runta kugu jeclahay ❤
Mashalaah hamda 2sano eelasoo dhaafay nolosheyda waxweyn baylabadashay
Inta walasheen xamdi warsame RUclipskeeda ku xiran fadlan abayo liketa hala qurxiyo siduu dadban ugaaro video ga sidokale nolow abyo xamdiyey ❤🫶
Qofkan iscugatan ama cesh wadagtan markad kala carotan wuxu ceba leyahy cidna haoga sheken✅💯 gobonimadu wa taa❤
Xaqiiq
Hamda qurux badaneey❤❤❤
Wllhi hamdiyey saan ku bartay nafteeyda runta ina u sheego bilaabay guuleyso wllshey❤❤❤
Hamda qurux badaney wan kusalamay wall mcn From 🇩🇯
🌹🌹🌹🌹🌹
Abyo hamdi ku jecliyaa❤ yaqey❤
Hamda adi iyo sulekha isu imaada
Wehelkaagii shalay iyoQofkii aad is wadateen Haka werin xumaateeWeligaa u ceeb qari.
❤❤❤❤❤
Asc asxabta habo hamda waa iga codsi isoduceya hoyo ayaa iga xanuusan qalinka 4afarad ayey galirabtaa alle in u alle kabadbadiyo plz yarabi 😢😢😢
Allah ku cafiyo wlo ❤
Allow kucafii❤
ISO duceya team xamdi
@@Caliya529 allah kusiyo waxat jacasha hay saxa wasatir insha allah 🤲
Dhiiriso ❤
Qof hal malin mel kuwada cuney ina cayo damirka isineyn😢
Xamda shrfey war iyo wano wad no shegtay qalbi wax fahma alaha nasiiyo war gabdhow isdaba qabta markan naftyda jeceladay Ayan ka koray cay iyo doqnimo
Habo xamdiyeey aduunka kugujeclahy wlahi ❤
naagaha badankooda saaxiib ma galaan waa sababta aan ula saaxiibin marka horeba teeda kale hadii eey dhacdo xitaa in aan saaxiibno noloshaada looma soo bandhigo oo waa la iska xadidaa noloshaadane laguma soo darsado lol
Wllo iskaga cafi wllo waxan modi jirey inad raga dagal ku tahye hada ayamahan waxan wada dawada vidyoyada adna waan uu fahmeen wll icafi qalad ayan ka aminsana
Cafis ayaad iga Thy qalbi ❤❤
Wlhi aniga wan ku jeclahay sidee walaashay igaa weyn oo kale walaashay igaa weyn waa qof xun aniga imaa arki karto waxan adigaa ka waayay ayaan adigaa kaa helay❤ marka waad mahadsantahayabaayo😊❤@@yuuuuga1
talo aaaan idin siinaa lee maqlaaa adadku kuwa ayaga talo leheen miyaa oo saa adiga utashato utashankarin😂😂😂😂
waynu leenahay balse bila aadem baynu nahay inwanaga layna xasusiyo waa muhiim
Heestaan yaa qaado xamdiyeey waaba hees i taabaneysee, soomaali quluubtooda ilahey burcad ha isku mariyo
The firs comment 🎉😂😊
Laba islaamod o halkan ah ayaan uga taag layay walalo waynu is fahmi waynaye bananka aynu kala maro walle waa yaab 😂
Abyo xamdiyey qiso aniga igu sabsan rabaa in aan kula wadaago abyo talane aad iga siiso ayaa rabaa wyo waxaa iitaahy rool moodhol intee kala soo xariiraa abyo in aad iisoo jawaabi dontid rajenaa xamdaay
004740617832
@@yuuuuga1 mahadsanid abyo
@@yuuuuga1 abyo lamabarkan WhatsApp ma iiso qabanayo maxa sameyaa hamda

Wehelkaagii shalay iyo
Qofkii aad is wadateen
Haka werin xumaatee
Weligaa u ceeb qari.