4 BOOS OO IIB AH KUNA YAALAAN JAZIIRO BADDA UDHOW IYO LAAMIGA SHARCIIGOODA YAHAY DOWLADI DHEXE 20x20

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 10

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Год назад +1

    Maasha allah

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Год назад

    Maashaa allaah aad iyo aad ayuu ufiicanyahay waana u qalmaa lacagtaas shukran eedo macaan

  • @kamalali79
    @kamalali79 Год назад +1

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @abdikarinise2267
    @abdikarinise2267 Год назад

    Waa mahadsantahay gacalkeey soomaaliyeed

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 9 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @rocky4066
    @rocky4066 Год назад

    Cabaayo hadal hadalka badan yareeyey.

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 Год назад

    Asc wr, horay usoco habo macaan waadna ku mahadsan tahay sida aad mar walbaba xogaha muhiimka noogusoo gudbiso

  • @abdisamadnur8961
    @abdisamadnur8961 Год назад +1

    Dhulkaan 6 sano ka hor 15kun ayuu joogay maanta maxaa 12 kun ka dhigay abgaaloow kor isku soo qaada

    • @fayecooking
      @fayecooking Год назад

      4 kun ayuu ahaa, aniga ku iibsaday !

  • @abdisheikh7244
    @abdisheikh7244 Год назад

    Mahadsanid