ASADOW INO SO CELI WAJIYADII CUMER AND CEYDA AND FADIL AND KOKO AND AMIRA AND sUNDUS INTABA HAL BARNAMIsh KUSO SAME WLLKY CEYDURUSNA WXN LEYAHAY HAMBALYO HAMBALYO INTAA IYO KA BABAN AYU U QALMA 2M IYO KA BADANBA AYAN LEYAHY KOKO IYO CUMERNA WAN SUGEYNA MALINTODA 1M INSHA ALLAHU
Alla asadow wlhi xalay adigo socda oo video yow dubeysed ba ku riyoday ma aqan sbbta kgu riyoode lkn waxa rajeyna inay rumawdo badana riyoyinka ku riyoda wey dhacaan mantu dhan waa helmam sana lkn nin gargaado kale leh marka arkay so xasusto insha allah malin waku arki dona adigo lixaadka dhameys yahay hadaba sida ma dhaanted lkn waa lo bahan yahy inaad sidee hore aad ku noqto❤️
Asadow magacaygu waa asma xalay waxan arkey adi goo socda allah caafiyo marwalba waan kuu soo ducay yaa allah luga haagii dib hakuu suu ciliyo ilve you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
❤❤
❤😀😀
Asc
Scw❤❤
Hy amiiro
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤
SWc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤
@@MuxidiinCalidhuux 🤲🏻🤲🏻
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻
Scw ❤
Scw
عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤❤❤
Nabiga.Muxammed Salalaahu Caleyhi Wasalam
Wuxuu Yiri Qofkii igu Saliya Maalintii Kun Mar ma dhimanaayo ilaa Janada Loogu Bishareeyo Qofkii Faafiyana Wuu I jeclaaday Qofkii Qariyane Wuu ka Shalaayna.❤😢
@@Amiira_qurux45 scw scw
Scw
صلي الله عليه وسلم ❤😢
SWc swc swc swc swc swc ❤
SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤
ASADOW INO SO CELI WAJIYADII CUMER AND CEYDA AND FADIL AND KOKO AND AMIRA AND sUNDUS INTABA HAL BARNAMIsh KUSO SAME WLLKY CEYDURUSNA WXN LEYAHAY HAMBALYO HAMBALYO INTAA IYO KA BABAN AYU U QALMA 2M IYO KA BADANBA AYAN LEYAHY KOKO IYO CUMERNA WAN SUGEYNA MALINTODA 1M INSHA ALLAHU
Dunidan ma soo marin qof ka sharf badan kana run badan nabi maxamed scw scw❤❤
Scw scw scw
Scw❤❤
Scw scw scw ❤❤
Allah ha unaxaristo wllshen asma saban😢😢😢
Aamiin aamiin yaa rabbi 🤲
Amiin Amiin yarabi
You have honorable man, you have intelligent man and you are honest man. So l have big respect with you
Ku Sali ❤️Nabi Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
S.c.w❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Allahay Waxankabarya Ino ituso Asid Ooo Luguhisha Kusocdo Rabiyoo Itus Amiin Thuma Ameeen
Aamiin yaaabi
Amiinyaarbi ❤
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲
Aammiin aammiin yaa rabbi
Aamiin yarabi
asadow noo soo celi wajiyadii faadil ceyda cumeer abeera +koko amiira 😢😢
Haa wajiyashi hore😢
Ha ma aragtay horta sidaxdaan gabdhood lee aragnaaa hada aaway dadkii hore😢
Waa laga wareegay
Kuwan ban ku haysanaa anaku
@@intisaardahir4345ayagaanba ku heysanaa
Team samia ahmed like isku mujiya ❤🎉😂😊
Keep going walalkey asad I.n3milyan kuu rajeynaa iyo kabadan insha allah
:اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋
Asad sorry but you have to repeat this challenge for ladan cidi
It is from Djibouti 🇩🇯
Ku sali nabi Maxamed scw❤
ku saliya Nabbigen muxamed ❤😢
Team laden one like 🇩🇯🇸🇴🖤❣️
Maxaa ka wada😂
@@CawilCancel hakala socon ee isla soco qofyahow wareer San wah gabadha labad ayaa ladhahaa ladan wax baro nooh 😏😏😏😂😂😂😂😂😂😂 somali jaahil😂😂😊
@@Hanahan122 somalia waa gobol ka mid ah Ethiopia 🇪🇹
@@CawilCancel wax ee tahay malahan damer yahow somali waa dal laya qaano oo Maa mus leh Amxaar futu madowe ha igu soo dhisin dulufow 😏😏😏😏😏😏😏😏😏🧠🧠🧠🧠🧠
@@Hanahan122 Somalia part of ETHIOPIA 🇪🇹♥️ i
The best youtuber in somalia azad hajio waan ku salaamay 🎉🎉 from borama 🎉🎉🎉
Plz asad we want ceyda,cumeer,faadil,koko,amiira,sundus we really miss them 🥺
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
TEAM KOKO ONE LIKE 👍❤
Here❤
Coming soon 700k team halista koko 🎉❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Koko waan ku taagèera abid 27 adaan kuu jeclhay hore usoco sister adigà iyo hazaazi wllnimo wcn❤❤❤❤
koko bulle wakudageraa ❤❤😊🎉
Kusali nabiga wall scw scw scw scw
My team 27 🎉🎉🎉 dhamantiinba salan sare ❤❤
Cawa waxan nasiib uyeeshay Inan noqodo qofka ugu horeyaya 🎉🎉
Ladaan walaa gadaay😢😢😢😢😢😢😢xaaq ma Ahn rer jabuti oo keen
Rer jabuti dad caan ah waba kuyeryihine mxa lokeena adero xizhood
Team Samia One like😊
❤❤
❤❤❤
❤❤❤
Caawa asma saban way dhimatay ilaahayoow u naxariiso
Gorme dhimatay ma maqlin be
@@aaminaxussen8345cwa wee is dishay baa la dhhy
Allah ha unaxariisto 😢
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
Team Kiki love ha ila dhaafina ❤
Machallah huno asad adiga iyo fadil machallah wan nigu farxay ficnidina machallah
Team ladan cidi one like
TEAM SAMAIA ONE LIKE ❤😢
Ku saliya nabga Scw❤
Scw
Ladan Ciidi Always gazing " Abdirahman"😅
Ladan cidi somaliga iyo dadka caanka saa uma taqaan ee wax yaabaha kle ku ficn tahy❤
KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW SCW LOVE ❤❤❤❤❤
Ladan Cidi cadaalad u samee dadka Djibouti 🇩🇯 caanka ka ah usoo xul oo wax ka weydii lkn Muqdisho maxay ka garanaysaa iyo Nairobi.
Muqdisho maahee barta tiktok caan ka yhiin hdesan graneen xaa loo sameehaa
Team Ladan Cadaalad Baanu Rabtaa Sidan Xaq Maaha Dadkan Yaa Baray Ladan😢
ladan cidi waa reer Djibouti ma garan karto badan kooda @asad hagio u kh soo dar gameka Reer Djibouti 🇩🇯 🎉❤
First comment from somaliland ❤
Aan kuwada salino nabi muxamad scw scw scw❤❤❤❤
Rer jabuuti oo keen xaaq maa ahn
Dadka mxaa kasiya rer jabuti dadka caanka ah wax yar yihine mxa lakena adiga laftirkada hdii lagu weydiyo dad caanka ah jabuti sheeg oo layaqano 5 kabadan makeeni kartid
BEST RUclipsR Asad Hagio❤
Alla asadow wlhi xalay adigo socda oo video yow dubeysed ba ku riyoday ma aqan sbbta kgu riyoode lkn waxa rajeyna inay rumawdo badana riyoyinka ku riyoda wey dhacaan mantu dhan waa helmam sana lkn nin gargaado kale leh marka arkay so xasusto insha allah malin waku arki dona adigo lixaadka dhameys yahay hadaba sida ma dhaanted lkn waa lo bahan yahy inaad sidee hore aad ku noqto❤️
Asad wll waxan cadalad ma axan eeee cadalad samee oooo reer Djibouti kuso dhar fadlan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ma iyagaba caan leh DJibouti
Of course more people like omereeyn and anothers sister @@Hipodiamond75
Team Ladan cidi one like ❤😅
asad legend weeye wallahi wuxu isku diyaarinayaa haddu tago member weyn oo team 27 ah inan la tebin 🫡
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asad Ilaahey haku caafiyo wll I.a riyadaada Allah kuurumey,yo❤❤❤❤ zxp tede waan ku salaamey❤
Team samiya one like 👍
Kusali nabigaa Mohamed SCW❤❤️
Dadka Ree Nairobi bay u badnaayeen kiki ree Nairobi waaye
Sidaas bay ugu fududaatay io ladan oo wax bdn soo gaftay
Ka faaidayssi ayy u badnaayeem wexeedu sababtoo ah ladan ayaa ka horaysay oo dadka caanka ah garanayn
Ku saliya nabigayna muhamad ❤❤scw scw
Ladan cidi reer Djibouti waye maa taganooo dadka canka ee hore ee reer somaliiyaa marka asad wad khiyateeey iyadaaa😢😢😢😢
Haa waxaa la rabay in eey reer jabuti lasoo qaato
Somali ma ahan miyaa
@@safabashiir-sw8fi waa reer jabuuti maha ha somali
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw ❤️❤️♥️♥️
Scw❤❤❤❤
Scw❤❤❤❤
Tem 27 in Djibouti like 👍🇩🇯
Ladan waa naag waxbarata waxaan shaqadeeda maahan
@@shamsocadey2006 hae😆
Kusaliya nabigina ❤صلى الله عليه وسلم
Team 27 salaam sare hawada nii soo marinara🥰❣️
Inkastoo Kiki la kuusay wey soo baxday. Maasha Allah ❤❤❤
TEAM Samia only like ❤
Kiki aan watay wana guulaysaty Hamplyo sistr🎉😊 go forward 🤞
Kiki waa reer comment asal ah 😂🎉
Mashallah Kiki keep going Asad I am your big fans from France 🇫🇷 Europe •
Gabadhan oo keen rer jabuuti wlhi
Ayub , Mohammed,Ali ,najiib, makasayii....kusoco ...aden , khalif,jibril ...... Wlh ladan qosol ayee igudishee kwrn magaca Somalitha oo Daan ayee sotiriin .....lkn qofftan xage kasojedaa sababtu ehh Somalitha cankaa hada mataqanoo
Asadow walal ladan waa reer jabuti somalida saa uma garanayso kusoo dar reer jabuti plz
Reer jabuti somli ma ahn miyA😂
@@Muwaahibibrahim Somali iyo Somalia waa kala duwaan yihii umaa maleyo somali jabuuti ka canaa Inaad garatoo
Somali Somalia
Somali Somaliland
Somali Djibouti
Somali Ethiopia
Somali Kenya
Somalidu way badanyihiin
Team ladan one like from Djibouti ❤
Since WE are Djiboutienne , WE dont know Somalie people juste same fo them
Team 27 in djiboutien liké 🎉🎉❤et koko bulle🎉
TEAM ASAD HAAGIO ONE LIKE🎉❤
M a allh farxda alle haydin siyaadiyoH dhmntiinba ❤❤❤
Ladan cidi waa gaadeen yaah miskiin sorry ladaney qalbiga ka jecelnahy ❤❤
Masha allh asad hagio allh Haku barkeeyo wllhi qoslka aduunka
Team Samia One like ❤
Daacideyna mad garan wayden😢😭daaci muno🤟🔥👸🏻😂😂
Hadan niyada ku haayay wllhi aniga balwad ii noqotay gabenki mapa seexdo ano daawan asad hagio videogiisa onè love team 27 ❤
Micnaha adigoo ballad cunin ma seexatid miyaa😮😮
Cidi manta Abdirashid kadamanweysi 😅thankz alot for repeating my name❤😅😅
Team samia one like 👍❤😎
Kiki oo aan taageeraayey ayaa guuleysatay hambalyo ❤😂 , xasuuq bay geysatay , wallow ay samia wax yar ka sareysey hal keliya 😢
Inta samia jecel like❤
Kiki and Ladan 🎉🎉💙💙 👍👍
TEAM SAMIYO ONE LIKE👍❤
Kusooceli wakaheley wll🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Mar walbo niyadan kaga duceya inuu cafimad taama ku siyo natusana Asado lugihiisa ku socdo 🥺🤲🤲
Team Samia ❤
7 mint 213 comment mansha'aalh wan ku salamayaa from somaliland kala.socdaa Mr Asad hajioo❤
TEAM KOKO Bulle AND SAMIA ONE LIKE 👍
Team koko one like 👍 ❤❤
Inta farxada iyo Samanta jecel one love guys ❤❤❤❤
My brother Asad Hajio Asalaamu Caleykum waxaan Allah kaga baryaaya in lugahaada ku socotid mardaw insha Allah.
Asadoow hal barnaamij oo team 27 u dhanyihiin soo samee, xusuus ahaan.
Asadow magacaygu waa asma xalay waxan arkey adi goo socda allah caafiyo marwalba waan kuu soo ducay yaa allah luga haagii dib hakuu suu ciliyo ilve you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muuqal cusub ayaan so dhigay ku dhufo profilekeyga o si aad u daawato
Ceyda koko cumeer amiira faadil abeera wajiyadaa noo soo celi😂😂
Team koko 700k aan uhampalyeeno say ugaarto❤
Manshallah kiki Aya gabdhaha ugu caqli badan uguna quruxsan
team samia one like 🎉❤
Ku sali nabigeena muxamed scw like iisaar
❤❤❤❤❤like iisaar
Team samia ahmed one like please
Kiki reer nrbi waaye dadka reer kenya dhan wey taqana 😂😂