FAAIZA MA RUNBAA INAAD CABAAS KALA TAGTEEN DHAWR MAR PRANK AYEY NOQOTAY KALA MA VIEWS AYEY IDINKA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 208

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 месяца назад +156

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 4 месяца назад +144

    Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilaheay Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen./,,,امين يارب ❤😢

  • @habibaadan4222
    @habibaadan4222 4 месяца назад +58

    Ana ku salino Xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @kiinabdalla-p4m
      @kiinabdalla-p4m 4 месяца назад +1

      scw scw scw scw scw

    • @IkraanXasan-c1o
      @IkraanXasan-c1o 3 месяца назад

      Scw❤❤

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 3 дня назад

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @AadamHassan-e2c
    @AadamHassan-e2c 4 месяца назад +57

    اللهم رب الناس اذهب البأس واشف انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما

    • @AadamHassan-e2c
      @AadamHassan-e2c 4 месяца назад +1

      Love saara

    • @saadrazak8470
      @saadrazak8470 4 месяца назад

      Aamiin yarabi 🤲🤲

    • @Warsan-2
      @Warsan-2 4 месяца назад

      Allahuma amiin isoo duceya please wan xanuun sanahey mudo dheer😢

  • @JaylanAli-c8y
    @JaylanAli-c8y 4 месяца назад +11

    wax halaal ah oo Allah swt uu neceb yahay waa Furitaanka dumarka sbbtoah guurka waa halaal❤😢

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 4 месяца назад

      Maadaama aad tidhi ilaahay baa neceb ma aayad quraana ayaad kuhaysaa ama xadiis saxiix ah?

  • @MarianAbdullahiAhmed
    @MarianAbdullahiAhmed 4 месяца назад +34

    GUurka samir ayu ubahanyahay gabdho guursada oo reerkiina dhaqda samiirkana badhiya waxan waa aduun ubadhad barakeysan oo cafimaad qabaan ilahey ka barya.teedakale reerkiina suu idhiinku dhismo xilikasta ilhey barya oo salaada ilaaliya🫶🏼✌️

    • @Najax-tp4uw
      @Najax-tp4uw 4 месяца назад +1

      Mar mar. Wad. Ka. Daalaysaa. Sawmaha

    • @farehamuhamed5283
      @farehamuhamed5283 4 месяца назад

      M.a Jasakallah

    • @MarianAbdullahiAhmed
      @MarianAbdullahiAhmed 4 месяца назад +1

      @@Najax-tp4uw ninkaaga hadaad ilahey ubaririid dacad ayu kuu noqonayaa wallhi i aamin

    • @Nicmobishar
      @Nicmobishar 4 месяца назад

      ​@@MarianAbdullahiAhmedwlhi aniga ayaa arkay masha allah

    • @MarianAbdullahiAhmed
      @MarianAbdullahiAhmed 4 месяца назад

      @@Nicmobishar somaahan sujuuda ninkaaga xilikasta aad tukaneysid ilahey oogu baridhaa in uu kusoo hanuuniyo ..nolol bila buuq ah Ayad Ku nolaneysan

  • @Jawahir3212
    @Jawahir3212 4 месяца назад +14

    Jacayl wuu juraa mana dhamaado ilaa qadarka rabi kasokow

  • @najma649
    @najma649 3 месяца назад +1

    waa runtaa wey qurux badan tahay masha Allah

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 4 месяца назад +10

    wali way yartahay ,hadana qof nolosha wax ka garanaya may arkin markaa wali noloshaa u dhiman ee ciyaal nimaa qaaday wixii hore i think

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 месяца назад +8

    الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @hoodoapdilahi-3921
      @hoodoapdilahi-3921 3 месяца назад

      qalad waaye ا لهم maaha اللهم صلى waaye

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 4 месяца назад +2

    😂😂😂jacel ma jiro kulaha war tan ti dhahayisayi abas wan ku jeclhayi 😂😂😅Dhahayisayi War hadaba anagu ma ku walana kuwan 😂😂

  • @JAAIZAJAAIZA
    @JAAIZAJAAIZA 4 месяца назад +8

    FAAIZA MUQDISHO CADE MAKU SOO LAWATE❤

  • @MunaApdilaahi
    @MunaApdilaahi 4 месяца назад +4

    Ani jacayl inusan jirin wan aminsanahy lkn Guurku waa is ixtiram kaladanbayn ismaqlid

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 4 месяца назад +17

    Naag walbo mari laso furu kulidahy jecla majiro😂😂😂

  • @ZayidShucayb
    @ZayidShucayb 4 месяца назад +3

    doqon weye qofkan dheeri😂😂😂

  • @aadamyaanye8635
    @aadamyaanye8635 4 месяца назад +3

    Abti xabibi jakarta😂😂

  • @MacadNoor
    @MacadNoor 4 месяца назад +13

    Jakarta wankutaageraa legenow
    Ee koko bulle soqabo plz 🙏 ❤

  • @AdanAbdullahi-kk9yt
    @AdanAbdullahi-kk9yt 4 месяца назад +2

    Sxp Azam iyo ramlo so qabo ❤

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 4 месяца назад +3

    Luuziina soo qabo #jakaarta❤🐐🙏

  • @HamdaHoussein-h4r
    @HamdaHoussein-h4r 3 месяца назад +1

    Masha allh quurx❤❤❤❤❤🎉

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 4 месяца назад +6

    Masha Allah Faiza waa Sharafbadan wali Lama arkin ayadoo is qaawineyso ama raga ku dhagdhageyso ❤

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman5488 4 месяца назад +3

    Mashallah wa quruxley

  • @ZhucayBXabsade
    @ZhucayBXabsade 4 месяца назад +6

    Walal jakarta dar alle ayaa ku tagera bro ❤

  • @DeksanBouh
    @DeksanBouh 4 месяца назад +13

    الحب موجود بس الناس اخدوا منه قيمة الناس صحيحة اللي تحب بجد نادرة ❤

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m 4 месяца назад +1

    Waxaan weriye buu isku sheegayaa waa reer baadiye weriye ahayn kulahaa sababta ku kala tagteen cabaas manoo sheegi kartaa

  • @Baxsooxaar1
    @Baxsooxaar1 4 месяца назад +3

    Lamaneyaal waxa jiro hal ciwan leh can ah noloshoda io jaceyl views ahyn qof walbana og midaas

  • @JAAIZAJAAIZA
    @JAAIZAJAAIZA 4 месяца назад +7

    4 SANO WAA❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zakariasouleman
    @Zakariasouleman 4 месяца назад +2

    Waxay kuledahay jacal majiro hadana waxay kuledahay anigu jacalka in aan uguhurshegto wan kaxishoda kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 4 месяца назад +2

    Please isoobaoqda shuruudah ilabuuxiya idinkoo mahadasan waacodis haidhaafin❤

  • @Fadxiindho-ng4ou
    @Fadxiindho-ng4ou 4 месяца назад +1

    Horay u soco wll 🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zakariadahir3880
    @zakariadahir3880 4 месяца назад +3

    ONE LOVE JAKARTA ❤🎉

  • @banadirnet8309
    @banadirnet8309 4 месяца назад +1

    Gabdhann maskiinta waxaa iiga cadaatay wareysga in ay tahay canugyar oo lasoo qalday, hadeer waa kuma ninka dambe ee guursan doona, qof waliba oo Social Media lagu guursado isla Socdial Media ayaa lagu furaa, mana ay isku sii waaraan, Allow sahal amuuraha.

  • @Kaafiyocadeey
    @Kaafiyocadeey 4 месяца назад +2

    Farxadleyyyyyyyyy😊😊😊🎉🎉🎉

  • @wabaxa
    @wabaxa 4 месяца назад +4

    Jakarta please marka hore T shirt ama Funaanada naga so badly.
    Mida KALE suaalo badan aad ka helicopter kartay wariga Gabadha ee nin yahoow Isa soo dhis

  • @CabdikarinCarte
    @CabdikarinCarte 4 месяца назад +1

    ❤nah faa,sa anaan magic lasagne I guurso❤😊

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 4 месяца назад +25

    Guurku wuxu ku fican yahey
    Inad wiil masuul qaada iyo gabadh masul qada ad radiso

  • @ApdalaMouta
    @ApdalaMouta 4 месяца назад +1

    Faiso wa single aniga single ban ahay ma isku qabsana

  • @xuseenxaajicali752
    @xuseenxaajicali752 3 месяца назад

    Magac faaisa wllhi woo dhib badan yahay waayo aniga ayaa qaba faaisa waana dhibkeyy palse waan usabraa 😢😢 naagaha magaca faaisa ladhaahyo iska ilaliya😂😂😂😂😂

    • @Maizabdiraxiincosman
      @Maizabdiraxiincosman 3 месяца назад

      Wllhi beenta ma ahan anaba magaceyga faiza la dhah Wana dhib badanahy lkn Wan qalbi jilcanahy runti si kasto an u dhib badanahy❤

  • @Asmaaa-i2j
    @Asmaaa-i2j 4 месяца назад +1

    Wan ku raacsanahay faiza wax jacayl la dhaho ma jirto xiiso waye guurka dhan bas lee

  • @NasradiinOmar
    @NasradiinOmar 4 месяца назад +6

    Waar lph dadka aad su aalo weydiisaye
    Anaa maanta kuweydiina su aal sax
    Inta badan qisoyinka jcylka aad ka hadashaa ma hino
    Adi halkuu kudambeeyey jcylkaagii

  • @adanali979
    @adanali979 4 месяца назад +1

    Nio boqorada stellka nosooqabo nagadaa ciyaalkanoo😅

  • @masonmount3870
    @masonmount3870 4 месяца назад +1

    Sida Cadiga I,aamina Inantan Xnuun Badan Bey martaY wLhi😢

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 4 месяца назад +1

    Iskumid baan ahay dheh iskumidbaan nahnay maahan sey wallahina ma tihid maxaa qaldan qofyahay afsomaligaaga xoojin

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 4 месяца назад +1

    Dumarka qiyaanadooda inakunna kehdannut cadiim baa alle yiri dumarka subxaanallah ragga alle kuma sheegin wiyaanada weliba ku darsoo sheydaankaad taqaanid bey dumarka ka qiyaana badan yihiin allena wuxuu yiri war sheydaanka waa cadawgiina iska ilaaliya sheydaanka waabad ka cawdileysani lakiin qoftaan feertaada laga abuuray sideed isaga ilaalin waa hawl aad u adag subxaanaka yaa cadiim ilaahow dumarka dhagartooda dheg iyo af naga yeel

  • @ShugriMacalinAbdillahi
    @ShugriMacalinAbdillahi 4 месяца назад +1

    So qabo koko iyo wllkeed hassi

  • @YasmiinCabduqadir
    @YasmiinCabduqadir 4 месяца назад +7

    Jakaarta koko soqawo wll

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 4 месяца назад +2

    Jikaata xaruntada xagee waye saxib an ku imade barnaamij kala kacayo aya ku haya iso qabo

  • @ahmedmohamedmohamud1446
    @ahmedmohamedmohamud1446 4 месяца назад +6

    Koko soqabo niyow 😮

  • @mohamedcusmaan9260
    @mohamedcusmaan9260 4 месяца назад +1

    Walaahi aniga ka kow ah faiza

  • @aishaAbdalla-w1y
    @aishaAbdalla-w1y 4 месяца назад +5

    jakarta wa ku salamay

  • @CabdikarinCarte
    @CabdikarinCarte 4 месяца назад +3

    Zxb catoosh ku soo xigsii

  • @AniisgardhaalaCabdixusen-c2j
    @AniisgardhaalaCabdixusen-c2j 2 месяца назад

    JAKARTA cabas na soqabo zxp 😂

  • @HappyParakeet-gz2um
    @HappyParakeet-gz2um 3 месяца назад

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @MohamedImaan-t1l
    @MohamedImaan-t1l 4 месяца назад +1

    Sacan lga bilabo Ana luqa kso qabanyo😅😅😅

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq 4 месяца назад +1

    Cabaas illaheybaa kudhafiyay dhaqan xumadiisa

  • @JokerDaacad
    @JokerDaacad 4 месяца назад +2

    Abti xabiibi maa tahay mcnha

  • @CabdikarinCarte
    @CabdikarinCarte 4 месяца назад +1

    ❤Jakarta nin can taageero noolow zxb qaliya❤

  • @HOOYOSAHRA-h1t
    @HOOYOSAHRA-h1t 4 месяца назад

    Wra qosol badan nagtu
    Ma madaxay furatay🌞

  • @AhmedYusufAli-dk5fb
    @AhmedYusufAli-dk5fb 4 месяца назад +1

    Sharaftaa walidkaa waxaa kahoreyso inadh tadha ilaliso sas ayey walidkaa sharaftisa ku,ilalisantahay

  • @mohamedAbdi-ll7sc
    @mohamedAbdi-ll7sc 4 месяца назад +9

    She is very beautiful

  • @darishore814
    @darishore814 4 месяца назад +4

    Jalaarta shaatiyada kaa ween iska daa wax kula ek xiro libaax

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 4 месяца назад

    Jaceyl waa kii wiilkaa yar oo jiidka kuu geeyey

  • @AbdifataahAadam
    @AbdifataahAadam 4 месяца назад +1

    Jakarta waan ku salaamay

  • @Qaadiro508
    @Qaadiro508 4 месяца назад +1

    war quruxdii aqli ayaa kudarsatey

  • @hassanosman7889
    @hassanosman7889 4 месяца назад +5

    Hlw faaisa quruxey waikanaa

  • @SuleimanAbdi-h9b
    @SuleimanAbdi-h9b 4 месяца назад +4

    Scw ❤

  • @NimcoMursal-np3xb
    @NimcoMursal-np3xb 4 месяца назад

    Horay u soco ❤

  • @AbdillahiAden-cl4jg
    @AbdillahiAden-cl4jg 4 месяца назад +1

    War qofkan qof wareysi ku fcnhy maha

  • @Maxamed-x1m
    @Maxamed-x1m 4 месяца назад +1

    Meeqo boqolaa sisay tan😅

  • @FaraxsanePoi-dg1gw
    @FaraxsanePoi-dg1gw 4 месяца назад

    Never give up❤❤

  • @IkraanHassanJamac
    @IkraanHassanJamac 4 месяца назад

    Keep going apyo❤😢

  • @ClnajiibHuseen
    @ClnajiibHuseen 4 месяца назад +2

    Next @Boqorada stlelka

  • @Bakaroow-d4k
    @Bakaroow-d4k 4 месяца назад +4

    🎉🎉🎉

  • @bilaneleueh5463
    @bilaneleueh5463 3 месяца назад

    Faiza qurux badan

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 4 месяца назад

    Jacel wuu jiraa waa ka xumatay markii lagu xamxam barayay jacel ayad sheganeysay

  • @YunisHassan-q3g
    @YunisHassan-q3g 4 месяца назад +1

    Faiza Kenya a lagajacalyahay nbkaga so sheg ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gojoabdourahman6435
    @gojoabdourahman6435 3 месяца назад

    Abtio Habib 😅😂😊

  • @ZakariyeMahad-f4s
    @ZakariyeMahad-f4s 2 месяца назад

    Faizo aniga halayso gudbiyo walaho waaku hystaaa

  • @Wiilqarnv
    @Wiilqarnv 4 месяца назад +2

    Faaiso naag naag nolol

  • @MohaAmin-l7x
    @MohaAmin-l7x 4 месяца назад

    Faaizo miyey waalanthy😂😂

  • @MARYANXUSEENMaryanxusee
    @MARYANXUSEENMaryanxusee 4 месяца назад

    Maha sida abisantahay ee wa sida soo aragtey

  • @aminabdullahi4204
    @aminabdullahi4204 4 месяца назад

    Jakarja batii Xabibi miya bilowday😂😂

  • @JaylanAli-c8y
    @JaylanAli-c8y 4 месяца назад +1

    Walaashen ayn nahay ceydena haubixin abaayo wihi kugu xun ayn kaa rebna siad udeysid markad saxantaxay nah wanku diirigalinaa. Marka marnaba garaadkaga hoos haudigin❤

  • @KishowAdan-mp6et
    @KishowAdan-mp6et 4 месяца назад +1

    Faisal 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sharmakegesale6103
    @sharmakegesale6103 4 месяца назад +5

    Single mha waa Single mother 👩 ❤

  • @AhmadKhaasim
    @AhmadKhaasim 4 месяца назад

    Mashaa alaha

  • @Nimcocabdiraxam
    @Nimcocabdiraxam 4 месяца назад

    Jabra iyo happy soqawo

  • @idlemohamud8124
    @idlemohamud8124 3 месяца назад

    Naag walbo😂😂

  • @AhmedHoch-t4w
    @AhmedHoch-t4w 4 месяца назад +1

    Qofta wan ku haysataba ad ayay uu qurubadanthy

  • @Jawahir3212
    @Jawahir3212 4 месяца назад +2

    Guurka in social media mafiicno

  • @samiiromaxamed1464
    @samiiromaxamed1464 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AyanMoussa-b3i
    @AyanMoussa-b3i 3 месяца назад

    Waa ru wlhi

  • @CabdicaziizNoor
    @CabdicaziizNoor 4 месяца назад +2

    Boqorada is telka soqabo

  • @Fadumo-u7g
    @Fadumo-u7g 3 месяца назад

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 4 месяца назад

    She’s cute

  • @wwsyas
    @wwsyas 4 месяца назад

    Walahi. Wasax wasx👍👍

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 4 месяца назад

    Scw scw scw ❤❤❤

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 3 дня назад

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 3 месяца назад

    aar gabdhaan ya iguso xiira inte kala xirira tiktok maa istcaamlo ee

  • @SucaadoAweys
    @SucaadoAweys 3 месяца назад

    Wlhi sax waaye

  • @NadIira-i5e
    @NadIira-i5e 3 месяца назад

    ❤❤🎉