Xabsiyadooda uunbay u faariqinayaan si ay meel u helaan boosas ay ka buuxshaan shacabka awdal. Reer awdal ha ka feejignaadaan iyaga iyo inta diidan imaashaaka oromada. Umad farabadan bay rabaan in xabsiyada ka buuxshaan.
Mowlid xaji cabdow...dawadayal badan ayad ku ledahay somaliland xayasiis ka ugu badana wxad ka hesha slnd ..wxanad ahan jirtay wariyaha ugu macqulsan oo dhex u ah inta afka somaliga ku hadasha se beryahan wxanu u aragna hadanu nahay dawadayasha (HBN ) in ad dhinac la safatay arinka ku sabsan muranka bada ee u dhexeya somaliland iyo somalia...ee bal dib iskugu yara noqo oo yanay ka noqon xabaal baa xigto ka marmi wayday ....dantaduna wxay ku jirta ...in ad dhex u noqoto ...Hargaisa Iyo Muqdisho
Ninkii Isla quman ha Isla qumanaadee waxaad fududeysay in 50 Sano kadib caruurtiina ay oran doonaan aabayasheen ayaa amxaaro inoo keenay NIN ABEESO KORIYOW ADIGAA U AAYA AXDI MALAHA XABASHIDU LAGU AAMINAYE
Waa been nin lagu xukumey 17 bilod oo xabsi ah waxaa ayandaro ah maanta inu muse biixi shacab somaaliyed inu been ku xumey waa ayan daro mudan somaalied been lagu xiro hargeysa xata dad badan ayuu lajirdiley odoyaal iyo shiekhyo badan dhalinyaro iyo coldoon muwadininti waqooyi ayuu xabsiga dhigey iyo jirdil lowada geystey dhamaantoda .
Guul umada Soomaaliyeed gumaysiga Ethiopia hadhaco dabadhilifka ushaqeeya shisheeyaha hadhaco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad Ku Mahadsantihiin Soo Gudbinta wararka Camalka iyo Kuw Soomaaliyeed
2:55 3:01 3:01 3:02 3:02
2:55 3:01 3:01 3:02 3:02 3:21
Xassn sheekh iyo dawladiisa madax ka noosha ah wax ficil ciqaabeed ah kamayna qaadan gardaroolayaasha xabashida😮
Mansha allaha radwaan haji noloow 😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Guuul iyo gobonimo ❤❤❤❤
Masha..allah
Masha Allah ♥️ ♥️ ♥️
Barbo brother China Support 🇨🇳 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 ❤️
God bless China 🇨🇳 peoples
Guul guul midnimda soo maliya
Xabsiyadooda uunbay u faariqinayaan si ay meel u helaan boosas ay ka buuxshaan shacabka awdal.
Reer awdal ha ka feejignaadaan iyaga iyo inta diidan imaashaaka oromada.
Umad farabadan bay rabaan in xabsiyada ka buuxshaan.
Ha waarto dowladnimada soomaaliya iyo tan jabuuti hana hunguubo damaca waallan ee itoobiya ee doonista baddeenna.
Guul umada somaliyeed
Masha Allah 😘😘😘😘😘
Guusha.somiyed
Somali Guul Guul
Hora loo soconaaya
Asc mudane❤❤❤
Danbi malaheyn ee afduub iyo caburin AYAA lagu haystay😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jabuti.xaaraan.xaaraandhashay.yaan.la.aaminin.waligeed
Jabuuti iyo itobiyanka walaa imaaraatka kenyanka kuligood waa kuwa cadowgeena ah waxa ay ogaadeen in Somalia ay qaaday wadadi guusha sidaas ayey ku diidan yihin hormarkeena
Asc Hbn TV
Waa ninkii daeaale fariidkii ee ka hadlay arintii xuutiyiinta fariid
😂❤
33
Jabuuti waa soo daahday markey ogaatey in aduunku kale cambaareeyey ethopia
Dhiib maleeh daabecadaa reer jibuuti ah ineey waax sii ficaan ufiriyaan . Somalia maaba jirneen igaa lahaantood.
Sheeko Caruureed baad sowadatay caawa wararkii Qasa iskaga noqo
Mowlid xaji cabdow...dawadayal badan ayad ku ledahay somaliland xayasiis ka ugu badana wxad ka hesha slnd ..wxanad ahan jirtay wariyaha ugu macqulsan oo dhex u ah inta afka somaliga ku hadasha se beryahan wxanu u aragna hadanu nahay dawadayasha (HBN ) in ad dhinac la safatay arinka ku sabsan muranka bada ee u dhexeya somaliland iyo somalia...ee bal dib iskugu yara noqo oo yanay ka noqon xabaal baa xigto ka marmi wayday ....dantaduna wxay ku jirta ...in ad dhex u noqoto ...Hargaisa Iyo Muqdisho
Muqdisho waxay nasiib uyeelatay inay noqoto caasimada umada soomaaliyeed oo dhan, magaalooyinka kale lamid maaha.
Guuleysta goor kasta
War.waalasiiyay.ee.ha.waalanina.fataaliin.ee.kiiniiya.ka.saara.kiismaayo.
Iska hadloow ina igirre midnimo dhimatay dhoohaneey ku dhegganoow wallee ma dhacdo nus qarni ayaan jiray dhagahaygu waxay maqlaan waxay u necebyihiin ereyga midnimo iyo somali weyn waayo midnimo waxaan ka dhaxlay qoys dhan in aan keli kasoo hadho markaa kummanaan sidayda ah ayaa ilaal shada qaranka sland wallaahi waad riyooneysaan koonfurreey
Allha ayaa ku qadaray maxa somalia weyn maa ku gestay maxa nonabe😂
Dee oromo ma awalbeey midnimo somali rabilahayd yaase metashaa reer somaliland waa muujiyeen shacuurtoodee
Dal ba oow yaa ku leh
Ninki ishadlya heyska hadlo sland weygulasaty 😂
Ninkii Isla quman ha Isla qumanaadee waxaad fududeysay in 50 Sano kadib caruurtiina ay oran doonaan aabayasheen ayaa amxaaro inoo keenay
NIN ABEESO KORIYOW
ADIGAA U AAYA
AXDI MALAHA XABASHIDU
LAGU AAMINAYE
Waxba kama badali karto jabuuti heshiiska Somaliland iyo Ethiopia Somaliland Somaliland baa leh
Somaliland pretending to be a state.
U yeridda mucaradka saciid deni wuxu la tartama xasan shekh Coldon markii la xero dad ba la sii deya maxabiis maxa isku so begey cajiib
Gull sland 😂
Jabuuti soo tii dhexdhexaad ka noqotay shirkii IGAD o_O madaxweyne uu ka yahay ina cumar geelle taasi waa munafaqnimo
Waa been nin lagu xukumey 17 bilod oo xabsi ah waxaa ayandaro ah maanta inu muse biixi shacab somaaliyed inu been ku xumey waa ayan daro mudan somaalied been lagu xiro hargeysa xata dad badan ayuu lajirdiley odoyaal iyo shiekhyo badan dhalinyaro iyo coldoon muwadininti waqooyi ayuu xabsiga dhigey iyo jirdil lowada geystey dhamaantoda .
Muse dadka u si dayay wa dad danbiyo ad u lita ku xira sida dad is diriray dad cabsana iyo dad calanka somaliya ayad xirayd lagu haystay
DJIBOUTI IYO SOMALIA WAA FAQIIR BILAA ITAAL WAANA CADOWGA KOOWAAD SOMALILAND
FC hormarkayna laga xunyahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Iku salaam dawlada 01/01/2999 Insha-Allaah
beenale beent joonji
😂😂😂😂Somaliland is not Somalia ! Been kastood isku sheegtan heshiiskana Waa hirgalayaaa! Faqashta hoyadiin wase!
Cabdi maalik coldoon oo dowlada ithoopia loo gacan galinayo Xog.
ruclips.net/video/xkx_JPGlfPE/видео.html
Djabuti wax jira mahan waa Goorma goortay hadalayaan cid niibahan malahan idinkaa xorayn ubaahan , ma markii madaxweyne xasan shiikh aaday Eritrea 🇪🇷 buu ismacil dad iska dhigayaa no one needs you sooraac hadaad rabto ina Geelow
Hargeisa.lagama.xukumo.xamar.gaarisa.iyo.jabuuti.meeday.shantii.somaliyee
BBALAN WAXAA NAGA AH INAAN DEKED FREE SIINO ETHIOPIA WALAALAHAYAGA RUNTA DJIBOUTI DEKEDEEDU NOQOTO MEEL MADHAN 100% LAGALA WAREEGO WAXII DEKEDOODA BIXIN JIRTAY
Maxa bixin karta dhul aad leedahay baa la bixiya yaa jaanuus