Sheeko layaableh! Sida Uu Uciqaabo Ismaaciil Cumar Geele. Qofka Kahor-yimaada Nidaamkiisa...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 29

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 месяца назад +2

    Subxanalah reer soomaliland way kibirsanyihin ilahay ha shukrinaqen

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад +1

    Wallaahay jabuutay gumaysixunbaa kajira ilaahay hakasaaro noloshan cidhiidhiga ah😢😢😢😢

  • @CaliFarxaan-u2v
    @CaliFarxaan-u2v 3 месяца назад +1

    Run baad sheegtay

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 месяца назад +2

    Walee way dhiban yihiin reer Djabouti 😮😮

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 3 месяца назад

    Warkaasi waa xaqiiq, guulayso sxb, Guul SOMALILAND

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 3 месяца назад

    Subhanallah ma ay ka guuraan weeye

  • @haberjeclokingking7131
    @haberjeclokingking7131 3 месяца назад

    Waaa gumayste ilaahay nasri ha usoo diro 😢😢😢😢😢

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 месяца назад +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад

    Oh dear

  • @nathra7351
    @nathra7351 3 месяца назад +1

    Yuhuud weeyaan ismaaciil waana cadowga somaliland

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 3 месяца назад +1

    Guul somaliland

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @hayatlove-zp4rw
    @hayatlove-zp4rw 3 месяца назад

    Ismacil omer gela ila into somaliland babinayo in sha Allah
    Allah nagama dilo
    From awdal state

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 3 месяца назад

    Djibouti 🇩🇯 adeeer waa xor ee isla xishoo

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 3 месяца назад +1

    Walee waa runtaa xitaa biyaha iyo koraanka in lagaa goosto waa bilawe sahaqada lagasoo fadhiisiya cagafcagaftaas anaa u joogey guri dhexda ku jiro iyagoo keliya wadaa mareeysa la yidhoo cagaf xaabisay gurigoogii walee meeshaa dulmi caadiyaa ka jira anaa soo arkey ama qofka dhan intoo la waayaa meeydkiisa oo la silciyey lama degaanka laga helaa isagoo qudhmey

  • @cabdiqaniaadan7383
    @cabdiqaniaadan7383 3 месяца назад

    Waaa run way kibrayaan nimco ayay kujiraan

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 месяца назад +1

    Xuduudiina Xidha yeelkiis maxaa inaga galay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 месяца назад

    Reer Jabuuti waa tulli foqool tulli weyan maxaay maar uun ukiciwayeen oo qasriga maddatoyadda iskushuuban wixi dimanayaan hadinteen lakiin gaala qasriga

  • @MOALI886
    @MOALI886 3 месяца назад

    Odayga hospital baa ladhigayba. Paris bu joga imika

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL 3 месяца назад

    Ilaahay xaguu ka gali,
    Ninkii hadimo taliyoow adigaa u halisa, waa wax huush dhashay iyaguu ka keenay xinka iyo xaasidnimada, waa in shaqo laga qabto

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 3 месяца назад

    😂😂❤😂😂🎉😂
    😢❤😢😅😮😊😊😊

  • @deedee8934
    @deedee8934 3 месяца назад

    Wlhi waan qosol marna ninka sida lola dhaqmay waan ka naxay. Ismail waxaa kasi xun xaskiisa ina xayd oo si muslinimada ka baxsan dumarka io ragga ula dhaqanta.

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 3 месяца назад

    Hhhhh war niyow odayga laguma meraysto

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 месяца назад +1

    Waxa cadayn u ah fu,aad ninkii duuliyaha ahaa jabuuti dawlad kama jirto

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 3 месяца назад

    Sheeko xariir

  • @ogasjean2870
    @ogasjean2870 3 месяца назад

    Kkkkkkkkk war kadaa dadka beenta

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 3 месяца назад

    Sheekadii mucaarid ka ayuu noo sheegayaa 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤