Illahow Somali qabooji waa dad waalan. Waxa ay isku dilayaa waa caqki xuma. Faduma fariid waa in xukun laguu dhiiba. Dee xildhibaan is soo sharax. Somali way heshiin la heydee.
Eedo macaan reerahaaga siyaaso ayaa lagu dhaafay idinku qaylo iyo cay ictiraaf bay idinka dhagatay somaali oo dhan afkiina ayaad cadownimo uu beeraten lakiin reer puntiland majerteen siduu uu sheegay cali waraae masakaxda ayey ka taliyaan waxaa la idinku dhaafay siyaasad af macaani soo dhawsasho somaali cid walba cidii dhankiina lagu soo xumeeyaba caleemo qoyan bay ku soo dhaweeyan marka sheekadu waa ((caqligii wanaagsani itaal inuu ka ronyahay bal eego u fiirsadaay))
Reerkaa majeerteen dulqaad badanaa qof waliba wuu ku dhaganyahay
Walaal waa inta aay ina dheeryihiin oo Soomaali dhamaanteed ayaa dacaayad iyo wax walba ladoonata hadana dulqaad cajiiba ayeey uma dheer yihiin waana dad gob ah cidna u dudin.
Goortaas baa majeerteen lagu khafiifaa
Ilahay dadkeena qalbiyadooda hais jaclaysiiyo xaqana alehatuso
Magacaagu waa FADUMA SOMALI 💙🇸🇴🩵
Masha Allah dhex Dani howshiisa qabsadey
❤aniga oo gob ah rer pudlan aan ahay hadana leg kuu saray❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Mama fadumo wlhi waan jeclahey waligey waan daawadaa dhibkiina majeclin allow Somali isu sakhir
Sxb xagee laga daawan kara page mi yey leedahay
MashaallahfadumoGuul.GuulGuul❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
PLGuul puntland ❤
Daarood is daarod
HABARYAR HA XIDHMINA WAA LAYDINJECELYAHAY MAANSHAA ALLAAH.
Mashaallaah Saciid deni
Daarood waaye
DANI WA NIN INTILLIGENT AH HQDALKIISA AYA LQGQ GARATA
.madaxweyne deni libaax😅😅
Masha allah fadumo somaali ayaa isla dhashay hadana dad isugu neceb allaha soo hadeeyo
Hadhihin dagalkii Arab iyo ogaaden.taas xadgudub ayeey kugu tahay.
Dhe ciidanka dowlad deeganka somalida etopia iyo jamhad abaabulan oo deganka dawacaley dheh plz.hadaladada (95) weey fii canyihiin isha allah
War soomaaliyeey cawliga faaduma Ibraahim kafaaiideeysa
Daniyoow nooloow
❤❤❤❤❤ puntland guul guul
Faadumo fariid
Somaali imadu waa muqadis
🙏
Erayada hoos u akhri waa Erayga siyaasad macnihiisa
S= sakhmi
I = ibtilo
Y =yaab
A= amankaak
S= sun
A= Arami
D= duli
Erayga Qabiil
🙏
Q= qurun
A= aarsi
B= balaayo
I = ibtilo
I = inkaar
L= luuluuf
🙏
Erayga qaiil macnahiisa
Qaranimo iyo Somaalinimo waxaan ku waynay Qabiil ku helimayno Somaaliyeey is daba qabta oo hishiiya
Sanadkan cusub .
Kkkkkk walee fadumo waa oof wax og
Waa sax❤❤❤❤
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva
Masha Allah wl marwalba waxaa tahay gob wl Allah ha ku caafiyo adiga iyo dhamaan inta xanuun san wl waxaan ku jaclahay Somalinimada
d5 powerful cabsi cabsi weye boqortooyo weye guuleyso ameen hamaplyo welcome back my home
Xishisho faadumoy
DAGAALKA ISAQ AYAA SOO ABAAL ULEY HADABA WADA WEXEY KA HELAAN BEEY LEEYIHIIN
Habo waad mahadsantahay somali makalamarmayso waa walaalo
Dani waanin daarood ah
fadumo waa qof dunfican fadumoy anigu waxan ahay mg waad geyd wixii ilaa siyadbare laygestey hadana somali kama cararin reersh isxaq waxay leyhiin cidwalba wanalacol waxaan kuu rajeeyn cafimad walahay fadumoy waxaanka helaa sad ulatalisid reersh isxaaq somali oo dhanbaaku jecel anigu waxaan kaso salami usa
masha allaah dheh puntland faadumo
Kkkkkkk walee waa lahelshay jilbis siyaasadeed Kkkkkkk
Illahow Somali qabooji waa dad waalan. Waxa ay isku dilayaa waa caqki xuma. Faduma fariid waa in xukun laguu dhiiba. Dee xildhibaan is soo sharax. Somali way heshiin la heydee.
Itoobiya dhulka Ogaadeeniya weeyba haysataaye maxeey ka faa'iidee ineey kala jarjarto.
Fadumooy. Aqliga. Alahakuudayo. intaas. Ayay. Madaxda. isaaq. Garan. Ladahay☎️👆💙💙💙💙💙💙💙
Jilbis wadada siyaasada fadhiya😂😂
AFAYAHAY
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Dani free
Faadumo Isaaq Cirkay Ku furuur xiranyihiin
Dani manabca waxaan baysan
Fahmayn ceergaabo kor bay u eryayaan
Xalbay ubahaanytahay😊
Faadumo Ibrahim waan jecleahay oo hadalkeedu waa igu socdaa xataa hadaanan ku raacsanayn fikradaheeda, waxay u ektahay qof qalbi wanaagsan oo Somali jecel... Anigu Shakhsi Puntland kassoo jeeda baan ahay waligay kuma farxin dhib somali kale haysta. Khaasatan waayadan danbe oo ad moodo in Somali loo soo jeestay siday u kala fogaan lahayd. Inshalaah dhibku inshallah wuu dhamaan.
HAYE WALAL
Intaa ay faadumo garanayso kuwa madaxweyne iyo siyasiyin isku sheegaya ma garanayan jabku waa sac gees weyn haku taliyo
Subxanallaah waarunta mamo
Marwo Faaduma Allaha kucizeeyo Allaha kusharfo. Maamo quruxeey mashaa Allaah Tabaarakallaah Saad sheegtay weeye Umadda Soomaaliyeed bogooda burcad Allaha usumariyo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hafahansiiyo Xaqa Allaha nawada hanuunsho.
Faduma iraamib wasiirada siyaasiyiinta pulan
Dhib kaad ugeeysa teen dhul bahante daaroodoo dhan
Really
WANA JECLAHY
WALAAL ILA HADAL
Daamer somali waaan
Fadumo hadad xajisan wayday yad ku edeysa dad isbarbar yacaya lama amini karo
Eedo macaan reerahaaga siyaaso ayaa lagu dhaafay idinku qaylo iyo cay ictiraaf bay idinka dhagatay somaali oo dhan afkiina ayaad cadownimo uu beeraten lakiin reer puntiland majerteen siduu uu sheegay cali waraae masakaxda ayey ka taliyaan waxaa la idinku dhaafay siyaasad af macaani soo dhawsasho somaali cid walba cidii dhankiina lagu soo xumeeyaba caleemo qoyan bay ku soo dhaweeyan marka sheekadu waa ((caqligii wanaagsani itaal inuu ka ronyahay bal eego u fiirsadaay))
Qof caqli badan baa tahay
faadumo ilaahay soomaali
bur cad bogooda ha isu mariyo
Amiiiin ayaa rabi somaliland,
puntland, DDS , muqdisho,
Jabuuti iyagaa is huran alaha
garansiiyo.
Allahayow nagakhabo cadowga amiin Allahayow somali kalama kalama marantee isumaslax amiin Allahayow dalkeena sharaftiisii dibnogusoceli Amiin Allahayow madaxwayne daacada oo umadan badbadiya nokeen amiin dhulka somaliyeed waa Barwakho lakiin dadkii kafa iidaysanlaha maleh khabiil iyo kholokholo iskuhaysataan Allahayow somali dabka kushidan kakhabooji Amiin
Yaada. U. Calacaalaysa. Ma. Cadoowaga. Isuu. Kaa. Kaashaaday. Budaland. Weeligeeda. Sidaasa. Bay. Ahaada. Ee. Waxa. Cusuuba. Mahaan. Calacaalka. Jooji. Nin. Allh. Lee. Looma. Waabi
Isaaq iyo majeerteen ayaa sabab u ah burburka iyo dhibta soomaaliyeed
MAJEERTEEN so ti aad Xasuuqdeen oo Ciidanki QARANKA SOMALIYEED lagu weeraray?
Runta hadi la shego majerten mahin e wa isaq iyo hawiye nabad didku 😂😂😂😂😂gull puntland guul ❤❤❤❤❤❤
WALAAL
BAABUURTII DDS EE XOOLAHA KU RARAYD SOOWTII LA BILILIQAYSANAYEY HARGEYSA GUDEHEEDA IYADOO LA LEEDAHAY DILA XOOLAHANA BILILIQAYSTA WAA OGADENE BAABUURKANA GUBA DSDKU NAFTOODEEY BADBAADSANAYAAN
Sax ma ahan taxliilkaasi, wadankii marka uu isu furan yahay oo nabadi jirto ayaa wax bandana uga dhaqaale badan shacabka.
Allow kala Qabooji
Faadumo waa gabadhakaliya soolilensiyaasigaka ah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa sax
Asc edo wadh cuuqdhadey santahay ee illahay haku cafiyo.
Walaahi handrails aad sheego kitten mantas rumayday
Waadaa rood
iska.qarso.qaninyada.sidii.tolkaa.iyagoo.mesha.waxba.kuhayn.bay.ictiraaf.kusexdan
Naagihiinoo dhan waala iin soofuri
Wanu iska heshiindana fadumoy
Adiga iidoor ayaa tahay
NAA XISHOOD. NAAGWEYNBA TAHEE
AFO MIYAA LADHIJIREY HHH
𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️
❤
dani laandheere
Faadumooy hadalkaagu waa sax waxaad tahay maasha alaah garyaqan aftahan ah walaal ilahow soomaali bogoda burcad isku mari walaal war aan wada hadlno waa aan heshiino cadifada hala wada joojiyo maamumuladu ha wada hadlan oo shacabka dantooda hala eego hawada hadlanmamulka soomaali land iyo mamulka ssckh iyo dawladdeeganka
GABADHAN WAAN RABA
Walahay ragiina oo adigaa dhaama aqoonta
Cadawga Xamar ka daran ma lihin
Isaaq suu ku so cdo wuu dhaban
Isaaq waa taka buroin
Fadumo maxa ku qaday wadi gi macqulaka aha kkkkkk
Been leey