mashaa alah wallal akshey waxn ku farxsanahay sidaa wax qaldan uga laabatay waxa tahay wiil ku dayasho mudan adiga camal dhalintada aqlaaqda iyo wanaaga aa ku baranaa eheed guuleyso wall
Wlhy laba xaladod oo adag ba iskugu xigay wa qof adag Inta ku dhiman frxd ku nolow wll Lkn inad xidhidh ku dagdagto may ahayn hadana kamal gabadh kale ayu xidhhidh la leyhy kan Lee alle ha u adkeyo
Mansha allah wallahi somalida ma sheegtaan jabkooda marka aboowe well done waxaa mudan tahay ku dayash sharaf iyo gobanimo faraxad ku noolow inshallah may Allah help you find women who loves you inshallah
Wsc war matulahi waa barakatu agshy my brother keep going ❤️ nolol inta nolol jirto sido Kala Kamal Abdul dawar adag tahay 💪💪💪💪 mish ka siwado brother ✊
maxamad agsheey iga garsii kamaal waxaan u ahay tageero waana kaxumahay wixii ku dhacay hada diyaar ma u tahay in aan kugu daro gabadhayda waana reer mahad darood
*Mahadsanid akshey. Wiilkey markale iska ilaali IA akhlaaq wanaagsan iyo daganaan aad ku tilmaamantahay. Qoskaas iska dheeree sumcadaada ey la dagaayaan waa talo hooyo.*
Hee waxaas maa wax la iskugu diidaa marka ♥️🥰🥰 waxkale maxey usheegi weyse aney wey hada waaa ka soo gudub tey badal ka qer qabo ale ha ku siiyo wll kamaal
Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay
Asc wllo akshey sethy🥺 Salan kadib wllo Waxad tahay will cano layaqan 🥺m.a wllo codsi waxa iga ah an manta kugula hadlaya aniga dartay ma aha wlhi wa Walashay oo kale gabadhan kacodsanayo inad cawisid wllo munira 😭cawiyaa adiga iyo Kamal Waxad tihin labo willo qlbi wanagsan ilahay dartina inad gabadha walashaydo kale ah inad cawisan ban raba nambarkedana wan kusin hadanad FB kuarag wllo maskinta Nolosha wax walbay laso dagalanto wlhi ay niyada gashato manta wad Kici bari wadkici manta hadaba hamigas malahan waxayna tiri waladki idhalay😭hadan ushego waxba iga qabanayan wllo Marka inaga walalaheda ooo ukacayna waxan na ilahay kabaryaya Inu comment gaygan kuso haro hadu kuso garana iso jawab wllo an nambarka kusiye 😭😭wllo adunkan bay manta walashen inagu waheshanaysa ee an cawino😭wlhi Tamar ay dawoyinkedi kuibsato bay wayday 😭😭xanunka hayana Wuu dhibaya ee an nambarka kusiye iso jawab wllo😭😭ama kayga an kuso qoro sii an wax ugu ururino Kay what's up ka an kuso shego😭
Aniga qisada igu dhacday amaba qaabka uu u bur buray jacaylkaygi 1aad ilama aha qof somaliyed o ay ku dhacday inu jiro sidan uga so kabtayna ilaahay ban uga mahad celiyaa mar walba waxana ku ogaaday ilaahay o aad ku xirnaatid inay musiibo kasta kaa bad baadinayso Alx
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
Sallalahu calayhi wasalim
Scw Masha Allah you always the top comments
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Kamaal wa qof samir badan masha allh
M.a
Qof walbo oo nool Qisa ayu leyahay lkn ALLAH ayaan talada saranay alxmd walina waa lawada faraxsanyahay😰💔
Kamaal wa qof zamir badan wlhi ilahy wll Nolol Qurux badan oo ad kuwaarto haku siiyo iyo Qof kuu Qalma inzha allh🤲🤲
mashaa alah wallal akshey waxn ku farxsanahay sidaa wax qaldan uga laabatay waxa tahay wiil ku dayasho mudan adiga camal dhalintada aqlaaqda iyo wanaaga aa ku baranaa eheed guuleyso wall
Muxu sameyy abyo
Wlhi wll akshey qof fiican baad tahy allaha ku sharfo waayo dadkii ka xumaadayo walibo commentiga kuso qoraan ku jiray
Waxas maxey ahayen lkn🤔
@@anhaarmahadabdulle9762 video u kaso duubay gabdha jarerta hipaq iyo wilka jileeca isqabo oy dhahayen ay nagtu dhahysay nag kale laraaxaystay
Wlhi Kamal dhibka waxa dareemi karo qof qalbiga laga soo jabiye Lee fahamin karo
@@farxiyoqueen1214 saas waaye dadkaas cilmi badan bey faaiideen qalbi jabna waa laga kabsadaaa
Kamaaal waa qof aad u adag waaye runtii alha ku zaaidiyo wllkeyga Kamaal Abdul sorry 😞😢😢 nolashaada mid qeer ku dhamaanto alha kaaga dhigo kalaam farxad ku nolow wllkeyga Kamaal
Wa bentisa salamo la jeceley ayu jeclaa
@@amalfeisal6437 daniga iska daa sxb isaga waxuu afkisa ka shegey iska aamin
Maxaa murugo ah jacayl iyo balaayo anaga wasna haduu zitaa ihgatago jacyl waa ba culays ku dhaafay hhhh jaceel baadakii waalay
Jaceel ilaahay iyo rasuulkiisaba mudan
Kamal inad qof adag tahay way ka muqataaa wlhi libax horey usoco
Wlhy laba xaladod oo adag ba iskugu xigay wa qof adag
Inta ku dhiman frxd ku nolow wll
Lkn inad xidhidh ku dagdagto may ahayn hadana kamal gabadh kale ayu xidhhidh la leyhy kan Lee alle ha u adkeyo
the best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has allah created prophet llhan
Prophet Mohammed calayhi afdalu salaatu wasalaam
Quf adag kamaal waaa wax ka barashada xaga nolosha walal akshay thanks
Wlhi xanuun waye ani xataaa way igu dhacyday 6sano wada soconay Xirir jecl wadnay hada ma iscalfan alxm waan soo gudbay xanuun kadib 🥲
Mashallah two legends ❤️
Wcs akhi 🥰🥰🥰🥰❤️❤️Mshllh akhi 👍👍👍👍👍Amn akhi🤲🏻🤲🏻🤲🏻keeping going akhi👍👍👍👍👍👍👍
ilaaahay darti subcsribe iigu saar ifkaa walaaal lagu ye🥺❤️
Waa ale mahadii hadad garatay inuu ahaa waxqalada fidiyowgii aad sogalisay kana sartay maqaldame waa alaah hore usoco huno farom buntulaan💖🤟👏
Mansha allah wallahi somalida ma sheegtaan jabkooda marka aboowe well done waxaa mudan tahay ku dayash sharaf iyo gobanimo faraxad ku noolow inshallah may Allah help you find women who loves you inshallah
Maxaa waaye qaladka naga daba gee ma ogeyne
@@wonderfulsacdaa7446 jaceel iyo qurun lag sheekayn jaceel umadi wareerisay waa shinniyaal malab ku wada waashay
Wall qof adag bathy nolashuna sideda way wajiyo badan thy qof samir badana wathy insha Allah nolasha inta kadhiman farxad ban ku ra jaynaya iyo nolol quruxbadn wll akshy fuul Resbgti
Aad iyo aad Abowe Qalda waa dhaca maqaldaman waa ilhaya lkn see mara daba dadkasa cml iska jira wan ku jacanahay walkey Mohamed Akshay
Guleso kamal abdul walalkeey nolashu kuma cisho walalkeey 💪💯
True be strong always and be patient you will success insha’allah
Manshallah 😍 kamaal abdul nolosha kuma ciisho farxad ku nolow inshallah 🥰✌
Wsc war matulahi waa barakatu agshy my brother keep going ❤️ nolol inta nolol jirto sido Kala Kamal Abdul dawar adag tahay 💪💪💪💪 mish ka siwado brother ✊
Akshey qofka warjecel majiira marka waxdhgeysaneysiid xita manuxsaneysiid
Qiasadaan gabarta Waan aqanaa 🥺🥺🥺
Lagend ❣️ Akshey WaKu wata ma qaldame wa alle keep GoinG 💝 pro
maxamad agsheey iga garsii kamaal waxaan u ahay tageero waana kaxumahay wixii ku dhacay hada diyaar ma u tahay in aan kugu daro gabadhayda waana reer mahad darood
Lagend Muhammad akshy pro horey usoco
Masha allah wllkey ninka ragaa waa midkii qaladkiisa arkaa wana ku wadana keep going ❤🙏
Dadkoo dhan dheh ragga kaliya maaha qof walba ilaahay abuuray lab iyo dhadig iyo jin ha ahaado qaladkiisa waa inuu saxaa
*Mahadsanid akshey. Wiilkey markale iska ilaali IA akhlaaq wanaagsan iyo daganaan aad ku tilmaamantahay. Qoskaas iska dheeree sumcadaada ey la dagaayaan waa talo hooyo.*
Keep gonig bro
mashaallh wll akishy illhy ha kusharfo qofkastana wukhaldama lkn waxyar baa khaladkoda qaata waxan kula talinaya sida walalky madama atahy wll somaliye oo an jeclahy kunadawado kuna taherio ilasho sharad iyo ta wlidka sida caadi kkk mahad said wll
Kamaalow tii ethopia nomaadan sheegin waliba waa is guursan rabnaa laheed mise qoftaas fm aheed oo waalid kuu diiday ma jirin
Gawadaas waye qofka kashegenayo qll
Wllky akshay wn ku farxsanhy in ad khaladkaga ad fahantay dadka kugu xirana in ad ixtimatid sharaf ku nolow❤
Masha aalha
ilaaahay darti subcsribe iigu saar ifkaa walaaal lagu ye🥺❤️
Kamaal allaha kuu dhib yareeyo
Markuu dhib ku qabsadane waqti qaado qalbigaagana ilaasho maraa dhiibtay mar labaad haiska dhiibin
Mashallah maxamedakshey horey usoco wll lkin kafiirso hanosogalin waxyabahaqaar kafiirso
Gabdhii adisababa aad iskugugu tagteen o bacdal Ramaad maherkii anu sugyny lkn wax kasta wa calaf bro horay usoco bro
Legend wll akshay
Moral of the story is the cause of his brocken marriage 💔💔💔
Waa sax walhi ma qal dame waa alle m.a horey usocda🥰🥰🥰
💘Fiir
Ilaahay darti subscribe iisaar🥺
@@khalidcawl wan ku sarey wll
@@rayaanaxmed8470 thankyou taageero iinoqo caan ma ahi balse inaan noqdo rawa😁
Kamaal waa qofo waangasan Maasha Allah walahi walalakay qali
Kamal mashallah waxaba kusiyaday waxaba kama halawin keep going walalkey
Masha allh 🤗🥰
ilaaahay darti subcsribe iigu saar ifkaa walaaal lagu ye🥺❤️
Mash Allah brother keep going
Legend kamaal Abdul nolashu iyadu hakugu noolaato hlkii aad adigu kunoolaan lahyd keep going bro
MashaALLAH walal farxad ku waar
Mashallah wall akshey wll wanagsan thy
Kamal muxu dhib somary alle khyr hakugu badalo
Hee waxaas maa wax la iskugu diidaa marka ♥️🥰🥰 waxkale maxey usheegi weyse aney wey hada waaa ka soo gudub tey badal ka qer qabo ale ha ku siiyo wll kamaal
Ee wxaa kuhoos dugan youtubernimo bas maaha
first salaman akshey
Masha allah fariid Kamal 👍👍👍❤️❤️
Ww kamaal hormar wcn
Maashaa Allaah kamaal Abdul iyo walal akshey
walaal waan ku salaamay waxaan kuu sheegayaa wareysigii aad gabadha ka qaaday wuxuu ahaa mid anshaxo xumo ah
Wow masha allh 👍👍
Ashkay coz of flag of puntland 🥰 I gave you subscribe...nt now I mean 2 yrs ago I thought mj ....
Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay
Ani markii hore salma lajecley ban modayy
war nio isaaqu wa cunsuriyiine ma shaanshi baan ahay bd ku tidhi inanta 😄😁
Bowe kamal waxad wiil qalbiga wangsan marka allah ku siiyo qof qalbiga wangsan Daremi kara
Kamal allh ku xidhan yhy mzha allh
Waa sax youtube xalaal makusoo gudbisaa ayey ka xisaabtamayan
masha Allah
bro kwrn ninkii wali lgu lee yhy aqlka aroskisa qftiina waqti hore bey kala tageen🙏
So sorry 😢 adi miya qofkaas
Waxwalba waydhacan aduunkan wll kamaal hore usoco wllo
Keep going
Legend horey usoco walal akshay
Abowe Waxaan U Baahnahay Barnaamijkan Igu Nafis Oo Aan Sheekadayda Kaga Waramo Marka Sideen Isu Helnaa
Aryaa xanuun badnaaa
Marunbaaaaaaa😂😂
Lenged always Lenged
Asc wllo akshey sethy🥺
Salan kadib wllo Waxad tahay will cano layaqan 🥺m.a wllo codsi waxa iga ah an manta kugula hadlaya aniga dartay ma aha wlhi wa Walashay oo kale gabadhan kacodsanayo inad cawisid wllo munira 😭cawiyaa adiga iyo Kamal Waxad tihin labo willo qlbi wanagsan ilahay dartina inad gabadha walashaydo kale ah inad cawisan ban raba nambarkedana wan kusin hadanad FB kuarag wllo maskinta Nolosha wax walbay laso dagalanto wlhi ay niyada gashato manta wad Kici bari wadkici manta hadaba hamigas malahan waxayna tiri waladki idhalay😭hadan ushego waxba iga qabanayan wllo Marka inaga walalaheda ooo ukacayna waxan na ilahay kabaryaya Inu comment gaygan kuso haro hadu kuso garana iso jawab wllo an nambarka kusiye 😭😭wllo adunkan bay manta walashen inagu waheshanaysa ee an cawino😭wlhi Tamar ay dawoyinkedi kuibsato bay wayday 😭😭xanunka hayana Wuu dhibaya ee an nambarka kusiye iso jawab wllo😭😭ama kayga an kuso qoro sii an wax ugu ururino Kay what's up ka an kuso shego😭
Wllkey kamaal horey u soco
Kamal walahi wa nin adag 2 jeer ayay nolasha ka xumatay insha allah markan ti ad ku dagi lahayd alah kusiiyo
Walhi wn yaabay inaad qbato ayaan jeclaa waana arkaayey inaad yaabanty
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
M.a keep going my brother
Sorry 😞 pro lkin ha dhihin nin raga hdaa tahy is adke ee wxa dhahada hdad qof bini aadama tahy sorry hdad qalad ii aragto
Walhi anba yabay is idhi wilkii maxaa helay nocan wax oga dubay. Bilaa dhaqanka wayo wll waxas kagamanan baran ee waxas kale inaga ilali wll akasheey waa folxumo. Nagti waxay shegtay
Kamaal sorry bro ilahay marwo wangsan ha kula kulan siiyo samra sandkii helle mid khayr qabta ku rajayna
Akshey wankusalame
M.a kamaal.abdul waa libaax
Sorry kamaal
Aduunka wax walba waa la arkaa 🥲🥲🥲
Je te salut mon maxamed continues fromdjiboutii
Aniga qisada igu dhacday amaba qaabka uu u bur buray jacaylkaygi 1aad ilama aha qof somaliyed o ay ku dhacday inu jiro sidan uga so kabtayna ilaahay ban uga mahad celiyaa mar walba waxana ku ogaaday ilaahay o aad ku xirnaatid inay musiibo kasta kaa bad baadinayso Alx
Abyo nalawadhag🥺
Kamaal horay usoco
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay
*FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number
+254 796 233312
#guusha_sooraac
Courage mon frère s la vie fromdjiboutii
Akshey anaa rabo inaan kugu nafiso igu casuum barnaamijka
War muxusameeyay akshey
Sax maqaldame waa alle
M,a wll Kamal 🥰
Masha allaah
Allah talasaaro waxkastaa walwal ah waa dhaaf
Kamalow nolol wngsan ku rajynayaa wll
Ninkaan Soo Maaha Ninkii Kala Garan Waayey Habeen & Maalin ?
bro inte ka hela nmbrkaga plz
ilaaahay darti subcsribe iigu saar ifkaa walaaal lagu ye🥺❤️
Akshey manta ila madowata xadhacay
M.a