CADAAB ADUUN AYAY MARTAY😢

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 112

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 5 месяцев назад +9

    Alla xasisanaa nin waa cadow wlhi meshi uu rabo haka soo jedee nin waa nin ilaahow shartiisa naka qabo nin waa cadawe 😭😭😭

  • @nimcomuhamuud
    @nimcomuhamuud 5 месяцев назад +2

    yaa allah nawada xafid 💗 allahuma ameen 🤍 baaayo ani zaid ayan u jeclahy qabka u hadleysi iyo sidaa u diyaarinysid xogta yaa allah allhuma barik ukhti caziz 💗💗

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Amin dhamenteeen abayo🩷

  • @AaminoCabdullahi-yv5kd
    @AaminoCabdullahi-yv5kd 5 месяцев назад +8

    Qisooyinkaaaga dhan waa dhameestay wlh mcnka qisDa balwad ii noqotY hooosha dhaqso qabtaaa 😂😂

    • @Sacdiyomuuse-p2s
      @Sacdiyomuuse-p2s 5 месяцев назад

      Isku mid nah wllhi wan wada dawaday mida cunugta yar lee dawan 😂

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 5 месяцев назад +5

    20 ilaa 40 daqiiqo haka badin xppti lkn haday part part kala noqoto ha noo qaybin ee 1 saac nooga dhig yaa igu raacsan mahadsanid xppti❤

  • @Indhos.
    @Indhos. 5 месяцев назад +5

    Abayo qisoyinka masar ka dhaca ino keen thank you ❤✨

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Abayo carabi maku hadli way igu adkaan marka inaa xog saxan helo

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 5 месяцев назад +3

    Laxawla wala quwati ila bilaah ilaahow adiga kama gan galnay musiboynka aduunka ka dhacaya

  • @nimamohamud7687
    @nimamohamud7687 5 месяцев назад +1

    Walaalo sheekooyinka sidan aad u soo gudbinaysid waa Heer sare lthe great work 👍

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 5 месяцев назад +1

    Dadka sidaaada soo tabinta io talent ga leh qiso kasta io wakhti kastaba anaka waa noo muhiim khaasatan video ga dheer ayaan ucodayn laha anuu sundusey wll❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Thankssssss abayaday ani xitaa qisoyibka dhadheer ban jeclahay weliba marka shaqo qabanayo

  • @saabir23
    @saabir23 5 месяцев назад

    🥰Marwalba sugaa qisoyinka aad soo gudbiso aad ujeclhay inaa sogaliso thanks so much dear guul ayaa kurajeynaya iyo horumar balaaran🤍🫀🙏🕊️🤙😍📓

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Aww aad ba u mahadsan thy

  • @MariaAbdinur-l8y
    @MariaAbdinur-l8y 5 месяцев назад

    Oh qiso xanun bdn ehet thank you so gudbintan quruxda badn

  • @sapreenah
    @sapreenah 5 месяцев назад +2

    Maskiin😢

  • @mahatomar3522
    @mahatomar3522 5 месяцев назад

    Go ahead you real young Somali Gil we all have respect some store please use easy somaligeey thanks waa mahat Alberta Canada

  • @nimcomuhamuud
    @nimcomuhamuud 5 месяцев назад +1

    allah dartis ku jecladeyy abayo 💗

  • @najmaaadan-ne4bz
    @najmaaadan-ne4bz 5 месяцев назад

    Wlll Noo soo DheeRe Waa jecLahaY Qisooyinkaga ❤️

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 5 месяцев назад +1

    thanks queeny anaan fileyn muqaal cusub baa arkay maba seexdo habeenkii anoon chanalkaaga soo boqon horumar waara iyo guulo intaa ka badan gaar abyo❤❤

  • @IbraahimSuxufi
    @IbraahimSuxufi 5 месяцев назад

    Sundus marka hore waad ku mahadsantahay waqtiga iyo dadaalka badan ee aad geliso barnaamijkani qisooyinka ah su'aashaada u danbaysana aniga waxay ila tahay xaga waqtiga inuu noqdo ugu yaraan 20-daqiiqo ugu badnaan 30-daqiiqo
    Dhinaca kale qisadan maanta ee iska cad waxaa ka wanaagsan qisooyinka denbiga la baadhaayo sida sheekooyinkii hore uu kale
    Ugu danbayn waan dareemi-karaa adi gabadh ayaa tahay kolba waxaad la qiirootaa dhibanaha lkn talo ahaan isku day in aad sheekada ka ilaaliso dareenkaaga sobobta oo ah qisada iyo dhacdaduba adiga way kaa madax-banaanaayeen Thank you a lot my dear sister.

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 5 месяцев назад

      Yacniiy maxaad ka wadaa dhibanaha hala qiiroonin qof biniaadama oo sidaa loo galay hadaan lala qiiroon miyaa lagu farxi lahaa dhibka soo gaadhay waliba arrintan dumarnimo ayaad ku xidhay waana mida iga sii yaabisay midaasi

  • @Nasab803
    @Nasab803 5 месяцев назад

    Sunsunda Kuwa dhadheer walal wanad ku mahadsan waxad noso gudbiso hore usocoo❤❤❤

  • @mariojaamac614
    @mariojaamac614 5 месяцев назад

    Noo dheeerey pls😭❤️ addict ban kugu noqde wlhi la'anta howsha waba cajis😹

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 5 месяцев назад +1

    Umcccccccc❤❤❤❤walhi ano arken ba ku dhufty daqiiqada egy👌👄🔥🔥🔥

  • @nasraabdinasra9271
    @nasraabdinasra9271 5 месяцев назад +1

    First person Hormar kuu rajeynaa hppti❤😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Aww thanks abayo

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 5 месяцев назад

    Masha allah thanks qaali

  • @naimaalimohammed7766
    @naimaalimohammed7766 5 месяцев назад

    Gabadhan maad sheegin inay guursatay oo caruur dhashay oo nolosheeda ay wxabadan ka bedeshay dabadeed

  • @BoqranInaMohamed
    @BoqranInaMohamed 5 месяцев назад +1

    Noso dhaqso
    Aaad ayaan u jeclhay shekeyinkaga wlhi inta jeer aan eego RUclips kaga malinki xisaab malh ❤waan kugu tashtaa

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Aww 🥹 wan laso dadaali inshallah

  • @engmaxadgudbexaqiisaarke5016
    @engmaxadgudbexaqiisaarke5016 5 месяцев назад

    Washy waan ku taageeraa laakiin waxaad isku daydaa inaad qisioyinka and hore soomaalidu usoo gudbinin soo qaadato hore usoco wll

  • @Kaya_Arab
    @Kaya_Arab 5 месяцев назад +2

    Yes caawa anaa u horeeyo ❤😂😂

  • @SundusCumer
    @SundusCumer 5 месяцев назад

    Thanks SaMiYeyy❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 5 месяцев назад

    Waa qiso xanuun badan wllhi

  • @aminaomar3353
    @aminaomar3353 5 месяцев назад

    Waaw wuu sodhacay abayo wa ka helaa qisoyinkaga ❤❤

  • @maxamadnuur7
    @maxamadnuur7 5 месяцев назад

    Wlhi qiso xanuun badan waaye, gabadhaas kartideeeda an ka yaabay 😮

  • @carabjanaale5865
    @carabjanaale5865 5 месяцев назад

    Adiad sobadi❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqoali1426
    @deeqoali1426 5 месяцев назад

    Qisada dhahdeer please 🙏 😢 😭 😫 😔 😩

  • @gkhan212
    @gkhan212 5 месяцев назад

    Dhaadheer

  • @diiriyefaadumo5587
    @diiriyefaadumo5587 5 месяцев назад

    Inoso dheeree sundus

  • @Moongirl492
    @Moongirl492 5 месяцев назад

    Video yada dhaadheer

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 5 месяцев назад

    Mahdsaniid gacalo❤

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 5 месяцев назад +1

    In gacmaha laga jaray ahayd lugahana loogu daro suu xanunka u dhadhamiyo

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Walee dad badan dil masameyeen hadii wixi ay sameyanba lagu samayn laha

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 5 месяцев назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 5 месяцев назад +4

    Subxanallh alllh cadowsanayaa inkaar Alle kugu rid

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Somaha ilahay ban ka magan galnay kaso kale

  • @khadarqaate9825
    @khadarqaate9825 5 месяцев назад

    Kuwa dhadheer wllo qali

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 5 месяцев назад +2

    Inantu iyadaa qaldan tay markuu ku idhi kaligaa baan ku qaadayaa way iska cadahay inaanuu wanaag soo wadin hada ka hor anagoo 3 wiil & 3 gabdhood ah ayaanu gaadhi istaajisanay gaadhigiina wuxuu nagu idhi 3diina hablood uun baan qaadi karaa ma xasuusto lkn dhawr nin baa saarnaa waan ka shakiyey hadalkaa why uu wiilasha u diiday oo uu gabdhaha u doortay hadaanay ujeedo ku jirin meeshaas gabdhihii mid dareentay ma leh lkn anigu waan diiday inaan gaadhigaa koro xitaa gabdhihii mid baanu isku laynay arrintaa maadaama iyadu ay gaadhigaa istaajisay sidii buuna gaadhigii ku tegay kuna soo lugaynay ilaa aanu xaafadii ka nimid markaa riski weeye gawaadhida la istaajiyaa

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Dhifonantu waa wax aad muhim u ah iyo ina la socod agaaga dhan mararka qaar wax aadan meel dheer ka egayn ba wax xun kugu noqon kara walahi. Waa rune muxuu wiilasha u diiday lakin adinka idin dhahay kalaya so raaaca

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 5 месяцев назад

      @@Suzunadi waa su aal.is waydiin mudan runtii

  • @halimaabdi7715
    @halimaabdi7715 5 месяцев назад

    Mahadsanid ❤lkn waa xanun qisado 😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Somaha 😢

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 5 месяцев назад

    Video dhaadheer ❤

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 5 месяцев назад

    Sundus.10/10.🖤💀☠️.

  • @NuhCanalPlus9
    @NuhCanalPlus9 5 месяцев назад

    Dadaal wacan adeer m.a

  • @badraanhoyadajaceelka7759
    @badraanhoyadajaceelka7759 5 месяцев назад

    Inoso dherdheray thanks 🙏

  • @ridwaanxasan7207
    @ridwaanxasan7207 5 месяцев назад

    Mahadsanid walaal

  • @SumayaHasananshor
    @SumayaHasananshor 5 месяцев назад

    Alaabta markaa dhaqaayo dhageestaa tysm qaaali😄❤️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 месяцев назад

    Story so sad

  • @sapreenah
    @sapreenah 5 месяцев назад

    Dadka qaar ani walayabaa wlhi

  • @IsmahaanYusufali
    @IsmahaanYusufali 5 месяцев назад

    Sidan nogu wada 😊

  • @amishagambol4877
    @amishagambol4877 5 месяцев назад

    Mahadsanid hppt❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 месяцев назад

    Waa sidii ay waa Soomaaliya ahaan jirtay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Barigii hore somaha hada xita miyiga laga sameya bn umalayn

  • @FadumaBorow
    @FadumaBorow 5 месяцев назад

    Kuu dhadere

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 5 месяцев назад

    Ax 😭😭😭😭

  • @Mssl5n
    @Mssl5n 5 месяцев назад

    Oh walhi wa qeso xanun badn waha axed marka kawda o isku dayey inu gabdha dilow aya axed in laga xoku mo xabsi dain abayo tagyer ayan ku axy waxa ud sana ina ka sodhegto videoysha 45 daqiqo ila 55daqiqo Tnx

  • @IsmahaanYusufali
    @IsmahaanYusufali 5 месяцев назад

    Keep going abyo ❤🎉😊

  • @Sacdiyomuuse-p2s
    @Sacdiyomuuse-p2s 5 месяцев назад

    Saa ufarxay lee markan arkay inaa qiso sodhigtay😮

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 5 месяцев назад

    Keep going❤ wllshey❤ mcn i.a 100k🎉

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 5 месяцев назад

    Yes waaso dhigty ano exam ku jiro xita waku sugiwayey love you

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Ilahay exam ka hakuu fududeeyo abayo❤

    • @UbahAbdirisaq
      @UbahAbdirisaq 5 месяцев назад

      @@Suzunadi tnx love u 💓

  • @umumahamed717
    @umumahamed717 5 месяцев назад

    Video dhaadherka an jecelnahay

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 5 месяцев назад

    Thank u mcny ❤❤❤

  • @asmafaysal327
    @asmafaysal327 5 месяцев назад

    Wowo so dhaqso wall

  • @sadia-moha
    @sadia-moha 4 месяца назад

    Kuwa dhadheer

  • @MaxamedJama-uu8qz
    @MaxamedJama-uu8qz 5 месяцев назад

    Anigu waxan jeclahay muqaladda dhaadheer. Sidoo kale mahadsanid walal aad ayan utageera barmajiyadaadda , waxan ka mid aha 100-kii qof ee ugu horeeye ee[ chanel] janalka kuso biira wan ku faraxsanahy midaas.❤

  • @haboonganey7333
    @haboonganey7333 5 месяцев назад

    asc waxaan jeclaan lahaa iney intaan ka dheeraadaan hadey macquul tahay mahadsanid

  • @hamda_ademmm
    @hamda_ademmm 5 месяцев назад

    Cadowsanna Qoffku 😢

  • @FartunCilmi-j8g
    @FartunCilmi-j8g 5 месяцев назад

    😢😢😢😢😢

  • @hibomaxamed8568
    @hibomaxamed8568 5 месяцев назад +1

    Qisadan wey iga cadheysiisey walhi odeygasina bilawgiiba In la dilo ayay ahayd anyway qisoyinka noosoo dhaadheree abaayo ❤

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 5 месяцев назад +10

    Your voice is very low all the videos

    • @hayaat3584
      @hayaat3584 5 месяцев назад

      It’s good

    • @Qalbikaba.
      @Qalbikaba. 5 месяцев назад +1

      Dhagaha ku xanuunaya ama telephone ka kaa xun 😂😂😂

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 5 месяцев назад

    Hich haicted waa safar aan sharci ahayn tahriib camal qoraalkeeda inaan khalday baan filayaa ayna sidaa u qorrayn lkn marbaan cashar ku dhigtay bari hore

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +1

      Hitch hiking! Haa ma ficna khatarteda badan qofka aminaysay wuxuu ula jeedkisu yahay ma ogan kartid

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 месяцев назад

    Hello welcome back i watching in London

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Reer london welcome

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 месяцев назад

      @@Suzunadi thank you waa dhownahay

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 5 месяцев назад

    www Soo dhacyey 😂❤❤

  • @istaahiladan-zj5em
    @istaahiladan-zj5em 5 месяцев назад

    A,x😭😭

  • @a.rabdulahi7460
    @a.rabdulahi7460 5 месяцев назад

    Waxan jecelahay Wixii Adiga kuu fudutwaayo Waxa tahay qof aad u degan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Thanks walalo🩷

  • @YaxyeFarxaanIbnuweyso
    @YaxyeFarxaanIbnuweyso 5 месяцев назад

    Horta meesha wax rag ah ba ma anigaa ka jooga 😂
    Xero xaawalay ayaan sogalay😂.

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад +2

      Ragu wa badan yahay in fact chanelka halfkius ba tihiin

  • @naimaalimohammed7766
    @naimaalimohammed7766 5 месяцев назад

    Abayo mida kle qisooyinkan aad soo gudbiso waa kuwo caan ah oo dadka oo dhan ay yaqaanan oo channelada waaweyn ay soo geliyeen so marka isku day inaad hesho qisooyin aad adigu soo xulatay oo aan horay dadko dhani u ogayn.

  • @inaalimohammed3278
    @inaalimohammed3278 5 месяцев назад

    Mhdsanid lkn qisada hadee dhertahay xitaa hasokala reebin cadi waye Mhdsanid abayo

  • @AmiinAbdi-qz6cw
    @AmiinAbdi-qz6cw 5 месяцев назад

    Vedio aad noloshada bilaw ila hada Nala wadagto so dhig please ❤ aad ban udaynayna

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  5 месяцев назад

      Aniga nolashaydaa???

  • @YaxyeFarxaanIbnuweyso
    @YaxyeFarxaanIbnuweyso 5 месяцев назад

    I heard this before. Well performed, But it's too short.

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 5 месяцев назад

    Magac Muslim maxa ku diiday adi markasto oo niyada iga so dhacdo raadi is dhaho magacaan kugu qoran ma xasuusan karo sundus dadiu hore ku qoro please

  • @inacamuud6919
    @inacamuud6919 5 месяцев назад

    20 minutes abayo haka badin please video yasha 40 minutes wa too much

  • @hajihasen4103
    @hajihasen4103 5 месяцев назад

    Horta Sundusey raga lamaba dillo miyaa mise waxaaghu waa Feminism kakakaka kaftan iga tahay!

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 5 месяцев назад

      Dhibku dumarkuu ku badan yahay wll

    • @najuuu-hy9dt
      @najuuu-hy9dt 5 месяцев назад +1

      Nimanka ayaa cadow ah ee dumarka marka lo eego feminism wawax wanagsan dumarka inay bartan siipa haplaha somaliyeed siday Nimanka cadownima doda ufahman 🤌💃🙈