Hilib Shiilan Oo macaan (Wasladi Abti liiban Waxba kama Baryeeso😂😂)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @hargeisacadey8855
    @hargeisacadey8855 5 лет назад +474

    masha allah xbbti alle ha kaa abaal mariyo runtii waxaa tahay gabadh ka duwan dhamaan gabdhaha youtuberka ah shay kasta oo aad isticmasho waad sheegta meesha aad ka helayso hadaanad haysan waxaa ku badalo ayaa tidhaah ma xiisayn jirin cunto karinta aan xagan ka fiirsado waayo maray dhawr shay oona garaneyn isku darto waa iska dhaafi jiray lkn hada waan ku dhiiradeyba waanan tijaabiyey qaar badan cuntooyinka aad so galisay waana ku guleystay waxaa ku leeyey hore u soco wllshy

  • @timaya77
    @timaya77 4 года назад +122

    Ano nin rag ah waa tijaabiyay. weyna la dhacday xaaskeyga marka uso kariyay thank u nasra abaayo🙏❤️

  • @thedude7449
    @thedude7449 5 лет назад +259

    Qofka hooyadii jecel walibana ay u nooshahay allaha ha'udaayo liketa ku qabta bakhaylnimada iska dhaafa

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 3 года назад +31

    One million markuu gaadho like ta ha ila dhaafin
    Walalo Nasra mahadsanid 🥰

    • @AbdirashidMuuse
      @AbdirashidMuuse Год назад

      Nasriga
      Maansha allaah
      Waa hilib carfaaya
      Huuriska
      Dhadhka
      Iwm

  • @abdirahmanducesane2377
    @abdirahmanducesane2377 5 лет назад +434

    Cunto karis inaan barto ayaan donaya si aan ucaawiyo xaaskeyga😍🥰
    Wixii talo ah ila wadaga wlalayal

  • @omarxidig6973
    @omarxidig6973 5 лет назад +80

    Mash allh wax nool waye Indhaha ka cunaa cml
    Aniga Cml hada tahay ha ila dhaafin Like ta

  • @FaridaIsakAbdi
    @FaridaIsakAbdi 5 лет назад +241

    Saakay garoonka nasra abtidoon anaa ku baashaalooyo asxaabta waa markee dhihi jireen qofki ugu horeeyaa☝️ ahay kal iyo laab tookadeeyda waye😂

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty 5 лет назад +3

      faridacadey wa ku saray like xbbty so booqo channelkega

    • @anaakuhelandhabtydakusari8230
      @anaakuhelandhabtydakusari8230 5 лет назад +1

      Fariday naa wll Instagram wada jognaye halkana ma jogta🤣🤣🤣

    • @nuradinahmed5667
      @nuradinahmed5667 5 лет назад +1

      Fariid caday waan kuusaray wax losarana waad istahishaa bayo

    • @FaridaIsakAbdi
      @FaridaIsakAbdi 5 лет назад

      @@nuradinahmed5667 thanks nuradin

    • @FaridaIsakAbdi
      @FaridaIsakAbdi 5 лет назад

      @@anaakuhelandhabtydakusari8230 kkkk hi iga so dheh😂

  • @deangelo17
    @deangelo17 5 лет назад +95

    I love the way you speak Somali. Ive been learning the language for about a month and Im starting to get the hang of it. You speak very slow and clearly, and I can understand some of what your saying because it's very clear. I can learn about Somali food, and get some practice listening to af somali, thanks alot

    • @ayannamohamed8113
      @ayannamohamed8113 5 лет назад +4

      Well done,
      So where are you from bro?
      And why you want to learn somali?
      Big love!

    • @deangelo17
      @deangelo17 5 лет назад +9

      @@ayannamohamed8113 I'm from Georgia, USA. Im learning Somali because I met someone who I'd like to date/marry and I found out that she was from Somalia, so I did my research on the country to see what the girls are like and I really like they're culture although I'm not too fond of the religion. There are a list of things that I have come to love about Somali women, so I decided to pick up the language to impress her. Hopefully she will see how interested I am in her.

    • @ayannamohamed8113
      @ayannamohamed8113 5 лет назад +3

      @@deangelo17 Oh wow that is so sweet, may you be happy together always.
      And yea this accent she is speaking is South even tho i can't understand so much, coz i am from the north ,country called(SOMALILAND) it is not country we are self recognized wish us all the best .
      and you are such a good human.
      ALL THE BEST!

    • @ayannamohamed8113
      @ayannamohamed8113 5 лет назад +8

      @@deangelo17 but our religion is ISLAM and we are MUSLIM SUNNA and we are proud of it so this may be complication if you are not..

    • @deangelo17
      @deangelo17 5 лет назад +4

      @@ayannamohamed8113 So, northern af Somali and southern af Somali is so different that you can't understand her?
      I know religion is big for Somali's and thats been my biggest worry so far. I'm Christian, and idk if the two can operate together. Even if I were to accept the fact that she is Muslim, I would still want to raise our children as Christian's and that's where things could go bad. But I figured that I would at least talk to her and see what she thinks. I don't want to take away the things that are important to her because I would be setting myself up to fail and I don't want to upset her. So for now, im going to learn Somali and deal with that when the time comes.
      Why is your picture hijabless? Also, thanks for your comments, they were very nice. I wish you the best as well.

  • @hamdiabdisalamadam9547
    @hamdiabdisalamadam9547 5 лет назад +41

    ilaahow abti liiban wasladaan hanaga tusin midh kareebi maaye 😂😂😂 intaasna kaftan waye

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 лет назад +68

    Abti liiban waslad an so xasuste wlhi 🤣
    Nasra keep going
    Inta halkan so gashy salama 🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 года назад +2

    Weysladii Abti Liiban waxba kama duugeyso Lee iga dheh manta waa iga qoslisay bllhi hor mar wcn Nasriinii nafta u ron Nuurkii Dumarka ♥️😘

  • @dhamestirandumar9966
    @dhamestirandumar9966 5 лет назад +224

    50 like xata ma gaarin waligey ee igu boobsiiya

  • @munasabriye2548
    @munasabriye2548 5 лет назад +120

    Maash alh nasraay sidaa kuu daawanaye aaaa macalimad noqday Xaajigi loo Karin lahaaa Alaha keeno waaa daalay Saa Cunto karis U daawanaye yaaqeyow naga soo dhaqso 🤣

    • @umunashaad3219
      @umunashaad3219 5 лет назад +2

      Allah Ku sahlo mid baari ah queen

    • @munasabriye2548
      @munasabriye2548 5 лет назад +2

      amen xbbti Thnks

    • @cknb8593
      @cknb8593 5 лет назад +5

      Illahyow kaas aniga iga dhig saa u qurux badan tahy baan ba kahelaye 😃😃😃😃

    • @fardowsahussainadontialle8036
      @fardowsahussainadontialle8036 5 лет назад +2

      Ilahey ha ku saahlo sowji bari aha

    • @umeymacdy1419
      @umeymacdy1419 5 лет назад

      Hhhhhh bbe deka sii bar online ahaan ayada ka dhisesee xajigeedee 😂😂

  • @cabdiraxmanmaclinjeylani1454
    @cabdiraxmanmaclinjeylani1454 Год назад +2

    mshallh tabarakallh gacntada allah kubarakeyo nasra

  • @omarxasan600
    @omarxasan600 5 лет назад +31

    Nasro ilahey darti ku jclahay abayo il cadoow alla kahayo huuno asxapta like ana ugu horeye

  • @rahmoali9440
    @rahmoali9440 2 года назад +1

    Mansha Allah waa markii igu horeyse aan comment kaso bixiyo 1M views ayu garay muqalkan inbadan ayan hilibkan ku noqnoqdaa markisto aan hilib karsanayo thanks xabiibtii

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 лет назад +8

    Alla gabadhan jecliyaa sida aya ku kala dhigdhigayso ayaba ku qancinaysa jazakallah xbbti

  • @istardaahir9805
    @istardaahir9805 4 года назад +1

    M.a waan kahelay sida quruxda badan aad u sameysay hilibka barakallah xppt

  • @juumalapo5405
    @juumalapo5405 5 лет назад +38

    Nasra reer muqdisho hdaa nhy youtuberka kaliya aanku faana thy horay usoco❤❤

    • @aisha665
      @aisha665 5 лет назад +3

      AAD IYO AAD,WALAAHI RER MUQDISHO KOR AYEY U QAADAY,BECAUSE ANAGA QURBA JOOGNABA ALAABTAS IYO NOLOSHAAS MA HEESANO MAASHA,ALLAH,NABADA IDINKA DHIMAN ALLAHA NO KEENO.

    • @juumalapo5405
      @juumalapo5405 5 лет назад +1

      @@aisha665 aamiin abaayo

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад +1

    Thanks xbbti simple noo tustey nasto quruxey allah ha noo kaa daayo in badan guuleyso ❤❤❤

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 года назад +2

    Walashay aadbaad u mahadsantahay run ahaantii anuu single ayaan ahay wadankana banaankaan ka joogaa waan tijaabiyay runtii dhamntayo waanu wada jeclaanay aadbayna u macaantahay cunadani ama hilibkan ,aniga iyo asxaabtayda waanu kuu mahad celinaynaa wll alle haku barakeeyo😃🖐

  • @hafsaabdi1831
    @hafsaabdi1831 4 года назад +1

    The one and only ilahay ha ku barakeyo gacantada waa naga dhistay wlh

  • @صومالية-ر1ي
    @صومالية-ر1ي 5 лет назад +5

    Mashallah nasra wan farxay markaan arkay inaa video cusub soo galisy abyo allha ku xifdiyo adiga iyo dhamaan reerkaada aammiiiin

  • @arafatmohammed7034
    @arafatmohammed7034 4 года назад +2

    Ilaahoow naag Nasra abtidoon cml oo cunta karis si fcn u taqana ii sahal amiin ii dhaha adinkana 🤲🤲🤲 .

    • @Msomale
      @Msomale 10 месяцев назад

      Mad baratid intad haweysan laheyd iyada sagal billod lagu dhalay ee !?! Just learn the basic life skills bruh

  • @habonmario1089
    @habonmario1089 5 лет назад +3

    waaaaw inaba caadi maaha mashalalh intaanba ka dhadhan sanoya xbbti ilaah haku barayeeyo gacantaada thanks 😘

  • @nadiyaumar3684
    @nadiyaumar3684 4 года назад +1

    Masha allh allha kaa abal mariyo mcnto wax quruxbadan iyo dhadhan wanagsan allh gacantada allh kubarakeeyo

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 лет назад +6

    first viewes like coment
    in your channel keep giong wll

    • @sz3985
      @sz3985 5 лет назад

      English wow

    • @sz3985
      @sz3985 5 лет назад

      Like your english

    • @sz3985
      @sz3985 5 лет назад

      Not your spelling

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 года назад

    Wow Inaba cadi ma aha cuntadaada xabiibtii jzklq gacantaada alle s.w.c Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey. Love 💘xabiibtii iam greetings from USA to Mogadishu 💘you very much xabiibtii jzklq.

  • @ramlaabdikariim2844
    @ramlaabdikariim2844 5 лет назад +12

    nasro imaaankaa iga soooridirabtaaa isooo niyeeso cddy 😍

  • @omarpanda4023
    @omarpanda4023 3 года назад +1

    Wllhi caawa waad Iga fujiseY Txn ❣️❣️
    Love_____sister ❤️❤️💉

    • @ibraahimafandi2212
      @ibraahimafandi2212 3 года назад

      Hhhhhhh Tuug hilibka waad so xaday
      Duqda ayaan bari kuu sheegaa
      Adi io Ak
      Nocas ayaa tihiin miyaaa 🤣🤣🤣

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 5 лет назад +9

    Nasrooy saa u rabay leee hada ogaan laheyd mahadsanid abaayo waka faida illahey kheyr haku siiyo

  • @fadumoahmed1204
    @fadumoahmed1204 5 лет назад

    Mnshllh gabdhaan ayadoo muqdisho joogto ayey gabdho badan kasidataa oo dibaha jooga mida aan ku jeclahay ayaa ah codkeeda oo habiya aaadan dhib sanyn halka walaalaha qaar ay dhegaha kaaga qaylinayaan iyo ayadoon meesha ku talax tagin oo dadka uun uuga faa iidaysa halka walaalaha qaar ay eheladooda soo fariisiyaan ama ay sirahooda uuga waramaan halkaa kasii wad ayaan leeyahay shacab inta kabadan ayaad ku kasban doontaa😍😍

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 лет назад +11

    Ww wlhi ad uga helay xpptii ilhey gcnta haku barakeyo
    Xppti💗💗💗💗👈

  • @shankaroon1317
    @shankaroon1317 5 лет назад +2

    Abaayo allaha kubarakeeyo codkaaganba kahelay naxariista leh iyo saadadkaada wax ubareesid jzk😋

  • @naimabacadle2684
    @naimabacadle2684 5 лет назад +8

    Macalimad cashar fahansiiis fcn masha allah gacanta allah ku barakeyo abayo❤ Caraf iyo mcn laga darmoya👌

  • @anabsaid1270
    @anabsaid1270 5 лет назад +1

    Waa u ekaaday wasaladii abti liibaan wallahi nasro waa keentay nshqadii gacanntaada illahey hakuu sii qurxiyo

  • @aishaahmed1165
    @aishaahmed1165 5 лет назад +3

    Masha Allah wlh digaag ayu uegyahay waaa inan sameyo hadu Allah idmo ilhy gacanta hku barakeyo mcney 🥰❤❤

  • @ismoadan1645
    @ismoadan1645 4 года назад

    Maasha alaah walaashey dadkakale waadkaduwantahey kuwakale Ayaan Dawadey waxwalbana weyigaxumaan jireen laakiin waankafaidey Qaali hore usoco

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 лет назад +7

    Masha allah sister you're professional chef walahi respect and love your channel 🙏🙏😍😍👍🏻

  • @nasteexamaxamed9506
    @nasteexamaxamed9506 3 года назад

    Macalin waxaan kaabartay sida loosameeyo doolshaha🥰🥰🥰🥰

  • @indhadeeqa8594
    @indhadeeqa8594 5 лет назад +12

    narso abti liiiban waaalasocotaaa miyaaa😅😂😂😂

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 4 года назад

    M.a abyo mcn keep going nasra cdey ilahey hanoo kaa dayo xbbti ilahey hakaa awal mariyo sida wngsan aad nuugu faideyneyso marlwalbo oo nuugu helean thay oo markasto codsidayeda u aqbashid nasra abyo wlh wn leeyahay hami cunto karin inaa barto hadena anoo sas eh markaan adiga ku arko sida aad marwalbo noogu helan tahay ayaaba kusoii dhiradaaa anoo markasto ka fekiraayo see ku barankartaa cuna karin hadene adiga ayaba naag kaafisay bahiyaheena oo dhan ilahey adigane saa marwalbo nuugu helan tahay ilajarkeda eebe weyn haakaa siyo ❤❤👈👈💋💋

  • @xamaadaxmaada9143
    @xamaadaxmaada9143 5 лет назад +50

    Xamar aya kula joogo side kugu hela walalo wa hooyo somaliyed oo dar illahi kugu jecel

    • @SQofficial-td5qd
      @SQofficial-td5qd 5 лет назад +7

      Abaayo meel noo fur reer muqdisho ayaan gu la ahay wlhi ad iyo ad baan guu dageraa ee jwb

    • @دمعةشتاء-ه3ذ
      @دمعةشتاء-ه3ذ 5 лет назад

      Gabadhaan hada kohor baan aroos ku kulanay... waa qof aad u wanaagsan oo qalbi furan runtii... maasha allaah.

    • @ruquyosheegow3076
      @ruquyosheegow3076 4 года назад

      @@SQofficial-td5qd man

  • @drismail6957
    @drismail6957 3 года назад

    Masha Allah ustaad Nasra waxan jeclhay vedioskaga aniga iyo xaskeyga waxan ka dawanaa somaliya.
    Waxan talo ahaan kusoo jedinlahaa in cuntokarintada aaad kusoo darto cuntoyinka dadka dantayar ee rakhiska aha qabka lo diyariyo iyo kuwa somalida sida cambulda soorta iyo waxii lamid ah

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 5 лет назад +13

    Walee waslad jacaylka nimanka waaka simanyihiin abti liiban kaliya ma ahan mugoo Halaga faaidaysto

  • @neyruuscdy5700
    @neyruuscdy5700 4 года назад +1

    Masha alh abyo alha ku barakeyo gcntada kula socda

  • @samaaranalkafardowao7179
    @samaaranalkafardowao7179 5 лет назад +7

    Malin kasto dhariirka naga kiinta kacantada alla ku barakiyo abyo 😋😋💖💖💕💘💗💋💋💘❤

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 3 года назад

    Masha allah gacanta maskaxda kartida rabi hakuu daayo dumarkeenana rabi sidaadoo kale haka dhigo

  • @nuradinahmed5667
    @nuradinahmed5667 5 лет назад +4

    Qali magaca iigu qoran ha kaboodin waa xajigayga Lkn ani waxa kula hadlaya oo markasta kula xiriiraya wll waxan jogaa Germany muna laydhahaa barasho wanagsan

    • @jawaahirabdifarah5535
      @jawaahirabdifarah5535 5 лет назад

      walalo anga xata mararka qaar xajigayga telkisa isticmaalaa sida gbr markaa u hadlo ayan hadane is dhahaaa war sidee kaa noqotay dadkan qalad ayey kaa fahmayaan mararka qaar love you abaayo ayaa iska dhahaa kadib ayn is celiyaaa hhhh

    • @suzanmohamed6209
      @suzanmohamed6209 5 лет назад

      Manshlh muna wa laga qaday habo

  • @QadroAbdulle-g4k
    @QadroAbdulle-g4k 6 месяцев назад

    ❤❤m.A alh ku barakeeyo gcnta abyo nasro wax fcn ad noso gudbisa ado kala umada waxtari karo mashallh

  • @FaridaIsakAbdi
    @FaridaIsakAbdi 5 лет назад +6

    Walee waxba kama baryeeno abti liibaan😂😂😂😂

  • @nasriabdirashid8571
    @nasriabdirashid8571 2 года назад +1

    Halas afka mad igalisid nasroy darer igasodadtay 😂

  • @ilhaamilays3515
    @ilhaamilays3515 5 лет назад +5

    m.a nasra abyo waxbadan aakawaday ilaah haku xifdiyo xbbti hore usoco macanto

  • @azia_sweety
    @azia_sweety 5 лет назад

    Wll wanku dawadaa une lakin kuma amanin iga dhagayso hada walahay gabadha lashego ba waa.adi mashaalh😍😘

  • @hamdifarah2677
    @hamdifarah2677 5 лет назад +5

    Yummmmmy😋😋😋😋 thanks qaali alle haku barakeeyo caqligaga iyo gacmaha aad ku sameesay.😘😘

  • @meymaofficial118
    @meymaofficial118 4 года назад

    Abyo thank you waan raacay saa samaysay si Mcn iguso baxay iskaabulo iroon aatahy wllhi hada kabacdi iskufilanahy💪💪💪

  • @Samiraomarlifestyle
    @Samiraomarlifestyle 5 лет назад +9

    Masha Allah yummy ❤️❤️

  • @hayathaji6805
    @hayathaji6805 5 лет назад +2

    ani iyo abti Libaan waan ku mahadcelineynaa waslad laiga soo gaaro 😂😂😁

  • @anjalii0508
    @anjalii0508 5 лет назад +9

    Nasro abaayo malintaa chanelkaga kusoo biiray xafada madax anaa kanoqday wax isoo dhawaan karo mlhn

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 8 месяцев назад +2

    Isku dooq anahay masha allaah❤❤❤❤❤

  • @sariamuse9396
    @sariamuse9396 5 лет назад +3

    Mahadsnid abyo jazakallah waxan jeclaaan lahaa inaad nooso galiso cabitaano fudud

  • @ismaacilxasanxersi7139
    @ismaacilxasanxersi7139 2 года назад

    Maashalaah wallaahi nasraay wa xaatahay qofka aan daydo xaga cunada baaraka allah abaal baankaagahaayaa sxb

  • @baxsanmohaabdi6495
    @baxsanmohaabdi6495 5 лет назад +5

    Cdeeey gacnta qarso il baa iska jirta masha allh

  • @fardawscabdi54
    @fardawscabdi54 4 года назад +1

    Masha aallh alle khar ha ku siyo wllo

  • @xamsesiciid2897
    @xamsesiciid2897 5 лет назад +4

    Masalh xbbti ale haka abaal mryo qli daydi

  • @dheymantahassanabdi1778
    @dheymantahassanabdi1778 5 лет назад

    Masha Allah walashey mcn adan kaga mahad celina waxan karin laha ayan kuwarersana lkn hada waina jikada kucarara sian ukariyo hilibka abayo nasro nogu faideysay thank you quruxey alle haku xafido adi iyo rerkaga

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 лет назад +6

    Masha allah😋😋

  • @wadanigadhabtaah6237
    @wadanigadhabtaah6237 5 лет назад

    Mashallah sidan Ku dawanayey maclin ayan Ku noqdey cunta kariska hor u soco ayan Ku leyahy walshey

  • @queenahlam7602
    @queenahlam7602 5 лет назад +7

    M.a wlshey mcn hoore usucu 😍❤

  • @husseinabdullahi8009
    @husseinabdullahi8009 4 года назад +2

    Mashallah,gaari aya tahay walal hori usoco waliga.keep up👌⁦❤️⁩👌

  • @FaridaIsakAbdi
    @FaridaIsakAbdi 5 лет назад +17

    Wlhi qaaliyey hadda niyada kugu haayey sms ku so qori rabay❤

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji Год назад +1

    Maasha allah illahow gacanta kuu barakee

  • @shankaroonomar5042
    @shankaroonomar5042 5 лет назад +4

    Maasha,allah mahadsanid my qurux❤💋

  • @simraanali9529
    @simraanali9529 5 лет назад +1

    M.a macaan badaney allh ha ku abaal mariiyo wax badan ayaan kaa faa iidnaa barakallaah ❤❤❤❤

  • @cookingwithhamdina8030
    @cookingwithhamdina8030 5 лет назад +5

    Mashallah caadi ma ahan

    • @samsamxaaji5736
      @samsamxaaji5736 3 года назад

      Hilibku markuu aad ubislaado macaanku wukatagaa abaayo

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 лет назад +1

    Wasladaa wixii lagu arkay bay qabtaaye aan neef dhan soo iibsato dabadeed wasladeeyo 😃
    Nasra mahadsanid huuno

    • @aisha665
      @aisha665 5 лет назад

      MA ARAGTAY,BAL ANE HADAAN XALAALKA AADA INSHA,ALLAH,HILIB CUNOW MA AQAAN LAAKIIN WEYBA I JECLEESISAY SAXANKA DHANA AY MEESHA SO DHIGTAY INAAN CUNI KARO AYAAN AAMINAY,KKKKKKKKKK.WASLAD MIYAA WAXEEY KARISAY MISE WA LUG,I SHEEG WALAAL.

  • @shukranadam1626
    @shukranadam1626 5 лет назад +3

    Mansha allah i like this

  • @ummujannaa1376
    @ummujannaa1376 5 лет назад +1

    maasha'laaah Abaayo Nasraay Gacntaa Allaah ku barakeeyo😘😍

  • @seniorscenter7594
    @seniorscenter7594 5 лет назад +8

    More interested in those fingers than the meat, amazing fingers

  • @ruweydoshxasan6307
    @ruweydoshxasan6307 4 года назад +1

    Abyo mahdanid mcnto ilahye gacantada ha ku barakeeyo nasro lknse goormee imarti qaadee sxpy gacaliso

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 года назад

    Mash Allhaa xsbibiti iilaahey cadabat hakadhoro mcnto wlhi dhabadhah ead kaduwan tahay iilaahey iisha hakahayo

  • @leilaruun2185
    @leilaruun2185 5 лет назад

    Masha alah xabibti ale gacanta kama goyo ishana rabi kuma tuso

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 4 года назад

    Masha allah tabaarakallah qurux allaha inoo kaa xafido xbbti qaali 👑

  • @abdulkadiromar9335
    @abdulkadiromar9335 22 дня назад

    Masha allah ❤❤❤ xbbti qaalbi 🥰🥰🥰

  • @fartunothman8490
    @fartunothman8490 5 лет назад +1

    Abaayoyinka hadad alaap abaayo qasaysay Ku dartaan plain yogurt adaa umacananee runtiii😍cusbo laga yareeyo yacni qiyaas ileen yoghurt dhanan leh kadibna forno ama dab korka kasaarto wlhi so yummy

  • @mamannlifestyle4109
    @mamannlifestyle4109 4 года назад

    Masha alaah qaali dumar ilaah haku xifdiyo

  • @nourdangarad8882
    @nourdangarad8882 5 лет назад +1

    Gacantada allaha ku barakeeyo walaal, qurbo shoq oh iskabular ba ku ahay, waa noo hagar baxday wlhi walaal

    • @shamsocabdi86
      @shamsocabdi86 4 года назад

      Mashaa allha walaashey gactaaa allha kuubrakeeyo mcnto marwalbo waan iirsdaa m.a

  • @cowseymagaalo7436
    @cowseymagaalo7436 4 года назад

    Abaayo Iskabulada Ayaa kugarinaayo ?
    Midkale Afkaa icuncunooyo wlhi Plz Hal cad Isoo niyeeso.🥰🥰

  • @nuradinahmed5667
    @nuradinahmed5667 5 лет назад

    Aad ayaan ujeclahay codkaga iyo waxqabadkaga aad ayaan kutageeraa wlashay qaliya horay usoco waan jeclaan lahaa inad ila so xiiriirto oon isbarano aad ayaan ujeclaan lahaa qali

  • @hamdiabdisalamadam9547
    @hamdiabdisalamadam9547 5 лет назад +1

    masha allah xbbti so delicious waye wixii indhaha deeqa uurkana deeqa xbbti coffee gii coming soon dheh

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  5 лет назад +1

      Hye mcnt kaas marwalba waan iloobaa😂😂😂😂 insha allah wan so galina

    • @aisha665
      @aisha665 5 лет назад +1

      @@nasra_abtidoon CUSBADA MAKU DARIN MIYAA MISE LIINTA LE KU FILAN?

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 5 лет назад +1

    Walaaleey aan kuu duceeyee muuqaallada hadalka badan ka daa, oo qoraal ku baddal hadalkaan badan adoo mahadsan

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 5 лет назад +1

    Mansha allaah Nasra abtidoon ilahay gacmahaga iyo caqliga haku barakeyo hore usoco xbti

  • @abdulahijeegocj76
    @abdulahijeegocj76 4 года назад

    Ilaahey hanoo dayo gabdhaha Nasra Abtidoon❤️❤️❤️

  • @roodaciise133
    @roodaciise133 2 года назад

    Wll waxa dalka yaala noogu soo badiya mararka qaar wax la fahmaynin baad sheegtaan intaad meel shisheeye wada tagteen hablayahow

  • @samiirasuldaan5522
    @samiirasuldaan5522 4 года назад

    Nasro abyo ilhey dartisa ku jeclahy allha ku xafido

  • @myhamichannel
    @myhamichannel 5 лет назад

    Masha allah ad ayu u qurux badan yahy gacantada alaaha ku barakeyo

  • @aaliyaahmad3525
    @aaliyaahmad3525 5 лет назад +2

    Mazha AllaH Xppti Peeelo Wayeh iL Xun Kuma Arakto gcntaadana Allha Kuu Brkeeyoh Waaana Baroooween Dooonaah inZha AllaH 😘😘😘

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 года назад

    Nasra abaayo waad mahadsantahay sida wanaagsan ee aad noola wadaagtay aniga hada lee bar baratooy ahay xawaaji buur buurka mala duwaa sida xawaaji dhuub dhuub cml

  • @zalmanoura557
    @zalmanoura557 4 года назад

    M.chllha abyo wcnwcney gaari tahay wlhie alleh hanoi ka daaayo💞

  • @marwozacduusha491
    @marwozacduusha491 5 лет назад +1

    Nasra Abtidoon Abyo Wlhi Illahay darti Kujeclahay Byo Allaaha kudayo cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimad kurajayna wlzhy channel kaagana marwalba waxaan ahay mid kixiran