Asc walalayaal salaf media Illaahay waa ka markhaati waa marki labaad een idin sheegayo quraanka illaahay ka daaya xayaysiiskan Music iyo dumarkA qaaqaawan so dhexgalayaan
RUclips ayaa soo giliyaan iyaga ma'ahan. Laakin iyaga hadii ay rabaa way ka joojin karaan hadii ay channelka ka digaan non-monetized. Inta badan channelada diinaga waxaa laga digaa non-monetized laakin waxaa mooda qoladaan in ay lacag doon yihiin.
Alla cod macaanaa maa sha allaah
قال الله تعالى
قل فأتواْ بعشر سور مثله
Maashaa allaah sheekha allaaha xafido aamiin
Maansha allah shiikh wamucjis qur anku
ماشاء الله يا شيخنا الفاضل والله أنا أحبك في الله
Jazaka Allahu kheir sheikh
Mshaalh sheikh hussein aalah hakubarakeyo
Sheekha codkiisa aad baan u jeclahay...
Fadlan inaga gaarsiiya ...
In Quranka oo dhamaystiran uu duubo
Masha Allah
Hussein
Masha allah imaam xuseen allaha kubarakeeyo wax badan asago tujinaya ban arka
Xagu jogaa na
@@abdiqafarkula6453 South c nairobi
Ahmed wali haa waa somali ale hanooxifdiyo quraadeena
Masha Allah
Maasha alaah
Manshallah ❤codkaa macaan
Masha allah sheekha codkiisa aadbaan udhagays taa
❤❤❤❤❤😢
Sheikh xuseen waayhan maba la arkin xagee buu aadey
Wuu joogaa
الله اكبر
ماشاءالله
ماشاءالله
Mashaa allaaàah
Maasha Allaah! Xagee kunool yahay qaarigani? Walaahay waa Allaah mahadiis in uma Soomaaliyeed quraa' caynkan oo kale ay soosaari karaan.
Kenya gaar ahaan Nairobi south C
South C Nairobi Kenya
Good
Nairobi ayuu ku noolyahay
Ma Somali baa sheikha
Haa nairobi buu joogaa mashaaa alla
Gaar ahan amana estate
Haa
Ujradiina aakhiro oon dhamaamayn ayaad ka heli lahaydeen aduunkana wad ku barakoobi lahaydeen. Laakiin hada dambi ayuun baydun korodhsanaysaa
Xayeeysiiska iyaga ma aha e waa shirkadda youtube
😊😢
Wllahi markan codkisa maqlaba ilin ayaa iga timaada
Alle haku barakeeyo walal
Adna ilaahay haku barakeeyo wll
Pls Sheikh quran kuli inodhuub kudeh
Shiikha aayad buu qalday. (مثله) buu ka booday.....
Aayaddee?
@@qojeliban8975 aayada 13
3:03
{ أَمۡ یَقُولُونَ ٱفۡتَرَىٰهُۖ قُلۡ فَأۡتُوا۟ بِعَشۡرِ سُوَرࣲ مِّثۡلِهِۦ مُفۡتَرَیَـٰتࣲ وَٱدۡعُوا۟ مَنِ ٱسۡتَطَعۡتُم مِّن دُونِ ٱللَّهِ إِن كُنتُمۡ صَـٰدِقِینَ }
[Surah Hûd: 13]
Quraanka waa mucjizo akhii
Alxamdulilaah, Akhi xagee laga heli karaa 30-Sodonka-Juz?. Very Sweet and Beautiful.
Asc walalayaal salaf media Illaahay waa ka markhaati waa marki labaad een idin sheegayo quraanka illaahay ka daaya xayaysiiskan Music iyo dumarkA qaaqaawan so dhexgalayaan
RUclips ayaa soo giliyaan iyaga ma'ahan. Laakin iyaga hadii ay rabaa way ka joojin karaan hadii ay channelka ka digaan non-monetized. Inta badan channelada diinaga waxaa laga digaa non-monetized laakin waxaa mooda qoladaan in ay lacag doon yihiin.
Masha allah
ماشاء الله
ماشاء الله
Mashaa allah
Masha Allah