Комментарии •

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +151

    Saxaaf geesi Nin rageed ah waaye Amiira dumaashi uma aha waa walaalkeed sxbkeed mar walba garabkeeda ayuu taagan yahay wuu dhiri galiyaa Wllhi Anigu aad baan uga helay siduu gaalin wayn uga qaatay Xaladii Asiim iyo tanba waa quruxiyaha madasha iyo Xaflada masha Allah

    • @Naruura4
      @Naruura4 7 месяцев назад

      Wariye waye that’s why logu dhiba xafladaha inu dadihiyo

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 месяцев назад

      @@Naruura4 haa lkn waxan ka wadaa wuu u hagar baxaa

    • @khadroabdulle7662
      @khadroabdulle7662 7 месяцев назад +2

      Wey nasiib badantahay dumaashi lama dhihi karo😊

    • @Balqiisabdallah
      @Balqiisabdallah 7 месяцев назад

      Fxhzhghcjddjdjdjdj 3ur❤❤❤❤❤❤

    • @Naruura4
      @Naruura4 7 месяцев назад

      @@adoontiallesiman262 Haa waa cawiya

  • @Ciiltireboy-c8e
    @Ciiltireboy-c8e 7 месяцев назад +272

    Wll ugu raaxey saliga nabiga scw 😢

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 7 месяцев назад +2

      Scw

    • @FaizaAbdi-g3o
      @FaizaAbdi-g3o 7 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 7 месяцев назад

      Scw lkn goobta lagu caweynayo ee heesaha kadaaran maxaad ugu odhan🤔🤔🤔

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 7 месяцев назад

      Scw scw scw

    • @Hoodo-e8o
      @Hoodo-e8o 7 месяцев назад

      Scw

  • @muhiimafarah5413
    @muhiimafarah5413 7 месяцев назад +125

    Ceyda wuu ku jecelyahe abaayo madaxa saaro styleka is not easy 10/10

  • @mahmoudbyonis9317
    @mahmoudbyonis9317 4 месяца назад +23

    Team Amira dhakhso aynu ugadhsino 1m❤😊is muujiya

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 7 месяцев назад +28

    Wlh anigo afka tagayo ayu dhamaday video ga bilow ila dhamad farxad iyo qosol aya ku dhameystay walshey amiiro hambalyo wad u qalnta intan iyo in ka badan queen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @MousseabdiArdo
      @MousseabdiArdo 7 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @MousseabdiArdo
      @MousseabdiArdo 7 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 7 месяцев назад +82

    Her style so beautiful 💃🏻🫶🏻❤️‍🔥👸🏻

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 7 месяцев назад +314

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 7 месяцев назад +55

    10/10 waayey Dharkaada m.a teeda kale Caawa Amiira Iyo Ceyda Caadi Loogu Dareemaaye Congratulation Amiiradeyda Waxaa rajeynaa Farxadaan farxada Xugto Iney Tahay Qab qab Oo midoobay 😂❤

    • @nafisaharun
      @nafisaharun 7 месяцев назад +1

      Isku fikir😂 anyways waa iska rabnaa Ani dhuuni ahay fiidiyoow ayaga lee iska rabaa😂❤

  • @SundusMukhtaar-d4v
    @SundusMukhtaar-d4v 5 месяцев назад +7

    hambalyo Amiira qurux inta iyo ika badn wadu qalanta keep Going my sister ❤

  • @SimanZanuubts-hj1wy
    @SimanZanuubts-hj1wy 7 месяцев назад +12

    Wee idhaaftay xaleey laakiin waan fiirsanayaa team amiira qurux 😍800k hambalyo😘😇❤👍🙏

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 7 месяцев назад +31

    Lkn alle yaana la ilaawin asaga waxkasto kahoreeyo sujuudu shugri lala dhaca

  • @FartuunCabdullahi-ld7ur
    @FartuunCabdullahi-ld7ur 7 месяцев назад +87

    Style 10/10 congratulations 🎊 sister ❤

    • @FuraxoDhaqane
      @FuraxoDhaqane 7 месяцев назад +2

      Style 💯 💯 congratulations 🎊 👏 💐 🥳 my Queen 😊

    • @kawsarkhalif6336
      @kawsarkhalif6336 7 месяцев назад

      Gjgjgjgjg​@@FuraxoDhaqane

  • @Xildhibanada
    @Xildhibanada 7 месяцев назад +25

    Amiira 1M soon🎉🎉 markab korkisa ku dhigo yaah another level queen👸🏻🥰

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 7 месяцев назад +18

    masha allah amiira qurux mid ogow mrba hdu alle ku jclyhy umaddisana wy ku jeclanayan😊❤ adunka shrf aan qirana janatul firdowsa i.a Wxna ku lyhy Hamblyo🎉💯👏❤️intaan io in ka bdn u qalantaa😊

    • @Drs-saamiyachannel5lt58
      @Drs-saamiyachannel5lt58 7 месяцев назад

      Alle wuxuu jeclaada qofkii amarkiisa qaata gabdhan xijaabki Alle faray ka tagty Alle hasoo hanuuniyo wuu hanuunin karaa😢😢

    • @AyanClcasis
      @AyanClcasis 7 месяцев назад

      Waa run

    • @AnisaIsmaaciil
      @AnisaIsmaaciil 7 месяцев назад

      😚😚😙😙😑😗😗😗😗😗😗😗😗😚😚😚😙😙😚😚😙😙

    • @AnisaIsmaaciil
      @AnisaIsmaaciil 7 месяцев назад

      🤗🤗🤗😚😥😙😥😙😥😙😙😥😥😙😥😙😥😙😥😙😥😙😥😚😥😚🤗😗🤗😗🤗🤗😑🤗😗🤗😚😚😥😥

  • @ifraaxcali9406
    @ifraaxcali9406 7 месяцев назад +22

    Masha allh adunyo sharafku joog aqiirona janatul calaa allh kugeyo amiiro qurux

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 7 месяцев назад +28

    Amiiro plz hadiyahada kaso samey vdieo plz plz inta igu racsan like❤

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 7 месяцев назад +22

    Oh my Allah Finally you did it 👏 Congrats Amiira Qurux 800k 🎉❤
    100k up to 800k wan jogay
    Hooyo karti badan Qurux badan sharaf leh guuleyso akhwaan 1m after ramadan insha allah ❤

  • @ShaveecaOT7
    @ShaveecaOT7 7 месяцев назад +31

    Congratulations 🎉👏🏼 our princess ❤
    Also my strong girl 💪🏼
    I love you so much amiira❤️💯🫀🫂🥺

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe 6 месяцев назад +2

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo walaasheyda Amiiro qurux waxaan kuleeyahay intaas iyo inkabadanbo waad uqalantaa Abaayo macaan ❤❤❤❤🎉❤

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif 7 месяцев назад +5

    Waaw m.a Amira quruh dumashiga marna walalkaa wukuhagar behe mr saxaaf❤❤

  • @IimaanAhmedsaid
    @IimaanAhmedsaid 7 месяцев назад +10

    Waa mudantahay amiiradeena hambalyo waa kaxunahay xaflada inaan kulajoogin lkin niyada kaala joognay hambalyo kun jeer 1m coming soon Insha alaah 🎉😢

  • @sabariinmaxamed3
    @sabariinmaxamed3 7 месяцев назад +121

    Hampliyo hampliyo 800k🎉🎉

  • @sagalmohamuud1584
    @sagalmohamuud1584 7 месяцев назад +20

    After rmdaan plz 1m aan grsiino amiira frxdeeda ayaaba wx lasiisto lhyd hambalyo queen ❤❤❤

  • @caashacabaas-p4x
    @caashacabaas-p4x 6 месяцев назад +4

    Ayy ayy saxibo ku jecel kuuna dhaw koko iyo ceyda amiiro Hambalyo abaayo ❤😂

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 7 месяцев назад +5

    What a stunning Atmosphere😊
    Gorgeous Lady 😍
    Congratulations Amiira Qurux😎

  • @Zoona777
    @Zoona777 7 месяцев назад +7

    My amiira videoka wa nagu yareyse video hadiyad furistana wa ka sugeyna caawa laso dhaqso😂💋

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 месяцев назад +4

    Mansha Allah walashay hambalyo waan kufaraxsanahy gabdhaha somaliyeed inay saas hormar ugaarayan horay usoco abyo cadawgaga unolow 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 7 месяцев назад +7

    Style 100 100 weeye maaansha alllh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤waaaanu kula joooognaaaa amiiira ❤❤❤❤

  • @cabdinaasirbilaal282
    @cabdinaasirbilaal282 7 месяцев назад +6

    Amiiro qurux hambaliyo hambaliyo intaan iyo inkabadan waad uqalantaa quraxey

  • @HeebIssa
    @HeebIssa 7 месяцев назад +3

    Hamplyo queen amiiro intaa iyo inka badan baa ku rajaynaynaa. Masha allah king ceyda wall jiro❤❤🎉🎉

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv 7 месяцев назад +6

    allah amiira io ceyda mar lee mee is guursadaan aduunka gilgil aaka dhacayo walee sidan isku kiin jclhy sida aniga io sxpkeyga cml wye ❤❤

  • @zahraomar2051
    @zahraomar2051 7 месяцев назад +78

    Wowwwwwwwwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiiraaaaaaa

    • @sinantamedia5766
      @sinantamedia5766 7 месяцев назад +1

      Wowweeeee🎉

    • @SamiiraAadan-l6c
      @SamiiraAadan-l6c 7 месяцев назад +1

      Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiira❤❤❤❤

    • @HiboAbdullahiQaliif
      @HiboAbdullahiQaliif 7 месяцев назад

      ❤❤😂🎉🎉🎉

    • @xawofarax290
      @xawofarax290 4 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂❤

    • @صفيهعبدالستار-ص2د
      @صفيهعبدالستار-ص2د 4 месяца назад

      amiira woow is Beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM 7 месяцев назад +13

    Wlhi cawa wx pdnoo sugayaa dhacay sida cayda inuu so xirto funanada Eey Ku qorantahy 800k😢❤😂jah Guleystay kuweygiiiii🎉❤😂

    • @BishaaroBilkher
      @BishaaroBilkher 7 месяцев назад

      700 umaleynayay inu wato kadib 800 jah😂❤

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM 7 месяцев назад

      @@BishaaroBilkher haa kow wuu watay lkn wuu badalay jclka ha waaro🥹❤️‍🩹😂😂😂

  • @ShucaybCali-e4t
    @ShucaybCali-e4t 7 месяцев назад +2

    Hampliyo sxb AMiira qurux 800K❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @FatxiApdi-r1h
    @FatxiApdi-r1h 7 месяцев назад +2

    M a amiiro abaayo xaflad qurux badan baaad dhigatay intaas iyo in kabadan baan kuurajaynayaa waligaa saa ufarxsanaada adiga iyo inta kugarabtaagan ❤hanbalyo hanbalyo 🎉walaashy mcnto 🎉❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 месяцев назад +10

    Wcs hamplyada kma dalo wku fraxsnhy inaa 100k-800k kula jogo ku hamplyo yeyo 1M coming soon dhrkaa wdato mr horaa snpyda dadka xflda jogay kzo arky 100/100 🔥❤️
    800k mwda nola mwda cfimad qbn inta dhimty oo islm ah alle ha unaxaristo intii xnunsna rpi ha cfio 🤲🏻

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 7 месяцев назад +7

    Congratulations 🎊 👏 🥳 🎊 Amiiradeena ka bdn u qalantaa wlhei keep going hppti❤

  • @anfacmaxamed95
    @anfacmaxamed95 7 месяцев назад +4

    Wlhi farxad darted ayan la ilmeyay xpiipti horo u soco ❤allah ha ika xafido mar waliba grbkaga nhy markasto insha allah ❤

  • @HafzaAbdullahi-z5b
    @HafzaAbdullahi-z5b 6 месяцев назад

    Allaah janatul Alfirdows ❤ haku geeyo

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 7 месяцев назад +3

    Wow markad heysato family ku jecel iyo team ku jecel🎉❤

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 7 месяцев назад +6

    10/1000 ❤800k congratulations sister 🎉

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 7 месяцев назад +4

    Keep going my sisters 1million come soon ❤❤❤❤❤tomorrow 🎉🎉🎉

  • @ASHOABDULLAHI-x4e
    @ASHOABDULLAHI-x4e 7 месяцев назад +2

    Hambalyo my dear sister Amiiro 800k 🎉🎉❤❤❤900k coming soon insha Allah ❤❤❤❤❤congratulations 🎉 ❤❤❤

  • @Hoodomohamed840
    @Hoodomohamed840 7 месяцев назад +1

    Ayyyyy farxadaad dareemayso ayaan kula dareemaynaa abaayo mcn laysma xaqiro aad baad u dadaalaysaa anaguna waan ku garab taanahay wlshy amiiro quruxey dadaalkaaga siii laba jibaar abayo mcn❤congratulations 🎉🎉🎉❤

  • @osmanaliobsiiye156
    @osmanaliobsiiye156 Месяц назад +1

    Amiira. Adiga. Waalagu. Jecelyahay❤❤❤❤❤ masha. Allah

  • @usermariamanka234
    @usermariamanka234 7 месяцев назад +5

    Mnsha allh hamblyo wlshy amiira qurux runtii nuurkaga bxaya ilxun kuma argto qliyey 10/10 iyo kbdanba wad uqalantaa

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 7 месяцев назад +4

    Wowwwwwwwwwwwwwwwwww❤❤❤❤❤ farxada anaganah sidan ayaan kula qadanahay xabiitii Amiiro qurux ❤❤❤❤❤❤ farxadahan iyo kuwa kabadan inaa kula qadno ayn rajeyneynaaa❤❤❤ insha Allah ❤❤❤

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 7 месяцев назад +7

    Congratulation million times 🎊 ❤🎉
    You deserve more than this sister ❤🎉

  • @qalbideeqa8392
    @qalbideeqa8392 7 месяцев назад

    Reer malasia mansha allah youtuberskoodu siday isku jecel yihiin waa wax kale keep going guys👍

  • @roodaaxmed8250
    @roodaaxmed8250 7 месяцев назад +1

    Congratulations Congratulations walshay. Amiira. Qurux. Hore. Usocan. Ku. Leyahy. Quruxbadantayda🎉❤

  • @Farxiyocali005
    @Farxiyocali005 7 месяцев назад +8

    Hanpaliyo 800k

  • @mariamsadik-b4h
    @mariamsadik-b4h 7 месяцев назад +4

    Machallah ❤ 10/10

  • @MustaqiimYare
    @MustaqiimYare 7 месяцев назад +7

    Anaganaa😢😢😢😢😢😢

    • @Fahmoqueen
      @Fahmoqueen 7 месяцев назад +1

      😢😢

    • @MonoMohammad
      @MonoMohammad 2 месяца назад

      🎉🎉🎉❤❤😂😂🎉

  • @SiidcaliMaxamed-c1z
    @SiidcaliMaxamed-c1z Месяц назад

    1 o 8 waye steelka sida buufika gaduud ookumacaa hadeydhacdo inaasidaan bufinka kadhigato xariga ama tayga inaa kadhigto cadaan so you win some teams my dear sister ❤❤

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 7 дней назад

    Hambalyo hambalyo 800k amiira qurux ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @YaasirYare-zg7vb
    @YaasirYare-zg7vb 7 месяцев назад

    Hambalyo 800K Amira🎉🎉🎉 fadlan marka kle iska ilaaliya heesta zamzam ina meesha ka daartan sababto caruur aya mesha joogto kuwo kalena way daawanayan .

  • @fadumoibraahim9474
    @fadumoibraahim9474 7 месяцев назад +1

    HanplaYo HanPlaYo WaLaLzhyy amirah qurux intan iyò in ka badanba bad istahishah❤❤❤🎉🎉🎉

  • @qureeshcali2835
    @qureeshcali2835 7 месяцев назад +1

    Wxan xaflad lama dhihi karo masha allha dad wada qalbi saaafi ah❤🎉

  • @BINTUIssa
    @BINTUIssa 7 месяцев назад +1

    Amiiro qurux masha allah waxaa haysataa asxaab ku jecel❤❤❤❤

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 7 месяцев назад +2

    Congrats Sister more than
    insha allah 1.m i can't wait❤🎉

  • @QamarAdowOmar
    @QamarAdowOmar 7 месяцев назад +1

    Wlh all youtubers ka team 27 ooo video youtube kooda so digeen waa dawaday 😂❤❤❤
    Anyway sas ufaraxsanti kula faraxsanhy damnteen one love team amiiro 🎉❤❤❤

  • @Iloveallah_523
    @Iloveallah_523 7 месяцев назад +2

    CONGRATULATIONS TO amira diamond FOR REACHING 800K SUBSCRIBERS 🥳 Consider each accomplishment as a stepping stone to the next one; keep climbing, and congrats on your latest achievement. 💗 keep going 😊

  • @DaykaJunior
    @DaykaJunior 7 месяцев назад +1

    Hambalyo amira qurux 1M after Ramadhan I.a asxabta qali do something

  • @Aminocisman-u3n
    @Aminocisman-u3n 7 месяцев назад

    Hambalyo 800k Amira qurux 💫🌹⚘️m.a

  • @maxamedcabdulaahimaxamed
    @maxamedcabdulaahimaxamed 6 месяцев назад

    Abaayo amiira hambalyo 800k horay u soco

  • @Mcntooo
    @Mcntooo 7 месяцев назад

    Hampalyo amiira qurux 😢Waxan xasuuusta malinkiii ad 100k mntana 800k🎉🎉🎉🎉🎉congratulations ❤❤❤❤ coming soon 1m🎉

  • @HiboMaxamad-l5r
    @HiboMaxamad-l5r 7 месяцев назад

    M.a amiiro qurux gabar qalbi wangsan ❤❤❤❤❤❤congratulations my queen 👑 ❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @NezoHassan
    @NezoHassan 7 месяцев назад

    🎉🎉 amiro qurux hambalyo ka sii wad labo qeybteyda runtii aad baad u mahadsantahay

  • @Neha_cdy
    @Neha_cdy 7 месяцев назад +1

    Congratulations 🎊🎉🎈 AMIIRA QURUX for 800K,intaan kabadan🎉uqalaantaa,
    Ani ahaantayda dresskaaga waxaa ku qiimeenaa 100% Walahi 🎉❤.
    Mar labaad congratulations for 800K🎉❤

  • @SaciidoIsmaaciil-b3r
    @SaciidoIsmaaciil-b3r 7 месяцев назад

    Woow hambalyo amiira qurux 800k🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @MaryamoSuuro
    @MaryamoSuuro 7 месяцев назад

    Hambalyo hambalyo abayo mcnto love amiira qurux 800k❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MiskiSiidoow
    @MiskiSiidoow 7 месяцев назад

    Ayyy sister Amiiro qurux hambliyo hambliyo Queen 👸💗 kabadn I.n waa sugnaa

  • @Healthy2050
    @Healthy2050 7 месяцев назад +1

    Amazing Amiira congratulations 🎉 Amiira 800k

  • @حبيبهحسينعمر
    @حبيبهحسينعمر 7 месяцев назад +1

    🥰🥰🥰🥰Waw Amiiro xambaliyo walasheyd mabrug Abawo

  • @kaltumkhajji9985
    @kaltumkhajji9985 7 месяцев назад

    900k coming soon i.a❤❤❤❤❤❤❤Amira quruxey

  • @MssMumtaas-l1h
    @MssMumtaas-l1h 7 месяцев назад

    Hambalyo hambalyo❤❤❤❤❤good wacan 900k Ramadaankahor

  • @abdisalamyonis3032
    @abdisalamyonis3032 7 месяцев назад

    Habaliyo Amira qurux 800k from Djibouti thank you

  • @BishaaroJamaal
    @BishaaroJamaal 7 месяцев назад

    Hambalyo amiiro qurux wllshy intas iyo kabdn uqalsntaa mcneteyda mar2aad iyo Mar 3aadba hambalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamudCaasho
    @MaxamudCaasho 7 месяцев назад

    Hambalyo amira qurux m.a markasto sidaas iyo sika qurux hada u faraxsanoow ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Anfacmaxamed-o1z
    @Anfacmaxamed-o1z 7 месяцев назад

    Boqoradii hablaha San ku jeclahay abayo SAS youtub dhan man isticmaali jirin lkn hada wan sogalay wan ku jeclahay boqorada

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 7 месяцев назад

    Meshaan Hanan ka maqan❤😢congratulations 🎊 amiira qurux Intan io inkabdn waa u qalantaa abyo keep going 🚶‍♀️ ❤

  • @fatimaayaan8432
    @fatimaayaan8432 7 месяцев назад

    Hanbalyo hanbalyo abaayo intaas ka badan baad u qalantaa insha alaah 1m wn sugeynaa farxadada ha badato❤❤❤❤❤❤❤ilove you

  • @HindoAbdulqadirXasan
    @HindoAbdulqadirXasan 7 месяцев назад

    Hablmbalyo hambalyo walashey mcn amiira 800k🎉 farxadaad waa farxadeena Mar walbo guul I.a🫶 900k I.a team amiiro only😢🫶

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 7 месяцев назад

    Hooyo Calwiyo maxaan dhahaaa ku dhahday Hambalyo Hambalyo walashey Amiiro guushada waa guusheena Allaha idin xifdiyo dhamaantiin ❤❤❤❤

  • @MakoQuruxsan
    @MakoQuruxsan 7 месяцев назад

    Hambaliyo hambaliyo abaayo dress kaaga wuu shidanyahay 💯/💯 aan ku siiyey comig soon 900k❤❤❤❤❤❤

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 7 месяцев назад

    Intaa iyo kabadanba waa uqalantaa amiiradeena dareskaaga waa on other leveL congrotulion

  • @salmaabdisalan3167
    @salmaabdisalan3167 7 месяцев назад +1

    Masha aallh wshy intaa iyo inkabadn waad uqalqntaa hnblyo ❤❤❤❤

  • @RahmaMoumin-vu7eb
    @RahmaMoumin-vu7eb 7 месяцев назад +1

    Style kaaga wllhi 10/10 wllhi m.a ❤

  • @zak_reels-
    @zak_reels- 7 месяцев назад +1

    Ceda sidu kujecelyahay firi Mansha allah

  • @Halimasaadia155
    @Halimasaadia155 7 месяцев назад

    Wooow m.a amiiradayna intas iyo inkabadhan waa ugalanta abyo

  • @NastexoFarax-f6d
    @NastexoFarax-f6d 7 месяцев назад

    Mashallah mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Amiira quruxey hambalyo hambalyo abaayo

  • @sihaamxaashi4095
    @sihaamxaashi4095 7 месяцев назад

    Xoolahaan Lagu ciyaaraayo ma masakiinta lasiiyo wana bil ramadanba so dhow wll saan mar dambe hasameyn😢

  • @SacdiyoYaasiin
    @SacdiyoYaasiin 6 месяцев назад

    Waaaw wllshy amiro qurux waa u qalantaa inaa iyo in ka badan wlshy❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 7 месяцев назад

    Hambalyo baayo kabadan ayaad uqalantaa 1m iyo kabadan ayaan kuu rajeeynaaya ❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamCabdullahi-r6i
    @ZamzamCabdullahi-r6i 7 месяцев назад

    Hanblyo hanblyo hanblyo amiira qurux 800k 🎉❤🎉❤

  • @FaadumoCabdiwali-ri1eb
    @FaadumoCabdiwali-ri1eb 7 месяцев назад +1

    Horay usoc wllo

  • @UbaxJamac-v6g
    @UbaxJamac-v6g 7 месяцев назад

    Hambalyo hambalyo 800k wa uqalanta sister🎉🎉❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 7 месяцев назад +1

    Masha allah❤ hamplyo Amiir qurux❤

  • @JiyaJiyababy
    @JiyaJiyababy 7 месяцев назад

    Amira qurux hambaliyo 🎉hambaliyo hambaliyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waxan ku rajeyna weliga farxad inad kunolato bariyeeeey🎉❤❤❤❤❤

  • @SafiyoUdgoon693
    @SafiyoUdgoon693 7 месяцев назад +1

    Hambalyo amiiro your nsha allh ane Waan gaarayaa