XAALKA MUQDISHO MEEL ADAG BU MARAYAA: GANACSATADA IYO DADWEYNAHA OO CAREEYSAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 174

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH 2 месяца назад +6

    Siyaasi caqli badan baa loo baahanyahay runtii🇸🇴 like me

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 2 месяца назад +4

    Masha allh wll mahad sanid sifiican baan u faham nay waan ba ku wareer saneenee can shuur ta la sheegayo bisinka illahow qeer noga dhig

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +4

    Mnsha allah sharaxaadaada waad ku mahadsantahay, waxbadan baad noo faaiidaysay

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 месяца назад

    Jasakalaah kheyr sheekh Waa runtaa 😢😢ilaahay ha u gargaaro gaslight waawayn ayaakadambeyso wadanka burburbaa kusoo socdo ❤🇸🇴

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 2 месяца назад +8

    A s c , know mediya, mahadsanid waad noo faah faahisay, arinta canshuurta.

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 2 месяца назад +2

    Xaamar yaa habaray AALLA ha u gaar gaaro xaamar

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 2 месяца назад +1

    Asc Adeer Dowlad kamajirto Somaliya runtii

  • @Umo580
    @Umo580 2 месяца назад +1

    Shekh xasan waxba macafiyo xabaala quf isagaa menawaas naxariis

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 месяца назад +1

    WAA SAX XASAN SHIIKH CASHARO HORAY SHACABKA LOOGU SOO DHACAY AYUU HADA RABA INU REVISSION AMA NAQTIIN UGU SAMEYO SHACABKE ,
    LAKIIN WAXA LA SAARAYO GANASADAHA HORTA XAGU LA,AADAYA ,?
    MA JEEBKISU KA BIXIN DOONA,? MISE SHACABKU SAARI DOONA,?
    TAN KALE XASAN SHEEKH MUXUU BAARLAMAANKA ULA SOO MARI WAAYEY GOLAHA SHACABKA AYAAN DORATABA ABAAL UGA HAYNAYE HADASE IYAGANA
    HADEY JOJIN WAAYAAN.
    AMA AY OGILAADAAN WAA ISKU MID SHACABKAN
    LAAKIN SIDI DIRAATO HADEY DIIDAN SHACABKU BARLAMAANKU IYAGON DOORAN EELIGOD AYEY HADANA DOWLADNIMADRY RABAN AAWGEED U TAGERAYAANE .
    HADI SHACABKU LO DANEYN WAAYANA HALKEY KA BAXDAY TII MAXAMED SIYAAD AYAAN KA BAQAYA IYO KA DARAN.INEY DHACDO
    ZABABTO AH SHACABKAAN DHIBKA ISAGUU KUWADA DHACAYAA.
    AMA GANACSADE CADAADI .
    AMA SHIRKADO CADAADI
    CANSHUURAHA OO QAATI LAGA WADA JOGO HADAANAN WAX LAGA BEDELIN SIDAN MEESHAAD KA GASHAAN AYUUNA SHA BKU KA GALI DOONA

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 месяца назад +1

    Somalia 🇸🇴 dawlad kama jirto,waxaa ka jira mooryaan meel walba faraha galisey oo ku nool caawimaad shisheeye

  • @hanihani-gq7oe
    @hanihani-gq7oe 2 месяца назад +1

    Mashaa allah mahadsanid

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 месяца назад +1

    Dhibaatada dhan waa ganacsatada lacagtaa hadhaw shicibka lee saarayaan intaa kabadan ayeey baad ku dhiibi jireen

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +2

    Xamar haloo duceeyo

    • @halimahassan1981
      @halimahassan1981 2 месяца назад

      Somalia oo dhan haloo duceeyo

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 2 месяца назад

      @@halimahassan1981 waa sax all somaliya ilaahay ilaahay hanoo dhowro

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад +1

    Suqa ganacsiga afrika ayaan ku biirney waan ku faaneynaa hadana waan is cuneynas oo waan diideynas

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад +1

    waa tuug mooryaan ah kuwaan daawlad masha

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 2 месяца назад +1

    EVC u dirayo merchant waxa ka go'aya waxa aay ku heshiyaan oo ah xisaabta biilka lagu qoro.
    Hormuud cashuur ma qaado ee waxay u kala gudbinayaan lacagta uu qof EVC-iska leh oggolaaday inuu u diro ganacsadaha ama canshuur ha saaranato ama yay saarnaanin.

  • @AxmednuurAxmednuurbarsane
    @AxmednuurAxmednuurbarsane 2 месяца назад

    Wa mahadsan tahay lakin maku dartay in waxas aysarantahay daweynaha

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад +1

    Somaliyey qofkii dooni in uu arko danbigiisa oo shati loso xiray wa xasan shekh wa nacab waliba arxan daran melbas Allah haka tuugo

  • @fadma638
    @fadma638 2 месяца назад +1

    Wadamada hori maray ayaa canshuurtaas laga qaadaa lkn wadan Weli aan xasilney dhaqaale aan jirin waa ay adagtahay in ay canshuurtaas bixiyaan😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

    WAR KUWAAN DOWLAD MAAHEE ILLAHEY HANAGA WAREEJIYO INTUU UTALIYAA REER AAQIROOD KII MARKUU DHACAY MUU IDIN DEYNAA WAA WADAN LOOTASHADEY dowlad ganacsato iyo dhaqaatirtu waa wadatuugo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

    ILLAHEY XASAN XARAASH DADKA HADHAAFIYO WADANKOO FIYOOW GANACSATADU HAISKACELIYAN INKASTOO AYAGUBA TUUGO YIHIIN

    • @umuxafsa3391
      @umuxafsa3391 2 месяца назад

      Mid ka xun lee kuu imaanaa sababtoo ah dad xun madax wanaagsan kama soo baxo

  • @sm.5191
    @sm.5191 2 месяца назад

    viva hasan sheikh❤🇸🇴♥️Been ayaad isku shegesiine wadaan aan cashuur laga qadan ma jiro kuwina qurabah jogo mahadsaniid adiinko kudaraya dhibtine qabyalada iska daya😂😂

  • @zeinabahmed5426
    @zeinabahmed5426 2 месяца назад +1

    Xamar kheiraatka wadanka xamar bey ku baxdaa

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 2 месяца назад +1

    VAT is normal everywhere first strong defense gov need to work on that

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад

      CANSHUURTAAS DADKOODEY UGU SHAQEEYAN WAXBARASHO CAAFIMAAD IYO ABNINA WEYKU HEYSTAN

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 2 месяца назад +5

    Ilaahwy dalkena qof wanagsa oo nohogamintona dalkena amiin 😂❤😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

    WALEE SHACABKAAN AAN DANTIISA OGEYN NACSATADUNA WAA DHACAN DOWLAD ISKU SHEEGUNA WAA DHACAAN

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 2 месяца назад +1

    Reer muqdisho waa inaad Canshuurta iska bixisaan yaan leydin been sheegin reerka gobalada wirwirland kasoo jeedo warkooda ha dhageysanina horumarkiina iyo dowladiina ku dadaala inaad horumarisaano si amnigiina usii fiicnaado ogaada nabada inay muhiin idiin tahay.

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 2 дня назад

    Madaxweynaha lama aanin karo
    Sababtoo ah been baa lagu bartay sidaas awgeed lama aamin karo hassan shiikh mahamuud

  • @UmuaxalaanAbdirahman
    @UmuaxalaanAbdirahman 2 месяца назад

    Ilalaayo.miaa

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 2 месяца назад +1

    WAXAAD SHEEGAYSO KUMA FILNA XAQIIQADA.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 месяца назад

    Dadka masaakiintah waxgayi ka keenayaa every shayin shan dollar walahi waa very sad

  • @laablakacmedia5678
    @laablakacmedia5678 2 месяца назад

    Madax weynaha ma sheegin Shaqsi lacag u diray merchant business maxaa looga reebay taa waaye mida shakigu kajiraa

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 2 месяца назад +1

    Hadii ganacsatada evc lacagta laga jaraayo evc looga iibsado ganacsigoida ayaguna waxeey saarayaa dadweeynaha wax iibsado badeecadooda mar walba dadweeynaha ayaa dhibka qabo ee ganacsatada waxba uma dhimaayaan ganacsatada wixii la saaro badeecadooda ayaguna waxeey saarayaan dadweeynaha

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +1

    Madaxwaynaha somaliya la taliyayaashiisa ayaa xun,ma aheen ganacsatada inuu sanbalooshe u diro waayo waxay u ekaanaysaa handadaad,Nisa ah ,aaway w/maaliyada iyo kii ganacsiga, shaqadooda ha qabsadaan

  • @kamata850
    @kamata850 2 месяца назад +7

    HAWIYE KALIYA XAA LOO CANSHUURAA GAROOWE CANSHUUR LAGAMA QAADO

  • @caarafmadar6038
    @caarafmadar6038 2 месяца назад

    Waa burcadnimo cad oo masaakiinta lagu xasuuqayo😅😅😅

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 2 месяца назад +1

    Arrinkaas waa sax

  • @zenix_daking7658
    @zenix_daking7658 2 месяца назад

    Waa runtaa

  • @UmuaxalaanAbdirahman
    @UmuaxalaanAbdirahman 2 месяца назад

    Walsguuridoonaa.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 месяца назад

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 месяца назад

    what do you mean aduunka
    aduunka waxuu bixiyaa dhakhtarka iyo dadka danyartah oo lacaawiyo laakiin iyagu xagayii ku wadaan

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 2 месяца назад +1

    BELAAYO SHEEG MA FIICNA, MUQDISHO DHIBAATO KAMA JIRTO, Caasimah Adduunka ay la mid tahay. Bahalo ha nooga sheekayn

    • @kamata850
      @kamata850 2 месяца назад +1

      hawiye kaliya xaa loo canshuuraa

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 месяца назад

    Waddamada horey u maray cashka ma xakameeyn karaan sababtaas ayaa hadda meelo badan loo joojinayaa cashka tankale dowladdu waxba uma qabato canshuur bas ayay gurtaan dowladaha uu sheegay adeegyo ayay bixiyaan ee ummadda yaan la rogin

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 месяца назад

    Shiiq wadankaan ilaahey buu leeyahay inkaar baa nahaysata hadaan nahay soomaali wadan la baabiyey iyo dad la dhiigshiilanayo ayaan nahay cid lacag u samaynaysa iyo cid u soo wadaba ma jiraan

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 месяца назад

    Dalkan canshuurta yaa wax ligu qabtaa xitaa amniga iyo caafimadka iyo wax barshada ayaa aduunka wax logu qabtaa ilahoow dalka noo hagaaji

  • @OsmanAbdirahman-e4k
    @OsmanAbdirahman-e4k 2 месяца назад

    Waad ku mahadsan thy sidawanaagsan aad nosharaxday

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 месяца назад

    Waa Ii dhe Ee Hakudaalin

  • @zenix_daking7658
    @zenix_daking7658 2 месяца назад

    Muqdisho ayan deganahey sanad kaan sadexda jeer can shuu ayaan bixiney mar 150 dolar mar labaad 80 iyo bisha an 120 dolar hadii aad diido waa lagu xiraa ma lihin ganacsi waa guriga ijaar yar oo 2boqol aan ka qaato ma hadii kartid c adeynaa warqada aad ku bixiney ma jirto amaan ma jirto dhiib lacagta hadii kale dhibka kaa so gaaraya ayaa ka badan ee walaalayaal no so duceeya

  • @laablakacmedia5678
    @laablakacmedia5678 2 месяца назад

    Doolar hadey tahay iyo hadii shilin somali tahay waa isku mid tusaale haduubyahay 100$ = 2,000000 shin hadii la yiraah 100 waxaa laga jaraa 5 2,000000 - 5% = 100,000

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 месяца назад

    Thank you for your latest updates news and information and excellent analysis
    Somalia is difficult situation special from out side enemies
    Therefore the government must tries to deal with internal affairs very compassionate
    Therefore the Somalia nations must unite how to came from this difficult situation by honest and sincerely and abolished all political issues and concentrate with Ethiopia threats and internal threats enemies
    All the Somalia regeion state must mobilizer the troops under arms under the one command and let's fight our enemy Ethiopia and others
    Unite is power division is weakness Somalia needs unite to over come in this difficult situation Economical and threats from Ethiopia

  • @awadnuur8571
    @awadnuur8571 2 месяца назад

    Rajadaada in Xasan Sh dadka aad ka dhaadhicisid aad bay u yartahay waayo dee shicibku way soo jeedaan

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  2 месяца назад

      Ado caafimad qabo Daawo barnaamijka, indho iyo qalbi ; aan qabyaladeysneen ku Daawo

  • @NajmoAbdi-ls2du
    @NajmoAbdi-ls2du 2 месяца назад

    Mahadsanid wll mustaf

  • @NajmoAbdi-ls2du
    @NajmoAbdi-ls2du 2 месяца назад

    Masha allah❤❤

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 2 месяца назад +1

    Horta madaxwayne noocee waaye xamar kaliya muu xukumaa meeshaas lee lagu lagdamaa waxay dolwlad iyo wadanimo wax kama ogo waa jah wareer

  • @ismaanjamal55
    @ismaanjamal55 2 месяца назад

    Maxa waaye adega ayku qawato

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 2 месяца назад

    Dad aan caafimaad iyo waxbarasho free ah aan heysan iyo waliba lacag eyleeyihiin ayaa canshuur laladaba taaganyhy

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 2 месяца назад

    Halmar lacagta kala baxa hays ogaadeen waxay yihiin

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 2 месяца назад

    Wcs wall anagu hadan nahay puntland wax kash ah mudo 4sano ama kabadan waxa isticmalna dolar

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад

    Dadka guura gobolad taga qofkastaa meeshii asalkiisa daganah ha aado kan dal maha tuuga ka talisah uf

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 2 месяца назад

    Nacallaa sheydaan Ku yaal

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 2 месяца назад

    Brother mustafa hormuud ma waydiin kartaa qodobkanay katageen ee ah Evcp to Merchant

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 месяца назад +1

    Evc to merchent waaye mesha hosha ka socoto, hormuudna wey ogtagay

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 месяца назад

    that's a madness 😠

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 месяца назад +4

    Nin kaan xassan dhiiqo yaa aaminaa war kiisa madaxweyna ma ahee hala geeyo Dr xabeeb ma fiyoobee

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 2 месяца назад +2

      Xasan waxaa ka daran kuwa madaxweyne goboleed isu maga caabay oo xasan farqaha ku dhegen iska laa laadi

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 месяца назад

      Stupid qabyaaladiiste

    • @AishaFarah-j1z
      @AishaFarah-j1z 2 месяца назад +1

      @@Ciiltire572Calamseerki jubaland 2019 Adigo mucarad Miya ilaawden Mooriyanta Abaalkoda Intaas ah😂😂😂

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 месяца назад

    Xasen xayawankas foshoxun hadhibkas kujihada xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas dilla qaniskas foshoxun dilla kujihada moryantas

  • @hassanheyletooxow7269
    @hassanheyletooxow7269 2 месяца назад +1

    Hada waxi ka danbaya waxad ku xisaban tahay xarta dahir calasow wayo waxan ka muqata hadalkaga sh

  • @muhibadalmar1655
    @muhibadalmar1655 2 месяца назад

    Walaaloow aaway shiln somali

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 месяца назад

    Somaliya guuuul

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 2 месяца назад +1

    No caafimaad
    No waxbarasho
    No shaqo
    No wado
    No wax soo saar
    No cawimaad dadka dhibaataysan
    No wax qabad dadweynaha
    No cashuur wadanka ka siman yahay
    Reer muqdishoow aayihiina ka tashta

  • @basraali7318
    @basraali7318 2 месяца назад

    Sababta way cadahay somalia inaysan haysan dawlad daacad ah waxayna xukuntaa xamar kaliya waayo maamulka da kale way cayrisay oo xuquuqdoodii way dafirtay hadana shacabkii muqdisho ayay cuni rabtaa ee hakasoo qaxaan shacabka wayo wada kale oo banaan ma jirto tuukaa isku nahay satay meesha

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 2 месяца назад

    HADDII AAN QAADANO NIDAAMKAAN GOBALKA BENAADIR OO KELI AH OO AAN DOWLADA GARAB ISTAAGNO CALASHAAN AAN KURAACNO RABITAANKAADA
    YAANOO XAQIIJINAAYA IN LACAGTAASI GACAN AMAAN AH INEY GELEYSO DIBNA DALKA LOOGU CELINAYO

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 месяца назад +1

    Faqri badan ayaa kajira wadanka waqtti canshuur lasaaro lama joogo

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад +1

      Oo sidee haman ku helee hadadan wiilasha ku wardiyeeynayo naftoodii kuu huray mushahar siin cid walboo dolar ku siiso dan ayay leedahay dalkeena waa in aan u istaagna

    • @kamata850
      @kamata850 2 месяца назад +1

      ​@@MohamedOsman-z2payagaba dadka dhaca ooo dila amaan darada ay qeyb kayihiin waa waardiyaha tuugada canshuurta saaidka soo saaray hawiye kaliya xaa loo canshuuraa

  • @zienabali23
    @zienabali23 2 месяца назад +1

    Xasan waa loo soo dhiibay sheekadan

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 2 месяца назад

    Sheikh canshuur Garoowe waa layska qaadaah

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 месяца назад

    Madax waynahan ad amanayso ma isu reer batihin..Hassan sheikh faido male wana tuug

  • @Bagagac
    @Bagagac 2 месяца назад +1

    Dawladaha canshurta qaata shacabkoda lacagtodi oo kash ah ayey heystan iyo amniga iyo caafimaad iyo waxbarsho )ee anaga bil ksh bila amni bila caafimaad

  • @awadnuur8571
    @awadnuur8571 2 месяца назад

    Kow Somali Media aad iyo aad buu isugu dayaa inuu Xasan Sh wax walba ka difaaco iyadoo Soomaalidu 99% ay fahamsan yihiin Xasan Sheekh wuxuu yahay.
    Dadka aadka u tirada yar ee Xasan taageera waa labo mid uun 1. inuu qabyaalad ku raacay 2. ama inuu maslaxad ku qabo.

  • @farduus_
    @farduus_ 2 месяца назад +1

    Walahi dadka muqdisho jogo waa dhiban yihin qarax canshuur wax lugu qabanen cisbitalo danahoda wata

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 месяца назад +1

    Dawlad aan xamar ahayn muu X/shiikh xukumaa ?

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 2 месяца назад

    Sheikh mida kale lacag soomaali fiican oo shaqeesanayo mahaysano dawladaha kale waxay leeyihiin lacag shaqqeesa

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 месяца назад +1

    Mase baadii baa joogsatay waa maya waa dhinackasta halagaa cuno.

  • @Cabdinur
    @Cabdinur 2 месяца назад

    Sheekhaw masaxnid ee dawlada umada haka horkeenin ilaahay kabaq

  • @SharifXiis
    @SharifXiis 2 месяца назад +1

    Asc walaal.xasan.haku.mashquuli

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 месяца назад

    Xasan dhiqo wuu fashilmay waliba waa beelow. Sida taxeka loo ururiyo magaranayo 😂kkkkkkk 😂kkkk ninkaa baa madaxweyne kaha somaliya 😂😂😂😂

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 2 месяца назад

    Waa tuug waana beenaale hassan gurguurte.lacagta xaasaskiisu baada uga ganacsatada ha joojiyo marka hore.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад

    Cashuurta waa la bixinayaa dowlad tuugsata danteena ma ilaalin karto nabadeena iyo danaheena jeebkeena ayan ka difaceynaa guuleyso mw xasan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 месяца назад

    Reer muqdisho culays an logaturayn masaran

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 2 месяца назад +1

    Xasan Dhiiqo wuxuu ka taliyaa Gobolka Banaadir oo keliya ayagina baad buu ka qaata

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 2 месяца назад

    Canshuurta ganacsadaha lagaqado siduu kuligeed aniga iisarayaa isaga canshuur lagumalaha miyaa wixii isaga lagaqado suu usowàdo aniga miyuu haf igasiisanaa waxaas qoorta ayaa lesaga jarayaa ogaada

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 2 месяца назад

    Ilaahey baa umaqan Somalia hogaan fiican maheysato musuq eex qabyaalad

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 месяца назад

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 месяца назад

    Soomaaliya ma ahan Kenya. Xasana ma ahan Willium Ruto. Wixii ey dowladu tiraah ayeeyna u soo dhamaaneysaa. Kuwa buuqaayo iyagaa quusan doono usbuuc ka dib.

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 месяца назад

    Hora arrin waa aad u xun dowlada haka fiirsato canshuuraha ay shacabka ku Soo rudeyso reer xamaree kaligiina lacag keena caqli aha

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 2 месяца назад

    Waxaas yey ganacsatada saareeysa miskiinka taagolaha aan waxbaheysanin sow maha isaga mabadhiibayo dowlada ayaa sartay ganacsadaha siduu usowaday aniga ayuu iikenay isaga maxaa lagaqaday ganacsadihii waa mayakaligey ayaa dhaban ganasadihii wixii lasaray isna miskiinka ayuu saray sidaas ayuu kubadbaday noqeybiya aniga iyo ganacsadaha

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb 2 месяца назад +1

    Gurtgurta Muqudisho Xukunta

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 месяца назад

      MA KUFAAR FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN AND XABIBUL MAJNUUN DUMAR DIILE GUURI II DHISA SHACABKA BAHAAN 😂
      MISS ABII AHMED KORKA

    • @AishaFarah-j1z
      @AishaFarah-j1z 2 месяца назад

      @@aweesdanbiil8623Qabri iyo Dhul xaraasho Ileen mooriyan Aya Tihin Cadaabka illaahey idin Galiyaay😂 mooriyan Government and Blue make family😂😂

  • @Hanad12345
    @Hanad12345 2 месяца назад

    May dawladu Qaadato waxaan hayoba aniguun bay igu soo noqonaysaa

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 месяца назад

    Wadan maha meesha rer jahil iyo gumeesi aa leesku wadah se xasan guguurte waa in uu fahmaa soomali qasaq yee li meeh dalka wuu 33 soo noqon ka joog madxweene tuug

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Hawiyelnd Xaqadarada Diida
    Xasan Dhiiqo Meel kale maxukumo

  • @CabdixamiidMaxamedali
    @CabdixamiidMaxamedali 2 месяца назад

    ula jeedka waan xamar lagato xalane loobadalo