SHEEGA DEE (4120)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 40

  • @hodanelmi9189
    @hodanelmi9189 Месяц назад +7

    ASC MACALINKA
    SCWS SCWS BACDA SALAAN ANIGA AH HOOYO SOMALAIYEEDA IYO GABAR SOAMALIYEED KUMA SOO DIRSAN NAAG INEEY SOO HOR ISTAAGTO RAG NAAG CODKEEDA WAA COORO INTII ANIGA LA ISOO BARAY I'M MJ FR KISMAAYO DAGAALADII KA HOR QURBO SOO GALAY ALLAH KU XAFIDO MACALINKA

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад +1

    Hawiye arrintiisi waa la jiifiyaa bannaan la joojiyaana bannaan

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 Месяц назад

    Kan sheekh maaahan wuxuu daliilsanaayaaa dastuurka gaalada qortay

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 Месяц назад +1

    Adam ilaahey nagama kaakhaado markaan wax yar kuweyno walaahi waa naxnaa aniga iyo inta wadaniyiinta ah ee xalaasha ah Adam noow ilaahey haku xifdiyo yaarabi la aantaa abaar

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom Месяц назад +6

    Xasan dhiiqo iyo . Roobow cali man's uuf shiyaadiin oo mujrin

  • @Hawo-ek3sq
    @Hawo-ek3sq Месяц назад

    Amiin🤲🤲🤲

  • @cureji7877
    @cureji7877 Месяц назад

    Subxaana allaah ha ku matalin Amiirul muminiiin kaaas

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Месяц назад +2

    MW waa shaqale umada soomaaliyeed hadu shaqayen weeye waa la caayn gacanta ayaan ka soo horjeed aniga wadaankayga Baraakayesan ee isoo dhaweeye UK 🇬🇧 Allah barakeye PM ayaan Leenahaye waxa kasta shacabku ka sheega xor ayaan nahaye hassan oo tuuga xadaye masakiinta ayaad rabta odagii hadlayo ilaahay ha idinka qabto shacabka soomaaliyeed

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад +1

    39:00.
    2020 Baan Figrada Mison ka Dageeystay. Dadkaan in la yareeyo.
    Dagaal Jamhad iyo Dagaal Qaran lagu kala yareeyo.
    Qaarna Luud beey ka dhigeen, Ineey tiradu badan..
    Waan ogaa, Waana, dhihi jiray. Dagaalkaan Africa aan ka dhamaan, Sidee baa laga rabaa, Iyo Kuwa Carabta ka socda iyo Caamalka.

  • @abdillahiaden-yr3gj
    @abdillahiaden-yr3gj Месяц назад +1

    Xasan dhiiqo waa amiirul shabaab

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад +1

    37:00.
    Anigu Lacagta Dollarka ah, Waa Lacag Jini.
    Dal-walba Oo Dagaal ku jiraa. Hogaamiyaha, kooxdaa Lacag $Buu wataa, Asagoo Dagan?. Dal aan $Laga isticmaalin.
    Marka Lacagtaa Waa lacag Sheeydaanku ku sawiran yahay.
    Saa baan Waligeey islahaa.
    Lakiin ALLAA-ACLAM

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 Месяц назад

    Ninkaan waa nin dhinac u janjeera macalin aadanow hadha hadham

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Месяц назад

    Walaal macalinka lugeeya, walaal calling gal sina uma aha in cid marti u ah wadanka sharafta leh uu hadana iyaga ay gacantooda ku dilaan. Waa been laga sheegaya , laguna abuuranayo iiraan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад

    Adiguba sow rooboow maad difaaci jirin hadda xoolo ka hel

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад

    4:52 Lakiin Arinta Ajanab8ga, Run buu ka dhahay.
    Adigoo Xildhibaan ah, K3nya iyo Itobiya lama Xigsan kartit. Matkeey Dalkaaga boob la rabaan.
    Itobiyana Weeba qiratay, ineey badd rabto. Marka waa cadow, Wa1ti sugaaya.
    Lakiin MW yaan la ceeyn iyo laga hir imaan. Kii horre xagee jireen.

  • @Hawo-ek3sq
    @Hawo-ek3sq Месяц назад

    Scw❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 Месяц назад

    Aadan ingiriisow munaafiqiintu warkooda ha buun buuniin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад

    Mooryaan war lord iyo tuug baa dalka haysata

  • @SheeqAadam
    @SheeqAadam Месяц назад

    Adanow codka xasan sh yurub namaqashi sidoo kale namaqashii codkiisa robow oo yiri xasan waa amiirul muamaniin

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад

    Umada soomaaliyeed wali meysan fahmin fikirkan wahasbiyada naloosoo minguuriyay ineytahay mid lagubaneysto dhiigooda, soomaalidana kandilaayey taageero unoqdaan gar lasoodeysto qamiis suuqa lagasoogato iyo cimaamad sheikh lagumanoqdo

  • @khadrabulhan3631
    @khadrabulhan3631 Месяц назад

    Waxaa la soo saarey baanur electricity ku shaqeynaaya waa la ogyahay dhibaatan soo socoto

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад

    Ma mooddaa mid dawlad wanaagsan meesha ku haya

  • @hazanmahad8665
    @hazanmahad8665 Месяц назад +1

    Waan kusalamay macalinka lugeeya

  • @mahadmohamed2153
    @mahadmohamed2153 Месяц назад

    MACALIN ku celi hadalkiisa

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 Месяц назад

    Anigu baarlamaan uma aqaan waxaan u aqaaan baaaro lamaan. Haddii lalaayo saw iyagu kan madaxweyne kama dhigan? Mcallin

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 Месяц назад

    Ninkii ka qayb gali wayay aaska shiikh xidig boqorada ingiriiskan uga yimid amrica

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад

    1:53 aqof saa u hadlaa? Sidee buu Xildhibaan ku noqday.
    Sarcigee baa ka yeelay.
    Somaliya Kufaar/Cawaan/Xaasid/Iyo Xinle baa xilka u haaya.

  •  Месяц назад

    goormaan dastuur carabi ah yeelanay ??????

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад

    Waaruntaa gabar dhaqtarad jermany ah ayaa sihoose iigusheegtay, lkn dadka waxaa kamaqan sirta dhaqtarka iney qariyaan maahey iney sheegaan dhaqtarkooda sirtuusiiyay

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom Месяц назад

    Soomaaliya waxa somaren sided madxweyn ayaa somar they madxweyn kaxun majiraan xasan sheiq maxamuud ayaa ugu xuun xasan sheiq maxamuud waa sheydaan weeye

  • @ahmedali-ss4do
    @ahmedali-ss4do Месяц назад

    Laacag ayaa sheqeynesaa

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 Месяц назад

    Xasan xaaraash yaan laceynin kii ma ahanoo isagoo madaxweyne soo nokhdey meel lagalo lawaayey ee meelaha lataagnaa farmaajo macaasi ilmo kaga dhalaayaa arxasanow xoogbadanidaa waayaabe

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Месяц назад

    Duurka ayay ku jireen hadda ayaa ka soo baxeen

  • @MO-yi2du
    @MO-yi2du Месяц назад

    Waajireen laakiin macal asif ducaadaas xaqu ma asiibiin

  • @abdulrazaqaljabarty8838
    @abdulrazaqaljabarty8838 Месяц назад

    XAQA XAGEENA WAA XAQ. DADKA KALE XAQOODA WAA BAADIL😂😂😂
    KOOXDA DAMULXARAAMI MARKODI HOREBA CAQLI AAN EHEYB CAY & DIL - BOOB KUFSI - BEEN - KU XADGUDUB DIINTA ISLAAMKA - DAL XARAASH.
    Waxaan eheyn mayaqanaan.

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom Месяц назад

    Mayaa waxalagu dhaqaa dasdu oo ayaa gacaku semester ayee kudhaqaan xasan sheiq maxamuud Asia ayaa usujudey baqti keyanah xasan sheiq maxamuud waa sheydaan xasan sheiq maxamuud waa mujrin xasan sheiq msxamuud waa tuug illaah kafurtey xasan sheiq maxamuudwaa munaafaq

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Месяц назад

    Madaxweyne kasta ooo dallka yeesho Hawiye ha ahaado ama Daarood ha ahaado. Raxanweyn ha ahaado waa in lagu. taageeraaa wax qabad kiisa. Waxaaa xusuusanaa Farmaajo xiligii madaxweyne ha Ahaaay. Wax qabad kiisa la xaqiri jiray. Ha loo Cadaalad fallaaaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад

    3:40 Waa Kufaar waan dhihi karaa 100%. Farmaajo markii lagu dhagnaa?. Xamar beey Joogeen. Mise Farmaajo baan u yeeran, Waxna jeebka u galin.
    Qnigu Wadaad Somali Maba aamino iyo Xijaableey.
    Waan Xusmeeyaa, Lakiin Taano uma dhiibto, Talona kama qaato.