Asc mgceygu wa ismaciil farah o joga muqdisho wxn ka mid ahay daaka sida gar ka ah ugu xiran wxn cod san lahaa in lagu so daro barnaamijka dilkii sarakishi sida salad gabyare iyo ceynaanshe iyo sababta lo dilay
Taariikh Cajiiba ayaad soodhigeysaa Allah yarxma Abdirshiid cali sharmaake nin Somali oodhan Cidhif ka cidhif jeclaayeen Isaguna jeclaa Ayaa lagu shegaa Generation kaasi Somalidii Assalka iyo is jecleyd by ahaayeen
Ciiil waynaa wali Ethiopia waan Iska dhawranaa .Alle ha unaxariisto abdirishiid ali sharmarke.kuu dhalay ee Doqon kaa fiirsha bal
Ilaahoow kuu naxariiso adiga iyo geesiyaashii soomaaliyeed guul shanta soomaali weyn allow cabdirishiid waa geesi soomaaliyeed laakiin cadow ayaa diley
Wcs wll qli wan nagu so raagtay
Mahadsanid alle haku xafido bro✍️✍️✍️✍️
Walaal xasuus qor fiican weeye bal mawduucyo badan nooga soo diyaari mahadsanid
Allow u naxariiso labadaba qaybe iyo c/rashiid cali sharmaarke
Ilaahow u naxariiso dhamaan geesiyaashii soomaaliyeed dhamaantood
Wax ka hadlaya malaha dadkaas dalka u dhintay difaacidda dalka iyo diinta
Waa geesiyaal aan nasoomarin wixii ka danbeeyey ma lahayn aqoon waayo hadaan aqoon lahaan lahayn dalkayagu wuu badbaadi lahaa
Wllo isaarA waan kusaare
M
AllH wallo Hore usoco
Zxp buugaagta aad soo xigatid iyagoo pdf xaggee laga helayaa.
Saaxiib halkee kaala sooxariiraa
Keep going
Ingiriis waa fircoonkii dunida islaamka laakiin maanta ayeynu ugu liidanaa oo intii maqneyd daayoo intii hartey ayaa qiil ku jirta
Sacdiyo Tariokh iyo rag Somalinimo buuxda lahaa Wakhtigaas soomarey Like Allah yarxma Cabdirshiid Ali Shrmake ookale.
Xataa saraakiishii lagu taaba barayay moscow ee laalaayay ta ka hadal
Shalom
Tolaay maxaa geesi God galey maxaase maanta bedeley alla murugadeydaay maantana masaanaa ma lay cuney anoo nool dhulkeygii ma biic baa badaydii ma boobaa dadkeygii ma cadowbaa waa maxay masiibada ?
Waxan xiiseeYa arimaHa sirdooNka iYo arimaHa xabsiYada Hadaad awoodo taxanaYaL nooGa soo diyaari
Tolaay bal fiiriya maantana waxay samayaan rageenii dilka cabdirishiid wuxuu ahaa shir qool qoto dheer ayna gaalo soo ababaabusho
Maalin walba waxaa araxda naga jebiya jaajuus naarta galaya oo wata magac soomaali tolaay allow mid kasta oo jaajuus u gaalo cadaab aduun iyo mid aakhiro ku salad allow soo baabi cimrigooda
Asc mgceygu wa ismaciil farah o joga muqdisho wxn ka mid ahay daaka sida gar ka ah ugu xiran wxn cod san lahaa in lagu so daro barnaamijka dilkii sarakishi sida salad gabyare iyo ceynaanshe iyo sababta lo dilay
Wuu ka hadlay wllo muuqaladiisi hore ka baar
mahadsanid walaal waan soo baadhaynaa.
Waxa uu ahaa madax weyne fariid ah lkn waxa dishay gacan ka xaw daran
Dib baad noo xasuusisay, waxaadna na tustay dadka aynu nahay, oo inaan wadado awoowayaasheen ka lunay ee aan qaadnay wadadi ay inala rabeen cadowga
Taariikh Cajiiba ayaad soodhigeysaa
Allah yarxma Abdirshiid cali sharmaake nin Somali oodhan Cidhif ka cidhif jeclaayeen Isaguna jeclaa Ayaa lagu shegaa Generation kaasi Somalidii Assalka iyo is jecleyd by ahaayeen
Kuwa garaadkoodkoodu koray waa jecelahay
?!1#