Gudniinka Hablaha Ma La Mamnuuci Karaa? || Sheekh Dirir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Комментарии • 43

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 года назад +4

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 7 месяцев назад +2

    حزاك الله خير

  • @amirsharif9122
    @amirsharif9122 3 года назад +2

    Jiza kallah Qeyr

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 года назад +1

    Mashallah sheikh alaha hano xifdiyo

  • @Jimcaaleyare-ho2dt
    @Jimcaaleyare-ho2dt 7 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @sahrafarah1993
    @sahrafarah1993 3 года назад +3

    Mansha. Allah.❤❤

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 3 года назад +10

    Asxaabta caawiya yuotube'rada faafinaya wanaagga , sida midkan .

  • @TulipE2023
    @TulipE2023 3 года назад +3

    Alhamdu lil allah

  • @fardowsam.barrow7939
    @fardowsam.barrow7939 2 года назад +6

    Walaal Gudninka sax mahan sababtoo Nabiga Scw Gabdhihisa ma gudin sababta aan u gudeyna annaga waa maxay maan sunada raacna

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад +1

      Haddii aad gabadhaada jeceshahay ha ku samayn shar xumaantan

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад +1

      99% somalida waa Fircooni

    • @anythinggoes3358
      @anythinggoes3358 Год назад

      Yakuu sheegay inuusan gudin

    • @anythinggoes3358
      @anythinggoes3358 Год назад

      Afrta madhab ee islaamka maak cilmi badan thay. Markii aa dheheysid sax ma ahn xagee kakkentay yaa diidey iisheeg

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 11 месяцев назад

      ​@@anythinggoes3358caafimadka diiday nayaaa

  • @mohamedhassansir-gullet152
    @mohamedhassansir-gullet152 3 года назад +4

    Shiiqeygiyow Bakaartaadii aa cunoysaa ma istiri.

    • @bbenajmathequenoftheworld2267
      @bbenajmathequenoftheworld2267 3 года назад +1

      Bakaartaadi maxa kawada

    • @mohamedhassansir-gullet152
      @mohamedhassansir-gullet152 3 года назад +1

      Bbe Najma the quen of theworld
      Erygaas badanaa waxaa adeeegsada reer koofurta (bakaar) waxaa la dhahaa Dalaga ama badarka la keydsada ama la duugto sida "masagada, galeyda IWM." Markaan ma soo tagno in sidaas loo adeegsado ka aniga ahaan hal-heyskeyga waaye oo markaan arko qof isticmaalayo wax uu horay u lahaay sida shiiqa oo kale oo soo galiyay fiidiyow hada ka hor baxay ayaan dhahaa (bakaartaada aa cunoysaa). Hada inaa fahantay aan rajeynaa.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 года назад +1

    Gudniinka aad ka hadleysan ma kii uu fircoon inookenaybaa mise kan sunaha ah???? Kan fircoon waa xaraan qofka sameyaana waa qatil balse kan sunaha ah carabiba ma gudaan hablahooda.

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. Год назад +1

      Qaar ba guda lakin imika wakhtigan kuma badna

    • @A...A09888
      @A...A09888 Год назад

      ​@@Girlboss1. Hadaa gabadha lagudo iyadoo 7 jir ah ma gudniin firfircooni ahbaa

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 года назад +1

    M a

  • @haseem7506
    @haseem7506 3 года назад +3

    FGM-ku sinaba Uma banaana, waa dhibaato hor leh oo loo geysanayo Gabdhaha.
    Ama Kan raac ama Kan kale raac diintu ma ahane, shiiqow ama sunne uun sheeg ama waa waajib dheh.

    • @abdiqanisaciiddabcasar8954
      @abdiqanisaciiddabcasar8954 3 года назад +1

      Waxii jiray ayuu ku sheegaye
      Maxaad ka wadaa adigu ama kan dheh ama kan dheh
      Cadaalada waa inay mar hadii mas allada la isku khilaafay
      Waa waxay culimadu kala qaban la sheega

    • @haseem7506
      @haseem7506 3 года назад

      @@abdiqanisaciiddabcasar8954 markaa anagu keebaa raacnaa

    • @abdiqanisaciiddabcasar8954
      @abdiqanisaciiddabcasar8954 3 года назад +1

      Maaha shiikhu inuu xaqqa qariyo
      Arinku culimada islaamka labadaa mawqif ama labada go aan ayey ku leeyihiin
      Adiga hadaad is ilaalinayso oo aad xalaal miirad samaynayso
      Waajibka qaado waayo sunaha maxaad u samaysay lagu odhan maayo
      Lkn waajibka maxaad uga tagtay ayaa lagu odhanaya aakhiro
      Waa ta labaade qofkii duruuf adag ku meersantahay
      Sida dadka jooga dibada iyo dhulalka gaalada waxaa ka gudboon in loo fudaydiyo oo ay sunaha raacan si aan caruurta looga qaadin oo aanay masiibo ka wayni ugu habsan

    • @haseem7506
      @haseem7506 3 года назад +1

      @@abdiqanisaciiddabcasar8954 Maxay Kula Tahay Faa'iidada FGM-ku?

    • @anythinggoes3358
      @anythinggoes3358 Год назад

      @@haseem7506fgm waa fircooni marka kan sunnah ah raac hadii kale diinta kabac cid kubaryee maleh

  • @S..o0264
    @S..o0264 10 месяцев назад +1

    Kulahaa ama kan raac ama kan raac 😂
    War meeqo diin oo islaam ah jira? 😮

    • @KaltunMohames-yu8lz
      @KaltunMohames-yu8lz 4 месяца назад +1

      Diin ta Islam ka waa mid wll manhaj aya jira oo ah wixi an ayad alle ku xusnen in laysku khilafi karo sida in xadisyada qar la dhaho wa dacif so wxn diin shaqo kuma laha diinta islamka tiirarkeda wawayn waa in alle kaligi aad cabudo nabi mohamed scw ad aminto inu rasul alle yahay in aad ka fogato wixi xaram ah ee alle xaram time yay Iwm tana cid isku qilafi karta ma jirto

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 месяца назад

      @@KaltunMohames-yu8lz
      Suaal quraanka kaliya qofkii aaminsan aakhiro maku bad-baadayaa mase waa khasab in uu wadaadka bukhaari la dhaho uu aamino hadii uu ku kalsoonaan waayo naar miyuu galayaa?

  • @sabrinahirad6079
    @sabrinahirad6079 3 года назад

    He is so wrong you not allow fgm

    • @anythinggoes3358
      @anythinggoes3358 Год назад

      Fgm waa fircooniga😂 teedi kale markaa leedahy waa qaldan yhay madiinaa kabadisaa iisheeg

    • @IndhagaduudOfficial
      @IndhagaduudOfficial 6 месяцев назад +1

      Labadina ya cilmi badan

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 5 месяцев назад

      @@IndhagaduudOfficial Sabrin baa ka aqoon iyo cilmi badan