KUNOLANSHAHA INDUNISIA WAXAY IILA MIDTHY ANIGOO XABSI KUJIRA PLZ ISOO DUCEEYA ASXABY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Комментарии • 472

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 20 дней назад +49

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw

  • @Amiirasalaad234
    @Amiirasalaad234 21 день назад +55

    Abayo ilhy aya kula jira isaga bari salaadtulylka tuko ku oy saliga nabiga badi Astqfrta badi ilhy kuxirnow waxwliba way kududn inshlh qofka mu’minka ah aya la imtixama carurta alh hku cafiyo farxad wad kudanbyn inshlh ana kujogna bayo gulyso ❤

    • @farhiyobile
      @farhiyobile 20 дней назад +1

      Maashaa Allah ilahy khayr badan hakusiiyo saa walaashaa udhiirigalinayso ❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 20 дней назад +30

    Alla wuu kujecelyahay kaliya dikriga badi
    Salaadda markaad duganeysid niyaddaada 💯 100 kadhig
    Weysa qaadkadana adiga oo niyadda soo xaadiri weysa qaada
    Haddii aad weysada niyadaada soo xaadiriso waad kuvqushuuci salaadda inshllah

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 18 дней назад +10

    Nabi Ibraahim caleyhi salaam, nabi Muhamed salalaahu caleyhi wasalam, iyo Nabi Yusuf caleyhi salaam kuli dhibaato ayay soo mareen. Ilaahay qofkuu jecel yahay uu imtixaamaa. Sabar insha Allah amuuraha ilaahay wuukuu sahlaayaa.

  • @ikraamabdullahi2660
    @ikraamabdullahi2660 18 дней назад +8

    Wll istiqfaarka iyo saliga nabiga scw badso

  • @laylahussein2348
    @laylahussein2348 21 день назад +33

    استغفرالله لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @afnaan7605
    @afnaan7605 20 дней назад +24

    Hanna lambarkaaga soo qor anaa indonesia kabaxay Australia ayaan joigaa walaashay

    • @HAFSAMOHAMED-p9o
      @HAFSAMOHAMED-p9o 19 дней назад +1

      Anaa u baahan wll war bixinta Indonesia please xagee kaala so xidhiidhaa

    • @misssilent8437
      @misssilent8437 19 дней назад

      @@HAFSAMOHAMED-p9oanigaba hada joga kaga waramaye Mel lagalaso xidhidho

  • @aishaabdirashid2646
    @aishaabdirashid2646 20 дней назад +22

    Suuratul baqara maalinkasta akhri istiqfaartana badi iyo saliga nabiga iyo xawqalada badi salaadaha khushuuc kutuko o sunooyin ku dar ilaahay udhawoow oo dhibka ku heysta allah usheego asaga kala shakeyso oo ku ooy xiliga danbee habne wlh faraj weyn buu allah ku furayaaa meelaadan fileynin wu kaa irsaaqayaa marka abaayo sabar oo imtixaanka ku sabar adoonkuu allah jecelyahuu imtixaanaa ee ilaahay ulaaaabo wax badan istiqfaarta ka qari inshaa’allah farajka wu kusoo dhawyahay niyada kheir usheeeg

  • @haniabdulahi4502
    @haniabdulahi4502 21 день назад +13

    Yaa laah wallo allaha kuu furo faraj khar qaba oo dag dag meeshaana allaha kaa samato bixiyo. Caruurtana allaha kuu cafiiiyo

  • @Shugri-w1c
    @Shugri-w1c 21 день назад +33

    Gabadha ha lacawiyo somaliyey please please

    • @ShamsoSidowbashiir
      @ShamsoSidowbashiir 20 дней назад

      Biyaha kulul OO Cusbo ku darsada ee qandac ka dhiko ee ku qabeysta

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 21 день назад +16

    Allaah hakucaafiyo Caafimad degdegah hakusiyo aulada Aamiin Yaa Rabbi

  • @haniahmednor9431
    @haniahmednor9431 21 день назад +12

    Xabad sowdo iyo saliid yar isku dar marsada suuratul baqara ku aqri isbuci hal mar liin marsada allaha idin caafiyo aamiin❤

    • @Mariami-er1wq
      @Mariami-er1wq 18 дней назад

      Maxaay tare liin iyo saliid 😮ma qandho naheyso

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 16 дней назад +2

    Istiqfaarta tasbiixda iyo saliga nabiga csw badi faraj baa furmaya insha allh queen

  • @suberwoman934
    @suberwoman934 20 дней назад +5

    Abayo sida qayr ku jiro allaha ku waafajiyo insha allash waad guulaysan saliga nabiga swc badi xasbuunallaah 3 boqol hameen walba aqriso waa digrigii nabi ibraahiim dabka alle uga badbaadiyay sidoo kale suuratu yaasiin bacdul maqrib iyo bacdul salaatu subax aqriso sidoo kale biyaha aad ku qubaysanaysiin cusbo ku karkari ayagoo qandaca ilmaha ugu qabee

  • @RahmaAbdiaziz-nb8dx
    @RahmaAbdiaziz-nb8dx 18 дней назад +5

    Suratul baqara akhri
    Hadaadan aqoonna suratul falaq iyo suratu naas iyo qul huwallaah akhriso

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid 21 день назад +18

    Wlo halmid samaya insha allah wlhi wad ku gulayaysa insha allah quranka qariso malinkasta iyo istiqfarta iyo saliga nebiga iyo xawqalada wlhi noloshada way bedelaysa

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 21 день назад +10

    Hayiraac wligaa hanoqon waad fududaatey ilahey haku caawiyo adkeyso waad guleysan doontaa dhibka dheef baa ka danbeen ee is adkeey

  • @AbdirahmanBuush
    @AbdirahmanBuush 16 дней назад +2

    Cafimadna ale ayaa haya sabir wllshy 😢😮

  • @Queen-of-bari
    @Queen-of-bari 18 дней назад +2

    Abaayo niyada khayr usheeg😢 waad guulaysan dotaa malin ba kabaxayaaa dhibka❤

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 20 дней назад +2

    Abaayo ilaahay faraj kheyr qabo ha ku furo insha allah wad ka baxeysaa wadna caafimadeysaan quraan ilmaha ku aqri iyo guriga dhan mida kale istiqfaarta iyo laa xowla walaa quwata iyo saliga nabiga scw badi insha allah faraj dag dag ah rabbi baa ku siin wadna ka bixi dhibka aad dareemeyso

  • @IamserialdesignationN
    @IamserialdesignationN 18 дней назад +3

    Bismilahi abayo allarji ama wax ku tihiin. Mida kale dakhtarka tag oo ilmaha ha ku dhowran xanuunka wax kastooy kugu qaadato. Also familyga iyo cidii kale oo ku cawin karta u qaylo dhaanso. Wax kaste oo Adiga iyo ilmaha ku badbadi kartiin samee xabbti. Ilahayna ha ku dhibdhaamo cafimaad iyo mustaqbal wanaagsan baa idiin rajaynayaa.

  • @faadumo-yd1ur
    @faadumo-yd1ur 18 дней назад +2

    Wll wadka baxasa insha allh dhibta laguma waro sabirka badi
    jogte istiqfarta iyo saliga nabiga scw

  • @nasiibaamino9379
    @nasiibaamino9379 19 дней назад +2

    Asc abyo Indonesia 🇮🇩 9 sano baan ku noolayn jakarta jubitaad hooyadeen baa na korsatay 4 baan ahayn Hooyo iyo 3 ay Dhashay Alhamdulilah manta American 🇺🇸 joknaa waa shaqaysanaa guri fican iyo nolol fican baanu ku jirnaa lkn and waxaa nasoo martay xili aanu nolosha ka fakari jirnay waxaanu kirada iskaga bixino oo dharka dhar aanu iskaga badalno aanu wayno oo kabaha aanu wadano dhexda ka dalooshamaan marka abyo carurtaada u samir process fican sheego waad gulaysan anaga hooyadeen waynooo rafaaday lkn manta way nagu fanta dadkii na dayacay shalayna way ka shalayaan

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 дня назад

    ABAAYO ALAAHU HAKULLA JIRO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲

  • @QalamEducate
    @QalamEducate 20 дней назад +2

    Abayo alaha kuu caafiyo ilmaha ilaahey haku caawiyu insha allah ilaahey sujuuda ku bari isaga kaliya umbaa culaysyada qaado insha alaha waad guulaysaa insha alaalh

  • @fadumoabdullahi1124
    @fadumoabdullahi1124 21 день назад +12

    Biyaha abyo karkari marka ugu qubeeyneesid jeermizka waa dhimanaaa

  • @ugbaadXasan-y7n
    @ugbaadXasan-y7n 21 день назад +3

    Ilaahay ha kuu gargaaro wll

  • @user-ce7ii6sc3l
    @user-ce7ii6sc3l 10 дней назад

    Allah walaal caafimaad ha idin siiyo

  • @sakariyesunni1332
    @sakariyesunni1332 7 дней назад

    Ilaahay ha ku caafiyo adiga iyo ilmaha.

  • @AbshraAli
    @AbshraAli 21 день назад +2

    Ilahay hakucafiyo aamiin

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 21 день назад +9

    Abayo malaysia uguur

    • @Salman-jk6li
      @Salman-jk6li 20 дней назад +1

      War gabadha halugooyn Malaysia shaqo majirto ayadoo afrika kulaabato u dhaanta iskana shaqaysata

    • @ashamuse7410
      @ashamuse7410 20 дней назад

      Malaysia maxaa yaalo bisinka

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 18 дней назад +1

      Malaysia shaqo ma taalo dadka joogo waala biilaa

  • @Suleiman2
    @Suleiman2 20 дней назад +1

    Faraj khayr qaba oo dag dag ah Allah haku furo wlshy mcn

  • @samirahassan3392
    @samirahassan3392 21 день назад +4

    Abyo illahy ha caafiyo xanuunkana alle haka idiinka dulqaado arimahaaga alle Haku sahlo

  • @faadumojaamac5642
    @faadumojaamac5642 21 день назад +2

    Wllo mcn Alle ha ku gargaaro caruurtana hakuu caafiyo Faraj khayr qabana hakuu furo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 15 дней назад

    Allah ha idin cafiyo amin yaa Allah

  • @FardusAhmedBurale
    @FardusAhmedBurale 21 день назад +1

    Allah faraj qayr qabo Allah ha kuu furo .❤❤

  • @samiaaxamed-l1p
    @samiaaxamed-l1p 20 дней назад +1

    Wll xabasuud umari insh allh wad fcnanysaa strong women pls keep going ❤❤❤

  • @user-tr3wc9ze9p
    @user-tr3wc9ze9p 20 дней назад +4

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤

  • @AminaYusuf-pr2kg
    @AminaYusuf-pr2kg 21 день назад +3

    Habo ilaahay faraj khayr qaba hakuu furo ducayso ilaahay haydin caafiyo adiga iyo caruurta

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii 21 день назад +1

    Walaalay xaala daada ilaahay
    Hakuufudu deeyo
    Arimahaaga

  • @AsmoAbdirazack
    @AsmoAbdirazack 20 дней назад +1

    abyo illahey murugtan farxad ha kugu badalo lnsha Allah yamal ayaam adiga iyo caruurtada nolol qurux badan ku jirtan aillahey kaga baryaa Allahuma Aamiin yaa Rbi 🤲

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 6 дней назад

    Walaaley ilmaha markaad uqabeyneyso biyaha ka karkari saabuuna ha uguqabayn saliid beybiga oocaraflaheen ugudar inaa beeshin kushubtid biyahaa karkarisay oo laakin aad qaboojisay saliidaas ugudar ee uguqabee astaqfaartana badi astaqfaarta risaq iyo caafimaad ayaa laguhelaa dibna u eeg xariirka rabigaaga kaaladhexeeya ilaahey amuurahaada hakuusaqiro saabuunta ka ilaali ilmaha biyahana ka karkari kuwa aad cabeysaan xataa karkarì saabuunta dharka aad ugudhaqdana badal mid aan caraflaheen ha ahaato raashinka aad cuntaana kontarol ufiirso hadee raashinka tahay intaas ayaan kugulatalinaayaa ilaaheyna talade udhiibo habeenkii inta aad soojeedo duko astaqfaaro

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 дня назад

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @hodanibrahin2129
    @hodanibrahin2129 21 день назад +4

    Ilaah ku kafiyo

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 20 дней назад +1

    Illaahay waxad tabeeso illaahay ha kuu fuduudeeyo illaahay ha ku casfiiyo caruurta

  • @hananhasan8531
    @hananhasan8531 17 дней назад

    Allah ha ha idin caafiyo adiyo caruurtaba rabbi raxmn xanuunka ha idinka dulqaado qur.aanka isku tuf abyo caruurtana ku tuf rabbi subxantacaalah ha idinka dulqaado dhibka

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 15 дней назад

    Ilaahey kucalaacal oo bari istiqfaartanabadi

  • @BarlinAFarah
    @BarlinAFarah 20 дней назад +2

    Ilaahay hakuu gargaaro abyo ilaahay hakaa saaro abyo socodka badan mafiicna ilaahay hakuu fudadayo

  • @Maquuste114
    @Maquuste114 7 дней назад

    Ilahey ha idin caafiyo

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 21 день назад +1

    amiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin ya rabi

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 21 день назад +1

    Ilaahay hakuu gargaaro
    Walshay hani

  • @maryandiriye6035
    @maryandiriye6035 21 день назад +14

    Abaayo daahir calasow laxariir plz asaga lagayaabaa inuu ku cawiyo😢😢😢😢

    • @DekoMohamud-x8i
      @DekoMohamud-x8i 20 дней назад +1

      Subxaanallaah Wall gbdha halkaa haw dirin

    • @deqoahmed5258
      @deqoahmed5258 19 дней назад +1

      No way abaayo waa ceeb ha aadin kaas illahay u sheego dhibkaaga isagaa faraj kuu faraayo intaada guurin astakhaaqo duko waligaa talaaabo ha qaadin adoo salaada astakhaarada dukan

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 21 день назад +2

    Allah hakusahlo

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 18 дней назад

    Allah haku caafiyo caruurta abyo faraj kheyr qaba alle haku furo wlashey mcn khalad malahid sis hormar baad raadinaysay

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 19 дней назад

    Walashey allaha idin caafiyo samir waat kabaxeysa dhibtada insha allaah allaha kuu kaalmeyo

  • @FatmaAhmed-mb4je
    @FatmaAhmed-mb4je 21 день назад +5

    Abayo ilahy haku cafiyo cafimad tama insha allah caruurta iyo adiba amiiin yaa allah

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 20 дней назад

    Abayo mcn Ilahey haku cafiyo adiga iyo dhaman carurta Amiiiiiiiiiiin 🤲

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 17 дней назад +1

    Waa cuba

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 17 дней назад +1

    Don’t lose hope the mercy of Allah لاتقنطو من رحمة الله

  • @user-yp3wg2rt3q
    @user-yp3wg2rt3q 20 дней назад

    Abaayo allah faraj deg deg ah ha kuu furo
    Ilmaha iyo adigana allaha idin caafiyo

  • @ShukriAhmed-r7s
    @ShukriAhmed-r7s 17 дней назад +1

    Wll indunusiya maxaa kudhigay wadankaagii hooyo kunoqo

  • @SumayaAhmed-d4m
    @SumayaAhmed-d4m 17 дней назад

    Biyaha iskakariya mcnto❤

  • @CraxiimClaahi-e2x
    @CraxiimClaahi-e2x 13 дней назад

    Alle Hacaafiyo Wllo

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 20 дней назад

    Allaha caaafimaad buuxa idinsiiyo walle adiga iyo caruurta

  • @farhiyobile
    @farhiyobile 20 дней назад +1

    Abyo aduunka ayaba imtixaan naloo keenay hadana qurbo waa iska dhib badanyhy Allah ba kula jira rabbi isku xir waxkastaba wa hagaagaan insha allah❤

  • @KawsarMohan
    @KawsarMohan 19 дней назад +1

    Illahay caafimaad haydin siiyo dhamantid cuslaykana hakaa qaado😢

  • @ARDAKHHabane
    @ARDAKHHabane 21 день назад +15

    Gabadha ha la cawiyo somali horayba way ku cawisay hadana ha la cawiyo dheh

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 19 дней назад +2

    Xabibti ilahy idin caafiyo adiga caruurta tan xigta waxan wa aduun imtixaan rabi madhamaado ee marwalba dheh لا حولا ولا قوة إلا بالله ducadan aniga wax badan nolosheyga ii hagaajisay ee istgfaarta badi waa helesiin farax mardhaow ilhy idinkiis

  • @hassankhayr2963
    @hassankhayr2963 20 дней назад +4

    Anaga ayuu nagu dhacaye xabatu sawda isticmaalnay wn ku ficnaanay alxdulillah.....ee xabasowda marsada

  • @KadidjaFarahSoubaneh
    @KadidjaFarahSoubaneh 16 дней назад

    Allh nicafiyo wll

  • @faizasalaad9730
    @faizasalaad9730 18 дней назад

    Runta had rabto waxa tahy qof fud fud ma udhaq meysid sid qof masul ka ah caruur kenya wax kuu dhama malahan Nairobi hadi hal guri laguga sowerary gurya amni leh ay buux

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 18 дней назад

    Xbbti abufaas mari meela nabarka

  • @SamsamHassan-p3g
    @SamsamHassan-p3g 21 день назад +2

    Habaryar ilahay talo saro istiqfaarta iyo saliga nabiga badi wallahi hadad si niyad ah aad u akhrisato wakhtigaga inta badan ku bixisid albaabo nadan aya kufurmaya

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 21 день назад +3

    Abayo Allaha kuu gargaaro Somaaliyey waataan iscaawin jirnaye please Hani aan caawino

  • @asmahanosman8997
    @asmahanosman8997 15 дней назад

    Qasil hadad helesid ku qubesta Illahay ha idin cafiyo

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 20 дней назад

    Abaayo ilaahay faraj khayr qaba oo deg dega ha ufuro ❤❤❤dhibaleh Abaayo is deji khayr insha Allah

  • @Shugri-w1c
    @Shugri-w1c 21 день назад +1

    Abyo alle ha ku caafiyo carurta culyska alle ha ka dulqdo

  • @sundusfarahabdullahi3687
    @sundusfarahabdullahi3687 21 день назад +2

    Abayo isnidaamis weye dharka biyo karkarsan ku dhaqda illahay haku saqiro wa ilmeyey dal shisheeye faido male salatul layl tuko bye illahy ubandhigo illahy faraj qayr qabo haku furo😢😢😢

  • @sowdaadan9560
    @sowdaadan9560 20 дней назад +2

    Aboyo kanika gorayanaka qada aboyo in sha

  • @maryanabdullahi2612
    @maryanabdullahi2612 21 день назад

    Yaa rabi ilaahay hadin caafiyo adiga iyo ilmahaba sabar habaryar ilaahay faraj khayr qaba ha kuu furo

  • @LADANCDi
    @LADANCDi 18 дней назад

    Abayo ilahey ha idin gargaaro astqfaarta badi culeyska wuka yaraana insha Allah

  • @astuurhassan7927
    @astuurhassan7927 21 день назад

    Ilahow ku caawi abayo waan ku daremaa hoyo kaliget wadan cusub xalad cafimaad waa hool adak 😢😢 yaarabi ku sahal umurahaga

  • @foozia426
    @foozia426 20 дней назад

    Ilahay faraj khayr qaba hakuu furo insha allaah

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 21 день назад +1

    Inshlh kheyr wllo 😢❤

  • @SakiMolid
    @SakiMolid 15 дней назад

    Ilmaha faatxada ku akhri mcnto

  • @zweetychannel4308
    @zweetychannel4308 15 дней назад

    Plz somaliyey gawadhan hal cawiiyo plz🙏🙏🙏

  • @FadumoJamac-ch8re
    @FadumoJamac-ch8re 20 дней назад

    Alle hacafiyo ilmaha iyo adigaba sis wado kahyr alle haku furo Malaysia ina ado ba halkan ku dhanty ba u malyn wayo somali ba buxda alle haku sakhiro amuraha sis❤❤

  • @sadatosman888
    @sadatosman888 20 дней назад +1

    Walaahi hadaa awoodo waa Ku caawin lahaa ............Dad Allah uu wax siiyey Gabadha caawiya Ilaahey ayaa idinku bedeli waxaad bixiseen wax Ka qeyr badan oo kaweyn ....Fadlan Gabadha Hala caawiyo meesha waa geeri Goan Walaahi

  • @ifrasworld4781
    @ifrasworld4781 20 дней назад +1

    Ilahy ba ku jecel wanu ku imtixnya just baryada badi oo isga talo saaro😢

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 17 дней назад

    Biyaha karkari wllo… magaladana ka guur magaalo kale u guur insha Allah

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v 17 дней назад

    استغفر الله العظيم واتوب اليه ❤😊❤

  • @AminaOsman-b5k
    @AminaOsman-b5k 21 день назад +2

    Ilaaahy dhipta hakaa kor qaaado wlo😢

  • @AyanJamac-x8x
    @AyanJamac-x8x 18 дней назад +1

    Abyo badi حسبنا اللة ونعم الوكيل

  • @AasiyaCabdillahi
    @AasiyaCabdillahi 20 дней назад

    Alleh ha ku caafiyo hanu ku gargaago wllo

  • @HanaJirde-b6h
    @HanaJirde-b6h 20 дней назад

    Wllo Rabi Caafimad Taam ah ha idin siiyo adiga iyo caruurtaba wllo xanunka noocaas ah waxa la,dhaha isnidaamis dhaqtarka maqaarka u tag dhiiqooyin aya uu ku siinaya habeenki la mariyo subaxana laga dhaqo dharka carurta iyo kuwaagaba biyo karkarsan ku dhaq Ka dibna kawiyade ama feeree insha Allah wad caafimaadi doontan

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 19 дней назад

    Isdaji lena iskuxir walaal qunaka alhrista gurigana ku akhri insha allaah waafiic naani doontaane

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 19 дней назад

    Quraan ku akhri

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 19 дней назад

    Abyo illaahay baa kulajira o kucidleyne alle haku qabalo rajoyinkaga

  • @FardusSiciid-cd8hc
    @FardusSiciid-cd8hc 16 дней назад

    Alle qofkuu jecelyahy buu imtixaamaa Alle u laabo asaa wxwalba awooda noloshaana ku galiyay kaana saari kara salaatu leylka badi alle lahadal agtiisa ku oy wlhi wxd arkysaa adoo wx wliba kuu hagaagy insha allh umuurahana alle hakuu dhib yareyo wll

  • @user-uq3bz9bf7n
    @user-uq3bz9bf7n 18 дней назад

    Ilahaya hakugro. Cafimada tame Ilahaya haidina siiyo