ASC Mansha ALLAH soo dhowoow mr Caalin,runti aad iyo baan idinku mahad celinaya Anigu reer Mogadishu ayaan ahay lkn,qurba joog baan ahay,xeebtan muddo hore baa igu danbeysay,baad baad mar labaad Mansha ALLAH Allah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴
Mansha allah meeshu qurux badanaa Waa salaad makhrib oo aad ku xiratay jameeco ragcadii kobadna ku dhaaftay ama aad la kulantay ayagoo atixiyadkii kobad u fadhiya waa isku daygayga laga yaabo inan khalday!!
Su aalah noo soo badi waliba inta aad jogto mugdisho si aan u aragno kala duwanasha waxaan ka faa iday geed aan laga boodi karin lagan dusi karin magaciisa waan qaban kari waayey cidii garanaysa hoos ha iigu soqorto waxaan xasuustay bari aad ari raac ahayd inuu ariga kaa galay inuu kaas yahay baan u malaynayaa thanks
Shabelaha hoose waa dhul Biimaal Maxamed Xiniftire Mahe Dir badahena waa nadiif dadka dhulka leh hadaysan joogin wadanka ama gacznta ku haynin aad ayee o wasaq badan tahay hada aado bada xamar wasaqda taasho marka aragto niyada kuma siinayso in aad ku dabalato nadafad darada taal welcome to Shabelaha hoose ina adeerayal Marko na waa in aad nugo imadaan iyo Barawe, edit jamame iyo goobweyn waa in aad tagta waliba Goobweyn aad o qurux badan tahay waa meesha wabiga iyo bada iskaga darsaman
mashaAllah, bal soo eega Warsheekh waa taariikhi mana ka foga
@@biciidy insha allah
ASC Mansha ALLAH soo dhowoow mr Caalin,runti aad iyo baan idinku mahad celinaya Anigu reer Mogadishu ayaan ahay lkn,qurba joog baan ahay,xeebtan muddo hore baa igu danbeysay,baad baad mar labaad Mansha ALLAH Allah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴
Ada mudan Asha
Asxabta Soo badiya.❤❤❤❤❤ 5
@@cabdiimn6510 insha Allah
Asc jaziira xeebta sxb wax guri ah makadhisnaan jirin iyo masaaji toona cidleey ahaan jirtey xeeb dalxiiskana waa kufiicneed
😂🎉👍Kani Waa Muqaalkii ugu Quruxda badnaa 🇸🇴😂🤣💯👍🎉😅🤣🤣💯👍😂🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴💯👍💯👍💯👍🤣👍😂
@@FadumaAbdullahi-j9s Mahadsanid
@caalinAbyan Walaal Waxaan Ahay Réer MUQDISHO 🇸🇴❤👍🤣🤣 oo jooga Qurbaha mar kasta aad ina tustid Wadankeena ❤👍🤣🇸🇴 WAA Faraxnaa 😅🎉💯😂👍🤣🇸🇴
Mahasanid Walaal 😂👍🤣🇸🇴💯😂
Mansha allah meeshu qurux badanaa
Waa salaad makhrib oo aad ku xiratay jameeco ragcadii kobadna ku dhaaftay ama aad la kulantay ayagoo atixiyadkii kobad u fadhiya waa isku daygayga laga yaabo inan khalday!!
Wad garatay
liido waa ciyaalka xaafadda jaziirana waa aqyaarta dadka waa Wayn kuwa markay dabaa lanayaan dumarka ka xishoonaya. Marka saas bay kala yihiin sxb😂😂😂👍
@@abdirisakmohamoud1772 haa sax Mahadsanid.
Masha'Allah beautiful
Next time liido hoteelada u dhow noo soo duub fadlan
Insha allah
Gur yaha waxa qadiim kadhigayo waa cusbada bada
950 sano ku dhaw aya la dagana qadim maha miya. ?
Dad waalan la moodaa reer xamar
Idhinka naga walan 🤣🤣🤣
Maaa shaaalaah waa clip aad u qurux badan walaal ku raaxeyso dhulkaada hooyo.. walaahi waa barwaaqo dalkeeno laakin I'm sorry lagama faaiideysan.. thanks walaal
Mahadsanid
Caalinoo plz xeepta school polizia aad iyadaa xamar ugu qurux badan
Su aalah noo soo badi waliba inta aad jogto mugdisho si aan u aragno kala duwanasha waxaan ka faa iday geed aan laga boodi karin lagan dusi karin magaciisa waan qaban kari waayey cidii garanaysa hoos ha iigu soqorto waxaan xasuustay bari aad ari raac ahayd inuu ariga kaa galay inuu kaas yahay baan u malaynayaa thanks
Jeerin aya la yidha geedkaa waa geedka midhihiisa quule Looo yaqaan
Mashallah ❤beautiful
Mahadsanid
Qeybtii ugu qurxooneed ee timita iyo qunbaha iyo cagaarkiyo xeebta isasaaran eheed waad kasoo kala laabatay
Xagay iga xigaan ?
Jaziirada abyan waaye
Magaca ma ka badalaa
Caalin abyan ku raaxeso xamar aboowe❤❤
Mahadsanid
Soo dhawaada wallaayaal ❤😂
Wan dhaway
mashalla
Mash Allah ❤❤❤
Caalin Legend 👍🫡
Niimoow Wax layiraahdo Majiraan.
Ninka hotel ka leh ayaa ubaxsaday.
Waxaa layiraahdaa ABAAY DHAXAN.
Ma sidaasaa
Nabaad waxaan u fahmay dooga ama dhirta, ama wax suulay oo tegey 😂
Nanac nabaad ma maqashay
May ma maqal waa maxay?
Burburkii wadanka ayaa lasoo dagay😮oo ladhistey sxb
❤❤❤🇸🇴🇸🇴👏👏
SXB MARKA MARKA MARKA TAG TAG TAG WA MEL QURXOON
@@saacidqaylyahan6409 insha Allah hadaan doorkan ka gaadhsiin wayno soo noqod kayga ayan wada mari doona barawe marka kismayo iyo meelo kale .
Shabelaha hoose waa dhul Biimaal Maxamed Xiniftire Mahe Dir badahena waa nadiif dadka dhulka leh hadaysan joogin wadanka ama gacznta ku haynin aad ayee o wasaq badan tahay hada aado bada xamar wasaqda taasho marka aragto niyada kuma siinayso in aad ku dabalato nadafad darada taal welcome to Shabelaha hoose ina adeerayal Marko na waa in aad nugo imadaan iyo Barawe, edit jamame iyo goobweyn waa in aad tagta waliba Goobweyn aad o qurux badan tahay waa meesha wabiga iyo bada iskaga darsaman
Meeshan waalaga guuray.
Meeshaan abyan u bixino mr caalin abyan soo sahmiyay hhh
Magaca ma ka badasha