Kaftanka Siyaasadda oo aad u Xiiso badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • Kaftanka Siyaasadda "Somailand, Itoobiya, Turkey "Xog Culus"

Комментарии • 15

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 месяца назад +1

    War ina xaraare waa dhakhtar caalamiya waar heedhee cali xaraare tooshkiisu waa ka baawar wayn yahay layrkiisu wax ay awoodi karaan indhaha soomaalida ee aan sheeda wax ka arki karin Calixaraare long life nin yohow❤❤❤

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 3 месяца назад +2

    Caliyow aniga magacayga waa faarax axmed cali iyo abiy axmed cali ninkaa raysal wasaaraha walaalaan nahay kala hooyo ayaan nahay la soco sxb dantaada kahadal sxb

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 3 месяца назад

    Axmaar anaa raba somali ufff🤭🤭🤭🤭 anaa idhi

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 3 месяца назад

    Culumada baabuurta qaaliga wato waxay ku gateen hantida qaranka.

  • @mahedismailhassan9724
    @mahedismailhassan9724 3 месяца назад

    Qudjunkam timaweynta ahi muxuu ahaa

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 3 месяца назад +1

    Cali xaraare waa gaboobay nin dawooyin ayaa dilay

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 3 месяца назад

    Gabar Somali dhab ah oo ku dhalatay Wardheer ayaa berri ku yiri nin Ethipian ah Inta ciida gacantiisa gelshay kor u daadshay Somali waa inoo sidaa isku kaay mid waaye kuligood.! Ninkii isku dhejiya asageey u taalaaaaaa.!

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 3 месяца назад +2

    Caliyow jooji beenta qaawan xasan sheekh badaha koonfureed buu labaryaya abayna marabo ayuu yidhi

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 месяца назад

    Gabadha xabashidaahi waa gabadh gob ah oon adoon rabin inay u noqoto asaageed soomaaliguse waa daciif aan fiirin wax uu hinjinaayo halka uu u wado

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 3 месяца назад

    Asc
    Bada saylac iyo lughaya ma xabashida ayey xuduud la leedahay?

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 3 месяца назад

    Mar wuxuu leeyahay Abby Ahmed baa yidhi walaalahayagii somaliland baa noo Gacan haadiyey , marna wuxuu leeyahay Ethiopia marna may odhan walaalahayo ninkani horta ma dad waalan buu u sheekeeyaa

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 3 месяца назад

    Cali yaa kuu sheegay in ay Amxaaro oo dhan ka turjumayso? Maad daraasaysay mise adiga ayay sidaa kula tahay? Ma ogtahay in ay ka mid tahay dhaqdhaqaaqyada Abi Axmed ka soo horjeeda sidaana ay sidan u leedahay. Wariyeyaasha ugu eexda yar ayaad tahaye ilaasho taas. Aqoon darada Soomaalida haysata adoo nagu baraarujinaya aqoon daro ha ku hadlin brother. By the way I'm your audience.

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 месяца назад

    MUSLINIMO NIMAAN KUGU DHAQAYN IYO MUUMINIMO KHAASA, GAAL MAXASTA KUU NABAD GASHOOD MAGAN SATAA DHAAMA!!!!!!.BEEN LA ISKU MADADAALIYO IYO MARIN.HABAABIN BAY DAAROOD KA SHAQEEYAAN!!!!!!.