Qofka dilka gaysta haddii la qariyo maxaa dhacaya? Sheekh Dirir iyo Qiso Cajiiba.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 12

  • @NadaCabdi-i7w
    @NadaCabdi-i7w 7 месяцев назад

    Sheekhu qisadu waa bari hore imika maha

  • @engkaamilyeswecan5946
    @engkaamilyeswecan5946 7 месяцев назад

    Jasaakallah sheikhunaa

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md 7 месяцев назад

    Alle khayr hasiiyo sheekh

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 7 месяцев назад

    Wx badan Ayuu sheikhu inoo ifdimiyey Wlee

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 7 месяцев назад +1

    Sh wa runta Somali nin dad so laya ba ka buxa markasa dad is linyan cuqba ba ku cacadya

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 7 месяцев назад

    Asc ardaa maxaa la dhahaa

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 7 месяцев назад

      Ardaa waxa la dha reer badiya dyidkod ey sexadn Habenki

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 7 месяцев назад

      ​@@hodandahir8111 ma qurbe joog baad tahay wll?

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 7 месяцев назад

      Waa meesha ay seexdaan ragga reer miyiga ah ee guriga hortiisa isla markaana ay xoolaha ka ilaaliyaan. Dumarka iyo carruurtuna guriga ayay dhex seexdaan.

  • @AhmedHassan-r9n
    @AhmedHassan-r9n 7 месяцев назад

    Qadiija afyar maanta jahbadii ayuu dacaadadeynayaa..lakiin culimda iyo dhaakhaatiirtu intay maanta dillaan baa ka badam