WAREYSI XIISO BADAN: WASIIR JUXA "MAXAY PUNTLAND U MUCARADA DOWLAD WALBA"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 47

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 месяца назад +7

    Madaxwaynaha mustaqbalka jamuuriyada puntland abdi farah juxa rug cadaa og waxa reer puntland tabanayan kana horumariya jiritaanka puntland waxkasta❤❤❤

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 2 месяца назад +2

    Wasiir Juxa waasalaamayaa. Waasiir Soo Maanta idiinma muuqato iney Khalad weyne Puntland Sameysey markey Dowlad’nimo ugeysey Mooryaan 1000 isbaaro utaalo - Maantana aad isbaaradii ugujirtaan.
    Bisiq sarmaan

  • @Abdulahikarar
    @Abdulahikarar 2 месяца назад +1

    Hogaamiye dhaba. He has good leadership characters. Wasiir juxa nolow.

  • @khadar917
    @khadar917 2 месяца назад +4

    Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko (unukaa leh ) kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo
    Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka
    Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan
    🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Dad baaa raba in xamar noqoto meesha somali lga hagi doono 😂😂😂 wiilka puntland inu xamar uso safro hadan ka yeelo alle ha i cadaabo

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 2 месяца назад +1

      Muqdisho waxaa lagu kufaa Lafaha duugoobay ee maatadii D5 ee 91kii lagu xasuuqay, qofkii D5 u dhashay ee Xamar dib y camirana dadkaas ayuu nabsi ka galayaa, isna waddadaa ayuu marayaa: From Gedo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      @@SharifAbdul-in3cu o mxaaa xamar D5 ka yaal laga bilaabo ceerigsbo suuqa hoose lagu geeyo balanbale dawlad 2500km o dhul ah iyo 1700km o bad ah leh ba xagaas uga so baxeysa o dawlad ah xaga kle jublaland o dawlad ah o dal gaara noqoneysa isaaq burco iyo hargysa ha goostan o dal haka dhigtan eeley kgs dal haka dhigtan halagu kala tago somaliyada fake ah inta is rabta o israaci karta dal ha dhistan xeer ha u sameeyan iyo dastuur 5 sano xisbi maamulo

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 2 месяца назад +3

    Lacagta waxa kamid ah lacagtii ay puntland helijirtey iyadoo an dawladda federalka somalia 🇸🇴 jirin

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 2 месяца назад +2

    Wasiir juxa legendary

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 Месяц назад

    Geesi wasiir juxa

  • @CabdulqadirBashir
    @CabdulqadirBashir 2 месяца назад +1

    Wasiir juxa oo kale intay somalia haysato rajay. Leedahay

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 Месяц назад

    Cabdi faarax juxa hayeey aqoon yahan

  • @saidma1683
    @saidma1683 2 месяца назад +1

    Mahad..sanid..wasiir.Juxa❤❤❤❤

  • @awbile
    @awbile 2 месяца назад +1

    Ninkani waa siyaasi waaqiciga ku dhow. Xaqiiqdu waa Xamar bahalbaa galay. Juxa wuxu ka mid yahan indheer garad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasoo hormood u noqon doona “Somaliland-Puntland Pact” kaasoo isku bedeli doona “Confederation “. Soomaalaay qodobkaa hoosta ka xariiqa.

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 2 месяца назад

    Somalia dowlad kama soo socoto
    Xamad dowladi kama soo socoto

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 2 месяца назад +1

    Juxa. He is a talkative He isn’t. (AfGAROOC)

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 2 месяца назад

    Wasiir Goormaa Dadka Somaliyeed dhibaatada kadhaafeysiin

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Oooy deee xaqa puntland juxa 20 jir bu duuurka u galay

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 2 месяца назад

      ​@@dilara-jj5yj
      Dhibaatada waa Xassan oo Ka leexday dastuurkii ay Somali Ku heshiisay.
      4 cutub oo dasturka Ka mid ah ayuu Xassan bedelay keligiis.
      Dowladnimada waxaa lagu yahay shirko .
      Puntlad waa ilaaliyaha in aan laga leexan wixii Somali ay Ku heshiisay.

  • @Khadiir-Ali-KHALWAYATE
    @Khadiir-Ali-KHALWAYATE 2 месяца назад

    Xasan tiiha waa udhaman dona

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 месяца назад

    Puntland xamar looga talin maayo dalku diinta iyo luuqada hala wadaag iyo calanka hana lagu kla tago inta kle ceeb maahan dooni mayno ciidankeena iyo canshuurteena iyo dhaqalaheena somali so dhex gasho reer kasta gurigooda ha joogaan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 месяца назад

    Dowlad dhexe, Dowlad xoog leh waa wax ay Ku dhaqmaan Dowladaha Adduunka Jira Tusaale Dowladaha Ka midka ah United Nations waa 163 iyo Seddex aan xubno buuxa Ka aheyn
    163 Dowladood waxaa Federal Ka ah waa 25 Dowladood.
    Xattaa kuwa Federalka waxaa Ka Jira Dowlad dhexe federal xoog Badan Tusaale Mareykanka , Germany IWM.

    • @khadar917
      @khadar917 2 месяца назад +1

      Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko unukaa leh kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo
      Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka
      Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan
      🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 2 месяца назад

    Somaali waxaa baabashey Siyaasi TUUG. BEENAALE. II MAAN LAAWE .DAMIIR LAAWE. Umad markii Alle rogaayo waxaa madax laaga dhigaa Dadka kuwa uguxun .waxay sacabka u tumaan ku waas oo kale Somalidu Alow ka qabo Dadka iyo Dalka

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Mxaaa la caytamysaa dadku ha kla tagaaan miyaa la ooyeysaa xamar cid danbe lgama xukumayo

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 месяца назад

    Asc hadan fiiriyo fadaralka ayagakenay waxa dhiisatay itoobiya waxana loo keenay in soomaaliya lagu duumiiyo buutadln waa aqabada doowlad nimada soomaaliya

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 2 месяца назад +1

      Siilka hooyadaa wase puntland miyaa kuu baahan.
      Ninkaa ka dheertahay ka bood

    • @khadar917
      @khadar917 2 месяца назад +1

      Unukaa leh saqiiradii lagu gowracay wixii hanti somali lahayd cawaan qaawani diiratay inaan cid danbe aamineyn ku biyo cab.

    • @mohamedehab8140
      @mohamedehab8140 2 месяца назад +1

      mansha’allaah, wallee Puntland siyaasiyiin danta Puntland ka shaqeeyaa waa leedahaday.

  • @mohamudyusuf9597
    @mohamudyusuf9597 2 месяца назад

    Because cinwaanka dartiis DISLIKE SIIYA DISLIKE SIIYA DISLIKE SIIYA

  • @mohamudyusuf9597
    @mohamudyusuf9597 2 месяца назад

    Inaad dhahdee eheed cinwaanka DISLIKE iyo puntland Maxey isku hayaan markka cinwaanka aad soo qaadatay iyo wareeysigaaga waxaa ii cadaatay inaad tahay wariye wajiyo xun ah oo jecel inuu wariye noqdo si QOOTO QOOTO AH DISLIKE SIIYA DISLIKE SIIYA

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 2 месяца назад

    Dowlad dowlad ka dhexdhisan meel ay ka jirto lama arag. Puntaland aqligoodu waa waxaan rabno asn sameyno wadanka sidii shabaab ay lugooyaan.cid ka yeeleyso malaha. Canshuur ma bixiiyaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад +1

      Yaaa canshuurtada raba dalku waa federal gurigaaga joog o hagajiso somali calan iyo diin iyo luqad ha wadaagto ma ceeb baa

    • @nurfarahbeder1956
      @nurfarahbeder1956 2 месяца назад

      Fooley caddaawe waxaa laga hadlayaa siyaasadda mustaqbal Somalia iyo sidii laysu maamuli lahaa. Ma aqoon darreey kaa tahay inaad ku hayso Ogaadeen baa la diiddan yahay. Ogaadeen lama diidi karo waana muwaadiniin dalka iyo dhismihiisaba wax ku leh. Ka hadal nidaamka federalismka oo dan laftaada kuu ah. Mar dambe hal nin ku amar ku taaglayn maayo Somalia. Puntland waa usoo halgantey inaan Diktatooriyad dambe dhicin.

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 2 месяца назад

      Mayee hawiye hal caasimad haysku uruusado umada kalena aan u taliyo baa xal ah shaad dastuur aan toshayna wada xidha deeqaha gaaladu bixisana aan ku gumeysto sidii inaan anigu leeyahay oo kale ader nin kama caqli badna reerkaad qabiil ugu durbaan tumayso 😂😂😂😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      @@farahyusuf9335 waaa caqliga hawiye dheh hhhhhhhh reerkasta gurigooda ha joogaan baa dhibysa xamar halagu kla tago lkn maanta lgu kala tagayaa digil iyo mirifle soo afjaraya iyo proxy warka ay so rarteen

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 месяца назад

    Nimankan itoobiya dhisatay waxan ku talin laha in nimankan loojojin

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 2 месяца назад

      Hooyadaa iyo Ethiopia wastay

    • @abdullashire9236
      @abdullashire9236 2 месяца назад +1

      Waa ok in somaliya halmeel loofa taliyo lkn saxiib mahaysaa madax daacad ugu shaqaynaysa dhamaan shacabka somaliyeed Ida maanta xamar joogta waa dawladdii musuqa aduunka kagashay # 1

    • @khadar917
      @khadar917 2 месяца назад +1

      Somalia waa dalka kaliya ee 30 sano bilaa dawlad ah caalamka meel kale kama jirto sababtu waa centeralism hal magaalo inta la dhisay Nasiib daro ama Nasiib wanaag ninba siduu u arko unukaa leh kusoo idlaatay saqiiradiina lagu qashay wixii hanti somali lahaydna lagu ilmo dhalo
      Somalia waa dalka ugu musuqa badan caalamka
      Cid midida afkeeda isku aaminaysa majirto xalka kaliya ee la isugu hayn karo waa federalism xoogan
      🫴🏾 si khayraadka si siman looga faaiidaysto (win to win) aysan ahayna halagu kala tago kola 1991 ayaa lagu kala guuray hayaankii ugu weynaa ee dadkuna dhacay wax isku dhex quban hada majiraan.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      ​@@abdullashire9236 riyo wanaagsan hadad ku fikirayso inaad puntland xamar uga talisid puntland waa caruurtii keenodiid iyaga taliya looma taliyo

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад

    Waar ninka ogaadeen waa daarood maxey u diidaa puntland nin walba oo aan majeerteen eheyn

    • @khadar917
      @khadar917 2 месяца назад

      Somali ma waxay isku laynaysay 40 sano mayd fakaday dartii
      funny walahi 😂😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Ogadeen dameer muxuu puntland u qabanaya 😂 orod jigjiga xoreyso caac marabne