Ha baryin Jacayl ee Sidaan samey ( 5 Talabo oo muhiim ah )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 29

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  3 месяца назад +7

    Dadkaygow muqalka no shere gareya si uu dad badan nogu garo waa mahadsan tihiin ❤❤❤

  • @TaamirIbraahim
    @TaamirIbraahim 7 дней назад +2

    Great speech 🎤

  • @Zaynab-w4p
    @Zaynab-w4p Месяц назад +2

    M.AASHA.ALLAH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 2 месяца назад +1

    aad iyo aad 💯🤦‍♀️🏃‍♀️

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 3 месяца назад +3

    no 1 iyo topic waali ah 😗

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  3 месяца назад +1

      Soo dhawoow walal qaali ❤

    • @nizlihaan
      @nizlihaan 3 месяца назад +1

      lajecleydeydii ❤️🥰

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  3 месяца назад +1

      @@nizlihaan Apaayo ❤❤

    • @AwoodaHadalka
      @AwoodaHadalka 3 месяца назад

      @@LajecleyCawil thnks

  • @SahraLifestyle
    @SahraLifestyle 3 месяца назад +1

    Keep going hapipty iso booqo🎉

  • @Queen65895
    @Queen65895 3 месяца назад +1

    Masha Allah Qaali dumar 😊

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 3 месяца назад +2

    aad iyo aad abaayo 💯🏃‍♀️❤️

  • @hidaayocabdullahi7021
    @hidaayocabdullahi7021 3 месяца назад +1

    thnk you abyo xigmad badaneey❤❤❤❤

  • @sadaamsheik
    @sadaamsheik 3 месяца назад +1

    Maxaa keena in Qof si dagdag ah u jeclaado qof kale

  • @nizlihaan
    @nizlihaan 3 месяца назад +2

    ❤❤❤❤

  • @sadaamsheik
    @sadaamsheik 3 месяца назад +1

    Waa si wanaagsan
    Lkn abaayo mowduuca iyo Titelka
    Inay kaladuwan yihiin ma u ragtas?

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  3 месяца назад +2

      Mahadsanid apoowe balse ujeedada waa haka baryin qofkale jacayl ee naftaada dhis
      Markale so dhawow wll ❤

  • @Mandeeq6707
    @Mandeeq6707 17 дней назад +1

    Qalii kaso hadal dadka qalbiga laheyn o waxbaba jeclaan

  • @Mandeeq6707
    @Mandeeq6707 17 дней назад +1

    Wan jeclhey in leyjeclado yaranteydi wa leysiyey jaceyl maxa qaldan

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  17 дней назад

      @@Mandeeq6707 self love ayaa ka maqan xabiibti

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 3 месяца назад +1

    Abayo weeyna iguadagtahay ilaa gortan lajogo in wan sidhaqsiya Ah aan kuiloobo wllhi weey iguadagtahy Alle ayaan weydiista markas te in uu wiilkas un igaga dhigo xaas lkin wanba iloobi la ahy asagana wuu i iloobay😢😢😢😢

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  3 месяца назад +1

      Apaayo rajo aya heesata midaas aya ku diidan ina ilowdo
      Ogowna mararka qaar waxan ku ducesana wax aan ini wanagsaneen Wayna adagtahay in lala noolado Nin aan ku jecleen isku day inaa dhaqaaqdo oo aad radsato qofkalo ku jecel ❤
      Illahay qalbigaga haku sugo wadada saxda ah

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 3 месяца назад +1

    Abyo mcn ani wiil ayan sisaaida aan ujecladay anoo waliba karajeynayay ilaa xalad gur inan islagarno 😢 lkin nasib xumo wuxu iishegay in aabihisa uularabo gabar kle 😢saas la ajligeedana wuu igatagay

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  3 месяца назад +1

      Apaayo ninkas kuma jecleen mar marsiyo uu iskaga ka reebo ayu ku sameyay ee noloshada dhiso oo horey udhaqaq ha ujabin qof aan qiimahaga aqoonin ❤