Aabaheyd Ayaa Si Gardaro ah Loo Soo Xiray, Taloow Mala DalDali doona?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2022
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 294

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  Год назад +58

    Instagram 👋 instagram.com/abdihaliim_ali?igshid=YmMyMTA2M2Y=

    • @Maankey_pro
      @Maankey_pro Год назад +5

      Community tabka ii saar sxpo hami aya ka leyahay RUclipska

    • @yuusufjiis
      @yuusufjiis Год назад +4

      Wll maajid wujigaaga soo duub hal mar plz si walltinimo ah

    • @bushra112
      @bushra112 Год назад

      George stinney jr nxt nooga soo dhig plz

    • @xaliimodx3714
      @xaliimodx3714 Год назад

      Cabtan maajid maxaa kugudhacay

    • @nataashaamohamad4486
      @nataashaamohamad4486 Год назад +1

      Walaal noo soo dhig blease film school ah wll 👍💯

  • @diintaislaamka4747
    @diintaislaamka4747 Год назад +112

    Si walaltinimo ah like igu saar pro and sister😔

  • @Respect.videos79
    @Respect.videos79 Год назад +61

    wallaahi billaahi tallaahi sadaxda magac ilaahe ayan ku daartay wan ooyay qiso xanuun badan waaye oo saameyn iyo cibro qaadasho le 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @amranahmed6249
      @amranahmed6249 Год назад +1

      😢😢anipa ilinta iga dhamate wxn run mia hda

    • @yaasuuabdukadir2953
      @yaasuuabdukadir2953 Год назад

      Haa ani xitta I miss you so much aabe 💔😭😭😭

    • @aweysalhadadi2525
      @aweysalhadadi2525 Год назад +1

      Aniga_ya_garabkisa_ku_oya_🥺☹️

    • @aliishasiham9855
      @aliishasiham9855 Год назад +1

      Wllhi aniga xita wa oyay zaid allow ku naxa ris Apo mcn

    • @khadrakhaali5737
      @khadrakhaali5737 Год назад +1

      ani filka oo dhamaystiran ayaan dawaday malinki oo dhan wan oynayay marki leyweydiyey ilmada idhahyka gasocoto waxan laha idhaha ayaa ixanunya😢

  • @iamsaska3146
    @iamsaska3146 Год назад +35

    Filimkaan 2020 daawaday waa emotional 😌

    • @cawilcabdi2952
      @cawilcabdi2952 Год назад +1

      War nio ani sida profile kaaga cml basa layga dhigay😂

  • @mohamettapdick8658
    @mohamettapdick8658 Год назад +10

    Captain maajid qisooyinka noocasa nooso badi zxp🥺🥺🥺❤️

  • @hamdimohamud791
    @hamdimohamud791 Год назад +8

    Cawa wan ka qiroday filmkaan wlhi jacelka walidka waa waxa ween 🥹😭😭😭😭😭😭

  • @opk9121
    @opk9121 Год назад +8

    wallahi waa qiso xanuun badan waan oyay 😢😭😭😢😭😢😭😢😓😢😭

  • @guledmohamed7524
    @guledmohamed7524 Год назад +8

    Wlahi fimkaa markaan daawady waan ooyay ax ax ax isaga iyo filmka the pursuit of happiness. Captain majid kana kasoo hadal

  • @nafyare9745
    @nafyare9745 Год назад +21

    flimkaan qalbigayga ayuu taabtay 😢😭

  • @ayaanmaxamednuur4663
    @ayaanmaxamednuur4663 Год назад +18

    Qulasada filmada 💯🥰

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 Год назад +8

    Anoo class ku jira waliba xiisad caajisa ayaan daawanayaa keep going walaal 🥰😘

  • @hindajimbac7432
    @hindajimbac7432 Год назад +31

    Qulaasada filmada 👑❤

    • @adnamohamed6743
      @adnamohamed6743 Год назад +1

      War waxaan naga dhaafa ee filmd buuraha noo galya plz plz

  • @sadpoi7622
    @sadpoi7622 Год назад +16

    Qulaasada filamada 📿🖤🤗

  • @mohafiti8756
    @mohafiti8756 Год назад +4

    Masha allah Guuleso libax ❤🥰

  • @maxamedsucuudi8114
    @maxamedsucuudi8114 Год назад +7

    Waxan Ahay Abo.Dhalay 3 caruura Laba wiil iyo Hal Gabadha Wlhi Waxan sa,id Ugu xiisay Gabadhayda oo Anu Hooyadeed isku xunahay Mudao Sanado Ahna Ma Arag Ana Wan Xumahay iyana iga Daran sababtas Ayaa inan tayda u Arki La,hay Sanado Ano Ad u jecel Halka Gabadh Ee Alle igu irsaaqay 😥😭

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  Год назад +5

      Walal xiriiri adi karonow macqul iney wanaagsanatay ama wanaagsanaato noqo qofka tanaasula gabartaada darteyd adoo fiirinayo aduunyo marti ku wada nahay ma ahan meyl laysku dagaalo ama lagu kala fogaado 🥰

    • @makohassanmohamed9006
      @makohassanmohamed9006 Год назад

      @@QulasadaFilimada legend😇🥰

    • @_leomahir_5222
      @_leomahir_5222 Год назад

      @@makohassanmohamed9006 🥰🥰🥰

  • @sumiish_______mohaz7133
    @sumiish_______mohaz7133 Год назад +10

    Caloosha i hurtay filimkaan🥺😭😭

  • @cabdalaaxmed4658
    @cabdalaaxmed4658 Год назад +7

    Qof ka ugu horeyay ee lake saray 😊😊🎉

  • @nadiramahamed946
    @nadiramahamed946 Год назад +2

    Waa oyay wllhi

  • @ugbadnimcan437
    @ugbadnimcan437 Год назад +1

    Qiiradisu wataa filinku 😭😭😭

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Год назад +6

    Keep going pro🤴✌️

  • @cimranaxmad4276
    @cimranaxmad4276 Год назад +8

    Daacad ayaan u il mee yey plz noo sobadi filimadan oo kle xaqiiqatan qalbigeyga ayuu tabty 😢😭

  • @kadarmahhamodkamalrkhan1142
    @kadarmahhamodkamalrkhan1142 Год назад +5

    Runtii filkani waaqiso dareen gudbinaya xitaa ilinta maxakameynkartiin best 📼

  • @rayaanahmedmohamed7592
    @rayaanahmedmohamed7592 Год назад +4

    Cwda ani maa u so horeeyo mise waa leyga so horeeyaa😭❤️😂

  • @boyka794
    @boyka794 Год назад +3

    Wallahi qisadaan wee igaooysiisay

  • @nuur6536
    @nuur6536 Год назад +25

    HOOYADA IYO FAMILKAGABA ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KADHACAYA 🤲WLL 1K SUBSCRIBE IGAARSIIYA 🥵😌🙏🙏❤️

  • @khaalidqaasin1839
    @khaalidqaasin1839 Год назад +3

    Film aad umacan waaye wa qiirody run ahantii aad aya umahdsanthy zxp maajid keep going

  • @abyancabdi3756
    @abyancabdi3756 Год назад +3

    Waa🥰🥰👨‍🍼👨‍👦

  • @riyaanxusein4875
    @riyaanxusein4875 Год назад +4

    Waan fiir saday filimkaan hhhh cabdi xalim maa film maanta noo soo badi please 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @quenqadro4112
    @quenqadro4112 Год назад +3

    Qulaasada filimada✅

  • @Somalia425
    @Somalia425 Год назад +2

    Qulasada filimada

  • @Zack_moves9
    @Zack_moves9 Год назад +2

    M.a

  • @aliamohamouth830
    @aliamohamouth830 Год назад +2

    Abdihalimm

  • @hamuudisheik7089
    @hamuudisheik7089 Год назад +4

    Qofka u horeeya ☝️

  • @maymuun78
    @maymuun78 Год назад +6

    Filmka uu IGA oohisiiyay😭🥺

    • @asiyapea3887
      @asiyapea3887 Год назад

      Wlhi sdkle😭

    • @maymuun78
      @maymuun78 Год назад

      @@asiyapea3887 naxariistii oo qof aa tahay 🥺

  • @qadarkiller9817
    @qadarkiller9817 Год назад +2

    Ljend majid

  • @farxiyoabdiwahab2011
    @farxiyoabdiwahab2011 Год назад +1

    Wlhi caadi ba u ooyay wa qiso aad uxanun badan 😭😭😭

  • @khadijasaiid9592
    @khadijasaiid9592 Год назад +4

    Hooyin ayaaiga igaimaade 😭

  • @nadiirazaara9637
    @nadiirazaara9637 Год назад +3

    My gold Voice cabdihalim Cali🥰❤️ number somali youtuber@qulusada filmada

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 Год назад

    Qulasada filimada 👍👍

  • @yaxyenoor5655
    @yaxyenoor5655 Год назад +4

    QULASADA FILIMADA WAXA NII RAJEYNAA 1M

  • @inarize1991
    @inarize1991 Год назад +12

    Filmkaan wa firsaey 2020 wlh ilin iga timid😭

    • @saciidooww
      @saciidooww Год назад +1

      Waan Dhameysn Waayy Xasuus Wlhi

  • @minakshiali2887
    @minakshiali2887 Год назад +3

    Wallahi si dacaad ayan u ilmeye🤕🤒

  • @fardowsocusmaan7425
    @fardowsocusmaan7425 Год назад +1

    Qisadaan wee iga ilmeesiisay wllhi😭

  • @HiboAbdiqafar-vu2ym
    @HiboAbdiqafar-vu2ym 8 месяцев назад

    👊😭😭😭😭😭😭aabo Ilahoow KUU naxariiso

  • @zulthan_zakariye
    @zulthan_zakariye Год назад +5

    Intaad film zoo bandhigaysay mid la mida wali kamaan daawan Channel kan👋

  • @Feriiha--ahmed21
    @Feriiha--ahmed21 Год назад +3

    Wn la ooyay wlh flimkan😭

    • @Lucifer_B
      @Lucifer_B Год назад

      Haha 😂 Xaliimos Qalpi Jileeca idinku jeclahy Naxriis😂👨‍🦯

  • @shavici4380
    @shavici4380 Год назад +6

    Cid igama Horayso kii iga Horeyana waa jini

  • @UgbadIbrahim-ze7pv
    @UgbadIbrahim-ze7pv 12 дней назад

    Ax ax waa xanun❤❤❤❤❤

  • @SalmaanPes
    @SalmaanPes Год назад +5

    Wlh waan ilmeyn rabay ani dhan ciriiri dareemay markaa maqlay waala daldali rabay 😢

  • @Suheip
    @Suheip Год назад +23

    TRANSLATION IS ANOTHER LEVEL 🤴

  • @ubax7758
    @ubax7758 Год назад +4

    Please filimka hush noso turjum 😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😂😢😢😭😭

  • @wanestup2524
    @wanestup2524 Год назад +2

    Waa qiroday

  • @sumii7942
    @sumii7942 Год назад +3

    Wallhi wa film ad uquro badan🥺😫

  • @iqraiqra1759
    @iqraiqra1759 Год назад +5

    😥😥😥 ǫᴀʟᴘɪɢᴀ ɪᴅᴀᴍǫᴀᴅᴀʏ ᴅᴜʟᴍɪɢᴀ ʟᴏ ɢᴇsᴛᴀʏ😭

  • @zakiaxmad5936
    @zakiaxmad5936 Год назад +2

    Imotinal waaye nio waa amusi LA ahay

  • @xafsaosman4875
    @xafsaosman4875 Год назад +1

    Wlhi qisdan wan cdiya u ilmeeye 😥

  • @ayaanmaxamuud3721
    @ayaanmaxamuud3721 Год назад +5

    It is the best history ever I seen 🥺

  • @user-zj9jb2tv3p
    @user-zj9jb2tv3p 5 месяцев назад

    Qulaasada filimada❤

  • @marketinggking2657
    @marketinggking2657 Год назад +3

    Filimka mar kabka 🥰😌

  • @muuno8602
    @muuno8602 Год назад +1

    the book of henry plz aso somli ah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxaadwardi
    @maxaadwardi Год назад +1

    Waa ilmeeyay markii loogu keenay jeelka 🥺🥺

  • @fahadjama2656
    @fahadjama2656 Год назад +8

    First person ahay wllkey captain majid 🥰🥰

  • @Rihaan12
    @Rihaan12 Год назад +2

    Filimkaanhoraan u dawaday markan dawaday wlhi waan ogyay 😭aad bu calol xumo u yhy😭

  • @kova758
    @kova758 Год назад +3

    Legend waaku wataa 🫂

  • @Gobsan_Ina_Muhudin.
    @Gobsan_Ina_Muhudin. Год назад +1

    Ilmada iga dhamate wllhi🥺

  • @Maankey_pro
    @Maankey_pro Год назад +3

    Wllka share out ii same codsi waye ❤❤

  • @najmonajuu2170
    @najmonajuu2170 Год назад +2

    Captain soo dhaqso ku mee😥😥

  • @queenhanuush715
    @queenhanuush715 Год назад +5

    Caloosha i xanuuntay ilmo iga imaan rabtay😭🥺

  • @AhmedMohamed-qq4hg
    @AhmedMohamed-qq4hg Год назад

    Keep going brother

  • @princess___amath1399
    @princess___amath1399 Год назад +2

    44mints 4.5k another level

  • @libanking4502
    @libanking4502 11 месяцев назад

    Soobadi filimada plz wa iga codsi

  • @EngHaakim
    @EngHaakim 3 месяца назад

    qisaxanuunbadan😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Год назад +5

    Umalayn maayo inaa horay comment uga bixiyay lkin maanta waa ka bixinayaa
    Filimkaan horaan udaawaday habeenka daawanayayna ilmadu waa iga socotay 😓😓😓😭walashay baa Ila joogtay habeen jimcaa bayna ahayd
    Hadaan arkay qulusada filimada Oo soo turjumay aad baad umahadsantahay kani film waa dhaafay qofkii daawadayna ilmada ma ceshan karo
    Axeey 😢😭

  • @cabdulahisaid6904
    @cabdulahisaid6904 Год назад +2

    Where is c/xaliim

  • @user-re8zp8fq1h
    @user-re8zp8fq1h 2 месяца назад

    Machallah

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    inta jiifka ku daa wa neysa veidogan waan idin salamaya waxay idin tahay wangsn

  • @axmedcadaana6128
    @axmedcadaana6128 Год назад

    Inta dhaba nacas ujeeda farta taaga
    Only legend musalsalka jalaal xasuuso

  • @adnaapdirahmaan6452
    @adnaapdirahmaan6452 Месяц назад

    😭😭😭😭😭walhi wan ilmeyay filmkan qisadiiisa

  • @naninassir8858
    @naninassir8858 Год назад +2

    Magacaa film ka libax😊

    • @saciidooww
      @saciidooww Год назад

      Miracle Call No 7 Ladhahaa

  • @cabdimahad7264
    @cabdimahad7264 Год назад +1

    M.a qiso dhab ah wye thanks brothers

  • @userless0
    @userless0 Год назад +2

    😭😭💔

  • @sadacabdifitaaxomar9193
    @sadacabdifitaaxomar9193 Год назад

    filim Oi bar🥺🥰🤴

  • @deeqa8896
    @deeqa8896 Год назад

    Umuud iyo asiyo ayan ka aqonsaday

  • @nasriinaothmaan1480
    @nasriinaothmaan1480 Год назад +1

    Ax 😥 calosha ihurty wlhi ano filimkn Mar hore dawdy hdnh ilintyda ceshan wye Abe mcn alha ku nxristo🤲😥

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Год назад +1

    First👊

  • @SuleekhaXasan-hn1px
    @SuleekhaXasan-hn1px 7 месяцев назад

    Waa qiiso dhaab ah😢

  • @diiriyeahmed
    @diiriyeahmed Год назад +3

    First pin 📌 😍

  • @wifekookie5907
    @wifekookie5907 Год назад +1

    Wllhi waan oyay ax waan ka naxay 😭🥺💔

  • @nasro.581
    @nasro.581 Год назад

    Walaaaaal soo badi vidioya shaada

  • @munaahmed8174
    @munaahmed8174 Год назад +2

    😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rashiidsalafiabdalla1207
    @rashiidsalafiabdalla1207 11 месяцев назад

    Qiso👉😳😢😢😢💔💔💔💔💔

  • @SaamiyaMahad
    @SaamiyaMahad 4 месяца назад

    AbahaaN isago xanusaN ayauu gabdhisa ilaliyaa halka aabyaasha qaaarna iyaago cafimad qapo ilmahooda dayriyaaN😢😢😢

  • @adaymuhumed5023
    @adaymuhumed5023 Год назад +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @senaabdulahidaahir6279
    @senaabdulahidaahir6279 Год назад +5

    Filimkan af turkish Mar hore ban ku dawaday ❤️‍🩹🦋

  • @abdimajiid9217
    @abdimajiid9217 Год назад +2

    😭😓

  • @ahmedmuqdishaawi
    @ahmedmuqdishaawi Год назад +1

    Waad ku mahadsan tahay wll 🙏

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 Год назад +2

    First comment 😅🙌

  • @user-te9gq3co9y
    @user-te9gq3co9y 4 месяца назад

    Ofa ma ahan oofaaa waye 😅🎉❤

  • @Hakiimfilms
    @Hakiimfilms Год назад

    Masha Allah

  • @shamsamaxamed1029
    @shamsamaxamed1029 Год назад

    Mahadsanid wll qali