wwwwwwww masha allah walhi fananin odhan o muwaadini ah aya iskugu imaday All aniga jacelan laha inan ilkacase Live usalamo insha allah Muqdisho ama Dubai marun ban rajeyna
ilkacase meel aan ka helo hala iisheego fadlan hees baan u hayaa fadlan markale iyo mar labaad ba ciwaankiisa saxda ah hala isoosiiyo ninkaas mahadsanidin
Really nice show KEEP IT UP filmsheeg but da guy who is calling him self wayaha cusub he should not use dat name everybody knows how many they were wen they started da group so he better come up wit he's own solo name instead of saying wayaha cusub in da house & its only him no credit for da rest of he's old mates greedy man...
edeer waxan la hadlayaa tan ku qoratay magac ayna lahayn ee ku riyoonaysa Beyonce Alia Iyo tan kale ee nacamlaheeda shaiman mohamed wax aya idin dhiman ayan u malaynayaa ee dadka laguma mashquulo anigu wixii rayigayga ayan ka hadlay ee ayaa idinla haysta idinka bal uff akh dadka is qoraya ayan la yabanahay mooryanta warkooda uma dheg dhigo idinka ayaa iska hadlay wax aan dantiina ahayn haku dalina
masha Allah waa fanaaniin wanaagsan aniga waxaan jeclahay heesaha wadaniga ah oo umada soomaliyed wax kabadali karo ...dhibaatada waa laiska dhaafaa dalkaagaa lafiirsada dhexda waa loo xirtaa....good advice digriyow Ali dhaanto caadi maha asagane .. markii lais maqluu dalka meel gaarayaa that is true...ilkase qeys asagane caadi ma,ha wadani wadani dhalay waaye so we need more fanaaniin oo qibradeysan sidaan unoqono wadan jira waligeen.....somalia hanoolaato.
waaaw amazing show ayuu ahaa viva ali dhanto and ilkacaseqays, wyaha cusub
Walee fanaanin baa isugu taktey Holland Ali dhaanto haduu Holland tagey yaa kalo dhiman marka cidna one love all fananinta qaliga ah
Ana kamaqna ma istiri
Filmsheeg Good Jop
Ilkace u so nys song
and Film sheeeg
AAAD BAY U FARAXSANYIHIN FANAANINTA SOOMAALIYEED I LIKE
Wooow waa xaflad shidan thanks sxb filmsheeg
Well done asxaabta filmsheeg..markaan daawado tanoo kale aadbaan ujeclaadaa dadka soomaaliyeed iyo fannaaniinteenna sharafta leh..
waxbaa ka dhacay thanks film qaade si fican baa u duubtey
Mahadsinidiin All Asaxaabta iyo Tageerayasha Filmsheeg
you are the most welcome
Tnxx great job
I
What is the name of that song at 43:43 tell me guys.........!!
hambalyo filmsheeg camerada iyo editing ka waa mid aad ufarsameysan perfect my bro raage ali dheere
masha Allah. ilkacase aa ka wato meesha.
Gabadha heesaysa way dadaashay haseyeeshee meeshan rabay meeynan dhigin laakiin thanks
wwwwwwww masha allah walhi fananin odhan o muwaadini ah aya iskugu imaday All aniga jacelan laha inan ilkacase Live usalamo insha allah Muqdisho ama Dubai marun ban rajeyna
Www haben xasuus mudan viva boqorka raabka ilkacase qeys 👌👌👌
Ilkacase iyo digriyow madriciyad bay leeyihin😮
xaliimoyinkii oo dhan ilkecasy rabaan!!!!!
Hinda Gas ManshaAllah wa wiil shiidan Ilkacase
7
Axyaaaa ilka kace magacaaa ha jiro abwaan maca fanan macalaa raaab
Nin adag
best show ever.I wish i was there
Filisheg nice one you did great joob
www ilkacase wiil iga dheeha
tnx film sheg
waaaaaaaaw waxasa Show, Ah
Filmsheeg jiraa oo jogaa my tolka
Viva Ali dhaanto
wow mashaallahi
Muqdishaay Muqwanaag
Allahom ya rabim yaab
the one an only fanan ilkacase qeys
boqorka raabka ilka case qay iyo boqorka dhantada ali dhanto iyo digrigaw noolaada 👌👌👌👌👌
bishar xavi thanks
Good I love somali
Holland malintas waa la isku helay 😂😂😂😂 ani bo reer Holland waan ahy
ali dhaaanto i nolwa viv muqdisho wa ku heysta nh
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw inba caadi ma ahan filim sheeg
Wwwwww So Qurux wlh tanx
nice all faninta sanadka
wwwww masha allah
0:43 ilkacase heestaa oo cadi ah ii sheeg
Away al ka cabsiki subxankah ilahow so hanuni rag iyo dumarbo beerta
💓💓💓💓💓💓💓💓
aad bay u shiadan tahay nice shaw
waxba ka dhacey show shidan digriyow nd ilkacaseiyo ali dhanto wey shideen
ILkacase shake the stage ... Naribi weeye shacabku shacabkaygii weeye Yasalaam. Laakiin somalidu maxay stageka fanaaniita ugu ciriiryaan ish
kulankan dj eey ka jiftaa
subeer is adkeey bro
cool bro
Haben shidan bay ahayd
wwwwwww barnamij cadi aheen ahaa
Waaaw waxbaa ka dhacay fanaan in qaaliya isugu yimid meesha
😅😅ilka casee rock maan iiga taga.dadka saarkii waa ka saartaya.filmsheeg waa ka baxasataya alla yaacizaak
Awwy
maanshaallahwil. igadhehikkacase
ilkacase meel aan ka helo hala iisheego fadlan hees baan u hayaa
fadlan markale iyo mar labaad ba ciwaankiisa saxda ah hala isoosiiyo ninkaas
mahadsanidin
Abdikarim Osman
Fanaaniin qaali ah Heeso qaboow
Only ilkacase aa ka wado meeshan inta kale buk wayo
ilk case washidantahay cadi maha
Omg showga maba shidno dadka faninta ayey tv cml u dawahoyan manto dhan bashalki away dance gabdahaha iyo wilasha
Holland ha dhimato
Maxay kaa galab satay Holland
nyc show
Waxbaa kadhacay hameenkaa intii wada joogtay isku calool bay ahaayeen allah mar walba isku calool haynaga dhigo haday dhacdo dowlad waa helanaa allah dowlad nasii amiin
😍😍😍😍😍
nice one
caadi maha yaa salaaam
bro dj zubeer wey ka taalaa abaa isa soo adkey de hhhh kulan adag iga dheh
Mukhtar J
ilibey
Have fun
flm sheeg wxn idin leeyahay meeshiina kasii wada dadaalka
ww
EE REER XMARKAAA
💜💛💚💙💝🎵🎼🎤🎺
txn zxp
What is the name of that song at 43:43 tell me guys.........!!
hadaad Somali ku hadli lahayd waan ku sheegi lahaa, lkn nasiipdaro✖️
Kkkkkkk lol
Hesta tahribayasha ayaa loqadi lahaa kuwan yac
Wilshere In The Building
alalalalala afkada cano laguqabaye
waka qaba ilkacase
CAADI MAHAN
JAW WAAA DIBJIRTIIIII UGUUU WYNEEYD NCALKUUU YAL
#39:16
Xafladu cadi mahayn in rotterdam
Really nice show KEEP IT UP filmsheeg but da guy who is calling him self wayaha cusub he should not use dat name everybody knows how many they were wen they started da group so he better come up wit he's own solo name instead of saying wayaha cusub in da house & its only him no credit for da rest of he's old mates greedy man...
lol
euhx
lkn gebdhahaan muslimiin maahan miyaa ? wajiga somali ow u egyaha
INABA CAADI MA AHAN HEESTAN QOLKA WALAALAHA ISJECEL EE 2223 OO LAGUSOO GALO 712-432-9900.
how jow now kow
Hi
shawgii ugu malayacnisaa intaan aduunka shaw daawaday yaab fananiin qaali ah way joogan lkn heesaha ay qaadayan ayaa aad u liita oon micna lahayn bilaa arin dheh
Beyonce Alia hhhhhhhh waa umaleeyey anigaba iney tahay shttt
waa runta marax
shaiman mohamed aq
k
edeer waxan la hadlayaa tan ku qoratay magac ayna lahayn ee ku riyoonaysa Beyonce Alia Iyo tan kale ee nacamlaheeda shaiman mohamed wax aya idin dhiman ayan u malaynayaa ee dadka laguma mashquulo anigu wixii rayigayga ayan ka hadlay ee ayaa idinla haysta idinka bal uff akh dadka is qoraya ayan la yabanahay mooryanta warkooda uma dheg dhigo idinka ayaa iska hadlay wax aan dantiina ahayn haku dalina
rital qali waa madhax showgani
Ayada fanaan walbo inuu toure holand ku bilaawo ma ahane sheeko kale ma jirto miyaa
Khadra Nor jajab ka reer holland aa loo soo dhigtay lolz
Waana meel qurxoon
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaa qarino mahayno habeenkaan kal iyo laab loo baashaalay
Libaax baashaali waayana matihid waa kuu jeedaa mattie
nolow ilkacase
Hnnzz
meesha wxa hgaagsan soo galiya am nag daay
mxy reer xamarkii kibriin
heesta nairobi ilkacase sifiican utumay laakiin ninka dheer ee shaatiga cad naga xumeeyay ma cayaari yaqaan xataa sxb arkaas meesha inlaga saaray ahayd reer baadi camal udhex ordaa kkkkkkkkkkkkkkkkk
Hhhj
Naagahan Somali maba isku maleyaan wlhi war ayas idiin dambeeya
Ahmed Cabdirixman ciyaalka dhaaf.
Ahmed Cabdirixman aegdhjgi
ii waad sheekada agdwk
asdeey
waxi tusbax dhe dheer aya isku imaden
💓💓💓💓💓💓💓💓
mxy reer xamarkii kibriin