Ciidankii Farmaajo u dhisay inuu As 🏴☠️ dalka kaga xoreeyo dmaaca Itoibiyana kaga hortago ayaa la xasuuqayy uun halka kuwa kalena Kenya 🇰🇪 iska dhiibeen markii Badda uu saxeexayy taasoo la micno ah ciidankii dalka difaaci lahaaba Kenya qaxoonti ku yihiin!
Wan sodhaweyneyna Diyarada iyo kuwo badan o wadada kuso jira ee ah tangiyada iyo dababaad Casri ah waxana balan ku qaadney shacabka hada nahay ina si toos ah ula shaqeyn doono dowlayada iyo ciidamadaya anagana waxa baln nagu ah inaan harsan sexan wax cunto ah cunin illa hal shaqsi ah o aragagixiso ah dhulkayga ku ladin
Cuqdad G21 ka qabto ka hadalsiinaysa dadka manta usaxiixy in 2025 ciidamo shisheeye la keeno damaljudiid ka dambeya horeyna in koonfurta somalia cidan shisheeye la keeno wad ogtahy Ana wan ogahay inay yimadn cida masulka ka ahayd.
😂❤😂 Réer Budlan 👍✌️ Waa Dad Dacad ka tahay Dagaalka ✌️👍 Lakiin Xasan iyo kooxdiisa Dacad kama AHEEN E WAXA Ay KA AHED MASHRUUC 😭💔💯
Ciidankii Farmaajo u dhisay inuu As 🏴☠️ dalka kaga xoreeyo dmaaca Itoibiyana kaga hortago ayaa la xasuuqayy uun halka kuwa kalena Kenya 🇰🇪 iska dhiibeen markii Badda uu saxeexayy taasoo la micno ah ciidankii dalka difaaci lahaaba Kenya qaxoonti ku yihiin!
MAA SHAA ALLAAH. Guul iyo gobannimo DHUL UDUG ✌❤
Afkaagu hakaro dowlda puntland
Mahadsanid in badan Dear Hashi ❤
Wiilasha geesi yaasha dhiigooda u huray diintooda iyo dalkooda iyo dadkooda puntland guul iyo gobanimo
Allah badbaadiyo willasha geesiyada ah ee naftooda uu huray difaac dadkoda iyo dalkoda.
Puntland waa Hagaagtee Hobeeya
Wan sodhaweyneyna Diyarada iyo kuwo badan o wadada kuso jira ee ah tangiyada iyo dababaad Casri ah waxana balan ku qaadney shacabka hada nahay ina si toos ah ula shaqeyn doono dowlayada iyo ciidamadaya anagana waxa baln nagu ah inaan harsan sexan wax cunto ah cunin illa hal shaqsi ah o aragagixiso ah dhulkayga ku ladin
Mansha Alaah tabarka Alaah walkey war fadhiya oo Run ku saleysan gaan ka gaan mahadsanid
KUDAYO PUNTLAND MAANTA AYAY DHAB TAHAY AMA XAQIIQDII AY MUDAN TAHAY IN LAGU DAYDO WAXAYNA TUSAALE UTAHAY MUHIIMADU AY LEEDAHAY ISKU TASHIGU🎉🎉🎉🎉🎉🎉
GUULAYSHA PUNTLAND WAA GUUSHA SOOMALIYA.
mashallah mar hadii la cafiyayo waa isisoo dhiibyaana
Suleiman haashi warka deg dega kadaa ee Tartiib iyo deganaasho noo fahamsii
Warka haboobin
GUUL IYO GOBANIMO REE PUNTLAND WAA DAD AY SOOMAALINIMADU KU WAYN TAHAY🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kanaxoo ka naaqus xmanaafaq dani hadana dani guuleyso waligas joog monaafaq teg lagu nacyee badal qeyr qaba isha alaah
Argagixisona ma jirtee waa xaalad abuur G21, ciidan shisheeye mooyee talo kale ma haysaan, G21 waa burburinta Somalia
Cuqdad G21 ka qabto ka hadalsiinaysa dadka manta usaxiixy in 2025 ciidamo shisheeye la keeno damaljudiid ka dambeya horeyna in koonfurta somalia cidan shisheeye la keeno wad ogtahy Ana wan ogahay inay yimadn cida masulka ka ahayd.
JIGJIGA WAA ITOOBIYA EE OGOW. SIDAAS AYEY WAXTAR UGU LEEDAHAY SOOMAALIDA OO DHAN
WAA IN AAD LOO DABAGALAA KUWA ISASOO DHIIBA OO AAN AD LOO AAMININ
Puntiland military guul
WAXBA ISI UMA XOOG BADNA EE JOOJI KALMADAHA QAAR.!!!
Salaantiisa asagaa iska le milyanerka. Aduunka waxaan ugu jeclahay fashiiste. Why Aduunkoo dhan ayaa fashiste ah
😂🎉
WAA MAXAY TAAGEERADU? YAA WADAY DORASHADA? MUXUU KU TAGERAY?
Ceeb maba kadhamaadaan Miyaa?
Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa ubaahan inaynu barano.
Horta waa ayo Xasan Shiikh? Shakhsiyadiisa iyo taariikhdiisa isaga iyo ragga ku xeeran yaa ina barra?
Ciidanka gawaadhida xamuulka ayaa ka dhiman
Kkk xuduud beenad xaashow hadduu beenaad yahay orod soo leaf xariiqda meesha lagu calaamadeeyey