Dr Zakir Naik oo la Doodaya Nin Mulxid ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • waatan khudbada Dr Zakir ee ciwaan keedu yahay "ARGAGAXISADU MA SHAQADA MUSLIMIINTA UNBAA?
    • Argagaxisadu ma Shaqad...
    Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
    2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
    3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
    4: muuqaalo documentary ah
    5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
    6: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Комментарии • 27

  • @jawaahiri
    @jawaahiri  3 года назад +21

    waatan khudbada Dr Zakir ee ciwaan keedu yahay "ARGAGAXISADU MA SHAQADA MUSLIMIINTA UNBAA?
    ruclips.net/video/S2-T46m5bkg/видео.html

  • @user-qu5nl5mj9z
    @user-qu5nl5mj9z 9 месяцев назад +1

    Maasha alaah walaal doodahan iyo khudbadahan aadnoosootur ju mayso ilaahay jano hakuugu badelo

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +3

    Dr zaki naik qudbadaha cusub nala wadaag Allaha ku xafido walalke somaliyed 🇸🇴🙋‍♂️

  • @Zaariingarphics91
    @Zaariingarphics91 3 года назад +4

    Mashala mashala dr sakir naik
    Wll horo usoco adna sifican noogu turjuntaa mashala rooda noo soo badi

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Год назад +2

    Masha allaah Jizakallaahu

  • @rahmamahmed5305
    @rahmamahmed5305 2 года назад +2

    Masha allah

  • @googaalemedia4961
    @googaalemedia4961 3 года назад +4

    Aad baad ugu mahadsan tahay walal barnaamijyada quruxda badan iyo doodaha aad Noo soo gudbiso aad baana ugu xidhnahay barnaamijyadaada siiba doodaha dr zakir naik noo soo kordhi walal waana kuu hambalyaynayaa horay u soco rabbina haku garab galo insha allah

  • @nimcaancabdi4013
    @nimcaancabdi4013 3 года назад +4

    Mashallah ilahay ha barakeeyo Dr.zakir & khadar. Ba.
    Thanks brother kuwa kalena waanu ka sugaynaa inshallah

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 3 года назад +7

    Masha Allah jazkaallaha kheyr Dr zakir Naik

  • @cabdifatahmahamed1037
    @cabdifatahmahamed1037 3 года назад +3

    Wll aad ayaad u mahadsantahay ilahay haka ajarsiiyo maansha allah

  • @ZR-qz5qb
    @ZR-qz5qb 3 года назад +2

    asc wll msha allah turjumka aad ayuu u fiican yahay ajar allaha ka siiyo wll amiin

  • @abdicazizabdilahi8627
    @abdicazizabdilahi8627 3 года назад +2

    Thanks

  • @deqoxasan9699
    @deqoxasan9699 3 года назад +2

    Masha Allah walal qali ilahey hakuxafido walal

  • @abdirahmanabdullahi2008
    @abdirahmanabdullahi2008 3 года назад +1

    بارك الله

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT 3 года назад +3

    Mashlh Wll

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153 3 года назад +3

    thank you wll

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 2 года назад +3

    Wll waxbaan kaso codsan taariqaha dadka soo mislima iyo tariiqdooda eykuso musliman niso bilaw teeda kale waxa ka heleysa convert Muslim

  • @nimcaanbashiir6467
    @nimcaanbashiir6467 3 года назад +2

    M'a

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 3 года назад +1

    Mahadsanid ustad

  • @shsahalomar6242
    @shsahalomar6242 3 года назад +1

    Maashaa Allah

  • @taqwadacwa8350
    @taqwadacwa8350 3 года назад +1

    Asc sxb isku dey inad Codka kala noc ka dhigto

  • @fatulleyare229
    @fatulleyare229 3 года назад +1

    Asc walal mcn fadlan waxan iga coodsi aaah inaad ino fuurto cashiro aad nugu barayso Bible ka si diini aaah sida Dr Zakir naik plss waxn nahay dhalinyaro u baahan aarintaas

    • @aqoonsahmiye6699
      @aqoonsahmiye6699 3 года назад +2

      Waxaa kahoreysa in aynu wada naqaano qur'aanka kareemka ah iyo axaadiista nabiga

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 3 года назад +1

    Boowe meedey tii kale