Barnamishkii ugu qosol badnaa maria msh allh waa gabadh yar oo happy ah Gym hadey takto waxaa hubaal ah 15 jir iney u ekaaneyso Maanta qosol iguma harin gabadha way yartahay hilib aa boobay team single wax fahma msh allh maria waa funny allah ciyaalkeeda ha u barakeeyo m.a
Ridwan Issack Mum waa Qofkii kuugu Horeeyey Ee Fur fur oo farxamad ah 😅😅😅😅 Oo Runtii Aad iiga Qoslisay waaye Mum Hambalyo intii Aad Ciyaalkaga u go'aansatay Korniinkooda iyo Tacabkooda Adigoo Ka Xoog badnaday baahiyo badan oo Hawenimo ah Mum you're Funny and Honesty ❤long life Mum Insha Allah kan Alle ha kaaga dhigo kii Aad ku Xasili lahayd Eed ku Degi lahayd kana Heli lahayd Nolol Farxad leh Naftada iyo Ubadkaga ba insha Allah
Gabadhu wa dacad qofka dacada ah na rabi ba usahan ah adigu dacad ahow rabigaba noqon Ka Ku ilashan ee wan Ku farxay gabadha ciyalka haysta inan la qalbi jabin sister hamalyo
Markas ilmo malahayn. Lakin hada waleyahay alxmdulilah. Dhaqanka Kenya ayaba sida a. Marka hooyo noqotidna cunugaga kowad magacisa ba lagugu waca like (mama Aisha)
Salaada aan tukano illahayna aan ka boqno dhalinyaro❤ Nabigana aan ku salino🥰 SALALAHU CALAYHI WASALAM❤
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam
🎉
Sallallaaahu Caleyhi Wasallam
Scw scw scw scw
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋😥
Asc Queen ciid mubarak
Swa
Scw scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maria is so funny and loyal may Allah bless her ❤
Amiin thuma amiin
Maria has a good personality, May Allah keep her safe. I hope cunugaan inuusan ku cayaarin.
Abshir waa nin nasib badan hadi u helay Maria waayo waa qof qalbi wanaagsan san uarkay mashaallah
Omg Maria is so funny 😂😂 and social m.a. may Allah bless her❤❤❤🥰
Aman that tested the honesty of the woman will not easily quit.
To be frank she deserves more than that love such ladies
M.a walhi anaa ku farxey ♥️♥️♥️💯💯✅️farxd ayaa ku muuqata gabadha
2 wiil iyo 2 gabar m.a m.a
I wish iney guuleysan doontaan 🥰🥰
Maria oo midhan may dadku iska noqdaan farxad bn ku daawanay wlhi😂😂😂😂
Manshallah ❤
Xalqadii iku qoslka badneyda daawado 😂🤣🤣🤣🤣
Alla mamada wllhi wee fur furantahy caloosheyda Nadiif waaye M.a 😂😭❤
Ku qabso hee😂😂
@@iqra7113 Adi Ma Xir xiiran,tahy💔😭😂
Waa gabda yar e waxi mamado
@@marwaqalanjo4902momo waaye maxaa qof 4 caruur haysta maxay maamo u ahaan waydi dadbaa hooyo dhaha
Mashallah mari she is so funny ❤
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺....Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi
252 617313184
Muuqdisho
Walaal xage lagala so xirira💔😭
@@Misssugeyso1111 walaal lambarka meesha ku qoran. Fariintayda meesha ugu hoosaysa ka fiiri abayo
I'm sorry 😢😭😭💔😊
@@Misssugeyso1111 hellow wll
Illaahey hakuu fududeeyo wll irsaaqad dagdag ah oo xalaal ah rabi ha ku siiyo
Maamada Funny wye ree magaal ah 😂😅😂 happy wye
xarifkas wu nasib badn yhy wllhi🥹ilhow qofto saan camal igu aadi waa duhure🤲🏽
Barnamishkii ugu qosol badnaa maria msh allh waa gabadh yar oo happy ah Gym hadey takto waxaa hubaal ah 15 jir iney u ekaaneyso Maanta qosol iguma harin gabadha way yartahay hilib aa boobay team single wax fahma msh allh maria waa funny allah ciyaalkeeda ha u barakeeyo m.a
💯💯💯💯💯🥰
Haa wlhi mashhlh wa yartahy hilip labo dey🥰🥰🥰
Masha Allah qof comenti run ah adaan kaa arkay cayilka waa Cadow ee iney iscaateeso aa kula talin lahaa
Maria whi qof so funny ah 🤣 Maria and abshir isku waara masha allh
Aar naftan u horeysay waaba farxadii oo qof ah 😂
Big legend always ridhwan isaq another's levels program's 💯👍☝️💪❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴
Walhi ridwanow cawa waxan rajaynayey inad video uun soo galiso wan ku ragsany ❤
Maamana Ma dhihi Karee Gabadha Mataanaha Daadinayso Xageen Ka Helaa Ninka Anaa Ka dhacsan Lahaayee 🥲😂Tolbeelayee Meel Iigu sheega 🥰😂
😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhh wad Dhar San tahay
@@inadhakade2813❤
Masha allah dheh wll
Kkkkkkkkk
Congratulations 🎉abshir iyo maariya
war Maamadu Qosol Badanaa Oo Romanticsanaa Oo Daacadsanaa Oo Jaceel U Nugulaa Mcne Ku Teee😂🫡
Intaa aad is raacisay ayaaba iga yaabisay
Haa wlhi mclllh
Hadaan guri la gali lahaa anba ma daayeen
Hhh
Ridwan Issack Mum waa Qofkii kuugu Horeeyey Ee Fur fur oo farxamad ah 😅😅😅😅 Oo Runtii Aad iiga Qoslisay waaye
Mum Hambalyo intii Aad Ciyaalkaga u go'aansatay Korniinkooda iyo Tacabkooda
Adigoo Ka Xoog badnaday baahiyo badan oo Hawenimo ah
Mum you're Funny and Honesty ❤long life Mum
Insha Allah kan Alle ha kaaga dhigo kii Aad ku Xasili lahayd Eed ku Degi lahayd kana Heli lahayd Nolol Farxad leh Naftada iyo Ubadkaga ba insha Allah
Lol my name is literally Ridwan 😂 and I see someone called Ridwan which is male lol 😆
same here am female Ridwan 😂
😅😅😅wey iga qoslisay wlhi waa iska daacad.masha allah.qalbi saliim hadad maqasho waa tan o kale
Hadii aad muhiim u aragtid waxan so gudbiyo plz i taageer 🙏🥰
Masha allha Allah agbar allah ha isu barakeeyo oo haka yeelo kuwii isku kulaysata oo isku waara Aamiin aamiin radwaan isaaq good zxp
Allow qoftaan oo kale ii sahal waaba naxariis socota wllhi ❤😂😂
Mamad funy wye wlh😂😂😂
GABADHA HORE WA BASHAASH MASHAALLAH. ALLAH HA ISKU KIN XAFIDO GUURKIINA.
WaaaL KU sali Nabiga MOHAMED S.C.W ❤❤
Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Sallalahu caleyhi wasalam
Aduniyo intad kunoshay maxaa argtid kulaban…Time 21:22pm..Mama funny waaye😂😂😂😂..
Wlh waa ba funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂mamada awlada Allaha u dhafo
Aaamiin yaarabi
Gabadhu wa dacad qofka dacada ah na rabi ba usahan ah adigu dacad ahow rabigaba noqon Ka Ku ilashan ee wan Ku farxay gabadha ciyalka haysta inan la qalbi jabin sister hamalyo
Masha Allah gabdhan isku mid ban nahay saasa u faraxd badanhy Masha Allah guulyso maariya qurux badan
War heedhe qoftu Caadi ma'ahan wllhi waa funny ku yeen farxad ku seexanaa caawa 🤣🤣🤣🤣
Cajib waye gabdhn m a ilmahaga alle hku barakeyo abyo dhismo dhqma ❤😂
Gabdhaheena waa masakin hadi ladhoho waan kujeclaahaya ayaa kufilaan nimanka xasle yashow xasaskina jeclada
Dadkan mamada kuhaya gabadha miyey uquudhiwayen farxad kuwar mariya🎉
ma yaabti dadkan waaba yaab waba gabar yare maxa mamada keni xata kan kuso qorti mesha waa qaldanyahi
Kenya MaMa gabadh iyo hooyo ba walogu waca.. Anoo 16 jira ayaa laygu wicijiray maamo.
@@SomGrl88ilmo maa dhashi mcnah qof ilmo dhali baa mamo la dhihi karaaye 😂😂
Markas ilmo malahayn. Lakin hada waleyahay alxmdulilah. Dhaqanka Kenya ayaba sida a. Marka hooyo noqotidna cunugaga kowad magacisa ba lagugu waca like (mama Aisha)
@@SomGrl88 hee lkn adiga anigo 16 jir ah laygu wici jiri dhahdi ma aho sas abn ku waydii mise 16 jir aba ku haysati
Farxada Allaha usiyaadiyo
Reerkii isku waarana Allaha niiga dhigo hadaa calaf isku leedihiin insha Allah
Gabadhani qof wanaagsan .weeyan way ka muuqata waadacad ilahay khayr hasiiyo ninkaana ilahay how sakhiro insha allaah ❤
😂😂😂
really hadaan ahy nin waa arosy laha she's so funny 😂😂😂
Mashallah walahi waan kufarxsanahay in daacad loonoqdo Mashallah owalaada allha kuubarakeeyo
Wallhi she so funny anaba iska qosley malaha qosolkeeda kujiecladey wana xishoonaysa hadana 😂😂😂😂😂❤❤❤
Me two she is so excited aad baan uga helay qosolkeda iyo action keda really I enjoyed how she conducted her self Maria
Mashalah qof wanagsan waya qof dacaad waya @wiilka xitaaa laba isku fican waya ilahey guur kheyr qabo ha ugu dhigo mashalah 🙏🏽💯an iskugu duceyna
😂😂😂😂 she's so funny wlhi weyba fuurtay sidey u qosleysay
Waa gabar fany ah isku qosol nahay ani marka hadal sheego qosol raaciya 😂😂😂😂😂 ilaahay amarkiis
Masha Allah idheh😂😭🤌🏽IstaqfuruAllah mamadu waa funny wllhi😭😂
Mashallh am so happy for the girl. I don't like seeing disappointed girls
Walaley 4ta aabohod heshiiya caruurta Kala aabaha ah ma wa hawle
M.a she's so honest iyo qalbi fcn m.a abayo guleyso abayo
No love❤ before marriage
The Real life and and real love cames after marriage ❤
Haa wlhi
Mosty excited video aan dawado mudo fog waxaan aad uga helay say excited utahay isuguna kalsoontahay
Ridwan isaaq mashaa Allah 🇸🇴👌
YO YO YO Waa Ninkii Ridwaan ahaa 😂😂
😂
😂😂😂
Very funny mam indeed she has expressed her self well😊
Haplahan yar kibirka badan sidaa maamada maxay farxaani u noqon waayeh😢 qof daacada lee farxaani ah
Walaahi ridwaan caadi ma,ahan muxuu waxlala yaabay uu arkay acuudu billaahi maama27 dhehayso acuudiyoow
Ridwaan wll wan ku bahanhy ee intee kala soo xariiraa 🙏❣️
Aniga sidokle wllky mcn
Qalbigeyga wuxuuu ii sheega ninkaan maamadan inuu ku daneysanooyo 😢 ama canada ku tag ama Nairobi ku joog inuu mid😂is dhahooyo
Canada kutag ayey katahay Nairobi already Wu kujoga wa maskin mamatha walahi Tu kudigi Dono Farah Somali adunka naag cawiso ayey unecbyihin runti
mya ilahay ba isku bahiyay asigana ayaday ubahanthy asina ayadu ubhnyh
@@BahjaMohamud-ft2or maxad tiri Farah nag cawisa dhulka la jaraa
Naga dhamoow plz😂😂😂
Inshallah abshir inuusan maria qiyamin u rajaynayaaa🎉
Adiga Farah hadan nahay wax wanagsan naga filo yareey 😂😂
Mama inaa dhahdid maaha gabadha waayo iyadaba 27 kuu sheegatay. Come on guys dumarka haydinka dhalanyareeyaan
Maria gabadh fiican weeyaan guur khayr qaba ayaan u rajaynayaa insha Allah
27 iney jirto macqul oo hilibka weyneyay😢
Halkii Hadal Hal Saac Baa Laga Sugaya Kulahaa😂😂😂 Wlhi Naagta Qosolke Iga dhamaysay
Farxad badanaa Gabadhu isku waara❤️❤️
Raggu kala nasiib badan mataano dhashooy io canada oo ninkan isku heli rabaa nasiib badnaa❤m.a ❤😊
Waxagu waa hunguriye 😂😂😂
@@nadiirasagal4065😂😂😂😂
War mamadaan barbar waye wee iska qoslee lkn wxas dhan waxa iiga daran hunguriga dee 😁😁😁
@@yahyehassan1623 😂makugeya Canada 9 carur haysta
Hadaaa rabto 15 heyso makugu yaalo cAnadana ma helaayiyo iga badan 😁😁
Maariyo waa maashaa Allaah way fur furan tahay wlhi waa fani
Waa qoftu waa wada qosol m.a😂😂
Qoftan maamo mahane ee waa doono maisku raacno😊😅
Tann indho adka😩😩😂😂teda kle waxay qabatay xayka shege
Adunka qof qofkle so maqlaba igu daran😂
Wlhi Waaa hooyo Ducaysan waye masallh❤❤❤❤❤🎉
Maariya samidee.abayo qosolka badan iska daa qalbigaa kaa madoobanayo
Maasha allaah mariy wan ka heelay allaah isku kiin barakeeyo owladada allaah ku barakeeyo abaayo
Kkkkkkkkkkk ridwan aba igu daran kulah gormu dhicin gurkina cawada mansh allah abayo
Alla maamadu wanaagsanaa oo fiicanaa qalbi xabxab 😂😂😂
Canada + Guri bilaa kiro ah + qof Qurux badan + Guur kharash yar + Daacadnimo
Qoftaas oo kale iigu soo duceeya 😟🤲
Hoyada ii duce dheh😂😂
Play store kala soo dag 😂
Wad heli calafkaga in.a
War xugaga ku duciso inatada hablaha xulahoda rabtan
Hh ints dhan ina isku hesho miya rabta o hadhwna ad ka tagto
Mawayna er Hilib ba qatey mamada 😂😂😂waba Funny wlhi qosol bay jabsty
27 sano ayaan jiraa ee intaas haidhaafin 😂😂😂😂😂
Qoftaan funny wye wlhi qosolkaa iga dhamaaday 😂😂😂😂😂
Masha allah wlhi dadka ilahey wukala bedelay cabecadoda gabadhan wey,isla qosle dadne dholacaden xita malahan ilove you ❤ ❤ gabar furfuran
Mama she is funny, Alhuma barik laka
Alla Say U Farxday Miskiinta Way Gariiraysa😂
Gabadhaan waxa dhahi lahy iska dhaaf ana Kugu hysto❤
Hh adi maku hysta hda
@@maryanelmi-cw9jyadiga miyaa qofta 😅😅
Hh Mya ani maha herks magrin 😀
@@maryanelmi-cw9jy what ever her faraxaded iyo furfurnanted aaba wax la siisto lahyn wllhi 😫🥰❤️😄
@@AmiinDeAlberto23 haaaa runti frxd miran waye alle ha siydsho wll anaga sas cml wa ina nqna 🤣
Maria she is very very funny wllhi
War ninyohow gabartan qosolka badn iisoo qabta oo mataanaha daadineysa mashallaah an guursade toloow allaah ayn idiku dhaarshee ii gurmada qofta wn jclade
Sxb ridwaan nosobadhi such programs,very interesting
Maria funny wye wlhi qosol igu dishaay😂😂
Mamadha funny waa wlx😂😂
Maria she's so pretty ❤❤❤❤ all the best mcney
Maria Wa Gabar iskafurfuran M.a ilahey Habarkeyo Aniga Qof Sida Cml Ufurfuran Wanjeclahay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 MashaAllah she is funny
Marish waa noo shitay maanta maqaaxida hhhh
Waxaba Kasi Daran Faraxi ilmah Dhaley in Bilkah Nin Kale Lagu Bilu ogaan Wala hoogey 😂
Ayada lacagleh oo canada ka imaaday wll
Hh my my wxz kuma nola gbdhan m a qalbigeda fresh waye😂
Mohamed yare keep going Raxweyn boy
Maria she is so funny happy marriage 4 4 will insha allah
Maansha alaah aleh ha isku kiin daayo 🎉🎉🎉🎉
wxan rjayn
maanta inay aheed
maalintii kugu farxad badnayd
ciid wnagsen
All muslim
Eid wanagsan
😂m.a m.a allow ku xfid Maria ❤wlh dCada uqoslay😂😂
Gabar fariid ah mataano dhasho maasha Allah,koley anigu ma fureen naagtas oo kaleto