Puntland waa lugooyo xaq bursi iyo dulmi doonaysa waana laga socday oo wax ka bedelka dastuurka maanta ayaa la ansixiyey. Puntland hal cod bay ku leedahay wadatashiga qaran waxaana mayala xubnaha labada gole uga jira ee saciid looma baahna❤🇸🇴
Madaxweyne Siciid cabdullahi Dani waa in bilaabaa sidii qori lahaa 3000 kun ee ciidanka xooggga dadka ahaa qeybtii 54 aad ee Garoowe. Ee uu hedda ka hor diiday ,kuwaas oo ay qalabkooda iyo mushaarkoodaba bixin lahayd dawlada dhexe ee soomaaliya
Dani hiil ayuu uga baahday reer puntland wuna ka helay waxaan rajaynayaa in u abaal kooda ka dhigo in u si dhaqso ah u dhamaays tiro dekada bosaso una cafimaad iyo wadooyin u dhiso gobalada bariga hoose sida qandala iyo raas casaayr
Farmaajo wa xor reer puntland raali kama ahaayn dagaalkisa dani taasna waxa tusaale u ah dhibaatadi ka so gaartay dawlada hada jirta taas oo aan u arko in ay u noqoto khibrad in u ka barto
Waa ninka kaliga qaban karo dugada isku so arurtay Vila somalia. Dani❤
thank you Mr Faarax this is reality
Puntland waa lugooyo xaq bursi iyo dulmi doonaysa waana laga socday oo wax ka bedelka dastuurka maanta ayaa la ansixiyey. Puntland hal cod bay ku leedahay wadatashiga qaran waxaana mayala xubnaha labada gole uga jira ee saciid looma baahna❤🇸🇴
Keep going Dani
Wasw
Maamul goboleedkii ugu horeyay waa somaliland, halka iska sax.
caqliga maad nooga ciyaaree? deni la,aantii in la socon karo waan aragnaye
Dani ma aha puntland la'aanteed ma jiri karto somali
Aad ayaan kuu taageersanahay walaal
Allow khayrkadhig
Doorashadaas soo socoto ninkii alle u wadato baa qaadayo
Soomaliya Allaa u maqan
Way Soo Dhamaatay 4.5 iyo Dawlad Goboleedadii Eadanku Waa israacay Dawlad Gacan Bir Ah Ku Qabanaysa Kuwii Hor Taagnaa Dawladnimada Somaliya
Doeladii milatariga maad ka xoogbadantahay meeshay martaad laydin marinayaa mbb
@@abdifatahhassan168 Dawladii Milaterigu Miskiinad Bay Ahayd Tan Xasan Shiikh Waa Boqortooyada inriiska iyo Sucuudiga Oo Kale Aan Weligeed Dhicin
😂😂😂😂@@AbuSuldaan-qx7ut
@@AbuSuldaan-qx7ut Dameeraha Abgaal U sheeg 😢
Walahi hadaa Somalia 🇸🇴 34 sano gadaal u noqtay bal aan daawana riwaayada 🤣🤣🤣🤣🤣
Somalia 🇸🇴 hanolaato 🇸🇴
Deni laantis SOMALIA 🇸🇴 Mafia da Damjadiid ba la waregi lahayd.
Ogow asaguba waa damul jadiid laakin siyaasad ba la isku hayaa
Adeer Naga Jooji buun buunida Deni iyo aragtidiisa Daciifka ah ee aan ragtida togan lahayn.
Maalin wxaa jirtay uu HSM ku faraxsanaa inuu tago Caleema saarkii Mr dhuxul maantana asga ayeey haystaaa
Wa ceeb in faramajo kaqabqaato xalfada because faramajo halyay qaran
Maba imanayo madaxweyne faramaajo
@@fardushurre1668 mamul goboled wa cadowga jiriranka Somalia
Farah Abdikadir sxb warkaan wakhti hore ayaa diyaarisay
Dastuurkiiba soota labedelay
Gaylan media waa waa isha kaliye ee runta ka sheega xaalda soomaaliya
MUDANE MW Deni 👏✌️💪💯✅🙏
Gaylan media all in one🎉🎉🎉🎉🎉
Ma awl buu😂 buntland 2:35 😢 taageero ku haystack,farmaajo.
Faarax noo sii badi barnaamijka aad Soo jeediso
Horgal baad isu bedeshay Gaylabow
War
Waqtigii dalku hal qabiil uxayirnaa waa lasoo dhaafay tareenkuna wuusocda hadaad kanixi lahayd iyo hadii aad ku farxi lahayd
Sxbow mid maku dhahaa maanta kaliya waxaan ku leeyahay waa soo dhamaatay waayihii teendhada ee hurdada ka kac maantaba waa Kaas meel martay habraacii dastuurka kaarkii dani xowday oo ahaa federaalka aan ladagaalsanahay ku soo laabtay xasana maanta Ithiopia ayuu ladagaalsan yahay waaba intaas sheekada😂
Ceeb baa dhacday Hassan Sheikh dastuurkii meel mari. maxaa talo ah?
Meelmarin kasta oo lasameeyo ma hirgasho!
Farmaao ma dabaalbaa markuu meesaas tagayo
Madaxweyne Siciid cabdullahi Dani waa in bilaabaa sidii qori lahaa 3000 kun ee ciidanka xooggga dadka ahaa qeybtii 54 aad ee Garoowe. Ee uu hedda ka hor diiday ,kuwaas oo ay qalabkooda iyo mushaarkoodaba bixin lahayd dawlada dhexe ee soomaaliya
👍
Oo maxaad noogu sheekaynaysaa in Dani doorasho xalaal ah ku soo baxay? Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigtay
Dani hiil ayuu uga baahday reer puntland wuna ka helay waxaan rajaynayaa in u abaal kooda ka dhigo in u si dhaqso ah u dhamaays tiro dekada bosaso una cafimaad iyo wadooyin u dhiso gobalada bariga hoose sida qandala iyo raas casaayr
siciid deni waxa soo celiyay dagaalki ssc iyo dagaalki xasan sheekh kuso qaaday puntland oo labada dagaalba kadifaacay harti ee deni cidna madooraten
Geri siyasaded oo aan qabriga gayn donin villa somaliya farax cadi mahan kkkkkkkkkk
Farmaajo siyaasadiisa diida uu diiday iscaleema sarka farmaajo waa xabiibu malayiin
Mw Deni waa u riyaaqnay anigu puntilan hormar kedaa wax kiste waa u huri karnaa Deni waa nin hal adag oo wax walbaa oo xasan munaafaq ka yimado oo qarar kadiidkoro
One-sided
siciid deni wa ninka badbaadiyay soomaaliya wayo xasan sheekh wuxu kudaalay inu soomaali bur buriyo maamul irira kuso koobo dowladi soomaliya
CBB
Geylanow deni cid u fadhisa ma leh madaxweyne xasan shiikh habraca dasturka waa la ansixiyay horey ayaa loo socda
Maxaa shacabka iyo dani isku xiray
deni reer ssc dhulku kujiiday siyaasad ahaan oo xoog bu kuboobay 17 oo wuxu rabaa inu meesha kasaaro shirka isimada harti taasna laga yeeli maayo ileen 17 waxa loogu daayay asal ahaan dhulbahante puntland wa kalabadh oo waxbu kadhistay
Cuqdudlaw waafarmaaje haduusan uu imaan
Aragti ahaan anigu waxaan qabaa dawlada somaliya inay god dheer ku dhacday kala taga maamul goboleedyada ay tahay mid hada bilow ah iyadoo aanu ku jirno dagaal adag oo ka dhan ah Ethiopia hasan shiikh wuxuu wado waa qawda maqashii waxna haw qaban yacnii waxaad ka ogaan kartaa oraahdiisa qudbadihiisa masjidka .........mm
Laakiin waa beeno waas dadka ku beenta abuurta.
INA FORMAAJO, WAA IN UU DANI U MAHAD CELIYO. WAAYO WUXUU KASAARAY XABSI GURIGII AY GALIYEEN XASAN SHEEKH IYO TIIMKIISu!!
Farmaajo wa xor reer puntland raali kama ahaayn dagaalkisa dani taasna waxa tusaale u ah dhibaatadi ka so gaartay dawlada hada jirta taas oo aan u arko in ay u noqoto khibrad in u ka barto
Farmaajo waaba hanbalyeyee muxuu imaanshaha uga warwareegayaa inuusan hanbalyeyn bay aheed haduusan imanayn adeer waxaa waa ceebe imoow baan leeyahay awalbaa kursigii lagaa tuuray hadana shacbiga reer bulaan haysaka dhumin adinkaa ilma adeere imoowmeesha.
GAYLANOW. WAXBA, HA, KAFAKIRIN. FARMAJO. IYO. SAXIBADA. U. LUMINAYO. OO. HANOO. SHARIXIN. XAFLADA. MA. AWEY. WADANKA. LA. MAMULAYO. HORTA. GACAN. MA. KU. JIRA. SAKO. U. DANBEYSEY.TASTURKII. DAL. B. LAGU. KALA. IIBSADAY.
Labadoodaba waa tuugo
Uff uff
Alle maxaa been isku maweelisay horaa loo soconayaa
Aabahaa beenta kawas gaylan media garac beenaala ah baa tahay hooyadaa was laangaab ciilan baa tahay
Adoo caytamin maa fikirkaada ka hdsho bwe qaali
@@salmah3062 Haye mcn 💋💕 I Love you baby