NASRA ABTIDOON SAFARKAAN MALAYSIA MAXEEY ULA JEEDAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 90

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 месяца назад +16

    ruclips.net/video/KH1XNxoIznQ/видео.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKAANA WAAD IGALA SOCON KARTAA, FADLAN SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN!

  • @falisa576
    @falisa576 3 месяца назад +9

    Masha Allah tabarakalla walal naciimo
    Wa runta nasro caruurteday u tagi
    Lahayd wallhi wax fican o lagu daydo
    Ayey samaysay nasro abtidoon wa
    Gabar wanagsan.kuwa kursiga dulmiga weli ku fadhiyo maalinta
    Aakhiro maxay ku hadli doonan.
    Adigana naciimoy walal wanagsan
    Ba tahay waanisa wacyi galisa dadkeda. sharaf iyo qaymo hooyanimo
    Baad leedahay wall mcn ajarkasna
    Wad helaysaa ee miisaanka xasanadka
    Allaha saaro

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 месяца назад +1

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha nagu hanuniyo Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamanten yaa Rabi Allaha mideyo somalida dhaman yaa Rabi

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 3 месяца назад +3

    Masha Allah ❤

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 месяца назад +6

    Naciimooy aniga qaali ladan in ay gabar fiican tahay waan kula qabaa mana aqaan qabiilna lama wadaago ❤❤❤

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 месяца назад +4

    Masha Allah Abayo Naima Well Said !! Always Wax Wanaagsan Baad Ka Hadashaa Oo Noo Keetaa Horey u Soco Walaashiis !! ❤️❤️💯🫡✅

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 месяца назад +1

      Hana walaal qaali aad ayaad u mahadsan-tahay!

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 3 месяца назад

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Abayo Naima Adiga Ayaa Mar Walba Mudan!!!❤️❤️💯🫡✅

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye 3 месяца назад +1

    MashaAllah ❤️

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 месяца назад +1

    Masha allah tabarakalah jazakalah kheyr

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 месяца назад +8

    Laba gabdhood oo walaalo ah xumaan wayn ma dhex marin isla markii way heshiyen❤allxamdu lilaah farxadoda waanku farxay❤kolay aniga doqon baan ahoo hada hadan xanaqo hurdo oon soo kaco waan illaabaa xasidna maahi laakiin qofka hadan fahmi waayo waanka dheeraada anoon waxba u qabin😢yaa allah no danbi dhaaf❤😊😊

    • @FatimacabdiisakFatush
      @FatimacabdiisakFatush 3 месяца назад

      Saxibey waba aniga inaad iga warameesid cml kwrn hadane qofkaan inyar qalad ka arko si said Obama fogaada ❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 3 месяца назад

    Mashallah sister we will support always ❤❤❤❤❤ amen

  • @deeqo123
    @deeqo123 Месяц назад

    Masha allaah gabadhahaas waa gabdho aad iyo aad ufiican allaha ha xafido

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 3 месяца назад

    Masha Allah

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 3 месяца назад +2

    Nacimo Abayo Masha Allah. Alle ha ku xifdiyo adun iyo aqiro adiga iyo Famil kada❤❤👍

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 месяца назад +2

    MashaAllah Tabaraka

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 3 месяца назад +3

    Allahu akabar waa xaqiiq ilahow qatumada nohagaji ❤❤❤❤❤

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 3 месяца назад +2

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 месяца назад +1

    Masha Allah ❤❤❤ queen qurux

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 месяца назад +1

    Walaashey mcn ka hadal wax kasta oo u baahan in laga hadlo waanad ku mahadsan tahay shaqada aad noo heysid.❤❤❤

  • @foziahared9595
    @foziahared9595 3 месяца назад +2

    Mashaa allah tabarakala abayo

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 3 месяца назад +6

    Masha Allah iftiiminta dadka walaalaha wanaga u iftimineso ilahey haku siyadsho wax kafiican malahan inaa wanag walalka bkashaqeesid ❤❤🎉

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 3 месяца назад +5

    Maasha allah gabdhahan wa dad fcn illah ha u siyadiyo farxadooda anagane wa farxadeena qaaliladane qeer allah ha siiyo wanaga ay dhex dhigtey wa wax aad iyo aad u wanagsan

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 3 месяца назад +2

    Masha allah tabaraka allah waa farxad aad u ween ilahey dadkena nabad hakadhag

  • @filsanyousouf9690
    @filsanyousouf9690 3 месяца назад

    Masha alah nasro abtidon dadka oo dhan ayaa jeceyl

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 месяца назад +6

    Mashaa allaah nacima hadalkada waa dhiira gelin runti

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад +4

    Qaali ladan fanka waaka baxday waa gabar qalbi wanaagsan wlashay

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 3 месяца назад +2

    Masha allaah tabarakallaah ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 месяца назад +3

    Wlhi runtaad asiibtay waagii qaali ladan na waan ogaa Saad uga hadashay waa runtaa haday fanaan tahay ayadey utaal lkn adiga wanaag baad ka dheehatay madaxa korkiisa wlshey ❤❤❤❤

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 3 месяца назад +2

      Way ahaan jirtay lakiin hada ma ahan .waan jeclahay qaali ladan .Alle dartii

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 месяца назад +6

    Barakallahu feekuum habiibti keep going mashallah

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 3 месяца назад +2

    Maashaa Allaah Naciima waa runtaa Abaayo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 месяца назад +1

    Masha allh nasra iyo adna iyo amiira waa utusaale.dumarka is dirira

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 3 месяца назад +1

    Masha allaah tabaaka allaah 🎉❤💐🌺✅

  • @shukriiman867
    @shukriiman867 3 месяца назад +2

    jazak laah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 3 месяца назад +2

    Masha allha abayo naciimo waliba waa malita ciid eye ubahanyahi caruuteda nasro waa gabar wangsn

  • @fadumomuuse5154
    @fadumomuuse5154 3 месяца назад +2

    Mansha allaah habo mcn❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 месяца назад +2

    Run ahàanti waa dad wanagsan horay usocoda mash allah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 3 месяца назад +3

    Masha allha naciimo cadey ❤❤❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 3 месяца назад +2

    Masha allah xafidullah

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 3 месяца назад +2

    Mnshallaha abaayo isooboqo ❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад +10

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 3 месяца назад +1

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 3 месяца назад

      Salalaahu caleyhu wasalam ❤❤❤❤

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 3 месяца назад +4

    Plz dhaman gabdhah kuxidhan abaayo isoobooqda idinkoo mahadsan❤❤

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 3 месяца назад +1

    Haa Wallhi Waa runtada abyo ❤

  • @Abokaramin
    @Abokaramin 3 месяца назад

    Wa gob gob dhashay wa gabar qalbi wanagsan

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 3 месяца назад

    Mashaa Allaha hambalyo ❤❤❤

  • @Ahmettak-mm7yi
    @Ahmettak-mm7yi 3 месяца назад

    m.a

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 3 месяца назад +1

    masha allah waa runtaa abyo

  • @فتحيه-ح1س
    @فتحيه-ح1س 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 3 месяца назад

    Nimcooy waxaa tahy dheeman adigoo kle bulshada weyba ku yaryihiin allow ku xafid

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 3 месяца назад

    Naciima waa fariit masha Alaah

  • @udgooney
    @udgooney 3 месяца назад

    ilaahay amarkiis qaali ladan waa gabar caqli badan Waaba iska jeclahay mana aqaani waxaan social media diyaha ku arkay markii ilmo la’aanta lagu ceyn jiray waa qof qalbi wanaagsan fanka ilaahay kuma soo celiyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад +1

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh

  • @HalmahAt
    @HalmahAt 3 месяца назад

    .am.a.ma.ma❤❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад +3

    waa waa bahdil maskiin maxaa dhex galiyey dumar isdagaalay saxaaf wuu ku qaldanaa in uu weydiiyo gabar marti uah

    • @masudali1342
      @masudali1342 3 месяца назад

      Reer xamar ma laga Salgarikarah sirtoda.carurteda u bahan in eyado nag ma sahib gasho

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 3 месяца назад

    Masham allah qaali ladan caadi ma aha

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 3 месяца назад +4

    War somaliyeey gabdhaan 50k kaliya aad ku heysaan maxaa waaye war gabdha kor u qaado bisinkee

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 месяца назад +2

    Manshaallah nacimo Asc 😍

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад +1

    gabadha waxa uu yiri warba iskama haysid taas ma jeclaysan wallaahi Nasra waa gabar qalbi wanaagsan

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 месяца назад +1

      hhh wuxuu yidhi "inaydaan iska war hayninba" , yacnii labada gabdhood inayna iska war hayn kaddib markii ay is maageen.oo ay xidhiidhka kala qaateen. hadalku ma laba shubkuu kuugu dhacaa? waa lagu ceshtaa meeshaad fahmi waxdid, si aanad wax iskaga soo qorin.

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 3 месяца назад +1

      Ayagoo fahan xun uyo ayagoo xumaan raadiyo 😂😂😂

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 3 месяца назад

    Wall qaali salansare naciima ilahy hanokadayo wall

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 3 месяца назад +1

    NASRA ABTI DOON WAXAY RAADISAA MACAG SHARAF SUBCAD WANAAG LACAG U MA BAAHNO JOOJI XAASID NIMADA JAREERYEEY

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 месяца назад +7

    Groupka jooga Malaysia dad ka bilaa macnaysan oo wakhti lumis badan weligay ma arag.
    Sheekadooduba waa prank iyo ciyaar ciyaar si ay caruur yihiin. Bal may ifkooda iyo aakhiradooda wax u bartaan oo ka faaideystaan nimcada iyo wakhtiga ilaahay siiyey

  • @Fartuun-lr1lw
    @Fartuun-lr1lw 3 месяца назад +3

    Asc❤❤setahya abayo Axiibakaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 месяца назад +2

    Masha Allah sister anigu waan cusbahay ❤❤

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 3 месяца назад +1

    Mashaa.Allaah❤❤

  • @FarhiaOmar-r9b
    @FarhiaOmar-r9b 3 месяца назад

    m.a❤❤❤❤❤

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 3 месяца назад

    Naciimo sharafey garabkaga xaqa ayad u hiilisaa

  • @fs292
    @fs292 3 месяца назад

    Wariye qofka dhan uu waraysanayo aan fIirinayn.YAB!

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 3 месяца назад

    reer malaysia iyagaa lo safraa been ma ahayn marki la dhahaye

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 3 месяца назад +1

    Wax. Walba miyaaaaad ka hadashaaaa. Adigu

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed5843 3 месяца назад +2

    Masha Allah

  • @MunoMahamuud-i4r
    @MunoMahamuud-i4r 3 месяца назад +1

    Masha allah

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 3 месяца назад +1

    Masha Allaha ❤