Allaha U Naxariisto Xaaskisa Amina iyo Caruurtiisa Ayan Isku Meel Joogta USA 🇺🇸 Walashii Layla Ahmed Dhabarow Ayaan Jaar Ahayn Riyadh Saudi Arabia Iyana Allaha U Naxariisto Gabadh Afgaaban Bay Ahayd Wiil Iyo Gabadh Bay Ka Tagtey History Will Never Forget😢
@@mustafadiriye6870 Isaaq Baan moodijiray bal ii sheegay fanaanka ale ha unaxariistee walalo ma fanaankii aa korka boosteeyaa aamiyaad kulalaatay aa kawarka isoosaaraa
Allaha naxriisto dhabarlow ku geeriyoodeey xaduuda Zambia & malawi .waxaan xasuustaa qoyskiisa xaaskiisa & caruurtiisa la kulmey xero ama camp malaawi ku yaal. masha allaha caruur qurux badan ka tegey.samiir & iimaan.
Mahadsanid sxp nin wax badan og ayaa tahay buug badan aan akhriyey oo ay kamid yihiin halgan iyo hagardaamo sababa burburki somalia iyo taariikhda raadraaca soomaaliyed si fcn ayaad u soo bandhigtay thanks wll
Alle ha u naxariisto marxuumka Africa kaneeco waalan baa joogta inay kaneecada cuntey uu sababsadey ba macquul ah iyada madax xanuunka daran leh Aabahay bay ku dhacdey malaria Africa siiba dalka Tanzania garhaaan dares salam Alle wuu ka kiciyey Aabo Allah ha u naxariisto dhamaan ummadeena naga geeriyootey anagana gadaashoood nama fidneeyo 😢😢😢
Allaha u naxariisto waa markii koobaad ee aan maqlo taarikhdiisa dhwr jeer waan is waydiiyay wakhtiguu dhintay iyo halkuu ku dhintayba sidookale c/khadar xasan xuseen laari isna jidkaa ku geriyoday baan maqlay kenya
😂😂😂😂 Ax Ax inaa Lilaahi waa inaa Ilayhi Raajucuun Alle how naxariisto dhamaan in ka mid ka ah shekada ee geeryootay waa qiso xanuun badan 😢😢 Alla waan burburnay 😂😂 Allow na badbaadi
Allaha U Naxariisto Xaaskisa Amina iyo Caruurtiisa Ayan Isku Meel Joogta USA 🇺🇸 Walashii Layla Ahmed Dhabarow Ayaan Jaar Ahayn Riyadh Saudi Arabia Iyana Allaha U Naxariisto Gabadh Afgaaban Bay Ahayd Wiil Iyo Gabadh Bay Ka Tagtey History Will Never Forget😢
Allah yarhamu ışığa iyo aaminaba waan aqaiin hargaysa
Great history
Alle ha naxariisto Walaal ma majeerteen ayuu ka soo jeeday
@@mustafadiriye6870haa❤
@@mustafadiriye6870
Isaaq Baan moodijiray bal ii sheegay fanaanka ale ha unaxariistee walalo ma fanaankii aa korka boosteeyaa aamiyaad kulalaatay aa kawarka isoosaaraa
Allaha naxriisto dhabarlow ku geeriyoodeey xaduuda Zambia & malawi .waxaan xasuustaa qoyskiisa xaaskiisa & caruurtiisa la kulmey xero ama camp malaawi ku yaal. masha allaha caruur qurux badan ka tegey.samiir & iimaan.
Rabbi ha u naxariisto fanaan
Mohamed Ahmed dhabarlow iyo dhamaan fanaaniintii soomaaliyeed ee geeriyootey Inta noolna rabbi ha dhawro
Ilahay Naxariistii Jano Hasiiyo Dhabarlow iyo intii Lamidka Ahayd,ba 🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahow u naxariiso jannatul fardowso allah geeyo amiin yaa rabbi wan jaclaa heestiisa he was good person
Allah Yarxamu. Waa qiso layaab badan. Waxaan hore u maqlay in uu ku dhintay bariga Afrika balse maan sii ogayn in uu Malawi ku geeriyooday.
Mahadsanid sxp nin wax badan og ayaa tahay buug badan aan akhriyey oo ay kamid yihiin halgan iyo hagardaamo sababa burburki somalia iyo taariikhda raadraaca soomaaliyed si fcn ayaad u soo bandhigtay thanks wll
Allah unaxariisto mahamed Ahmed dhabarloow waxaan joogey Zambia isagoo safar ah oo South African usocodo waa geeri aad uxanuunbadan AUN marxuumka 😢
Alaha u naxariisto dhabarlow waa xaq laakin meeshu cidlo ah oo aan dad Muslim ah deganayn
Allaha u naxariisto marxuumiinta jannatul Firdowsa allaha ugu bishaareeyo dhamaantood inshaa allaah 🤲.
Wixii na qaxiyey ayaan qiyaamaha haysanaa
Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin
Naxariis iyo janno Raxmaanku ha Siiyo Aamiin
Allah u Naxariisto Walaal Mohamed Ahmed Dhabarloow ❤❤❤❤
Allaha unaxariisto hobolka iyo dhamaan cidkastoo geeriyootay oo muslim waa qiso aad uxanuun badan dhib somali way soo martay ilahow dib hanoo celin😔
Alle ha u naxariisto marxuumka Africa kaneeco waalan baa joogta inay kaneecada cuntey uu sababsadey ba macquul ah iyada madax xanuunka daran leh Aabahay bay ku dhacdey malaria Africa siiba dalka Tanzania garhaaan dares salam Alle wuu ka kiciyey Aabo Allah ha u naxariisto dhamaan ummadeena naga geeriyootey anagana gadaashoood nama fidneeyo 😢😢😢
Alla murugo weynaa muxuu qarsnjabkaasi nabadey... Laakiinse waa xukun maqaadiirtu mar hore qalinka kuduugtey... Allaha u naxariisto fanaanka dhabarlow
Allah haka warabiyo janada Fardowsa aclaa kitabkisa midigta ha uga dhibo Aamiin.
Waa qayb kamid ah burburkii dalka iyo dadka Somaliyeed gaadhey, AUN M Dhabarlow.
Alha u naxariisto waa sheekadii faadumo ibrahim ee ku dhacday marxuun maxamed axmad dhabarlaw
Allah haw naxariisto dhamaantood, Abdi wali wuxuu ahaa inabtigay sheekadisana 1999 ayuu iiga sheekayey Allah haw naxariisto walalkay iyo fanaankaba.
Laba suaal ayaan jeclaa in aan dhabarlow iyo qoeaagu hayb ahaan yey ka, soo jeedeenigama aha, qabyaalad ee waa iga tooyasho
Alle ha u wada naxariisto labadoodaba, Cabdiweli faarax jaambiir AHUN sadex sano ayuu macalin ii ahaa, waana aababta aan sida gaarka ah ugu xiiso qabay buuga "HAYAANKII HILOWGA ARWAAXDA" waanan aqriyay lagamase xiiso goyn karo!
Aadbaan ugu mahadnaqayaa channel-kan soo gudbiyay🙏
Zoo badi xogaaa fanaaniintii somaliyeed wllo
Rabi ha u naxariisto marxuunka, geeri xanuun badan bay ahayd
ALLAH HAW NAXAROOSTO FANANKA IYO WALIDEENTEEN IYO UMADA USLAMKABA
Rabbi haw naxariisto fannaan dhabarlow. Allow somali jacaylkoodii iaku soo celi oo qabyaalada ka saar🤲🤲🤲🤲
Amiiiiin
Weligeed Soomaali isma jeclaan; mar walba qabiil qabiil baa la isku dili jiray. Muddadii 30ka sano ahayd ee Somalia jirtay (1960 - 1991) waxay ahayd dawlad qaraabakiil iyo qurun ku dhisnayd. Qabyaaladdii oo shaati dawlo loo xiray.
His children
1.Cabdisalaan Dhabarlow. Muqdisho
2. Musatafe Dhabarlow Seattle Washington
3. Sharmaarke Dhbarlow Seattle Washington.
4. Caydaruus Dhabarlow Seattle Washington
5.Axmed Dhabarlow Seattle Washington
6. idil dhabarlow Seattle Washington
7. Muuna dhabarlow Seattle Washington
8. Samra Dhabarlow oo ku dhalatay Malawi oo caloosha ku jirtay markuu dhintay iyana waxa geeriyootay 2020 magaalada Seattle Washington ubadna kamay tagin ilaahay ha u naxariisto.
9. Si fiican ayaan u aqaan reerkaa hooyadood ayaa ah reer Hargaysa oo majeerteen ah markaa waa asal reer Hargaysa si fiican ayay u soo korisay ubadkii uu kaga tagay Maxamed Dhabarlow Hooyo qaaliya oo dhanka Hooyo kala walaalo ah isaaq Hawiye iyo sida aan filayo Majeerteen Aamina Carabiyo imika ayay ba iag fadhidaa warkaa waxa idiin soo tabiyay Ciidagale laws😂😂😂😂
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo marxuum al fanaan maxamuud axmed dhabarloo
Alle hawnaxaristo marxuunka wll qaybti2 awaay war rabay inan dhagaysto
waa ta isla qaybtan uun ku xigta
AUN fanaan Dabarlow, samir iyo iimaan Allah kasiiyo ehelkiisa (Aamiin). Dhabarlow ma ahane waa Dabarlow!
Ilaahay naxariistiisa jano haugubishaareeyo. Aad baa udoonayey in aan maqlo fanaankaas wax warkiisa & wacaalkiisaa. Hadaas helay oo ogaaday inuu dhintay. Alle haunaxariiste. Lkn. Noomaadan sheegin waagii uu dhintay. Fanaan cod mcn uu ahaa. Ruwaayadii maadayd ayuu kujirey iyadaana kubartay.
Allah ciil badanaa wixii nagu dhacay ee welina nahaysta waa wax aan umad ku dhicin illahow NA cafi 😭😭
Haddaan waxba ka dhici lahayn Somalia, saacaddii u dhintay ma dhaafeen
wanaagsan asxaabtan Aallah u naxariistoo Aamiin
Dhabarlow wa majeerteen cismaan maxamuud , bah gareen .
Waa bah leelkase maaha bah gareen
Waa bahleelkase dudub yuusuf cismaan buuna kasii yahay
Ax sorry 😢wlhy wan ooyey wa qiso xanuunbadan inalilahi waina ilayhi raajucuun ilahy hw naxariisto wllo ilahy adiga nooso gudbiyay khyr iyo xasanad haku siiyo ❤qaybta labad laso dhaqso
Allah ha unaxariisto janatul fardowso Allah ka waraabiyo
Yaarabii illaahayow soomaali ugargaar inshaallaah
Ilahay ha u wada naxariisto umada somaaliyed meel walba ay joogaan
Allah ha u naxaristo wa dhacdo xanun badan
ilaahay haw naxariisto maan ogayn siduu udhintee dhimashadiisa se waan ogaa ilaahow kui naxariiso dambigaaga dhaaf
ilhay how Naxariisto. Waa Qiso xanuun badan 💔😭
Alla Allaha una xariisto xanuun badanaa qabriisa Allaha uruuriyo
Alle ha u naxariisto marxum alfanan maxamed axmed dhabarlow
Alle ha unaxariisto Aamiin yaa rabbi
This broke my heart. May he rest in jannah.
alle Hawnaxariisto fanaanka waa dhacdo xanuun badan
War bal lasoo dhaqso qaybta kale tani waa qiso murugo leh wallah .
Eebbe ha unaxariisto fannaan dhabaaw
Allah u naxriisto aamiin aamiin yarabi
Ax ax inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun Alle how naxariisto Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aduunyo aduunyo allow kuu nxriso
رحمه الله وغفرالله ذنبه وجعله الله من أصحاب الجنة
قولو (آمين) آمين آمين آمين آمين آمين آمين يارب العالمين
Aa😮q😊q😊
Ilaahay ha unaxariisto
الله يا رحمه😢
Allah haunaxaristo wali waxan kujirnaa halagii
Baal. Soomaaliidu. Waxay. Is. Badeen. Nacaab ski. Iyo. Coolaadi. Qabayalaadii. Allh. Hunaxarasaato. Dhamaantooda
Wllo noso badii qof cod fiican ayaad tahaye
Ubax asc
Allaha u naxariisto Aamiin.
Maxaa Soomaali halaag ku dhacay wakhtiyadii burburka!
Markaasaa kale ashahaad kaa loo qabtaa. Ilaahow kuwii kalmada ugu danbeysa ka dhig laa illaaha ili laahu mohammed rasullulah
Ilahay ha u naxariisto aamiin
😭😭😭😭😭 Alla xanuun badanaa ilaahow noo naxariiso
Ilahay haunxariisto amiin
Ruwaayadii aw bustaale 1982 abwn cismaan askari xiddiga dhabarlow
Allaha u naxariisto marxuumka
Allaha u naxariisto waa markii koobaad ee aan maqlo taarikhdiisa dhwr jeer waan is waydiiyay wakhtiguu dhintay iyo halkuu ku dhintayba sidookale c/khadar xasan xuseen laari isna jidkaa ku geriyoday baan maqlay kenya
Laari dhoobley ayuu ku dhintay
@@M.Suriyan haa waxan ka wadaa iyagoo qaxa ama socoto ayuu jidka ku xanuunsaday oo isla markiiba geeriyoday
Amxmed mooge sidoo kale,
Xaliimo muuse Milano sidoo kale
Beer dilaacshe sidoo kale.
Waa sidaan maqlay.
@@sayidka6911 haa axmed moge isna kenyuu ku dhintay lkn beerdilaacshe gaadhibaa la dhacay dawladii oo jirta 1987dii baydhabo iyo muqdisho meel u dhexaysa
Ala ha u naxariisto Aamiin
Mahadsanid guulayso wll
اللهم ارحمه واغفر دنوبه وجعل سكنه الجنة النعيم....
Aamiin Yaa Rabbil Alameen 🤲🏾
Alle ha u naxariisto fanaanka
Alle ha unaxariisto Fanaan dhabarlow
Allow u naxariiso Yaa rabi
Malaria ayaa dishay waa dal maraiyadu ku badantahay kumanyal somali ah ayaa ku nafwaayey Masinbik malawi uganda tanzania
ilahy ha unxristo balse dhacdo qiiro leh balse isku xigxigsii 2 laba qaybood
Ilaahay hakuu naxariisto
Subxaanallaah allaah ha unaxariisto
ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin
Sxbow Soo badi Barnaamijyada ka hadlaayo fanaaniintii hore
Alle ha u naxariisto
illaahay haw naxariisto marxuumka
Illaahay haunaxariisto waaqiso igucusub illaahay dhibka hainagasaaro intii inagahoraysana alle haunaxariisto hanainoodebi dhaafo rabigeen alla maxaa laiswaydiinayaa wixii farahalala galay yaarabbi intii kibirka khaldantay iyo intii labarakiciyayba shaki kuma jiro inlookala xisaabqaadayo
Allah ha u naxariisto
Horfadhi
ILLAAHAYAY HAWO NAXARIISTO
Ilaahay haw naxariisto
Amaan ma leh laakiin ilaahay cafis ayaynu u waydii naynaa
Allaha u naxriisto😢 dhabarow
Subxaanallaah waaa qiso naxdin badan
Karonga dheh. Waxuu dhintey 1994
Allah ha unaxariisto
Allaha u naxriisto
😂😂😂😂 Ax Ax inaa Lilaahi waa inaa Ilayhi Raajucuun Alle how naxariisto dhamaan in ka mid ka ah shekada ee geeryootay waa qiso xanuun badan 😢😢 Alla waan burburnay 😂😂 Allow na badbaadi
Naacle 😢
ILAAHAY HA U NAXARIISTO
Wallaahay Waa Qiao Aaduyaableh😢
Kamaan warqabin in uu dhintay allaha u naxariisto, fanaan aan heesihiisa weli qaado ayuu yahay
😢
Allah Yarhamahum Raaximiin
Sllaha u naxriisto
Alle ha unaxariisto 😭😭
Buugga Hayaankii Hilowga Arwaaxda.
Axxxxxx runtii waa arrin aad u murugo iyo xanuun badan ☹️☹️☹️☹️☹️
الله يرحمك يا خال ويغفر لك 😢