Ribada iyo qatarteeda & su aalo & jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 29

  • @khalidmohamed8121
    @khalidmohamed8121 11 месяцев назад +3

    MashaAllah tabarakallah. Marka Kowaad sheekha waan U ducaynayaa in Ilaahay Miisanka xasanaadka Ugu daro muxaadaradaa dheer ee qiimaha badan. Mar labaad waxaan ku boorinayaa Dadka Muslimiinta ee comment kaygan arka in ay diintoodaa bartaan waayo Diintu barasho ayay Inaga Rabtaa. Waa In aad kala Garanaysaa maxaa kaa xaaran Ah maxaa ku xalaal ah, hadii kale si yar oo fudud ayaad Xaaram Ugu dhacaysaa adiga Oo aan Ogayn waliba

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 Год назад

    جزاكم الله خير الجزاء شيخ Umal وجميع الأخوة القائمين على هذه القناة الهادفة وحفظكم ذخرا للاسلام والمسلمين

  • @keydmuhumed8916
    @keydmuhumed8916 2 года назад

    Jazakallah Sheak Alle haku xafido.

  • @nuuraibrahim6364
    @nuuraibrahim6364 2 года назад

    Jazakallahu khayran

  • @MusabTx
    @MusabTx 3 года назад +1

    Jazakallah sheekh ♥️

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Год назад

    Maashaalaah ❤😍

  • @alimohamed-vp3ku
    @alimohamed-vp3ku 6 лет назад +4

    Jazakalahu qayran

    • @behlisomli8374
      @behlisomli8374 4 года назад

      ASC WAN KU SALAMAY SHEQ HA I WARERININ DAYN LA DHAHO DHAR AN LACAG BADAN SARTAY JAMLO IYO TAFARIQ KA DIB KISKIS U QSTAYNA KARAN

  • @haniycadey9725
    @haniycadey9725 3 года назад

    Jazakallah kheyr

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 2 года назад +1

    Rabbi Haku xifdyo

  • @keyfmohamud4688
    @keyfmohamud4688 6 лет назад +2

    jazakallahu kheyr sh

  • @adamali6889
    @adamali6889 4 года назад +3

    Asc salafmedia video gaan intaa jartaan jartaan maa nalawadaag taan.....tusaale sarifka iyo meeshay ribadu kagasho gooni kadhigtan clipkaa iwm.....qaar waa sameyseen tusaale bankiyada iyo meshay ribadu ka gasho inta kalena kudara جزاكم الله خيرا

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 6 лет назад +2

    Ilahay ajar hakaasiiyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 года назад +2

    Scww. Sheikha wuxuu yiri hadaan Khaldaneyn guri lagana ijaaro karo banuugta xaaraanta ku shaqeeyso. Hal sual baan qabaa qofkaan guri ka ijaaraayo inaan baaro Miya meeshuu lacagta ka keenaayo si aan guri ugu ijaaro?? JazaakaAllahu kheyr

    • @abdirahman1384
      @abdirahman1384 Год назад

      Shirkada aya laga hadlayaa qofka lagama hadlaayo

  • @Baba20240
    @Baba20240 2 года назад

    Asc waxaan isticmalaa visacard waxaana ku dhiibaa waqtigiisa
    Waxeyna ii soo diraan sanadkii warqad oo ah waxa riba ah kuma korin
    Marka isticmaalka karka maxaraambaa
    Inkastoo daruuri looyahay qofkii joga yurub

  • @nacimoomar4896
    @nacimoomar4896 6 лет назад +1

    Well shiiqa iiwaydii aniga waxan jogaa Kenya kaarka caafimadka ee dhaqaatiirta lagu aado ayaan haystaa lacagne madhiibi kaarka ayaan gaystaa su aashayda waxay tahay kaarkaas maribaa mase ma ahan inaan kala ogado ayaan rabaa please qofkii iiga aqoon badan ma iso jawabo

  • @kadoojalkedry1003
    @kadoojalkedry1003 3 года назад

    ASC

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 3 года назад

    NHIF kaarka caafimaadka dowlada kenya sheeqa muxuu kayiri

  • @canabcuudchannel6882
    @canabcuudchannel6882 5 лет назад +1

    Combany ga tians shaqadiisa riba miya mise way ficantahy iga jawaba cidii sifican utaqano shirkadas shaqadeeda iyo sharciga wuxu kaqabo

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 4 года назад +1

    QOFKI DHAHO GURIGAN I DHIS KA DIB LA CACAGTA WAQTI KU BIXINAYSID KA WARAN

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 4 года назад

    LACAGTANA HADAD BIXIN WAYSO GURIGAGA LA GADANAYA

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 4 года назад

    QOF AYA DAHAB SO DAJIYO HADAN KASO QATO O U CADEYO O AN SHAH KA RADSADO KA DIBNA AN USI CELIYO LAFIHISA SIDE YAHAY XUKUNKEDA ARINTAS

  • @behlisomli8374
    @behlisomli8374 4 года назад

    DAD WAXA JORA DAHAB SO DAJIYO O DAYN KU DHIBO O DADKANA AY SI GATAN KA DIBNA AY WAX SI SARTAN O MARKAY SO CADEYAN LACAGTI NOQO Ò QOFKI LAHA LO CELINAYA LACAGTISA

    • @behlisomli8374
      @behlisomli8374 4 года назад

      ADIGANA AD WAX KA HESHAY KA WARAN TASNA