Ow My God come on Wlhi I was driving Markan dawanayey Wadan ka baxay xitaa why I doing this Hamdi!!!!Wlhi Naxdinta Aad qadeyso ayaa wax loo dhigo laheyn Subxanallaha!!! There is normal prank oo iska wax cadi, this is life threatening please illahay kugu dhariyey don’t do something like again…..please 🙏Subxanallaha till now Oon ogaday Inuu prank yahay wali waan si Maxaa ahay Subxanallaha…I am shaking illahayow naxdinteena dhinac ka mari.
Alla Dareen Dhib Badanaa "Kulagaa Gacnta Ma iyada Haysa Malakulmawtkaa Hayeee" 😅😅😅😅😅
Alla sidaan unaxay hamdi sidaan ha sameyn mardanbo
hassan siduu usoo booday hamdi saxibtinima qof wax ka yaqaan msh allh
Hamdi and hassan allow isha bini adamka iyo mid sheydan idinka haaay amin keep going 500k asxabey vediowgan dartiis 500k aan gaarsiino hassan waxaan waa kaftan ha uqaban hamdina waa saxibtaaaa kaftankana wuu idinka dhaxeeyaa lkn prank qurux badan buu ahaaa filim cml 😂
😂😂😂😂😂😂
Bismilaahi raxmaani raxiim waanka naxay runtii bilaa caleek yaa weeyoow
Alla sidaan unaxay hamdi and hassan allow isha bini adamka iyo mid sheydan idinka haaay amin keep going 500k
Xasan ha isdaalinin waa lagaa gulestag pro teda kle walhi habeen hore riyo ayaan kugu arkay waliba nafta kuu kenay
Darren kulahaa gacanta mayada hasa malakul mawt ayaa hayee😂😂
Alla hoyoy😢😢 war waxan dhaaf umu laaa ilaha ilalal lahu ana muxamadan rasulul lah😢😢😢 war anaga naxnay dadkan inte jogan😢
🤔😡💔💞💟👌🤙👍😢😢😢😢😢😢 1:53
Dareen yableedahay kulahaa gacanta ma iyada heyso malakamod aa haayo hhhh😂
Ninkan naagta ku dhag dhagaayo adiga miya qabo inta la jaray aya kabadan inta an arko wa guri macsi sidaa filaayo mesha subxanallah,allah idin so hanuniyo ,is gursada nuh hadii aad israbtiino
Umu ahzab mar kle ha samen waxan xasan darenkiisa haku ciyarin 😢😢😢
Dhiigaada macaan waye kulaa😂😂 amal🎉😂😂😂😂
Wiika yar meeshu Tagnaa buuku qalala😂😂😂😂😂 ala umu dhib badanaa😂
subxanaAllah walal yaal wxn kaftam galeynin ma fcno in Lagu kaftamo abowe Hassan asxabtada la tali inay wxn iska dhaafan
Bismillaahi waa naxey abaayo dadka saan loogama nixiyo yaaqeeyoow subxaanalaah
Ax alle ha caafiyo maskiinta 😢😢 wlhi waa naxay
Abowe xasan setahay
Run ayan umaley nayey sorry 😞wllkey xasan soya dumshi sidan haku samenin wllkey 😢
Sory xasan xamdi wax fiican mad samayn wilka maxad sa ugu galaysa
Ina adeerkyga soya hory usoco gull I.a
Maskin kan prankiyadan dhiga io jirada ka daya yaqeeey anaga san xaq noma ahn wilkena 😂😂😂 wa dishen wlllhi😢😢😢😢😢😢
Ax 😢wlhi wan naxay
Waxaan waa qalad xamdiyeey, naxdinta mafiicna xabiibti prank noocaana mardambe ha sameyn plz
Ax wlhi waxan prank ma ahan Umu plz jooji wlhi Aniga naxay 😢
U😅
Umii waxa markale hakusumeyn ok Hassan Wa qof qalbi furan ❤❤
xasanow wadaha eykugooysay aniga run aan umaleeyay subxaanalaah
Xasan isku dhiigaa naheee😂😂
Idin jcly wlx umu ahzab❤iyo soya keep going pple❤
Inaa lillahi waa inaa ileyhi raajicuun Dhimasho waxlagukaftamo miyaa wls
Qosolkaan play store maakala soodagtay
Masha Allah hanbalyo
Wllhi waan ka maxay eeg siduuu hassan u naxay 😮ax yaaa jacalku maan dhaha mise best freind😢
Umu axsaab wllshy qali sharaf korkaahgah ahaaty ❤❤❤
Hasan soya markaga haxanaqin
Teeda kle xly waan arkaayay dareen prank lagu sameynaayay mar kle hazaam oo tahriip looga oyinsiiyay mar kle xamdi ooo geber la dagaleeso marka waxaan iska daaya wlhi waa wadna hoys teeda kle soyaa aad ayuu u calool jilcanyahan halaga daayo plz
Xassan soya maskiin😢
Dareen kute malagaa kor uhaayo gacanta wadnaxanuun badnaa kooxdaan ❤❤❤
Gabdhii dhibleey ay noqotay hhhhhh
Sor waa ka xumahey
Waa branka qatar ah keep going sister 🎉
wlhy anigo aan jogiin ayaa ila hada gariiraya hamda waxani prank maha wlhy
😢😢😢allaah umo saan xaqmahaa
Maa kaftamoosa macanto aaaa uuuuu iiiii😂😂😂😂😂
walalayaal waxatihiin dad inlagu dayda mudan❤❤❤❤❤❤
Ax ax wllhiy waan naxay abaayo❤❤❤😢😢
wow labadanaaaa
💗💗💞
prank best for ever😊
Love you guys ❤❤
Waxan barangi ma ahan wedna xanunwaye😢😢😢
Xamdi manta wlhi waan ka naxay wllo dhipka maga daa wlley saan unaxay wlhi bisinkah 50 bilaa gym gaf itiri 😂😂😂😂😢
dareen dhipley weeye wllhi kulahaa iyada ma haysa gacanta mala kul mattka haye😂😂😂
Xasansoya naxariiisti oo qof ah umu runti Waad inaga nixiisay pranki inlagu sameeyo xasan wnka xumahay
𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐡𝐚𝐦𝐝𝐢 dhib badanaa dadka wadne xanuun haku ridin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Naxdin aaba nagu ride sey wax ujirin aqwaan saan ha noo gelin mar kale😂😂😂😂
😂😂😂😂anbo waaka naxat
hassan sooya wlhy waan ka naxay sidu u naxay wiilka ciyaarta ka daaya hamday 😢😢😢😢😢😢
Videoyadiina ma xuma magaca prank lee ka badala waa ku heesana 😅
Qofkii ugu horeyey oo comment aoo qoro❤
Wlhi wan naxey sihun
Lkn hal suaal gabadaha iyado matalayso in ay qacanta iska jartay hal gabdhba timid mrkay dhulka ku dhacaysayna way arkaysay 😂😂 meyy gabdhii
Wilalkan maskin mx dhulka fadhisiyey 😢😮
Xamdi marlabaad kusoosame😅 pls😊
Xamdiyey maxaa saan usameysay wiilka wadnaha ka jooji rabti
Umaa ax Saab waan ku jecelhy wlshay lkn waad naga nixisay wlhi ano og prnki ineyyahan naxau
Sorry runtii waan naxay😢
Xamdi hassan said unaxay dareenkisa ilaali😢😢😢😢
Filmka wuu igu socday part 2 malahan miyaa saa hindi udaawanaye ani dhan wax wlba film uqaata😂😂😂😂
seriously 😢😢
😂😂😂😂doreey kulaha daren 😂😂
iida mahaysto gacanta mal kamoodka haaye😂😂😭💔
Sorry 😢xasan soya shaqsi qalpi wangsan sow unaxy lee😢xamdi abyo san uma qalanyo wiilka kadaa barangiga abyo
Ala kasiwal ninka jacelka hayo intu yahay aan ogane 😂
Sorray umu ahzab
Xamdi abayo mardanbo San hasamynin wlhi wanaxy😢
Pranki 😂😢
Wallhi aduunkaan ugu jeclahay ina prnk laguna samey hasan
Walaahi ani xitaa😂😂😂😂
Gacanta malakamowd aa haysa kulaha
Malakumootka haayo 😂😂😂😂😂😂
sorry soya
Ow My God come on Wlhi I was driving Markan dawanayey Wadan ka baxay xitaa why I doing this Hamdi!!!!Wlhi Naxdinta Aad qadeyso ayaa wax loo dhigo laheyn Subxanallaha!!!
There is normal prank oo iska wax cadi, this is life threatening please illahay kugu dhariyey don’t do something like again…..please 🙏Subxanallaha till now Oon ogaday Inuu prank yahay wali waan si Maxaa ahay Subxanallaha…I am shaking illahayow naxdinteena dhinac ka mari.
❤❤❤❤❤❤💯
Oo xasan isku dhiigaa nahey B+ lama helo is ilaali
O ma ahane inta kale waa la helaa😂
@@Dosa-Ally lama helo wll.B+ Anigaa waayey laba Mar oo aan qaliin galey
ninkanoo kaa tagaa laytusay 🤔
Hamdi sidan ma adan ufududan jirine maxa dhace
Xamdi qurxey dirac gasho hada jiko galeysid
💔💔💔😢😢
Sorry xasan soy wll😢 iyo sorry hazaam wll 😢
Sorry hassan soya
Sorry qalpi😅
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ax anigaba naxay🥺🤕
Makaftamosa mcnto Aaaaaaaa😅😅🤣😅🤣🤣🤣😅🤣
😅😅😅
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk runaa mooday
Sorry
😭
😭😭😭😭
😂😂,,,🤣😂🤣😂😅😅😅😂
Plz mar kle ha sameen hamdi😢
Wa prank 100% Hamda